kaalay ilasoo arag guri alaabtaal oo mafruush ah oo shidan(Masar)?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 2 місяці тому +3

    Ilmaha oo dhan Allaha xafido meek kasta aay joogaan 🤲

  • @MunaMMuse
    @MunaMMuse 2 місяці тому +3

    Gurigaan masha allaaaaah weeye

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 2 місяці тому +2

    MashaAllaah dadka kala nasiib badan waa guri aad u quruxbadan macal alaabtisa oona raqiis ah ilahey ha u barakeyo amiin adigana xppti shukran sidad noguso gudbiso markasata❤❤❤

  • @nastehaabdalla4183
    @nastehaabdalla4183 2 місяці тому +2

    Masha allha abyo ❤❤

  • @yasminmohamud5686
    @yasminmohamud5686 2 місяці тому +1

    Asc walashey waad mahadsan tahay sida dadka flowga kuu ah aad ugu mahadceliso allaha kusharfo hana idin xifdiyo adiga & ubadkaga 🥰🥰🥰

  • @adanfarah8245
    @adanfarah8245 2 місяці тому

    Asc walal waad ku mahdsanatahay sidad nogu so gudibson hadba waxad is ledahay waay ficanayihin lkn waxanu u bahanahay in aad naso siiso meel lagala so xidhidho thanks

  • @HothanMahamed-uo3cq
    @HothanMahamed-uo3cq 2 місяці тому +2

    Soo badi daily life ❤

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 2 місяці тому +1

    Soo badi xbbti❤

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 2 місяці тому +1

    Xagen Kala soo xiriraaa abyo

  • @ifrahcraxman1637
    @ifrahcraxman1637 2 місяці тому

    Abayo inan masar u so guuro aan raba nolasha qali miyaa

  • @user-cq7vj3by2c
    @user-cq7vj3by2c 2 місяці тому +1

    Abaayo imisa waaye gurega labada gol ii soo sheeg abaayo masar baa soo dagayaaye

  • @idil_onlion
    @idil_onlion 2 місяці тому

    Abaayo wa ku bahanahay intee kala sobxiriira thanks mcnto

  • @fartunahmed7051
    @fartunahmed7051 2 місяці тому +1

    Xagee ku yaal gurigaan allaab oolin meeqa waaye

  • @user-ni9gv3fo9l
    @user-ni9gv3fo9l 2 місяці тому

    Abyo guriga ma soomaali baa iskaa leh mise masaari
    Guri goglan qol iyo jiif baa raba
    Lambaarka maa isoo diri karta kuwa guriga kula heley❤

  • @Maan3416
    @Maan3416 2 місяці тому

    Oo wll guryaha goglan weel mayaalo miyaa wx lagu karsado

  • @AbdiazizcadeAxmed
    @AbdiazizcadeAxmed 2 місяці тому

    Kuleel saaid miyaa abayo

  • @HamdaKoosey
    @HamdaKoosey 2 місяці тому

    Wllo fadumoy adiga meel lagalaso hadlo ma nooso sheegi karta

  • @faysalabdi7784
    @faysalabdi7784 2 місяці тому

    xagee ka degan tahay qaahira

  • @fali8070
    @fali8070 2 місяці тому

    Xagee kuyaal xaafadee wll

  • @nimcomaxamed7538
    @nimcomaxamed7538 2 місяці тому

    Abyoy hal qol oo alaab taal mala helaa hadiisa lahelo waa imisa

  • @idil_onlion
    @idil_onlion 2 місяці тому

    Fadumooy abaayo tellkag ama facebook iso qor maser wa u soo socda qaali