Ilaahow Cadow hano gacan galinin.Ilaahow si xun ha no dilin.Ilaahow Anagane aanan qofna dilin.Walahi dadka qaar wa iska Sheydaan qoskayo dad u eg Saaxib iska dhigayo.wxno kle mrkad maqasho wxd is ldhy qofna ha la saxibin hana raacin.Koley sidu Ilaah qaro un aya dheceyso lkn taxatarka wa muhiim.
Mahadsanid 👍 👍 👍 Bro gabadheyda Alxamdulillaah iskuulka kaalimaha hore gasha marka gabdhaha wey is gurubeystaan marna waa la ciyaaraan marka iyagoon wax leys dhihin ay shib ka dhahaan waxan dhahaa wey ka maseyraan waligaa ha raacin, hana dhex gelin kor kala qosol laakiin ha aaminin waana Ajnabiga 😊cabsi cabsi ilaahayow caruurta noo xafid caruur iskuulka wey is xasdaan oo is shirqolaan.
May yeesan la qoslin Toos ha ugu harto, waxaa laga yaabaa waa iska ciyaal in Kaftanka iyo jaceyl loo muujiyo mar uun uu la sibxado una fududeeyo inay aaminto oo ay ilowdo xurguftii dhextiilay. Gabadhaada Aad ula soco.
Hoosow pro mahadasanid wlky waa la socda barnamjkada lkin wa marki igu horesay o komati so qora mida hada ka hadlaeysa 2022 dhaxdeeda ayaa igu dhaci gaartay wlhi alxmdulilah lkin Alllah aya i jeclay o markan fahamay aya ka haray Alxmdulilah saxibna saas ayeey iga dhamatay ruunti
SubhanaAllah sad wallahi.. Ya Allah protect our children,as a mum I get emotional wallahi when I hear this kind of stories because I have a daughter who is a preteen and they group themselves alot I see it and it frightens me..
Anigay igu dhacday taso kalo dad an sxb la ahaa ii tadhaden lkn ilahay aya iga badbadiyay shekadodina waxy dhafi wayday inay i xasidan un balse waan ka gulaystay oo ilahay ayan talo sartay
wllhi aniga igu dhacady saaxibo sidasaa😢 lkn 2 Taylor mida igu soo hadhy tiina khyarndii igu yabaka badanayd bay igu samaysay lkn alhamdulilah had goonkayga gaadhay😊
Action Filmska iyo dhamaanba filimaanta reer galbeedka ayaa u sababa ayaan filayaa in dhalinyartani sidan bahalnimada ah udhaqmaan. Wax kastoo aan xataa niyadooda kusoo dhaceen markay film Ku daawadaan waa kuwaa iyagii iskulasoo noqday😢
Taxadir muuji mida kale koox ama dad badan hala saxibin siiba kooxda balawadaha leh mida kale qof muslim ah kuuna dhaw somali a aamini karto la saxib hadaa waysane hore usoco
Nabigii ugu dulqaadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badnaa intuu ilahay abuuray oo dhan waa nabi Muhammad Sallallaahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya suubanah 😍❤🕋
Scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw
Scw
Zcw zcw zcw
Scw scw scw 😍
mashaallaah
Qof walba oo qoraalkeyga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cimri dheer ❤
Madsnid
Sidokole wllo
Adigan waxa kasta oo qeer ku ah allah ku siyo
Adiga neh sidaa iyo si ka wanagsan ku rajenaya walal
Sido kale walal qali
Allah ha u mahad celiyo qofki aaneey qalbigiisa ku jirin in uu qof kale dhibaateeyo hubby giisana aaneey aheeyn waa nimco weyn walaahi Alxamdulilaah
Allow wa mahadaa
Alxamdullilah ilaahaybaa mahadaa leh
Alxmdulilah ilahayba mahdale
Allah is the one who has power over All the is A creator❤
Gaalo caqli iyo naxariis wey is daayeen
Anaa sweden La jooga Alle hanagu badbaadiyo🤲
Ilaahow Cadow hano gacan galinin.Ilaahow si xun ha no dilin.Ilaahow Anagane aanan qofna dilin.Walahi dadka qaar wa iska Sheydaan qoskayo dad u eg Saaxib iska dhigayo.wxno kle mrkad maqasho wxd is ldhy qofna ha la saxibin hana raacin.Koley sidu Ilaah qaro un aya dheceyso lkn taxatarka wa muhiim.
