Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Walaahi waa ka helay..waxa fahmay taasic iyo caashir maqalno inay isku xaafad yihiin oo laami kala qeebiyo mashallah somalida isku xaafad deganyihiin anaga somali hada nahay meel somalida ku badanyihiin jecelnahay sida eastleigh.. marka youtuber waxa jira maantoo dhan ku dhex wareegaya xaafado somalida ku badneen oo oo 1 iyo 2 qoys deganyihiin ama youtuber laftigiisa deganyahay ayuu ku xayeesiin oo video ka duubin oo waqti dhumis ah. Wa mahadsantahay sister video noo soo badi oo xata xayar caashir dukaamada kor nooga soo duub ganacsatada ku leeyihiin aan aragno. Iqaamada ina cusbooneesato ma fududahay hadaa rabti sanado inaa masar ku noolaati sida Nairobi iyo UAE
MashaAllaah xppti hormar wacan wadna ku mahadsan tahay sidad noogu faa'ideeso markasata aad wax so dhigto ima dhafaan ❤❤❤
Masha alah qurux waye guryaha ❤❤❤❤
Masha allh qaali nosobadi volok yada❤❤❤
mashaallah
Ilaafiyo somaali famaliy
Wan sooguuri rbye abaayoy halken kalasoxirirn mesha dadkama naqaanne
Haa ❤❤❤❤❤ abaayo shukran xbbti
Haa waan ka helney
Waan kahelay❤❤❤
Noosoo badi abyo❤
Guryahan okle ayaan rabnaaa ee wll nosoraadi
Basabor somali malagu taga wllo
Jaamacadaha ka waran xbbt qof bachka wadankii kuso qaatay mastar ma helaya
Noo soo badi wll wn ka helnee mida kle waan soo socdaa wll 2 week ayaa i dhimn insha alh xalkeen kala xidhiidhaa
Matagtay wlll 😊
Ma adaaba qiimo sheegtay walaal
Waan ku taageeraa abayo waxan raba yutube inaa furto see ufurtaa
Xbbti سابع meeqa waaye guriga kiradiisu
Noso badi abayo
Abaayo xadaanooyinka kasoohadal
Qof raba in wadanka Sweden looga dacwoodo dacwad maka furankaraa Wadanka Masar
Naa wll guryaha kiradodi miyaa la kardhiyay bal no sheg wxs ban maqlay ee
Noo soo badi lacagaha noo sheeg
Waan soo socda 2qol iyo jikadisa 100 maku helaya wp
Haa xaafadaha ayaa kla duwan xitaa wax kayar waad ku helaysaa
Wan so dagi raba kwrn nolosha side waye abyo
Ina mar walbo weydiyo raba nolasha ini mabaasa ayaan daganahay inaa xaka u guro raba bal adi ata igu dhaantid war bixin isi
@@SacdiyoMaxamed-kz8ov wlhi wey ficnthy dhanka dhaqalah abyo iyo jwiged meelha kle wey dhanthy inte dagnthy neh abyo
@@AnuuAbshir insha allah wan so socda
@@SacdiyoMaxamed-kz8ovanaa dagan abaayo lix sano 😅 waa meel nafiisa wlhi waad ku noolaan kartaa masar waa wadan islaama oon cunsuri nimo aqoon
@@AyanSharif-w3s shukran abayo wax saas igu sheego wanba jeclaa
Fadhigi madaaradbaa loo badalay daydka guriga daarad ladhaha😂
Xege ka daganthy masar