BOOQASHADII SHAADIYA & CABDIFTAX & ABWAAN BAARQAB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 чер 2023
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

КОМЕНТАРІ • 272

  • @user-my5zs9ve7x
    @user-my5zs9ve7x Рік тому +18

    Masha allh mama faynus iyo shadiyo wllhi wan jclahy fany waye❤❤❤😂

  • @ashabella8422
    @ashabella8422 Рік тому +5

    Wooow! Two legends Mama Feynuus and Shadia, please C.fatax hadalka naga yareey aanka dhegeysano Mamada iyo Shadia oo aan wax badan hamineyney ineey wax isla jilaan

  • @LibaanXasancumar-il2pz
    @LibaanXasancumar-il2pz 8 місяців тому +1

    Masha,allah mama feynus

  • @saamiyasiman9742
    @saamiyasiman9742 Рік тому +11

    Koxda nogu sodara shadiyo❤ mama feynus alaha kuxafido❤

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Рік тому +20

    Masha Allah xamarey guleyso cadawgagana hajabo ❤❤❤❤❤

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Рік тому +3

    Masha Allah, wlhi wan jeclahay inaan la kulmo teamka, 2022 ila hda Jimce kasta iyaga ii daaran, famil inaa noqona mooda.
    Muqdisho iman next week, inan idin arko aad ujeclahay

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Рік тому +3

    Maanshaa Allah Tabarakalah Feynuus Habo Waan Ku Farxey Booqashada. Shaadiyo Iyo Abdifitah Waa Taageeraa. ❤️

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Рік тому +10

    mashAllah tabarakaAllah keep going team

  • @mulkihappy
    @mulkihappy Рік тому +6

    Mamo feynuus big love mamii cimri dheer iyo cibaado suuban Alle haku siyo❤❤❤

  • @samirasheikhali1827
    @samirasheikhali1827 Рік тому +11

    Maamadeena Allah ku xafido cimriga Allah kuu dheereeyo❤❤❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Рік тому +6

    Maashaa allaah maama feynuus runta ayay ka hadshay iyo wixii jira wax badan ayay u soo joogtay waana wax dhacay runtii

  • @munaahmed7901
    @munaahmed7901 Рік тому +3

    Woow Masha Allah tabarakalah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @XamdiSaleban098-by7ld
    @XamdiSaleban098-by7ld 7 місяців тому

    Maasha alahaa wlhi dad an jeclahay baa is helay

  • @maxamedkamalcqaadir-no8mj
    @maxamedkamalcqaadir-no8mj Рік тому +3

    lkn alle waxan kabaryaa mar un in aan lakulmo timka gurmad inta hada muqdisho jogto😭😭😭😭😭😭wlhi hadertan oo fariin taan aan qorayo indhahega ilin ayaa ku taagan hadii aan nasib aan leyahay waan idin arkidona insha allaah jiroo jojo awidkiina sharaf iyo karaamo timkega

  • @maryamacuisine3348
    @maryamacuisine3348 Рік тому +1

    Mazha AllaH Shaadiyo sharaf iga Nasiib badan Oo Mama Feynuuz La kulantay Filimka Cusub Kuso Dara Shaadiyo sharaf 🎉
    🎉❤❤

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 Рік тому +3

    MashaAllah TabarakAllah Hooyo faunus Qurax badan Allah ha ku Xifdiyo
    Aamiin yaa Rabi Aamiin 🤲 🤲 🤲

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 Рік тому +3

    Maashaa allaah tabaarakulaah mama faynus sheeq aad ayaan u jeclahay shadiyo iyo xabiibkeedana waan idin salaamay ❤be love

  • @nasromohammed4202
    @nasromohammed4202 Рік тому +2

    Masha allah mamo feynus qurux ey noqotay 🥰🥰🥰🥰

  • @user-vr2ed1pw6k
    @user-vr2ed1pw6k Рік тому

    Younger generation doing history together even the young generation didn’t understand it but us read the younger generation we have to have a blue and listen to her. I don’t remember her having music do you know maybe you know 30 years is going to be like on the 30th either one.

