MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 9 AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 9 AAD

КОМЕНТАРІ • 751

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 8 місяців тому +289

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 8 місяців тому +321

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan 8 місяців тому +84

    Yes sacdiya ninka wxa ka qaadaysa sabiriin
    Ya Ila jecel Jabka sacdiya😊

  • @BrotherTarabi
    @BrotherTarabi 7 місяців тому +13

    Waxaad aad u jeclahay sida reer waqooyigu erayga hooyo u dhahaan🥰 guuleysta walaalayaal.

  • @thylove_me
    @thylove_me 8 місяців тому +34

    The best person erer the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم 0:46

    • @masayrlayyy
      @masayrlayyy 7 місяців тому +2

      صلى الله عليه وسلم

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 8 місяців тому +132

    Ramadaanka kuwi caafimad Ku gaaro allaha inaga dhigo i.a 🤲🥺allahuma aaamiin yaarabi🤲 ❤

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 8 місяців тому +108

    Plz filmkaan ugu yaraan ilaa 30 gaadhsiiya xalqooyinkiisa. ❤😊

  • @nimcozagal6309
    @nimcozagal6309 8 місяців тому +90

    Inanta yre ee xnunsanysa iyO durufta adag walashey ban xasuusta ilaahay how nxriiste Sidaas ba kiniin anan Lacag u hayn an ugu wadi jirney Alxamdulilaah iLaahypa oofsadey anagana noloshi adkyd naga saarey wxbd mooda riwaayda en anaga nalaga mataley iLaahy how nxriisto qoF ksto noLol adag ku Jira rapi haka saaro inta xnunsan hay cafio ❤😭

    • @hamdamuusa5448
      @hamdamuusa5448 8 місяців тому

      Aaamin wllo sorry 😢

    • @ayaanhamudguleed8955
      @ayaanhamudguleed8955 8 місяців тому

      Amiiin walal ilahay hw naxariisto aniga aya sidan ah hada markasta naqaska aya igu dhagaya😢

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 8 місяців тому

      Aaaaaamiin😢

    • @nadraabdi8150
      @nadraabdi8150 8 місяців тому

      Wllo illahay caafimad dag dag ah ha ku siiyo​@@ayaanhamudguleed8955

    • @nuurmustafe
      @nuurmustafe 8 місяців тому

      😭😭🥺😢🤲

  • @Nihanmaxamuud
    @Nihanmaxamuud 8 місяців тому +11

    jecliyaa jabka sacda ay ninka ka qaadayso saabriin😅😅😅

  • @maaidamahamoud647
    @maaidamahamoud647 8 місяців тому +46

    Qofka ugu horeye ina ahay maliga darema cawa😂❤❤gulesta dhmantiin

  • @SalmaSuuri
    @SalmaSuuri 8 місяців тому +63

    Ana ugu horeeya liketa dhac kusii🎉😂

  • @DrsNaimaJamal
    @DrsNaimaJamal 8 місяців тому +20

    Kusaliya xabbiibkeena scw ❤❤

  • @GenyoXarago
    @GenyoXarago 8 місяців тому +27

    Mawliid iyo sabiriin inta isla rabta is muujiya

  • @yamani079
    @yamani079 8 місяців тому +46

    Nabiga ku saliya scw❤

    • @SalmaAli-v5g
      @SalmaAli-v5g 7 місяців тому +2

      اللهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @saabiriinahmed3884
      @saabiriinahmed3884 6 місяців тому

      Scw❤

  • @umualma2451
    @umualma2451 8 місяців тому +26

    time filmka soconayo soo badiya 10 minutes mooye inta kale waa xayaysiin like saara guys si ay u arkaan

  • @SalmaanClaahi-ei8yl
    @SalmaanClaahi-ei8yl 8 місяців тому +30

    Haye filmka ku soo dhakh dhakhsada , axaddii macaa maanta wuu dhaafee

  • @bukhaaricabdi4679
    @bukhaaricabdi4679 7 місяців тому +9

    Wlle daqiiqad kasta waxa ka fiican ma jiraan is xasuusinta saliga nabi scw scw soo qor adi oo raaliya

  • @farduusmohaa5590
    @farduusmohaa5590 8 місяців тому +24

    Fadlan filimka daqiiqadaha uu badiya malin walba wad ka so jaraynaysaan intii hore

