HARERI IYO PURTUQAL DURDUR HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 143

  • @FouadAhmedAli
    @FouadAhmedAli 10 місяців тому +2

    Xabiib sharaabi is the best somali artist i have been his fan since childhood back in the 1980 s till now when he was the lead singer in both Shareero and Iftin bands.

  • @fuadahmed474
    @fuadahmed474 5 років тому +2

    Masha Allah c/hareeri thanks.
    Xabiib sharabi salan sare

  • @farabathanmoalimmohamed8373
    @farabathanmoalimmohamed8373 5 років тому +4

    Cabdisalaan hereri aad baan kaaga Mahad celinayaa sxb Somalida Kala baahday illaahoow isusoo aruuri, amiinta igu taageera soomaaliyeey.

  • @zakitrucker6763
    @zakitrucker6763 5 років тому +2

    Islaantii fadumina waa walatay Ilahow sohde Ilahey bnku dhrte Nigis kediba muuqda subhana Laah

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 5 років тому +2

    Legend xabib sharabi xabiib Wan salamaya fanan weyn

  • @abdimoh
    @abdimoh 4 роки тому +1

    waxaan ka helay dhalinyarada dadka dhexdooda ku ciyaaraysa music-ku waa luqad gaara oo cid walba fahmi karto we proud of the durdur team

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 5 років тому

    Cadaanka aad ayeey ugu raxeeysteen heesa heeynaaa thanks dhamaantiin dur dur iyo abdisalan

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 2 роки тому +2

    the one and only the legend xabiib sharaawi

  • @mostapheciiltirre4410
    @mostapheciiltirre4410 5 років тому +2

    Manshallah Alle Ha ku Xafido Hareri walle waa nin ku dayasho mudan

  • @ruqiyomohamed950
    @ruqiyomohamed950 5 років тому +5

    Somalia hanoolaato Somalia hanoolaato Somalia hanoolaato Somalia hanoolaato

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 5 років тому +5

    WOW Guuleysta kooxda DURDUR magacii Somaliyeed ayaad kor u qaadeen oo fikirkii xumaa aduunku ka aaminsanaa ka maydhee, sadex luuqadood oo aan turjumaan u bahyn ayaa jira aduunka Sportiga, Driving, iyo Music waxa lagaa rabaa kaliya in aad isruxdo, anigu maanta si wacan ayaan isku ruxay, maxaayeeley horey ayaan isku soo ruxu jirey markaan dalkeenii joogey kooxda DurDur Iftin oo waxbarashada ayahd iyo waaberi, waa midhihii ka soo baxay dawladii ay inaga dumiyeen, balse eebe cimrigiina ha raajiyo waan idinku farxay, Hereri isagu waa halyeey Somaliyeed oo geesi ah.

    • @libannoah9507
      @libannoah9507 5 років тому

      Geeljire Daljire
      Mahad sanid sxb, waxgarad baad tahay

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому +4

    Fadumiina super

  • @nuskiilomaxamed9919
    @nuskiilomaxamed9919 5 років тому +4

    Somaali xalal ah waa reer xamarka

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому +1

    Abdulaahi cujeer habaryar scw

  • @aidarozmohammad5079
    @aidarozmohammad5079 5 років тому +15

    Waxan ka mid ahay tirada yar ee soomalida ah ee kunool Porto
    Wan jeclaa Inan la kulmo cabdirisaq hereri se mana ogayn bandhigaN😕

    • @mhazasud4761
      @mhazasud4761 5 років тому +1

      Aidaroz Mohammad sxb ciwankada iso dir meshas waxan donaya boqasha inan ku imado waxan jooga Austria

    • @aidarozmohammad5079
      @aidarozmohammad5079 5 років тому

      @@mhazasud4761 okey BroH
      Watsupkaga isi ani kuso wacaye

    • @axmedqanciye4476
      @axmedqanciye4476 5 років тому

      Aidaroz Mohammed bro waxaa ku nolahay itali iga Soo qabo whatsappka Porto inaan imaado jeclhy bro
      +393511365805

