I sm still listening this song on Sunday night, 4th May 2024 while on my room waiting the result of DV Lottery but bad luck i didn't find myself in the list, i got chocked but Alxmdlh waxa mahad leh ilaheygi Samada tiir laan tagi, I will try next time IN-SHA-ALLAH ❤
Hestaan waxaan dib ugu soolabtay 5 July 2024 hadaa iga dambayso like isaar sxb waxaan usoolawaa marka xikta hadii aan noolahay anoo ka dhabeeye riyadaan leyahay io qorshayaasha aan damacsanhay haduu alle idmo isooduceeya hadaa comentigaan aragtaan❤
Heesaha uu qaadi jiray ahmed biif imika waa ahmed khayre runtii heestan ayaa kamid ahayd kuwaan ugu jeclaa most song when i listen 🎶 uur ku taaladiyo aramidan kalgacal eel kaygu dhacay waa aawada. Wakhtigii tagay dareenkaan qabay waxa ka wayn markan maqlo kaan dareemo.❤️17/05/2011..❤️❤️ 23/07/2023
Naftaydan iga raali noqo wan ku ilaalin wan gudan wayay masuuliyadi iyo xilki iga ka saarneh wan lumiyay dareemahagi Qiimahagi iyo qofnimadadi iska kay cafi wxn daremaya murug iyo quus rajo beel kulama jecleyn sidan lknse sidan kula rabey macquul way noqon wayday😢❤
Where has this gentleman gone this days i have listened many of his songs it's very amazing and awesome, this gentleman has boned with his talent, sio ya kujifanya
Heestaan markey Soo baxeysay iskuul xitaa ma dhiganeynin hadda o ay tarikhdu tahay 5/6/2024 subax arbaco ah waxa aan jaamacad dhameeyey 4 sano ka hor wn shaqeystaa alx jaceylna wuu I hyaa lkn qofta aan jeclahay oo an isla socono muddo 7 sano ah wn isku faraxsannhy alx❤❤❤
13/6/2024 hbnimo qamiis ah waxaaan qorayaaa this comment waxaaan u qorayaaa inaaan arko ama dib ugu soo laabto waqtigaan waqtigiisa hadow alla ii kaso anigooo sidaaan rabay ka dhabeyay aniga iyo inta ila midkaaa ee hamiga leh allah u rumeeyo dadaaal iyo natiijo wcn insha allah
Runtii 10 sano ka hor ayaa dhagaysanjiray ilaa hadana waa hadana waan xiiiseyaa mar walba oo yuotube aan so galo dambigiisa allha dhaafo waa hiboole codkiisu aan marnaba is badalayn🙏
What a legend this guy was . Our music has lost its value nowadays 😢😢😢
I sm still listening this song on Sunday night, 4th May 2024 while on my room waiting the result of DV Lottery but bad luck i didn't find myself in the list, i got chocked but Alxmdlh waxa mahad leh ilaheygi Samada tiir laan tagi, I will try next time IN-SHA-ALLAH ❤
I hope inaa hesho next year i.a🎉
Hestaan waxaan dib ugu soolabtay 5 July 2024 hadaa iga dambayso like isaar sxb waxaan usoolawaa marka xikta hadii aan noolahay anoo ka dhabeeye riyadaan leyahay io qorshayaasha aan damacsanhay haduu alle idmo isooduceeya hadaa comentigaan aragtaan❤
ilahy haku rumewyo😢
Waqtiga. tagayow salaama 10years ago lakiin heestii wali laga ma xiisa dhicin 24 1 2024
10 sana kabaxdi caawaan dib usooradiyay kadib markaan kilibyar oo kamida tiktok kasoo arkay😢 caawa waa 2023 7.13 habeen khamiisa😢 wakhti tagay dibmiyuu isoo noqan may😢
Xaqiiq tiktok baa ikeenay readinta biif salaan sre
25/Feb/2024 hada Iga danbeeso love saar ❤
Qof ban jeclahay sanado sabab la.aan iyo meeshu iga xigo ma aqaaan ilahow ii keen 😭💔 2023 /10/22
Maheshy lipax😢 ???
Ax Yaa Hees Dhidid AYaa DaremaY markaan DHaGaYsTo HeesTan
Wlhi Waa Cajiib Respect AHmed kHaYr❤😢❤
Soomali alleH HakaraameYo 👑
Heesaha uu qaadi jiray ahmed biif imika waa ahmed khayre runtii heestan ayaa kamid ahayd kuwaan ugu jeclaa most song when i listen 🎶 uur ku taaladiyo aramidan kalgacal eel kaygu dhacay waa aawada. Wakhtigii tagay dareenkaan qabay waxa ka wayn markan maqlo kaan dareemo.❤️17/05/2011..❤️❤️ 23/07/2023
Heestan xasuusta 2011 maran dhagaysanjiray cawana 2024/10/12 wakhtigi wuu is bedelay😢🎉 bari kamalin baan kusolabanaya
Naftaydan iga raali noqo wan ku ilaalin wan gudan wayay masuuliyadi iyo xilki iga ka saarneh wan lumiyay dareemahagi Qiimahagi iyo qofnimadadi iska kay cafi wxn daremaya murug iyo quus rajo beel kulama jecleyn sidan lknse sidan kula rabey macquul way noqon wayday😢❤
Sory sxb 😢
Sorry bro 😢
Sori bowe
Heestan wlhi maalin walba waan dhagaystaa waxaan kusoo xasuustaa jacaylkaygii hore oon saa,id u jeclaa inkasotoy hada marwo tahay alle gurigeeda haw barakeeyo dajiya hassan maxamed marwalba waxay idhihi jirtay anaa ku dhalaya nasri oo ahaa magac aan aad u jeclaa waan ilaawi kari waayay dabadeed waxba wan noqon wayay noloshu la,aanteed micno way iiyeelan wayday😭😭💔
Sheikh Axmed khayr Allah baa kaa soo hanuuniyay.