  • @cayuushmuhudiin6893
    @cayuushmuhudiin6893 Рік тому +8

    Mamo feynuus cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad taam ah inogu noolon 😍 love you mam❤💋💋

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Рік тому +4

    machallah ❤❤❤ maman faynus ❤❤❤

  • @hamdihassan1083
    @hamdihassan1083 Рік тому +2

    Maansha allah tabaaraka Allah team Gurmad horay u socda 👍

  • @Hooda36
    @Hooda36 Рік тому +5

    Assalamu Alaikum dhamaan brother and sister especially faynuus iyo team gurmad iyo inta kuso biiray jummah mubarak ❤ 💐 ❤💐 ❤ 💐

  • @criaaqbiljim9301
    @criaaqbiljim9301 7 місяців тому

    M.a aad ban u jeclahay jilitankeda hooyo faynus ilahy cimrigeda hano dhereyo 💯

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 Рік тому +4

    Masha Allah Boqosho Wanagsan

  • @naciimodagan8480
    @naciimodagan8480 Рік тому

    Masha alah wan idin xisay team gurmaad goormaa filim cusub noso deyneysiin❤❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @SahroaliAl
    @SahroaliAl Рік тому +5

    Shadiyo iyo mamo feynus funy waye 😂

  • @hamdiabdulle3071
    @hamdiabdulle3071 5 місяців тому +1

    Maashaallah❤🎉🎉🎉

  • @naimayousuf6265
    @naimayousuf6265 Рік тому

    Masha allah waxaa is helay daad qiimo badan ❤❤

  • @ayanhussein4228
    @ayanhussein4228 Рік тому +4

    MANSHA Allah. Shadiyo sharaf iyo Abdi fatah kooxdeni gurmad soo booqday ❤❤❤

  • @hawaluul655
    @hawaluul655 Рік тому +4

    Filimaka Shadiyo ku so daraa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminoHusein-vr5cp
    @AminoHusein-vr5cp Рік тому +2

    Mansha allah shaadiyo waa faynuus oo yar aamiin

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 Рік тому +1

    Ad ayn u jeclahay mama feynus cimri dher ale haku siyo hoyo mcn ❤❤❤

  • @HamdiOsman-fp9vs
    @HamdiOsman-fp9vs Рік тому +3

    Masha Allah ❤❤

  • @oumalkairemoussa9246
    @oumalkairemoussa9246 Рік тому +5

    Wcs mamo Feynuus iyo ❤❤❤Shadio ❤❤❤ dhamantin salaan sare🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shahad2629
    @shahad2629 Рік тому +1

    maasha alaah shaadiyo sharaf khosolsocoto waaye aad aan ujeclahay

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 Рік тому +2

    Masha allah mama Faunus

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 Рік тому +6

    Shadiyo filinka halagu daro hadey macqul thy 😂😂😂😂❤

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Рік тому +2

    Maash allaah ❤

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 Рік тому +1

    Masha allah kooxda gurmad goormee filmkii noo bilaabeysaan

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 Рік тому +1

    Maasha allaah kooxda gurmad alle haidin xafido maamo faynuus sh daahir alle haxafido abuukar mahdi anwar axmed naaji sacad alle haidin xafido dhamaantiin ❤❤❤❤❤❤

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Рік тому

    Maasha Allaah Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲🇫🇮💞💞💞🌹💘🙏🙏🙏💕💕💕

  • @umusafia-jm5dt
    @umusafia-jm5dt Рік тому

    جمعة مباركة team gurmad

  • @Ramla95
    @Ramla95 Рік тому +3

    I love this couples, may Allah protect them❤ shadiyo walalo unolow cadhowgaga

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 Рік тому +2

    I naturally love shadiyo MashaAllah funny qalbi safi

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 Рік тому +2

    Masha Allah brother abukar Hore usoco keep going

  • @Cadale63
    @Cadale63 Рік тому +2

    Aamiin Aamiin Maamo Feynuus👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️😘😘😘