    • @aidarozmohammad5079
      @aidarozmohammad5079 5 років тому

      @@axmedqanciye4476 zxpow numberkagu watsupp maleH

    • @abdullmohamd1614
      @abdullmohamd1614 5 років тому

      Number kada isii sxb

  • @sultanahmed703
    @sultanahmed703 5 років тому +1

    Waan ku salaamey cabdi salaan
    Haaye haaye haaye

  • @abdikarinhajijama5418
    @abdikarinhajijama5418 5 років тому +28

    Alla maxaad waddan ibartay iyo taariikhdiisaba
    Alle jannada ha kugu casuumo
    Saxafi aan jeclay oo qalbi wanaagsan

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 років тому +2

      Wax ma aqrisid miyaa, wuxuu ninkaan kuu soo bandhigo lee maa barataa? Ma ogtahay magaca 'burtuqiis' inay Muslimiintii deegaanadaas maamuli jiray u bixiyeen kun sano ka hor, la xiriirana liinta oranjada ka baxdo ayna caanka ku yihiin deegaanadaas.

    • @abdifatahfeysal3516
      @abdifatahfeysal3516 5 років тому

      Waryaa Wariiri cajiib waxaad ka hadlayso iyo wuxuu ka hadlayo ismalaha

    • @uztaadnajah8274
      @uztaadnajah8274 4 роки тому

      Hereri waa astaanta saxaafda

  • @ahmedmohammad8889
    @ahmedmohammad8889 5 років тому +4

    Xabiib sharabi inta ila aragtay like iku qabo😎

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 Рік тому

    legend xabiib sharaabi

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому +1

    Abdisalaan maashallah weriye sare

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Maashallah si fiican u hadalayaa wadani tahay lang leven 👍👍

  • @Mohamudsid
    @Mohamudsid 5 років тому +4

    Legends Habib Sharabi io Hareeri

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada7401 5 років тому +12

    Cabdisalam wn ka yaabay cwa asagoo Universal wr ka akhrinaayey baad wx yrna meel kale ku arkaysaa 😂😂😂😂Nin aan ku dayado hor mar wacan

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 років тому +1

      Cajalka bil ka badan ka hor waaye laakiin oo markaas soo duubeen haddana soo daayeen.

  • @jakohussein2458
    @jakohussein2458 5 років тому +2

    Alla yacizak fadumina.inay fananatahy maad qirsantahay
    Music
    Ciyarta
    Codka live sida liskuguhaysto wow fadumina keep going king of queen somalia😍😍

  • @qiyaastv3327
    @qiyaastv3327 5 років тому +4

    Abdisalam hereri cawa magac cusub ayan u bixinaya waa dalmar hereri

  • @ibrahimhassan8239
    @ibrahimhassan8239 5 років тому +8

    Nimankaan reer xamar ka ah ha lamaal galiyo yaakh, walhi waa wadaniyiin

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 5 років тому +2

    Cabdisalaam Harer&Universal Mahadsanidiin waaku raxeystay Barnaamijka iyo Aragtida Musigiistayashan caanka ah

  • @abdullahimohamedhassan4924
    @abdullahimohamedhassan4924 5 років тому +3

    First views liketa iku qbtaa zhp

  • @maxamudmusebulale8176
    @maxamudmusebulale8176 2 роки тому

    Hereri shaqo wacan

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому +1

    Super weeye

  • @xamaas665
    @xamaas665 5 років тому

    Hareri waan ku salaamay ana jooga wadanka purtugal caasimadiisa 3aad ee cuinbara

    • @xamaas665
      @xamaas665 5 років тому

      Wuu fcnyy wllo

    • @safawanhassan1675
      @safawanhassan1675 4 роки тому

      Asc sxb waan kuslmy waxan filay inad portugal ku nooshaha sxb halka ayan raba ina imado war ma iga siin karta