Waa hees dabacsan oo mucashaqiinta u leh Xasuus gaar ah 🇸🇴🎵🎵🎵🎵🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅
Where has this gentleman gone this days i have listened many of his songs it's very amazing and awesome, this gentleman has boned with his talent, sio ya kujifanya
He let go music and became sheikh, he is learning the deen
@@Maxamedsomali5 are you sure
@@mohamedadawa1083 yes bro search on youtube
MashaAllah that is great bro
he left the music industry .the indistry will miss him a great singet
Ku dhawaad 8 sano kadib maanta ayaan dib u milicsaday heestan cajiibka ah 6/7/2023 Ishaka-Uganda
Axmed biif was Master Of Somali music
Joogto ayaan umilicsadaa runtii iyadoo marmarka qaar ilmadu iga qubaneeyso 😢😢
Axmed biif heesihisa ad ayan ujeclahy waa daren iyo jacayl socdo❤😢
❤🎉
Somali songs specifically these ones are so unique everything about it. This guy is legend
7/11/2022 waxan rajeyn heestan ina kuso laabto malin aniga iyo xaaskeyga oo wada jir ah in sha allaha
Unug yada Jirkiyo Adimada Dhaman Inanyahey Adaa Ku Asteesanoo Kuu Ooynayaan🥺🥺🥺😭😭
Heestaan markey Soo baxeysay iskuul xitaa ma dhiganeynin hadda o ay tarikhdu tahay 5/6/2024 subax arbaco ah waxa aan jaamacad dhameeyey 4 sano ka hor wn shaqeystaa alx jaceylna wuu I hyaa lkn qofta aan jeclahay oo an isla socono muddo 7 sano ah wn isku faraxsannhy alx❤❤❤
Jimce 13 Sep
Hami wayn Baan Leeyahay 2025 Anoo ka Dhabeeyaan u soo Noqon Heestan❤
Soo noqo baroo
Aduunyo 🌍😢 qiimo maleh walhi ilahayow qof walba cabanaya cabashadiisa wyxuu donaya gacanta.midig ka gali.yaa rabbi wan idin salamay wllday somali wayn ❤
Waan iskaga cel celshadaa heeatan waxan jira 16 waxaan odaady inuu jachy i hayo wllhi❤😭
Ninki lahaa ba ka toobadkeno aniga dulfadhiyo dhagaysanaya alla ilahaw iga madoobee 😢
❤❤❤❤Ololha kalgacal adiga ❤❤❤
❤❤❤Watoo idilkood xubanha❤❤❤
❤❤Amar siinayoy ku adeegayan ❤❤
Listening somewhere in monapo rui Mozambique 🇲🇿🤦🙏
MOZAMBIQUE NOLOSHEEDU WAA SIDEE SXB
Wey ficaan tahy walal
Heestan waxay kamid tahay heesaha aan ugu jeclahay ee u qaaday hobalka mar la araga ah axmed biif, umalayn maayo hobal lamida fanka Inu Soo mari doono
Really Ilove this song music Axmed biif xusuux gar ah aye ugu ledahay 2010 wlhi walhi don't forget me myself
2024😂😂😂from america 😂😂😂😂
AL0W HEESAHA NAGA MAD00BE ❤
Still listening 26th February 2024😢
13/6/2024 hbnimo qamiis ah waxaaan qorayaaa this comment waxaaan u qorayaaa inaaan arko ama dib ugu soo laabto waqtigaan waqtigiisa hadow alla ii kaso anigooo sidaaan rabay ka dhabeyay aniga iyo inta ila midkaaa ee hamiga leh allah u rumeeyo dadaaal iyo natiijo wcn insha allah
5/March/23💔😭
😭
Muu dhintay walaal
@@aminaabdillahi9116
Maya uu noloyahy wlll
@@fardosomuxudin523
Miyaad qiroo tay
Pole Sana Abayey Mcn
❤❤❤❤❤heestan waxa dib u dhagaystay 14 July 2024❤❤❤❤
Sat/ 21 July/ 2024 😊❤
26july
Heeesta waxan dhageysanaya malin jimcaha 2:7 PM waxan dareemaya jaceyl illahi iskeen baray iska iskeen siiin😢
3/1/2021 ilaa 14/7/2024 wali xanuun iloobin cidna usheegin nafteyda umba iska ilmeysa gabdhaha qaar naxariis malaha nafteyda iga raali noqo masuuliyada iyo xilka iga kaa saarnaaba waan aboodi waaye wlhi
