“Reer Somaliland tuugtay taageeraan, Cidin iyo Maxamed/amiin tuulay maamulaan “ Weriye Heelo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 102

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 16 днів тому +6

    Wariye Axmed HEELO tusaale fiican buu ku siiyay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hudisa2025
    @Hudisa2025 16 днів тому +4

    MR HEELO FILINKII HABAR JECLO EE MARNA GARXAJIS LA TAAGEERI JIRAY MARNA HABAR AWAL WAATUU MUUSE BIIXI SOO AFJARAY. BERBERA,HARGEYSA IYO GABILEY HABAR AWAL IYO GARXAJIS AYAA LEH. CIRO AYAA MADAXWEYNE AH❤❤❤❤

    • @KhadanMohammed
      @KhadanMohammed 15 днів тому

      Beenta iyo qabyalda foosha xun ku mawali nafdad aderka Muuse iyo inderka solteco ba tuuga bay ahayeen maxanu cunaa iyo Hana kashifina tuuganimadayda ayaad umada ku eryansaa
      Tan kale . Hargeisa malihid mana lahaan doontit mustaqabalka Wana caasimada wadanka awalna nin cidagala ah baa Hargeisa magalysday lkn manta umada landerka ah ba iska leh
      Barbara hindi caraba iyo somaliba way wada leedahay habarwalna adigu kuma sexeexysid kubiyo cab tags
      Gabilay waa tuulo salaxalay la mid wanaad dagtaa adigana leh cid kugu haysta ma jirto
      Qalbiga dajista dadka wax la qaybsda doqonimo waa shile

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 16 днів тому +4

    Heelo hargeisa mooyee magaalooyinka kale oo dhan wuxuu ku sheegay tuulooyin reer haysto waa tee magaalada reer keliyi dego ee uu sheegay

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl 16 днів тому +3

    Heelo waligaaba qabilayste ayaa ahayd 70 jir sidaa u hada hadana sheeganaya wariye

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 16 днів тому +5

    Barbari maha tuulo wa magalda ugu dadawayan somaliland dadkeduna wa ilbax

  • @AkAreEMoHo
    @AkAreEMoHo 16 днів тому +1

    Waa weriyayashi qabaxda ku canbaxay heelo from Djibouti 🇩🇯

  • @Maxamed-pr1wi
    @Maxamed-pr1wi 16 днів тому +2

    walaahi anogoo reer borama ah kii lala doortay mooge isagoo waxba dhisin ayuu tagey kan ka danbeeyana waxba lagama hayo waxay shaqeeyaan 8 subaxnimo ilaa 11 duhurnimo cidna lama xisaabtanto ha iska janjeedhee dad badan uu dhaamaaa

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 16 днів тому +5

    Mooge boo Joog please Tuuugtii Caasimada Casishay Caasimadii dhiiqada weynayd

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 16 днів тому +4

    Walaahi waa nin Raga moodka ka xumeeya ayey isleeyihiiin lakiin iyaguu ka xanajinayaa

  • @NurGacan
    @NurGacan 16 днів тому +1

    Waaa runtaa geelo maxamed amiin iyo waxay mayar u yihiin oo waliba reero

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 16 днів тому +1

    Waar Mayorka ha daayo wuu dedaalayaaye, hadduu Waddani dhisayna sow xisbiguu kasoo baxay maaha!

  • @HRU20256
    @HRU20256 16 днів тому +2

    HEELO MOOYEE WERIYE XALAAL AHI KUMA JIRO KUWA WERIYAYAASHA SHEEGTA SE AH CAROOG BEELEEDYADA...

  • @DahaboAxmed-g3l
    @DahaboAxmed-g3l 15 днів тому

    Masha Allah waa wax garad helo war wax ka barta

  • @nimasaid-v5k
    @nimasaid-v5k 16 днів тому +3

    Wa run

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 16 днів тому +3

    Hello waa runtaa caasimaad ay somaliland dhan ku degan yihiin ayad mayar ka thy. Waa inaad midayso.

  • @AaminIsmaaciil
    @AaminIsmaaciil 16 днів тому

    Waayayhy maayir

  • @DhissanCC
    @DhissanCC 16 днів тому +2

    Hadallo run ah oo maanta lagu hadlay! Somalidu waxay jeceshay tuugga, ka musuqmaasuqa, kan ereyada macaan ku hadla laakiin aan ficil lahayn 😂😂😂

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 16 днів тому

    Maansha alah maanyar cabdikariim noolow

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 16 днів тому +5

    😂😂😂Caac, heelo sxb Hargaisi hore ayay u kala qaybsanayd.