    • @xamaas665
      @xamaas665 4 роки тому

      @@safawanhassan1675 Oo nio sxb mel kalad qabato miyad garan wayday Anigu talo Ahan waxan kusiin laha inaad fransis ka iyo melaha kale Aado sxb waayo hadad faro leday iyo hadii kalaba sifcn kuma qaabilayan

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 5 років тому +1

    Ilaahow na astur oona badbaadi war naagtaa qaawani ma somali baa

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 років тому +4

    Old school legends

  • @kalsoonmedia243
    @kalsoonmedia243 5 років тому +7

    War fankii waad naga ceebeeseen heeso aan soomaali ahaan aynu dhageesanin ajnabi inaad La hortagdaan maahan heesaha aad soobandigeesaan waa inay noqdaan kuwo music ahaan iyo cod ahaanba aad umac inta igu raacsan likeda igu qabta

    • @amiinmahad
      @amiinmahad 5 років тому

      Ama anag heysano hee fanana live qadi karo awoowe tasi ka horeyso ply back yaa rabo

    • @thehappyone358
      @thehappyone358 5 років тому +1

      somaliga ma dhaanto kaliya kataqana ceebtaada mahee

    • @naasirabdi4044
      @naasirabdi4044 4 роки тому

      Oo hadadan Ragan u Qoon fananiin somiyeed. Makuwa kuhesa dhantada iyo qowdhanka ayad fananiin utQan oo an habayarate laheyn heeso jazz ah oo masrax calami ah lagatumi karo

    • @karinacwjacobs
      @karinacwjacobs 3 роки тому

      Reer koraadka ma fahmayaan heesahaan haloo fasiro.

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 5 років тому

    Woow caadi ma ahan🙏🏾🙏🏾

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 5 років тому +2

    lengend sharaabi

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 11 місяців тому

    Yaaqaay.waxaad
    Naxasuusiseen.berisamaadkii

  • @ahmednuur4310
    @ahmednuur4310 5 років тому

    fadlan universal tv heestaas fadumina qaadayso magaceeda iyo meesha aan ka heli karo isoo sheega fadlan 22:35. Thanks

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 5 років тому

    Universaltv best Somali tv.

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 Рік тому

    Fanka somalida wagi hore mel fican garay

  • @liibaanupdykassim1523
    @liibaanupdykassim1523 5 років тому +1

    Cabdisalam.hareere waan Mississauga wll hura osocud wanagsan waxaan Saturd

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 років тому +2

    Universal TV hore usocda gull wacan 👍👂

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 5 років тому +2

    Hooy aboo iloow hargeesa imaaw hooy aboo iloow agteeda imaaw xabii legand

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 5 років тому +1

    Fanaaniin caaadiya miyaaa la waayey wax fanaan ah xabiib sharaaabi oo duqoobay bes baan meeshaa ka arkaaa

  • @baazmedia2239
    @baazmedia2239 5 років тому

    Cabdisalaan hereri saxafi rugcadaaya legend aar muxuu duni maray forward bro

  • @mohamedfarah4697
    @mohamedfarah4697 4 роки тому

    Old is gold

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 років тому +2

    wey wada cabaseyihiin dhamaan kkkkkk

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight 2 роки тому

    Waxan jeclani in Xabibi sharabi warwsi der laga soo qada siba sababa kudali heski CILA IDILE iyo Hasha geel howdka sara ay hunguriyeysata

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Abdulaahi habo

  • @ahmedsomali7259
    @ahmedsomali7259 5 років тому +3

    Guul iyo gobonimo dadkeeygow Guuleysta meelkasta oo Aad joogtan

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Xabiib sharaabi

  • @mukhtaarcawl9195
    @mukhtaarcawl9195 5 років тому +2

    Cabdisalaan here sxb aad ban ku taagera noolow aadban ujeclay barmaamij yada aad sodiyariso

  • @Thebestofthem-b1p
    @Thebestofthem-b1p 5 років тому

    Waxaa iga su aal ah Ninkaan cabdisalaan hareri ah waa asaga dunida oo dhan kusafree yaa yaa maalgeliyo waanba yaabeee