Aamiin aamiin
walal noolasha xaga xun haka eegin hadii kale mentally kaaga waxbadan ugaysanaysa
Amiin yaa rabi
Amiin ta Allah 🤲🏼❤️
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet muhamed scw scw❤️❤️❤️
ﷺ ﷺ ﷺ
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@@abdrahmenibrahimahmed9646 ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Waan arkey gbdho iska kay xigsanaya lkn alhamdulillah isla markaan ka dareemay waanba ka jartey xiriirkii
Sax sni xita wlh Alx yaa Allah🤲🏼❤️
Mahadsanid 👍 👍 👍 Bro gabadheyda Alxamdulillaah iskuulka kaalimaha hore gasha marka gabdhaha wey is gurubeystaan marna waa la ciyaaraan marka iyagoon wax leys dhihin ay shib ka dhahaan waxan dhahaa wey ka maseyraan waligaa ha raacin, hana dhex gelin kor kala qosol laakiin ha aaminin waana Ajnabiga 😊cabsi cabsi ilaahayow caruurta noo xafid caruur iskuulka wey is xasdaan oo is shirqolaan.
May yeesan la qoslin Toos ha ugu harto, waxaa laga yaabaa waa iska ciyaal in Kaftanka iyo jaceyl loo muujiyo mar uun uu la sibxado una fududeeyo inay aaminto oo ay ilowdo xurguftii dhextiilay. Gabadhaada Aad ula soco.
Subxanaallh qof bil aadan hadaa naco xitaa wllhi 😩 qof bil aadan inaa dilo ilahey iguma oga bismilahi 😭👋💔
Legend More respect sheekada Qatar waaye💕
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤❤
Walaaal Osman Hosow. Full Respect ❤
🤲
😡
😭💔 naag saxiib magasho subxanallah💔💔 naarta xataa way ku gaynayaan 👀
Hoosow pro mahadasanid wlky waa la socda barnamjkada lkin wa marki igu horesay o komati so qora mida hada ka hadlaeysa 2022 dhaxdeeda ayaa igu dhaci gaartay wlhi alxmdulilah lkin Alllah aya i jeclay o markan fahamay aya ka haray Alxmdulilah saxibna saas ayeey iga dhamatay ruunti
Masha allaha saad marwalba aad ugu mahad noqdo dadka kudawanayo 👏👏
Alxamdulilah sxp dhan malihi 🤲🥰
Wlhi qof kasto wixii alle u qoro unbuu sababeystaa lkn waligeybo saxiib maan sameysan hada kadambena wax xun Allaha iga hayee 🥺🤲🙏
Subxaanallah 😭 😭 waa aarin xanuunbadan runtii dadka maanta jooganna saxib ba malleh allow haygu keenin in aan qofbili aadana gavmahayga sharaftalleh aanku wasakheeyo alharanna cadaab ii hogaamiya aaaaaamiiiin Aaaaaamiiiin yaarbi raxmaan 😭
SubhanaAllah sad wallahi..
Ya Allah protect our children,as a mum I get emotional wallahi when I hear this kind of stories because I have a daughter who is a preteen and they group themselves alot I see it and it frightens me..
