Wa sheydan naxaris daran dadka madhow hata waxu dahi laha dadka cad ba ka qima badhan iyo waxyabadhan ukeni laha sharciga gud e calamaka kabaqaya maahane
waa in dadku sinada, Sovedki aya bur buray rushna dhalay, somaliyo ka wada da wayn wata berka ku soconaysa ee kici lah mara mawadama yar yar uun ba burburka iyo dhibka la dhalatay, maya, wadan walba siyasigisa aya jihada u jeediya Maraykankana waxa manta gacanta ku dhigay ku lamida kuwayagii mar aan fogayna waa in ay madaxa ku socdan...
Sixid dilka John F. Kennedy oo ahaa madaxweynihii 35 aad ee Maraykanka, waxa la diley 1963 maahaa 1968.
Aad baan uga helaa warbixinada Mr Xaashi iyo eray bixinta cajiibka ah ee uu adeegsado waana nin afka hodan ka ah horay u soco
Warka hajiro Masha Allah weriye lahubo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay sharkiisa umada Musliminta ah haka qabto Aamiin, mahadsanid weriye
Hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
Weriyaha keliya ee cod kar ah masha allah
Ilahay hano kaa xafido Walaal Somaliyeed
Waa ninkii baabiin lahaa maraykanka
TRUMP Allah haka qabto umada ALLE abuurtey ,waa inkaarqabe xasida kibirna isbadey,Laakiin Awooda Alle ayaa socaneysa Alle kuqabey insha Allah.
Ilaahey mowtilfijir haku kuwii dhibatada ka geystay reer falastiin sida sheydanka weyn Netanyahu iyo beydhan,munaafuqiinta arabta
Vaal qooqay Halas I’m uu kudambeyn
Aamiin yaa rabi Aamiin ❤❤❤❤
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland Trump guul
Wa sheydan naxaris daran dadka madhow hata waxu dahi laha dadka cad ba ka qima badhan iyo waxyabadhan ukeni laha sharciga gud e calamaka kabaqaya maahane
❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
waa in dadku sinada, Sovedki aya bur buray rushna dhalay, somaliyo ka wada da wayn wata berka ku soconaysa ee kici lah mara mawadama yar yar uun ba burburka iyo dhibka la dhalatay, maya, wadan walba siyasigisa aya jihada u jeediya Maraykankana waxa manta gacanta ku dhigay ku lamida kuwayagii mar aan fogayna waa in ay madaxa ku socdan...
Xashaw barak Obama meesha kama talin jireen ee waraabe u taag ayuu aha. Kamaa Harrison la mid ayay ahayd, laangaab lugu Shaqeeysan jiray ayu aha obama
Musiiba
Thanks
Shawna waalan bahalnimo
1968 lama dilina kenada 1963 ayaa ladilay
Jfk 1963 aya la dilay
Daaraha iyaga iska hurburiyey waxaana lagu lahaa 7 trillions oo lacag ah .
Waxaa kale oo loo burburiyey in la xalaashado dhiiga muslimiinta iyo bahdilka Diinta Islaamiga ah.
Waxaas oo dhibaato ah waxaa ka danbeeyay kooxaha shaydaanka caabuda ee faatikaaniyiintu hogaamiyaan .(roomada yar)
Shaqan waalan
Taraam waa waashey waayo filan waa ayeey ku noqotey inuu aqalka cad ku soo noqdo waxaase ka sii xun kuwa rajada ka sugaayo .
daa halakla baxee
Kuligood dhiigyacabiin argagixiso ah weeye. Xasuuq, burbur iyo kala qaybin dal iyo dad dhisan ka shaqayn jirey…
ua-cam.com/video/QKzhUM1q1bo/v-deo.htmlsi=0kuK9v9glqUd_3vj
Kaso hadal😂😂😂
ua-cam.com/video/QKzhUM1q1bo/v-deo.htmlsi=0kuK9v9glqUd_3vj