  • @bashbash7407
    @bashbash7407 8 місяців тому +8

    Alle danbi geena io ki walidkena hadhafo inta cafimad ku dawtay Alx ❤

  • @YurubSharmaakE
    @YurubSharmaakE 8 місяців тому +31

    Daqiiiiqaadaha soo badiya walal0

  • @abdinajiipasad3687
    @abdinajiipasad3687 8 місяців тому +14

    Gabadha hodana dhibka halaga daayo run ayaan moodaayoo waan unaxaaba

  • @katraqali1503
    @katraqali1503 7 місяців тому +6

    Allah is one❤❤

  • @Upthifatahahmeth
    @Upthifatahahmeth 8 місяців тому +48

    Qofkasta oo qoralkan akhrinaya wan slaamaya 🥰❤️

  • @jabhad1988
    @jabhad1988 7 місяців тому +1

    Filimkan iyo sheekadisu walahi waa one of tops films wow qiradisaa cajiib ah

  • @BeautifulGirl-o7f
    @BeautifulGirl-o7f 8 місяців тому +17

    Im the first one who watched this film and i think is good film Izha,allah we see this film is good or bad . And I Hope Everyone is Good And Find

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 8 місяців тому +4

    Flimka labada jilaa ee ugu habooni waa 🎉 XAQAYTAGI IYO HIBAQ SHADHCASE ❤😂

  • @SahraMurzal-pj3uh
    @SahraMurzal-pj3uh 8 місяців тому +25

    Filimku haduu macaanhy saabirin haku dhagsado tagsiilaha😂

    • @AyuzhRoti
      @AyuzhRoti 8 місяців тому +3

      Asaga ku dhagsanaya😂coz asaga la jecelyhy mrkiza uu jeclana qoftan ❤ka din sida tii ay wrka ugu aamintay ayu ugu shega tan uu love ku yhy😂😂 wr ka dhamaday😂film kina dooliya cunaya jaw

    • @UbahAhmed-i8k
      @UbahAhmed-i8k 8 місяців тому

      See ku ogaatayna 😂​@@AyuzhRoti

  • @ZakariyeMuhyadin
    @ZakariyeMuhyadin 8 місяців тому +12

    Mashaa allh saabriin waan ka hellay wlhi jilinkaaaga horay usoco

  • @UmuNaima
    @UmuNaima 8 місяців тому +26

    Dadqiidaha soo badiyaa❤

  • @yasminabdi12
    @yasminabdi12 7 місяців тому +4

    Finally actorki iyo actoradi way kulmeen😂❤

  • @Abdiqanimoha7_
    @Abdiqanimoha7_ 8 місяців тому +38

    Inta hodan taageerta❤

    • @XafsaAxmed-i2f
      @XafsaAxmed-i2f 7 місяців тому

      Horta ani kow❤🥰🥰🥰🥰🥰❤️

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 8 місяців тому +19

    Allah is One ❤

    • @FgbnjDrdd
      @FgbnjDrdd 8 місяців тому

      ❤❤❤❤Wsc and you will

  • @nehalsayid20
    @nehalsayid20 8 місяців тому +12

    Filimka dhan xayesin iyo wax hore le ka dhigten 10min wax ladawado ma ahan so kordhiya ama xayesin tan Naga daya

    • @zamzammohammed4657
      @zamzammohammed4657 8 місяців тому

      Haa Wallahi wall waandhibsadaa xayaysiiska isago wakhtiguba yar 😢

  • @mohamedahmedaydiid4963
    @mohamedahmedaydiid4963 8 місяців тому +24

    Salaada hala ilaaliyo dhalinyaro iyo waayelnima❤❤

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 8 місяців тому +64

    Mahdsandiin❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 місяців тому +9

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @iimaanCatoosh
    @iimaanCatoosh 8 місяців тому +13

    Uf film ka soo badiye waxaan xal ma ahee😂😂

  • @DekaHassan-hf6ml
    @DekaHassan-hf6ml 8 місяців тому +5

    Mhdsaniidin dhaman jiilayash filmka iyo Qoraag sheekadn caajibka aha it is my first comment Thanks alot

  • @asadmahamed809
    @asadmahamed809 8 місяців тому +17

    Waa idiin salaamay waad mahadsantahay ee hore u socda

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 місяців тому +17

    SALAAM ALAYKUM FARTA TAAG HADAAD KA MIDA TAHAY DADKA LASOCODAY NUMBER ONE ILAA NUMBER NINE 9 LIKETAN DHAC KUSII👍🤚😂

  • @Fatuteamzakibinhaaji
    @Fatuteamzakibinhaaji 8 місяців тому +15

    Team xogmaal waa idin salaamay🤝🙏

  • @abshirxasan4054
    @abshirxasan4054 8 місяців тому +7

    Musalsal ka waxbadanaa sugeyney wllayeel noosoodadajiya❤❤❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 8 місяців тому +5

    Daqiiqadaha Noo Soo Badiya Plz 🙏 18 daqiiqo Waxba ma,ahn ugu yaraan 30 mint kasoo dhiga waaxay 18 mint 😮

  • @abdullahikhaas3731
    @abdullahikhaas3731 7 місяців тому +3

    Flimadan waa in lagu turjumaa luuqada english runtii hadii sas lasameeyo waxaa hubaal ah in ay saamyn wayn kuyeelanayaan aduunka