Anigay igu dhacday taso kalo dad an sxb la ahaa ii tadhaden lkn ilahay aya iga badbadiyay shekadodina waxy dhafi wayday inay i xasidan un balse waan ka gulaystay oo ilahay ayan talo sartay
Subhanallah ilaahow adaa weyn 😢😢😢😢😢
Hoosow pro no so celi qisooyinkan ❤
Saxiibku waa guul marna waa sad ku yaal marna waa sababta 💔😭😭😭
Waa jeclahay qisoyinka qaabka uso jeediso masha allah laguma casjiso
Legend waano iyo wacyi galin dhalinyarada u horsedo ayaa thy
Waan jeclahay. Sheekooyinkaga ❤️ thanks
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Waa ku salaamy macalin Hosow ✌🔥
huno hoore u soco markay carurtu iga secdanban ku dawada
Sababtas ayan u samysaysta marwlba hal saxiib hadana ma aamino dad aan horay isku so qabanay inay ila saxibaan mar labaad
Walaahi waa ka xumahay gabadha yar waxa ku dhacay .saaxiibada xun aad bay u xun yihiin
Thanks waan u xiisnaa shekooyinkaaga ❤️
HOSSOW PRO FADLAN PIN IGU QABO MUDO 2SANO BAAN XIRIIR KUULA SOCDAY MANTA WA MALINTAYDII🙏
Aniga imika labadayda saaxiib ayaa i xaasidaya sababtoo ah darajada schoolka ooga sareeyaa wax kasta isku dayeen inay igu sameeyaan
Mashalha waa ku mahdsanthy beryhan waanu ku wenya
wxn ka helay sida aad wax uso tabinyso mash Allah wllkey no so badi
qisadan sanad iyo badh kahor ayan hodon online ka dawaday aad ban ula yabay 🙄
Mahadsanid wll 🥰
Nin culus hasow baro illaah haku xafido
Wllhi markan arky labadoda oo iska key xijisanayo wan ka tagay oo isla habenki ayey isku dayen iney dib iso celshan oo idhihen wan ku jeclnhy plz so labo oo wlshey ikama.eysan yelin kadib hoyadey markan ushgy wxey itiri iney wax kuku sameyan.ayey rabeen inaa her dacwad ayaan isla.garnay alhamdulillah hda wan iska so afjaray marka nag sxptinimadeda waji malahn waa mids ilahada iku leh sameyn weyn sidan isku ehen io sidey isku key badalen subxallah
Keep goin pro🥰🥰👍
Keep going my pro hosow gar iyo gardaraba
I'm first allhmdulilha
Ayaantaan waa lagu waayay taliye😍
wllhi aniga igu dhacady saaxibo sidasaa😢 lkn 2 Taylor mida igu soo hadhy tiina khyarndii igu yabaka badanayd bay igu samaysay lkn alhamdulilah had goonkayga gaadhay😊
Hormar wacan. 😍😍💜💜💜. Caafimaad ku noolaaaw.
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Qisadan walhi wa Qiso cimro qadasha leh dadka la amino Adigu aminaya hadana haysku si wada dayn wayo wax walba wu ka soroba ilhy Hana amansado 🥹🥹
Keep going wllo osman hosow wlh hdan awodo 1m io ka bdan ku gaarzin lha❤❤🤴🏽
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Guuulaso wallo in Sha Allah
Action Filmska iyo dhamaanba filimaanta reer galbeedka ayaa u sababa ayaan filayaa in dhalinyartani sidan bahalnimada ah udhaqmaan. Wax kastoo aan xataa niyadooda kusoo dhaceen markay film Ku daawadaan waa kuwaa iyagii iskulasoo noqday😢
SHP WAAN KU TAAGERA ❤️🤴🙏
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Number 1
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Zc wl.sethy hosow bro nio iwaxn raby inan kala hadlo UA-cam hanaqadan Kufqkarayaa e arinkaa makala shekaysankaraa wll
Hosow lagend❤️
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Barnamijyadada ada ujeclhy wllky❤
Amiga ugu horeyo
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Lgand waa sheko respect ah
Kep going 🤛
QISO IYO AQOON HOSOOW❤🥰
Horey usoco wll key