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 Рік тому +1

    Mshallah mmo fanow jeceliyah iyo shadiyo

  • @farmamuur6316
    @farmamuur6316 Рік тому +1

    Masha Allah guul guul iyo gobonimo

  • @user-iy9tt4ko8g
    @user-iy9tt4ko8g Рік тому

    I. Love shaadiyo sharif iyo boqorkeeda cabdifitaax

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Рік тому

    HORTA ALLEE. HAA NABAADEEYO DALKA SOMALIA 🇸🇴 🎉. EE .AAN WALALKA NAHAAY

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Рік тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤🎉

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому

    Masha allha tabarikllha keep going my tiimkega aadka aan ujeclahay wan idin salamey maxa idinku dhacay ayamaha ma cafimad qabti insha allha waxan rajeyna in cafimad qabti insha allha ❤❤❤❤

  • @hamdiabdi254
    @hamdiabdi254 Рік тому

    Masha allah mamo faynus❤❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Рік тому +2

    Masha allha ❤❤

  • @deeqoibraahim838
    @deeqoibraahim838 Рік тому

    Ma Shaalah ♥️

  • @abdirashidbayaqle8093
    @abdirashidbayaqle8093 Рік тому

    Masha allah hooyo faynuus sheikh

  • @ayancilmi4453
    @ayancilmi4453 Рік тому

    M.allah qoto qooto baan xasustay guulaysta kooxa gurmad sharaf io karamo❤❤❤❤👍

  • @hoodoyusuf8177
    @hoodoyusuf8177 Рік тому

    Mansha allah maama faynuus alle ha ku xifdiyo

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Рік тому +2

    Mashallaha tabarkallaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 Рік тому +20

    Mashallah mama Feynus the best actress of all times and her twin Shadiya best couple in town bless.❤️❤️❤️❤️

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Рік тому

      Faynuus sheeq dahir waa mama banadari ano Yar tiyatarka riwayadaheda ku firsan jiray 😁

  • @abshirocabdiroble
    @abshirocabdiroble Рік тому

    Mama feynuus mash alh waan jeclahy

  • @munamahmud8224
    @munamahmud8224 Рік тому

    meel shadiya jogto o anlaqoslin majirto tcsiyo hadi adqabtid hata o mantadhan ad oyneysa waqosley Masha Allah

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 Рік тому +3

    Mashallah ❤

  • @niciimaahmed1157
    @niciimaahmed1157 Рік тому

    Filimkii meeyaydee❤

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 Рік тому +2

    Maama feynus❤

  • @sahrocaedy4110
    @sahrocaedy4110 Рік тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @AyaanMohamoud-ro3kv
    @AyaanMohamoud-ro3kv Рік тому

    Wxn aad uga xumahay mama faynuus anon arkin inay laabanayso aadban ujeclhy wlhi alle cimriga iyo cafimadkaba hau barakeeyo xamar hadan jogilaha saacad iguma qadaten lkn hargeisa ayan joga inshllh wxn rajaynaya inad mar timadan inshllh love u all❤❤❤❤❤

  • @leylaabdirashid4392
    @leylaabdirashid4392 Рік тому

    From shadiyo

  • @idrissmohamud8193
    @idrissmohamud8193 Рік тому

    Mamo feynus wa legendry wa astanta fanka somalida

  • @umacandacasiis4523
    @umacandacasiis4523 Рік тому

    Mash Allah ❤

  • @zeinabahmed5620
    @zeinabahmed5620 Рік тому

    Shadiya ku sodara filimka qosol midhan weye ❤❤ wan idin salamay koxda gurmad

  • @alimahamed2663
    @alimahamed2663 Рік тому

    Jimco mubaarak gurmad tiim

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Рік тому

    ahdiyo waxay dhahesay abdifatah waan kala tagnay mar hore hadana waa lamaano anaga maa aqligeena ku ciyaaree sxbay