19 /5/2023😭💔😔
Ex fanankena ahmed biif Allah dembigisa ha dhafo
12/7/2024 la sii marayaa hadda comment aragtid reply iso gal zHp
Ishcalaa hees xasuus ayay ii leedahay waxaan wada dhagaysan jirnay asxaap qaaliya oo aan halkan kasalamaayo Augest 2023
2013 oo laqady 11 sano kaso wareegatay heestaan hdana waa 2024 waqtigu wu socda😢🍂🙌
7/3/2023😭💔
8/3/2023🥺👊
@@uptherhmnizmail9157 😢❤
Adiga waabay dhowday xiliga lagu helaye dadbaa mudo la nool murugtiisa caashaqa ok 👍 is deji
Xuusuus ❤️❤️❤️❤️🥀🥀🥀🌹🌹🌹🌷🌷🌷
Big legend resbect axmed biif 2022 🙏😭
17/5/2023 habeenimo arboco ah garowe
Waxaasaa jacayl lagaayiraahdaa
Xusuus baa galaysaa 12:30
Nin aan saxibo nahay bAA aad ujeclaa ereyada heestan😢 hadase ifkan kuma noola
Cawaa sabti ah 13/07/2024 magalada dire dawa waa hees xasuus mudan runti
Waxan aya la dhaha hees io badh io saaid wliba ❤❤❤
Uurku taaladiyo aramida kalgacal eelkaY igu dhacay waa awada 🎉😮
Yaa salaam dunidan ubaxii aan ugu jeclaay ilaaheey nabad Ha iskugu keen keeno ❤❤ I love you so much dear wife 😢
2/1/2024 War ninkaan ilahy ba kaso hanuniyay balse hadiiba fanku talent yahy ninkan ba laha
24 4 2024 Wednesday feeling like am gonna lose something 😢😢
Watching at the same time 😢😢
Axmed waxaa tahy faananinta dhexe kan ugu heesaha macan dhanka jceylka
The best song i heard
Habsan youssouf osman love you
Still I am listening January 5/1/2024 🎧✨🖤🥹
Masha Allah Allahayow na BADBAADI KULIGEENBA.
31/10/2023😢
2011 mobile ka hooyo ayan ka qaadan jiray markaasan ka gaysan jiray, Wakhti aanay jiray dhibaato dadku wada faraxsana aanu jirin brokenheart Alla muxu wakhti aha🥺💔
Waxaan dib ugu soo laabtay12sano kadib markaan arkay kilib yar oo tik tok kamaqlay😮
Hestan jacaylkeyga oo shan sano ka hor kala tagnay baa jecla mar walpo wuu dhageysan jiray xasuus 😭
Eeelka igu dhacy waa aawadah 😢 8/29/2024
Download maxaa uxertay abaayo
alow naga madoobee
2023/5/21😢😢💔
Mon, 10 may 2021🥺💔
Runtii 10 sano ka hor ayaa dhagaysanjiray ilaa hadana waa hadana waan xiiiseyaa mar walba oo yuotube aan so galo dambigiisa allha dhaafo waa hiboole codkiisu aan marnaba is badalayn🙏
Waxan dib u dhagaysana 24july 2024 11:56 😢😔💔
Heesta iska fasax nafiso aadan
From to boramA
30-7-2024
08:30am malin talaado ah ba dhegaysan
15/Feb /2010/ waqti tagay io hees Dareenle❤😢
Alle heestan maxaa ku raaxesta xasuus gaar ah bey ii tahay ciyaalnimadeyda milicsadaa
malin arbaca ah october 16 2024
Hees agteyda qiimo wayn ku leh weyan wlhy xsuuso bdan
26 December 2023
18 2 2023 maalin axad ayaan dawanaya
20.7.2024 Sabti 12:30 habenimo xasuus Qaliya
1/10/23💔😥😭
2024🎉
18/2/2023 🥰
21/1/2023😅
26/2/2023 😁
26/2/2023
2.41pm duhur nimo sinin 8/72024 tolow rajadaydu ma rumobii doonta😢😢❤
20/7/2023❤
July 8/2023
🥀💝
27 june 2023
16/7 /2023 😢
7 oct 2024
2024 ❤❤❤❤
axyaaaa hees wllhay wn u hayaa haaa
Surud school 2010
4/1/2024 Thursday 😢
HEESTII HEESAHA IGA DHEH
Yaasalama
20/1/2024😮
Davis Ronald Gonzalez Susan Johnson Scott
February 😭💔😢][{}
Mittahore tank yakamac
Heestan berigii la haleelay baan boqollaal jeer ku ceshaday, maxaa se ka dambeeyay? Waayo adag, balse aan waayo arag ka noqday hhhh
Masha Allah wll
1:48pm 23/2/2024😭💔
Ishcalaa hees