Waan ku salamay hosow pro Waxaan asxb la ahaa wiilal somaliya wakhtigaa ma ahayn wakhti aad u sii fog waxay ahayd 2020 wakhtigii coronaha Waxaan Sxb ku ahayn 8 dhalinyaro ah waxay u kala qaybsameen labo koxood oo isku ficnayn oo marwalba is khilafa aniga Waxaan rabay inaan labada koxoodba aan Sxb la ahado lkn koox ka kobnayd afar qof ayaa malin igu galay qol ay ku murmayeen waxay igu dheheen labada koxood mid raac lkn Waan ka diiday halkee ayaan isku gacan qadnay malintaa ayaa igu dambaysay inaan kooxdaa dhex fadhisto waliba anagoo heshinay wayo waxaa laga yabaa inaanu isku calool fayoban waxay ka dhacday wadanka faransiska gar ahaan magalada Paris
Taxadir muuji mida kale koox ama dad badan hala saxibin siiba kooxda balawadaha leh mida kale qof muslim ah kuuna dhaw somali a aamini karto la saxib hadaa waysane hore usoco
Soo booqo kanaalkyga wxd so kulanto
Its so sad wllahi qisadan wey iga ilmeysisey Xaasid waye dadka qarkis xasbunallah😒😓😥
Masha allah sidad noga sogudbineysid wll wadku mahad santhy no sobaddi
Asc
Sorry miskiinta 😭😭😭😭😭 Horay usoco walal adna 💞💞
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@@maandeeq12 WALL waan kuu saaray ii Ducee walal 😭😭😭
Kada Musikk vidioga wll si fican loma dhagaysan karo mahadsanid🥰🥰
❤❤❤❤❤❤
Waa dad caqli xun walaahay😢😢
Qasiyada chris whatt soo koob wll
310k subscribers
Saxiibkas mar buu wadkaa yahay hayswada siin
Cabsi cabsi waye muqalkan
Aduunka. Saxiib wuuba ka dhamaadaye😂
Tan qiratay xabsi daa’in in lagu xukumey eheed tan kalena la toogto’ iney toogtaan bay ahayd gabadhaas! Waligey eragaas ma qorin, qof dhan baa layska dilayaa sabab la’aan waliba qaab arxan darro ah! Hodan online baa waxay dhahdaa Allow dadka qaar waddo xittaa hanooga horkeenin! Allow dadka qaar waddo xittaa hanooga horkeenin xasbunallaah!
Hosow 💓
Waa qiso xanuun badan walaahi ilaah naguma keeno
Haa
Nosobadi waan uxiisne qisoyinka nocan okale ah
Whi qisoyinka wan uxisy.thnks.m.a
Gabar aan walalo nahay kudhawaad 11 sano balse waxay marwaliba sameyn jirtay inay Ka fogaato lasaxiibida gabdhaha, balse waxan dib u ogaday gabdhahu inay dhagartu isku qodaan
waan ku waynay baga ee noo soo noqo
Waan kanaxay runtii saxiibo is xigsado waa musiibo mar hadaad sadexaad tahy isjir waana arkey shekoyin shirqool ah sidano kale
Anige iso martey wanba gooyay
@@emmahaji9829 bismillah ilAhy ka badbadiyey mahad leh walal
Wcs por
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@@maandeeq12 haye wll
Sheekadan mayrs ay midi ka masayrtay ba loo dilay wn dawatay mar hore
Wcs
🥰🥰🥰
Sxbw hal Arin kaso hadal Kingston Philadelphia dadka darugska zaaid u itismaala wajiga kharsoon ee America
asc wll hosow baryahan wan ku wayay yutubka kaliyen sugo barnamijisa aytahay
Wll gabadha kamac la dhaho oo dadkeda ay dileen kaso hadal plz tik tok ku jirtaa
Dadkeeda miyaa dilay mise xanuun ayee u dhimatay
@@esmahan143 dadkeda aya dilay waliba si xun bey u dileen
I heard this story frm an english page
Heer waxan garay ay dadka commentigyga inay akhriyan waqti ku bixiyaan kkkkkk🤣
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
Sad story
The reason aan u necbhy asxaapta inaa amino💔
Shekeyinkaga waxa kala dhex baxaa wax badan waalaga faidi shekeyinka
Poliska qalaad weyn bay sameyeen wayo 16 ugu yaraan 4 sac waa in ay radiyaan waxi 20 jir ah waa malmo wayo 16 way yartahay
Aniga waxaa qabaa balwadooda inee sababtay
✨
Shekadii gabadha bahida gaarka Ah qabtay iyo wiilkii American ka ahaa away walaal
Sababtaa u xayeeysiineyso transfers Galaxy maxaa waaye?????
😂😂sual xumidaa
@@yusra11_ hhhh alaa hada maba ka jawaabin miyaa.