  • @abdiraxmanadam7646
    @abdiraxmanadam7646 16 днів тому

    Maayarka hala wada saamaxo oo hadalka hala joojiyo, si uu shaqada inoogu qabto , adiguna maayar shaqdaada dardar gali ilaahayna hakula qabto

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 16 днів тому +4

    34 year ayey Hargeisa Uraysay maxaa loo hadliwayey

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 днів тому

      Reer meel loo maro ka waayey ayaa Mooge laga urinayaa

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 16 днів тому

      @ diradiraale soco reera adna haysku dirine Tuug dantiisa wataa waxan wada reer maha get lost adna

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 16 днів тому +3

    Mr Heelo well said Reer Somaliland Tuuugtay Jecelyihiiin lakiiin walaahi nin danbe on Umada wax aan u qabanayn Ina u xilhaynayn

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 16 днів тому

    Haddii aad arki wayday in taageeradii aad Waddani taageertay ay magaallada Hargeysa kala qaybinayso, kolkaa qodobkii ugu muhiimsanaa hoggaaminta ayaad ka siibatay oo ah INDHEER-GARADNIMADA. Intaa yar ee aasaasiga ahi haddii ay kuu muuqan wayday, waxaad ku sifoobaysaa in indho-arag.

  • @MaxamedCali-u2u
    @MaxamedCali-u2u 15 днів тому

    Waa runtaa

  • @MaxamedCali-u2u
    @MaxamedCali-u2u 15 днів тому

    Tuug ayaan amaanaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 16 днів тому

    Wax Ha la ii hambeeyo waa hadal garawsho leh ❤❤❤❤❤

  • @dawand6946
    @dawand6946 16 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedmaal8494
    @maxamedmaal8494 16 днів тому

    Raacitaanka wadani dhibmaylahayn ee waxaka xumaa hadaladii uu lahaa sida boorama oo kale

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 16 днів тому +4

    Hargaysa way Jirtay waanay Jiri doontaa Maayirka ka dib. HAYS CASILO Maayirku.

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 16 днів тому +4

      Huuuuuh xoolhaha Umada kuwiii cunijaray ayaa kusoo diray no doonimay o Mayir caasimadii uraysay waa laga raystay

    • @ME.LANDER
      @ME.LANDER 16 днів тому

      Yaahuuuuuuu tuugtii ayaa muraara dilaac ku jirta dib looga aamusi maayo tuug dambe oo cashuurtii danyarta iyo dadka kale calool aad moodo uur ku yeesha Allaahu Akbar!!!!!!

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 16 днів тому +1

    Qof ku. Maaha. Malaa ig wuu. Khaldamaa. Ee. Reer. Sland. Maskaxdu. Ha shaqeyso. Daaya. Kii. Wax. Qabanaya

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 16 днів тому +5

    Aqoon yahan Axmed HEELO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 16 днів тому

    Hargaysi wa saylad wax walbana wa laga helaa

  • @abdirahmanquule
    @abdirahmanquule 16 днів тому

    Tuug tuug dhalay qabyaaladiiste ah heelo

  • @sakariyeaxmed131
    @sakariyeaxmed131 16 днів тому +1

    Hooyadapa tuug ah ey ey dhakay ba tahay adu weriye ka ahow hadad berbera tuulo ku sheegto wlhi hadan kugu dhex arko wan kugu dhex dilaya

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 16 днів тому +1

      Heelo waaa fariiid eedaaa wlllo axmed heeelo nolow❤

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 14 днів тому

    Soltelko (badhi iyo calool) miyaanu caasimadda maayar ka ahayn.
    Ilaa maalintii Somaliland lagu dhawaaqay maayaradu way ololeyn jireen ee golaha wakiiladu xeer hasoo saaraan. Solteelko waxa u dheer lacag hal milyan ah ayuu muusetuug siiyay.

  • @ME.LANDER
    @ME.LANDER 16 днів тому +5

    Mayor Mooge hadii lagu haysto maxaad xisbigaagii ugu ololeysay ilayn waxba muu samaynine, solteco iyo cidin iyo qaar kaleba waa kuwii kulmiye u ololey nayeye hayaaaaay!!!!! Carr bal tuug dambe haka noqdo wadanka Mayor!!!!!!!! Garxajis ha joojiyo dulqaaadka faraha badan oo hayska celiyo dadkan usgaga ah!!!!!!!!!!!!!!!!!

