@AbshirAwad maca somalida professor ka ah jaamacadaha maraykanku uguma hadlaan English sida dhaladka, mudadii yareyd ee u joogay wasaarada arimaha dibada wuxuu badalay sawirka somaliya oo qofka dhagaysta hadalkiisa waxaa masgaxdiisa kusoo dhacaysa , sootii la lahaa Somaliya school ma jiro nolol ma jirto ninkan xaguu ka socda,
@AbdirahmanMahad-hh3yf adeer been baad ku noshahee soo sheeg dhamaan wasiiradii so maray arimaha dibada nin luqada English sida dhaladka ugu hadla nin kasta Adeer khudbadiisi waa duubantahay sida fiqi oo akhriyi kari waayay English loosoo qoray,
Waa wasiirkii ugu aqoonta badnaa ee soo mara taarikhda somaliya arimaha dibada weeyi maxamed cabdirasaaq, halka maanta fiqi oo ah qofkii ugu liitay u joogo wasaarada arimaha dibada
ninkaan ma'aqaan shahaadoyinka uu haysto, lkn waa khatar xagga luuqada, interview uu Aljazeera ka qabtay wax lamid ah ma'arag, caadi ma'aha
@AbshirAwad maca somalida professor ka ah jaamacadaha maraykanku uguma hadlaan English sida dhaladka, mudadii yareyd ee u joogay wasaarada arimaha dibada wuxuu badalay sawirka somaliya oo qofka dhagaysta hadalkiisa waxaa masgaxdiisa kusoo dhacaysa , sootii la lahaa Somaliya school ma jiro nolol ma jirto ninkan xaguu ka socda,
Horta sida aad adiga u aragto umbaad ka hadashay lkn waxa jira dad arka sidaas ka duwan
@AbdirahmanMahad-hh3yf adeer been baad ku noshahee soo sheeg dhamaan wasiiradii so maray arimaha dibada nin luqada English sida dhaladka ugu hadla nin kasta Adeer khudbadiisi waa duubantahay sida fiqi oo akhriyi kari waayay English loosoo qoray,
Nasha Allah guuleyso wasirkena
Mashaa Allaah eddo
Hahah xata anna. Ya aduun.
Waligay ma arag wasiir somali ah oo luqada English fluent sida dhaladka ugu hadla marka laga reebo maxamed cabdirasaaq
رائع جدا.❤
walalkey Adigoo raali ah Bus badan ayaa nagu kicisay waxaa fiicnaa laheyd inta aadan hadalka bilaabin in meesha biyo lagu rusheeyo!
Balo faanbaa layskugu dhaqaaqay
Walee inad cidii tahay faanbadana