  • @quen-of-love
    @quen-of-love 8 місяців тому +10

    Intaa ila jecli filimkan is muujiyaa❤😊

  • @OsmanBarqadle
    @OsmanBarqadle 7 місяців тому +2

    Ninyahow filimka Film jecel halaga dhigo si uu xarago uyeesho❤❤

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 8 місяців тому +1

    1 millions subscribe aynu gaadhsino xogmaal films insha allaah intaan ramadan la gaadhin

  • @Mohammed-pd9md
    @Mohammed-pd9md 8 місяців тому +28

    It's worth the wait

  • @MunaAli-l8p
    @MunaAli-l8p 8 місяців тому +7

    Ilmadiii qarsooneyd 😢😢❤❤❤

  • @IqraIbrahim-e9b
    @IqraIbrahim-e9b 8 місяців тому +11

    Caawa waa markii igu horeese aan soo dhaqsado

  • @ahmedjamac.3377
    @ahmedjamac.3377 8 місяців тому +3

    Waaaaw maanta aad ayaan uga heley filmka

  • @ShamisIbraahim
    @ShamisIbraahim 8 місяців тому +11

    Masha ala lkiin la soo dhoqsada xalqada 🙏

  • @UbaxSagallcabdiraxman
    @UbaxSagallcabdiraxman 8 місяців тому +1

    Bari an raby in lay dhofiyo ayan odhan.jiray odyal ba iqady.bubai aya xly.lay geyay lkin sheikh ba lay geyay sidii tubo laygu waddy ayan bogsaday ila Hadana hargeisa hhhh😊

  • @jaceelowmediaproductionjmp3581
    @jaceelowmediaproductionjmp3581 8 місяців тому +5

    Telphone 📞 Aadan laheyn lama qabto 😂noh😂

  • @AymanMahad-po1xi
    @AymanMahad-po1xi 8 місяців тому +6

    Gabarta weyn safa wlsheed wan iska jecelahy wlhiy

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 8 місяців тому +15

    Mahadsanidiin ❤😊

  • @kingceyda-nl7kr
    @kingceyda-nl7kr 7 місяців тому +3

    Xabiibkena scw halagu saliyo

  • @sahraabdirahmaan8348
    @sahraabdirahmaan8348 8 місяців тому +6

    Soo badiya daqiiqadaha plz

  • @macaaneeyahmed
    @macaaneeyahmed 8 місяців тому +7

    Wn sugayy filimka wlh manta fiirinayay in laso dhigay markan wayay ciilba i qabty thnks xogmaal sir iya caad ayan ku hilmaamay😊❤

  • @nimcoomohammed
    @nimcoomohammed 8 місяців тому +4

    Salalaahucalayhi wasalam ❤❤❤salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️

  • @ayuubxaraf
    @ayuubxaraf 8 місяців тому +2

    Filmka Faqriga Ka Daaya Oo Xogaa Soo Badiya Si Uu Xamasad Nogu Yeesho

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 8 місяців тому +2

    Masha allah musalsal❤❤❤

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 8 місяців тому +1

    Masha allha mahada saladin tiim xogmal ❤❤❤❤

  • @NasradaahirNasriin
    @NasradaahirNasriin 7 місяців тому +7

    Aankuwada salino nabigeenii subanaa scw❤❤❤❤

  • @MaxamuudIiman
    @MaxamuudIiman 8 місяців тому +7

    Wan ogy sbiriinby is jeclaanayaal inaanka gadhiga wata nio😂

  • @habibabdi4083
    @habibabdi4083 7 місяців тому +2

    Ilaahow saahib mohamed oo galeh ah ayaan ku waydistay

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 8 місяців тому +4

    War Ciyaaarta Naga Daaye Noo Badiya Daqiiqadaha

  • @SamsamFayal
    @SamsamFayal 8 місяців тому +5

    Jah waan sugaaya ❤❤

  • @nuuramuuse7497
    @nuuramuuse7497 8 місяців тому +4

    Inanta yar xanunka ay matalaysa inu run noqda ka baqaya

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 8 місяців тому +3

    War labadan wan isla rabey mac sonkor 😂😂😂

  • @darawishyare3736
    @darawishyare3736 8 місяців тому +4

    Very interesting but little time
    Plz extend the duration
    At list 40 minutes

  • @Raliyaibrahim-th4lx
    @Raliyaibrahim-th4lx 8 місяців тому +2

    Abe jalale acting kisa cadhi maxan socodkisa qosol igudele😂😂😂

  • @Ribaxugaas
    @Ribaxugaas 7 місяців тому +1

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @GudoonIsmaciil-w1q
    @GudoonIsmaciil-w1q 8 місяців тому +14