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 16 днів тому

      Ninkan wa ki shalay hargyso dhan laha igu doorta bilaa qabyalad bilaa kharash ban ahy inu manta intu borama tago kaso caayo dadki doortay oo dadki wada doortay kala jeclaysto waxasi wixi u shalay ushegayey xagay iska qabanayan

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 16 днів тому

      Ma garxajis ayaa dulqaad badan ,cadegude, ina janbiir,liiban cadaalo,baabulahi,jiir iyo qaar badan oo cayayan ah miyanay garxajis ahyn,,mayar mooge huwayadii uu jilayey wa la ogaaday, ka tale mayar moogee ,bariis garxajis laguma soo korin 😂😂😂

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 16 днів тому

    Alla maxaa gudaafado maalinba mid matagaya adeer ka Tuug a ahi waa ka xisaabta diidan ee adigoo midhan hoos ahaan ugu yeedha si aad ugu matagto dadka xaqooga ka hadlaya markay 2 tuulo noqdaan Berber iyo gabiley imisaa ku qqaadatat

  • @NurGacan
    @NurGacan 16 днів тому

    Way ku adag tahay raaki galin u bixiyo maayarku
    Wariyo heelo wuxu waydiiyay intaas ahayd

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 16 днів тому

    Mooge wa oga in wadani reer hargaysa kala qabiyey Adna maayir ado reer kulmiye ku dorten in aad tidha cadow bay ii yaqanan waxay ahay qaladwayn oo mustaqbalka u xun takada heelo qado

  • @ayanismael5684
    @ayanismael5684 16 днів тому

    Well, the real tuug is just sitting right in front of you.

  • @NimcaanFarxaan-h2n
    @NimcaanFarxaan-h2n 15 днів тому

    Halkaas uun bay dadku kaa saluugen maayir lkn dadka waxgaradka ahi intaa waxba kama so qaadan haw bixin

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 16 днів тому +2

    maayarku wuu is dhiibeyyyyyyy eeee habar awlay aynu kadhaafno dhibta oo aynu udulqaadano ninkaasi maaanta lagabilaaabo cafis ayuu nagayahayyy

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 16 днів тому

      War ninkan cid eryanaysa ma arkine yaa eryanaaya wlhi waa iga daacad ma labada qof ee microphone ka laga waraysto suuqada dhexdisa ma kuwaasa mise waa goosha ta lagu sheegayo bal ninka laga qabtee

    • @engsayidmohamed7527
      @engsayidmohamed7527 15 днів тому

      @NimcoFf labadaassss ciyaaalo siuuuuuuuqa ayuu udkaysnlayahe magaca reerka uun marwalba odjanaya hadanu suber awlal nahay magacibay inaga dileeene aan iska qabano waliba hablahaaaaba ugu darannnnn

  • @MrSheeqa1970
    @MrSheeqa1970 16 днів тому

    Waad ugu talo gashay

  • @faadumoaxmed-sr5dz
    @faadumoaxmed-sr5dz 16 днів тому

    Ninkani wa gob lakiin gunba rifaysa wlee ragiini cunijiray dalka wa loyaba dib laysugu dulqadan mayo

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 16 днів тому

    Gabiley maha tuulo wa magalo ganacsi

  • @almisdalalchannel211
    @almisdalalchannel211 15 днів тому

    Adkatay ma manta ayad gabiley iyo berbera ku tilmantay tuulo 🤷🏽‍♂️🤷🏽‍♂️🤷🏽‍♂️🤷🏽‍♂️

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 16 днів тому +1

    Tuugtii oo iyo dibjiriintii oo isrifrifooya😂
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 днів тому

      Waa dad isla xisaabtamay oo is qancinaaya ee idinku maxaa isla haysaan ee aan madax tuuga iyo is qarxin aheyn?