  • @tiger4437
    @tiger4437 5 років тому +1

    Extra Bonus.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Hareri ❤❤❤

  • @craxmanaxmed5208
    @craxmanaxmed5208 5 років тому +2

    rageedii soo daaya

  • @theworldstarchannel3824
    @theworldstarchannel3824 5 років тому +1

    Naagatan isxoqeeyso ee cabsan fankii weey kufsatay

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 5 років тому +3

    Kooxdii Bakaka ayaa la dhihi jiray Durdur waa Run Lakiin Xasan Cujeer ayaa ahaa Base ka umaleynayaa

  • @adensalahmuhumed4230
    @adensalahmuhumed4230 5 років тому +2

    Fanaaniin caadi ah miya lawayay

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight 2 роки тому

    + moon walk he Michael Jackson pro maxs

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Sax sax sax

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 років тому +1

    waa barnaamij wacn spain noogu xiji

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Cujeeri iyo gitaar kiisa Habo noolow

  • @ruqiyomohamed950
    @ruqiyomohamed950 5 років тому

    Xabiib sharaawi rageedi

  • @CabdilaahishantaCabdilahishant
    @CabdilaahishantaCabdilahishant 5 років тому +1

    Guul somaliya

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal3516 5 років тому

    Barnaamijka caadi looma maqlayo waayo music baa haysta

  • @mohamudyousuf8649
    @mohamudyousuf8649 5 років тому

    Maxay hidihii iyo dhaqankii Somaliyeed usoo bandhigi waayeen,wax fiican kuma arko,halkani.

  • @Hornscope
    @Hornscope 5 років тому

    Naftaa ugu danbaysa ee heesaysaa waa quus.... Tolow ma xabiibi sharabi baa

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 5 років тому

    faaduminaw ma ahan fanaanad la isku haleyn karo waayo cod fiican ma leh

  • @Akram80083
    @Akram80083 5 років тому

    Abdisalan hareri waa saxafi dhabta ah ee somaliayed

    • @MsQuule
      @MsQuule 5 років тому

      Waa dhaqan xumo ma ahan dhaqankii iyo heesihii somalida dhaqanka u ahaa
      Habar wayn oo qaawan subxaanal

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 5 років тому +1

    afsomaaliga ku hadlah waxay .
    chanise baa ku hadlah.
    umada somaaliyeed dheh afka qofkiidoonah ayaa barankarah

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Wuu duqoobay xabiib

  • @abdirisaqmahamed5418
    @abdirisaqmahamed5418 4 роки тому

    Write.soomaliyeed.amaantu.ma.fiicna.laakiin.clsalaan.herari.taarikhfa.ayaa.wori

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    70 wuu yahay markaan maqlaye

  • @samatardawlad4073
    @samatardawlad4073 5 років тому

    weligey ninkan maan maqal

  • @wizmohamud4941
    @wizmohamud4941 5 років тому +2

    Cajib somalidu meelkasta may joogan 😆😆😅😅

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 5 років тому

    Lama soo koobi karo dareenkeeyga

  • @cabdiraxmaan78
    @cabdiraxmaan78 5 років тому

    Very pooring

    • @SEEWEEYETV
      @SEEWEEYETV 5 років тому

      Abdirahman Abdullahi lol

  • @updyzhakour8739
    @updyzhakour8739 5 років тому

    Aar bamaamijyadii miyi iyo magaalo soo Celiya

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 5 років тому +1

    Inantaasi faadumiina maahinoo
    Way shidan tahay waaaw

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 5 років тому

    Ma niiko ayay la shiryimaadeen

  • @daarali
    @daarali 5 років тому

    Islaantan waalan ee dharka dhigatsy sawir qaldan bay ka bixinaysaa somalida

    • @abdifatahawil5515
      @abdifatahawil5515 5 років тому

      Waxaaban mooday burtiqiis markaasan is idhi xadcadkaa lagu xaman jiray burtiqiis

    • @daarali
      @daarali 5 років тому

      @@abdifatahawil5515
      Cad cadku waa dad somaliyeed oo sharf lee islaanta waa sakhraanad dhimatay