    Yaa iga horeeya bahdaxagmaal waan idin salaamay❤❤❤❤

  • @taslimabdihakin4193
    @taslimabdihakin4193 7 місяців тому +2

    Saxiib waxaaladhahaa Maxamad walahi saxiib wanaag wan waayo🥰🥰🥺🥺

  • @abou-chardiabou-chardi2625
    @abou-chardiabou-chardi2625 7 місяців тому +2

    Salaamu Calaykum walaalaha muslimiinta ah Asxaabteyda XOGMAAL MEDIA waan idin salaamay dhamaantiin Dadaal aad iyo aad baan kuugu mahad naqayaa waxaan joogaa Jabuuti

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 8 місяців тому +3

    Alle ramdaan nabad qab ha nagu gaadhsiiyo

  • @BarwaaqoMowlid
    @BarwaaqoMowlid 8 місяців тому +2

    nio anigu dacwaan ahey kow dheh 3 minit waa xayeysiin 1 mintna waa xayeysiin filimka dhexdisa wuxuba waa 18 daqiiqo nio nagasoo hagaaga

  • @Talo_wadaag800
    @Talo_wadaag800 8 місяців тому +2

    Walhi sxpow aniga misasalkaan wa igu socdaa lkn xogmaal waa nagala sodaahan part part giisa ee sida noodhama sxpow aweey channel ka xogmaal❤❤❤❤❤❤

  • @XayaadCumar-d4i
    @XayaadCumar-d4i 8 місяців тому +7

    Alhamdulah ❤

  • @fathiyeeeyyyy_
    @fathiyeeeyyyy_ 8 місяців тому +5

    First😂❤

  • @nuuraFaysal
    @nuuraFaysal Місяць тому +1

    Mnshllh geesigii hooyaday 😂

  • @HibohayaadMaxamed
    @HibohayaadMaxamed 8 місяців тому +2

    Woow xafadaha ayeey ka shidanty mantana😊

  • @Shaqsi
    @Shaqsi 8 місяців тому +4

    Maalinba maalintii kadanbeysa daqiiqadaha waad soo yareeneysaan team xogmaal 😢

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 8 місяців тому +7

    Ilaahey hadaa jeceshahay like saar pls ❤❤

  • @BAARUUD20
    @BAARUUD20 7 місяців тому +1

    Tik tok kusoo arkaya wan soo raadiyey kow kasoo bilaabay waan idinla socdaa hada kkk

  • @FarxiyamaxamuudCali
    @FarxiyamaxamuudCali 8 місяців тому +1

    Mahadnadiin ❤

  • @wacanwarsame4165
    @wacanwarsame4165 8 місяців тому +1

    Waxasa kunacasa film somali inad daawato dhowr iyo toban daqiqo oo dhawr daqiqo xayaysiis tahay maxay tahay 😳😳😳

  • @suhuurahmed2739
    @suhuurahmed2739 8 місяців тому +4

    First😂

  • @MaxamedXertol
    @MaxamedXertol 8 місяців тому +5

    Mana ugu horeeyaa cawa😂

  • @maryamomohamed914
    @maryamomohamed914 8 місяців тому +5

    Number one ☝️

  • @SiciidXaajiXasan
    @SiciidXaajiXasan 5 місяців тому +1

    Asxabey wan idea salam ❤❤😂

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 8 місяців тому +3

    Flimka daqiiqadaha no dheereya waad mahadsan tihiin❤❤

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 8 місяців тому +23

    شكرا لكم كمال ميدي👏👏👏👏

  • @nasteexocismaan2229
    @nasteexocismaan2229 8 місяців тому +2

    Wakhtiga no kordhiya wllayal wiigi laba cisho 20min ama kayar macqul maahe

  • @ayaanahmed6749
    @ayaanahmed6749 8 місяців тому +1

    Naga daaya waxba like idinma siinaynee suququlka baga daaya 30m ka dhiga plz

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 місяців тому +1

    Subxan Allah film somalilander People is correct .

  • @jeesbilleofficial5133
    @jeesbilleofficial5133 7 місяців тому

    1m Comen soon

  • @KhadarCabdi-s7j
    @KhadarCabdi-s7j 8 місяців тому +3

    Scw scw scw scw scw scw

  • @AfnaanMohameth-z8j
    @AfnaanMohameth-z8j 8 місяців тому +1

    Abooweiyo abayo please filimka soo dadajiya ugu yaraan xalqadihiisa kadhiga mid waligiiba socda waa iga codsi aniguna waxaa ahy azhapta idinku xidhan ee jecel musalsalkiina markaa idinka oo raliya mid waliba nooso dadaji waa sugi kari waaya mararka qaar ❤❤ ee waa iga codsi abowe iyo abaayo hadii aad aragtaan fariintaydaa Reply iso gala idinka oo raliya ❤❤🎉🎉