  • @MohaMoha-vm7nt
    @MohaMoha-vm7nt Рік тому

    Jumco mubaarak

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Рік тому +1

    Maasha alaah tabaarakalaah ❤️❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻♥️♥️♥️

  • @maxamedkamalcqaadir-no8mj
    @maxamedkamalcqaadir-no8mj Рік тому +1

    asc hooyo mcn hooyo qaali ah hooyo feynuus shiikh daahir runtii si aad iyo aad ayaan idin jaclahay adiga iyo abti abuukar mahdi iyo dhamaan kooxda gurmad waxan idin leyahay jiroo joga awidkina ilove you wlhi

  • @alimahamed2663
    @alimahamed2663 Рік тому +1

    M.a faanustii fanka somaliyed abwaane abukar away filo wan daalay San usugayay

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Рік тому

    MAN SHA ALLAH

  • @najmomaxamed202
    @najmomaxamed202 Рік тому

    Masha Allah manta hada xamar jogi laha mamo feynus wala kulmi laga❤❤❤

  • @baldoos-manaxe
    @baldoos-manaxe Рік тому +4

    mashallah 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @nimcoqaali8059
    @nimcoqaali8059 Рік тому

    Ameen ya rabi 😢😢

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 Рік тому

    Masha Allah ❤❤🎉🎉🎉

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому

    qosol io kaftan mash allah

  • @qualiluulyasalam2637
    @qualiluulyasalam2637 Рік тому +1

    Mashallha 😍 😍 😍

  • @idmanidman9988
    @idmanidman9988 Рік тому

    Hooyo faynus illahow cimrii dheer cibado subana hooyo slan iga garsiya hooyo jilninkeda jeclahay

  • @farhiyachina6308
    @farhiyachina6308 Рік тому +3

    Masha Allah mama faynus waxaad istahishaa sln iyo kabada❤

  • @oumalkairemoussa9246
    @oumalkairemoussa9246 Рік тому

    Walahii😂😂😂😂 wa fani

  • @fosiaadansheikh4484
    @fosiaadansheikh4484 Рік тому

    ManshaAllah

  • @amranahurre6322
    @amranahurre6322 Рік тому +1

    Mashallah wan idin Salamay Bahda gurmad filmkii cusba ma dhaw yahay kaso warbixiya

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 Рік тому

    Asc masha allaah koxda gurmad qaran sidad u dhan tihiin iLahey haidin xafid ad ayan idinku faraxsan nahay guuleyta daiman insha allaah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ikrancismanikrancisman994
    @ikrancismanikrancisman994 Рік тому +2

    Masha aalah dad culus

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63

    Waxaan kuriyoodey anigoo maama faynuus iyo kooxda arkey waan WADA kulmaynaa hadii alle qadaro

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Рік тому

    QADIIJA FAY NUUS XAJII DAHER . WAA FANANA DII WEEY NEYD .E.WABERII EE. DALKA SOMALIA 🇸🇴 🎉

  • @rachidsantays4448
    @rachidsantays4448 Рік тому

    Masha Allah

  • @xaliimosheeqnuur5718
    @xaliimosheeqnuur5718 Рік тому

    Masha allah

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Рік тому

    SALALAAHU caleyhi wasalaam

  • @nawaalhassam9032
    @nawaalhassam9032 Рік тому

    Shadiyo sharaf iyo cabdi fitaxa yare

  • @user-mm2lv6yv7y
    @user-mm2lv6yv7y Рік тому +2

    mama faynus & shaadiyo oo isla wadao barnamijka an arag blz abukar mahdi codsigas an kaaga fadhinaaa😂😂😂❤

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 Рік тому +2

    Masha Allah ilaahey ha idin siyaadiyo farxada❤❤❤❤❤