    • @aidarozmohammad5079
      @aidarozmohammad5079 5 років тому

      Dadka cadcadka inay Portuguese kaso Jeedan aan maqlay
      Run miya mise waa been
      Anigu wxn kaso jeda waqooyi ma ogi ineey runtahy iyo inkle wayo isku deegan ma nihin

    • @daarali
      @daarali 5 років тому +1

      @@aidarozmohammad5079
      Waa been waxy ahaayeenba hada waa somali cid odhan karta meel kaly kayimaadeen waa qalad somali lafteedii baan lagaranyn halky asal ahaan ka soo jeedaan qaar carab sheegta iyo reer bani Israel sheegtaba

    • @aidarozmohammad5079
      @aidarozmohammad5079 5 років тому

      @@daarali 🤔👍

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 років тому

    Cod lama maqlo abti cabdi salaamow

  • @raadraacreviews5560
    @raadraacreviews5560 5 років тому +2

    Habartan xaaxda waa iga badatay🤔

    • @dalmaryare505
      @dalmaryare505 5 років тому +1

      Why r u watching him if u don't like him. Stupid

    • @raadraacreviews5560
      @raadraacreviews5560 5 років тому

      @@dalmaryare505 wuxuushtii ku dhashay wase Ma waxaan ka hadleynaa garan horta?
      Dukhsigii ku dhalay was

  • @xaafuunimedia6121
    @xaafuunimedia6121 5 років тому

    Hadii ayjiraan waxaad naagta ka fabanteen bal isoo qor

    • @bileawil6095
      @bileawil6095 5 років тому

      Akhiii wleee anigu hadan ishafrayn waxba kama hayo

    • @bileawil6095
      @bileawil6095 5 років тому

      Anigu hal eray kama fahmin xaqiiqdiii

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 5 років тому +1

    waar@habartan@qaabka@xun@meesha@ka@saaraa@waa@dhaqan@ceebays

  • @walaalhasan575
    @walaalhasan575 5 років тому +3

    War faadumiina masaanaa udanbaysay awalba Portugal afkanaga baratay ahayd iska walaaqo dheh

  • @amiinayaanle4745
    @amiinayaanle4745 5 років тому

    No views first one

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 5 років тому +1

    Dadkan ciyayaa maxay ahaayeen? Fanoow xaal qaado!! 😂😂😂😂

    • @abdimohamed1088
      @abdimohamed1088 5 років тому +1

      abdikadir jama Dameer Qurumboow Aa Kaa Fiican Qalbigaa Ka Jiran Tahay Allaha Ku Caafiyo

    • @jamaibrahim4251
      @jamaibrahim4251 5 років тому

      @@abdimohamed1088 wll maxaad igu caayaysaa? Ma kuwaas ayaad kamid tahay?

    • @abdimohamed1088
      @abdimohamed1088 5 років тому +1

      abdikadir jama Allaha Ku Caafiyo

    • @jamaibrahim4251
      @jamaibrahim4251 5 років тому +1

      @@abdimohamed1088 aamiin adigana sidoo kale

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Heesa ka fiican qaadi jirtaye what is rong

  • @hussein8918
    @hussein8918 5 років тому

    Waa ku saray

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 5 років тому +1

    fadumiina way kala kicisay cawaa

  • @somali7378
    @somali7378 5 років тому

    Magac Somali waad uraadiseen aaway sharafki ma qawnaansho ayaad magac inoogu raadisay waxaanu leenahay dhaqan iyo diin

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 5 років тому

    😂😂😂😂😂faadumiina cilmigana ma taqaan

  • @rayaanrayaanilla4894
    @rayaanrayaanilla4894 5 років тому

    hees lkn toos isku qabise wlley se cm hee 😭😭😭😭

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 років тому

      heesaha iyo dhaqanka in ay islahadan aya fican heesti wa somali labiskina wa reer galbeed
      durucdi somalida aya ficned in ay xirato