Markaan dadkan mu,miniinta aha hadalkooda markaan dhagaystay waxaan ogaaday in diinta ay ujoogaan dad awood le kuwan gaaloobayna ay daciif yihiin أفخر بأني مسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hooy su'aalaha xun meesha kadaa ee umadda hafidneen soomaali Madiin gooniyay leedahay aan diin Islaam ahayn.only diin Islaam is the best religion ❤and the real religion in the world and only write religion hadaa rabtid kaxumow ان الله لا يستحيي من الحق❤
Diinta uu kabaxey waa tee ma diinta somalida mise diinta islaamka qof diin leh ayaa diinta ka baxo ee adinku ma diinbaad leedihiin? midka cadeystey ayaa adinkoodhan idinka fiican
@moraal wano uun weeye marwalbo aad faafiso kuwan kuwa kale ayaa kaga dayanayo views uun beeyna ku raadinayaan hadhowna wan kasoo laabanay ayeey leeyihiiin. Marka waxaa fiican in aan la buun buunin waa. Waa sideey ila tahay.
Ilahaay imaanka haano dhooro amiin ya rabi ☝🏼❤
Salalahu calaleyhi wasalim❤❤❤❤
Salalahu calaleyhi wasalim❤❤❤❤
Salalahu calaleyhi wasalim❤❤❤❤
Allow adaa QuluubTa gadgadiya ku suG qalpigayGa diinTaada😢❤
Dadka wali waa nool yahay masha allaah ❤❤❤
ياالله😢😢😢😭😭😢☝☝☝🤲🤲🤲
Markaan dadkan mu,miniinta aha hadalkooda markaan dhagaystay waxaan ogaaday in diinta ay ujoogaan dad awood le kuwan gaaloobayna ay daciif yihiin
أفخر بأني مسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaanallha 😔 😢yaa,rabi 😢😢
Allahu akbaar ☝🏼❤
Maba lakoro meeshaas cml Subxaanallah ilaahey hanaga qabto
Allaahu akbar allow adigaa weyne naxafid
Halkaa iska sax ilahay qofna ma qiyaamikaro isaga naftiisa qiyaami kara uun ama dadka Al basiir waxba kama qarsoona 😢🤲
ALLAAH hasoo hadeeyo wiilka
Aamiin aynu uducayno😢😢😢😢😢
War qofkii liibaan rabo gabadhan mu,minada aha warkeedaa qaata oo ku dhaqma❤❤❤❤❤
سبحان الله 😢
😢😢😢😢😢🤕🤕🥺🥺💔🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️ الله ❤❤❤❤☝️
M.a walaahi gabadhani waa runteed
Markaad diinta nabiga scwscw scwscw baran weyseen waadbaabadeen
Sax goat gesey the king 👑 of Allah
Subxaanallh 😭
Ninka Somalia et yiidha ha waan gaalopey waxade ogatine inuu Somali dhalada ahayne wa faaraq marki hooraba asal ahayne.
Allhu akbar subxanalahi
Acudubilah alahasohadeyo
Iinaalilahi wa inaa ilayhi raajicuun subxaanalah
Allah akbar😢
Haday gaaloobaan kuwa unbaa soo islaami ilaahayna uma baahnee iyaguu ilaahay udanaynayaa si ayna bari ugu calaacalin
Waxa mesha tala. Somalia waxasi meel na ugama banana. diin macan dhaqan suban
Subxanalah Subxanalah
allahu muqalibaĺ qulub sabid qulubana cala dinika
Nasiib badana hoyadi dhashay daci muqtar
Subxanallah
Kuwa isleh gaalada waad raali galineysaan waxaan gaal waxne idiin kufalimayo sababtoo adigoo diinteena islaamka ah kudhashay hadaney dhahaya islaamka waan kabaxay kolee diinta islaamka adaa ubaahan oo dantaada iyo maslaxdada kujurtaa waa aaqiro zaman allow diinteena suuban ee islaamka nagu Dil oo rabiyow raali naganoqo aaamiin aamiiin
Subaxanl
Diinta soomaalida iyo kirishtaanka yaa fiican
Hooy su'aalaha xun meesha kadaa ee umadda hafidneen soomaali Madiin gooniyay leedahay aan diin Islaam ahayn.only diin Islaam is the best religion ❤and the real religion in the world and only write religion hadaa rabtid kaxumow ان الله لا يستحيي من الحق❤
Dhaqanka somalida miyaad kawadaa diinta allaah ayaa iska lehe
alla badii iyo dadkiba waa laqaatay intay qabiil isku cayrsanayaan waxay kawalwalayaan xasan sheekh guryo iyo hanti buu naga qaatay warxasan waa walaalkaa wuxuu kaa qaato meel kaamajiraane warbadii buu bixiyee taas kuladagaalama oo ninka filada kasoosara ookumudaaharaada oo dadka gaaloobaaya halaxir xiro oodiinta halabaro falowgana halag ceshto
War wixi baxayo ha baxan
XASAN DHIIQO IMADAYOO DHAQANXUMO IYO DIINKA BAX WAA HAWLAHIISA.
Kirishtan lagaray lkn qaniis intee loo wada
Somali hadaa nahay ani nadaxdenaba ka shakiye Oo dadkale arinkoda u shaqeeyo
aaqiro zam haysay wallee waahalis xaalada maanta
Somali dhan kasta ayaa loga sodulay aya gana wey hurdaan😢
Wadan ninka kunol u meyd yahy wa sidaa jihadka ilahay baneyay lagatago wa sidaa
Qof diin usaan udhalanin magalikaree somali yaadaaduli eh kiiwaxsheekaba buubuuniyeyso illaheygii ikadhigin soomali alx
Maxa afkeena ugu hadle marka nodhig afkeena
Qofka gaalobay markiisa hore ayuu ibnu xaram yihiin xasbunallaah
Magac xumaa cakuye sidee magacaa logadawaqi
Diinta uu kabaxey waa tee ma diinta somalida mise diinta islaamka qof diin leh ayaa diinta ka baxo ee adinku ma diinbaad leedihiin? midka cadeystey ayaa adinkoodhan idinka fiican
Kau!
Ninkaan markuu gabdhaha uu caynaayay isgoo daacinimo sheganaya diitana xabad ka,aqoon ayuu wajixumaynayay diinta islaamka markaas ba waxaan buusoowaday suu udhaho diinta islamka gabdhahay ugaftaa
Cidi dinta ka baxayso ayagay u Tala oo cadab diyar u ah
War ninyahow maxaad maalin kasta noogu soo gudbisaa Khaniisiin rag iyo dumanba leh Dhilooyin iyo kuwa diinta kabaxay Calamadooda iyo Calaamadooha adigaaba suuq uyeelay waxay ahayd inaadan kahadlin sababtoo ah waxay rabaan in laga hado.
masiibo kugu dhacday qaba kuugudhacday
@moraal wano uun weeye marwalbo aad faafiso kuwan kuwa kale ayaa kaga dayanayo views uun beeyna ku raadinayaan hadhowna wan kasoo laabanay ayeey leeyihiiin. Marka waxaa fiican in aan la buun buunin waa. Waa sideey ila tahay.
Somalidu waa munaafiqiin kuwaa is qiiraysiinaya qof salaada tukada kuma jiro xaaraan iyo xalaal Uma kala soocna sidoo kale wey sinaystaan markaasay weliyo iska dhigayaan
Allah akbar 😢😢😢😢😢
الله اكبر 😭