Samiixa Khalil Nin Askari Ah Ayaa Muqaal Ka dubay Waliba Si Xoog ah Arinkaa Maxaa Kajiro Sax ama Ben

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 24

  • @CanapAhmed
    @CanapAhmed 21 годину тому +4

    Maansha allah wllhi waxaa farxad wayn ah inuu dayax Qadarta ilaahay si wanaagsan u qaatay
    Ilaahy ha unaxariisto wllsheen
    Dayaxow adna khayr badan ilaahay haku siiyo 🤲

  • @Gaza9000
    @Gaza9000 День тому +4

    Filter la aanta bayba Masha Allah tahay❤

  • @CariTruth
    @CariTruth День тому +2

    Mashallaah samiixa sister soo dhawoow sister ❤❤🎉🎉xamar waa dhulkaadii lagaama laha welcome 🙏 to your country sis ❤❤🎉🎉

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 7 годин тому

    Allah u naxariisto

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 19 годин тому

    Maasha alaah samiixa qaali waa quruxleey maansh alaah

  • @yuusufxasan3180
    @yuusufxasan3180 18 годин тому

    Maasha allaah filter la Ajanta ayaaba kuqurux badantahay❤❤❤

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 19 годин тому +1

    Xamar hooyo waaye samiixa

  • @ayaanKh-en1cy
    @ayaanKh-en1cy 19 годин тому

    wiilkan maasha allah waa qof ixtiram badan

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 День тому +1

    .gabadhan.waa.runteed.qof.handadi.karta.maleh.laakiin.dadka.xun.waxay.rabaan.dadka.wanaagsan.xumaan.tooda.samiixa.waa.gabar.sharaf.badan.guuleyso.xasad.kaagu.hadhinto

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k День тому +2

    Bilaa filtarkayba ku qurxantahay maxaa ka haleysan m,allah qurux wana gabar yar ceeb ma leh

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 13 годин тому

    WAAR JOOJI ! TACSIDA MAAHE!! GURIGA HORTIISA AYEY FADHIDAY! ISKU MARYO MAXIDHNA! MARKAY WIILKA LASOCOTO JALBAABKA WADATO AYY GURIGA DAYAX🎉U SOCOTAA!! WAX ISKA HUNSADA(SUB HAN ALLAH)!!

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 23 години тому

    Asal Qurux Ayey Udhalatey bilaa make up video Ceeb Ma Aha xaafadooda yey joogta yaa la hadli karo❤❤❤

  • @najma649
    @najma649 День тому +2

    hadana waxba kama qaldana

  • @IfraAhmed-u3m
    @IfraAhmed-u3m День тому +2

    Filter la'aanta ayeyba ku qurxoontahy

  • @SakariyaShigow-o5e
    @SakariyaShigow-o5e День тому

    Jabra qabyaalad ayaa lagu geestay caa simadana qabyaaladu waa xarig sabatoo ah dadka ayeey kala geeysaa

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 18 годин тому

    intaaas yaroo faanka ah waa nalaguyaqaanaa ina adeer hadan reer hebal nagu qaado

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 15 годин тому

    Filter la aan weyba qurxan tahay samiixa mida kale wakuso dhaweynayna xamarna wa magaaladadii

  • @faraxcali9761
    @faraxcali9761 14 годин тому

    Filter la Aanta ayaa qurux badantahay ba gabadhu

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 19 годин тому

    Xamar magaalo waaye magaalo weeyn waaye magaaglo kasta aa dhib kadhacaa wax xamar qaas u aha majiro somaali qabiil aan xamar joogon malaha mana laisku mashquulo gabadhaana anaka waa noo caan caan dhalay ani xataa hadaa arki lahaa waa isku soo sawir lahaa marka dadka cuqdada dolootoow isfurfura xamar qol iyo berso maha

  • @SBRN_88
    @SBRN_88 День тому +4

    adoo wax hubsan baa iska soo qoreeysa samiixa qori baa qasab loogu qabtay marka hore wax soo hubsa magaalo dhan baa rabtaa sharfteda inaa views ku badalato😏😏😏

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  День тому +1

      Wll Qoraalka aan Soo Qoray Waa Su'aal ee wada Aqri meesha U dambeyso Fiiri Sidoo Kale Muuqalka Dhameyso Aniga Waan Ka hadlay Muqdisho In been Laga Sheego Ma ahan Baan Iri ee Wll Fadlan Adiguna Wax Hubso Oo Muqalaka Dhameyso Ugu Yaraan

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi День тому +2

    samiha waxaa ay ku Qurxoontahay filter laan wallaahi

  • @Kadekingbro
    @Kadekingbro 18 годин тому +1

    ᴡᴀᴀʀ ᴀᴅᴏ ᴅᴏᴋᴏɴ ᴍᴀᴛᴀʜᴀʏ ʜᴀᴅɪ ᴀɴɴ ᴋᴜᴅʜᴀʜᴏ ᴠɪᴅᴇᴏ ᴀʏᴀɴ ᴋᴀʀᴀʙᴀ ᴀɴɪ ᴍᴀʀᴋᴀ ᴍᴀʜᴀɪᴋᴀsᴏᴍᴏᴋɪɴᴀʏᴀ ᴊᴀᴡᴀʙ

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 11 годин тому

    Dhilo dhilo dhilo dhilo dhilo dhilo faqash siiiiiil majeerte