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 16 днів тому

      Faqashey orodo adu Maatidada xoreyso oo gaadhsiso ragan meshay manta jogan intad xiniyahoda ka laalado

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 16 днів тому +1

      @ “waanalaxasuuqey” ilaa yomulqiyaama 😂
      🇸🇴

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 16 днів тому +1

      @ Tuugtaas masaakiinta aanhadli Karin oo adiga oo kale ah dhiig ka Jaqo ,waalaqaqabanrabaa Soomaalida Waqooyi Galbeed iyo 1/4 Gobolka Togdheer 😂

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 16 днів тому

    Wali raali gelin kamo bixiin iga wala sidan modayey inano ahayn oo masuliyaad intaa lee eg ano qadiikarayniin hadalkii u kayiri borame caqliga cadiga ahwu garanaya wugaranaya

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 16 днів тому

    Intaad qof iska dhaadhicinayso ayaad ku kale ku gefeysaa waa sida hadalka heelo ,hal baloodh baad badku gelinkara

  • @NurGacan
    @NurGacan 16 днів тому

    Suaashi ka jawaab raali galin ma ka bixinaysaa lagu yidhi

  • @KhadarMaxamed-y5f
    @KhadarMaxamed-y5f 16 днів тому

    mayarka looma dooran inuu dadka mideeyo waxalguu doortay casimada dhiskeeda hadalkaagu wuu liitaa

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 16 днів тому

    Waar wamaxay ruwayadan😂😂😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 16 днів тому +3

    Wadani arinku ma taagna. Arinku wuxuu taagan yahay Canshuur iyo Wax lagu Qabtay. Fadlan IS CASIL.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 16 днів тому

    Dadka kugu heysta Xusbigii aad ka tirsaneyd oo aad u ololeysay waa kuwo garaadkoodu liito oo u baahan in meel looga soo wada jeesto

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 16 днів тому +2

    cashuurta xaaraana haladhimo

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 16 днів тому

    Heelo maanta macdaa kaga jirtee yaan loo qaban.

  • @hamda2342
    @hamda2342 16 днів тому

    Imisa
    Guri.baa
    Kaa.qabya.ah
    😂😂😂

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 16 днів тому

    Ma berabare reer ba la? Haant qaran reer ma la joojiya qabilayada qaramon

  • @NurGacan
    @NurGacan 16 днів тому

    Raali galin wuuu diiiday

  • @sidiiqmaxamuud-id2ws
    @sidiiqmaxamuud-id2ws 14 днів тому

    hoyada tuugu was ina cidin ha cayin

  • @asadcapdi1365
    @asadcapdi1365 16 днів тому

    Gesi heelo waaruntaa guuuuuuuull

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 16 днів тому +2

    Mooge mayor haka qoomamayn raacida xisbiga wadani waayo dalka waad badbaadisay.

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 16 днів тому +2

    Mooge Tuugtiiba lagu soo fasaxay reer Somaliland waa caamo war Mayirka taageera

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 16 днів тому +4

    Imikana Maayirka Hargeisa HAYS CASILO.

    • @togdheer-man8588
      @togdheer-man8588 16 днів тому

      @abiibabiib waxaad tahay garac xaraan ku dhashay oo beenale ah,

    • @abiibabiib4108
      @abiibabiib4108 16 днів тому +1

      Jac Guskayga iyo ka reer Boorame oo dhan.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 16 днів тому +3

    Mayirka Hargeisa waa Tuug isagaa qaybiyay umada Hargeisa

  • @SAMATALIS998
    @SAMATALIS998 16 днів тому +1

    Waar cidin maxaad karabtaa

  • @abdisaed1860
    @abdisaed1860 16 днів тому +4

    The wolf is in sheep's clothes

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 16 днів тому +2

    Mayirku waa Beenaale Hargeisa ma wadi karo.

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 16 днів тому +2

    Abdikarimow reer qudha baa ku haysta waxaana kugu haystaan qabyaalad iyo reernimo ee fulinimada iska daa iyaguba kama ay xishoon.Adiguna ha ka xishoon.Maayirkoodii Maayir miqidhiroba may ku macaaridin ee xaarka uga tegay ee aad xaarkiisii gurtay.Waxay wadaana waa xaasidnimo iyo macruuqnimo waxay ka xun yihiin wax qabadkaaga iyo xaarkooda aad gurtay iyo waxaad qaban doonto

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 16 днів тому

      Bal iisheeg reerka aad sheegayso hal qof oo misaan leh xilna haya oo ninkan mucaradaya mise tiktoraris baa wareeriyay de misw goosha ayuu ka cabanaya wlhi waa iga daacad waa lay eryanayaa unbu leeyahay wx eryanayana ma aragno

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 16 днів тому

      Lacagtuu xadaybaa eryanaysa

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 16 днів тому +1

    Munaafaq munaafaq dhalay weye ina mooge aan dadka soo hor istagi karin

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 16 днів тому +2

    CAADKAAGII WUU GUBTAY

  • @MrSheeqa1970
    @MrSheeqa1970 16 днів тому

    Beenaale Qiiro khan

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 16 днів тому

    Waa run