Madaxweyne Xasan Shiikh"Muuse Biixi yuusan saxiixin ee aan anigu saxiixo igama aha qadiyadda badda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Madaxweyne Xasan Shiikh"Muuse Biixi yuusan saxiixin ee aan anigu saxiixo igama aha qadiyadda badda,waxaan rajeynayaa midnimadii in ay noosoo noqoto"

КОМЕНТАРІ • 53

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 2 місяці тому +1

    Madax weyne qaali ah. Mudane x sheekh maxamuud

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 місяці тому +3

    maalintani aad u dabaaldagayso kuwii laahaa ayaa ufuuf ku leh !!!!!!!!!! from saylac

  • @AliAli-ey5ic
    @AliAli-ey5ic 2 місяці тому +4

    Beenloow waa faslallopw
    Beenloow waa faslallopw
    U fiirsadaay ka fogaadaa ka foojiignaada
    إكذب إكذب إكذب حتي تصدق
    انت كذبك
    لكي يصدقك الناس كرر كذبك
    بما فيه الكفاية
    Allow runta u hiilli..

  • @AHMEDEGALCOEGAL
    @AHMEDEGALCOEGAL 2 місяці тому +2

    Xanow Qudbadaadu ma ahan Qudbad Madaxweyne 70% iga qaleeya ayaad ku dhamaysatay ee shiikhuu hadaad amaan rabtid Kasbo oo shacabka waad ka qaylisiisaye ka qoslisii oo kuwa dhintay iyo kuwii noolaaba waad Dulmisaye is aal.

  • @canababdi9022
    @canababdi9022 2 місяці тому

    Alle hakugu asturu xilkaad umada uqaaday.

  • @Bin-Isse
    @Bin-Isse 2 місяці тому +2

    Hassan buste ma xishoode, indha adakaa ma????? Idinku dhamays tida

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 2 місяці тому +1

    Waxad ka samayseen waa la ogaa markii deked la dhisayay wataa meel walba walba ka qaliseen

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 місяці тому +1

    Waan ku daayey caalnkan keenay ee buuluga haa baalse waa kuu xaarten o xiijir baa u gu fooldhaaqaden weeliina waa oyaaya

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 2 місяці тому

    Waxyaabaha lala yaabay waxa ka mid ah in Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga iyo Taliyaha ciidanka Xoogga dalka ay soo uruuriyeen gabdho iyo haween kadib markii Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ay qabatay shir jaraaid halkii laga rabay in ururada dhalinyarada iyo haweenka ay saxiixaan petition ku socda Xassan Sh Maxamuud oo looga codsanayo in uu ka laabto soo jeedintiisa ku aadan arrinta kursiga guddoomiyaha AU.

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 2 місяці тому +2

    Guul Soomalind Done Xasan gaalo usujuude😂

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 2 місяці тому +1

    Bisinka media ayuu ku mashquulsan yahay acuudka

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 2 місяці тому +1

    Adeer Dunida waxba kuuma ogola ee adigaan waxba isu golayn

  • @abdiladifmohamedhashi3591
    @abdiladifmohamedhashi3591 2 місяці тому

    Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @Abdirahmanmahamudhariye
    @Abdirahmanmahamudhariye 2 місяці тому

    Shalayna soamia ayaanu u ilduufnay Montana Ethiopia ayaan u qaldanay

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 місяці тому

    Haciyaane aydu hayska ciyaane caynka reerka ugiija dadqalatooyin tiina daryeela somaliland waytagtee ogow hagocan ilmada cesho baan ku idhi nafyay caalwaa hanoqon nasiibkana how cadhoon haduu calafkaa ceshaday somaliland waytagtee ogow limada cesho ban ku idhi😭😭😭😭😭 inay soolaabato waataad hoogta oo hog lagugurida inaanay somaliland ku soolabanatn

  • @weeysajabiye8626
    @weeysajabiye8626 2 місяці тому

    Maxaan beri kafikirna. Shalay maxaa sameeysay beri halagaaree😂😂😂

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 місяці тому +1

    Waar yaahe waaqoyi maa deeganine waaxa naala dheeha somaliland ee xaasiidin yaay maarkan idiin xooreyey baakibirten haawiye goor muu waaxa faahami doona waar haalkada somliyadini ada maamuli laahaid baa goobol goobol laagu jaar jaaray toos

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 2 місяці тому +1

    Yaahuu yaahuu yaa kaafi qabri qote dhul boobe yaahuu

  • @Mohamedhasan-p7d
    @Mohamedhasan-p7d 2 місяці тому

    Sawtaad xasuuq noogu bedesheen Ala calool jilicsanidee

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr 2 місяці тому +1

    Socdal nacalad kugu dhacday

  • @XASSAN-q4e
    @XASSAN-q4e 2 місяці тому

    Xasan tuugow xabaalaha ka hadal
    Badu waa ku dhaaftaye

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 місяці тому

    Culusoow 😂
    You mean “Dadka Qabuuraha “?
    26 June belongs to SSC-Khaatumo 😊 no doubt about it!
    Soomaali diid wakhtigii waa dhamaadey! 😊🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    WADA DAGAALKA!

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 2 місяці тому

    Wixi Aad isu geysateen Adinka Hawiya ah baa wax walba kafool xun ee horta Adinka xalaal noqda waxba Cid kale ha uqiil dayine

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 2 місяці тому

    Guul Somalia👏👏 mudane xasan sheekh

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 місяці тому

    Intaa waa hajabayaa xagee gadhiya wajga gubaye kitaabkii alle ku qabaye damiir laawe munafaqa Allah umada ha kaa qabto

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l 2 місяці тому

    Walaba.sacabka.wamaxay.warwarabaha.iskaerya.wadhidar.xabalaqada.afqarmuune

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v 2 місяці тому

    Falaadhi gilgilasho kaagama hadho xasan gurgurte . Kan farmaajo ayaa la siyaasad fiicna waa doqon

  • @abdiladifmohamedhashi3591
    @abdiladifmohamedhashi3591 2 місяці тому

    Somaliland gulayso 🎉

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 2 місяці тому

    Somalia Guul 👍🎉👍🎉🎉

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 місяці тому

      Somalia hakugu filnaato maalintani aad u dabaaldagayso kuwii lahaa ayaa ufuuf ku leh oo calankale samaystay !!!! from saylac

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l 2 місяці тому

    Lamar.xabalihii.muuyo.xoolakale.kumahadhin.ningajo.kukoray.iyobahi.gobmaha.wabilaxisabtan.ninwaliw.qabbrigu.mashaharkaga.waye.mahadlikkadhid

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 місяці тому

    Qoxoontibuu somaliland ku aha oohinta jooji maraboobyay

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 2 місяці тому

    😂

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 2 місяці тому +1

    Fowsiyo meel ku sheeg

  • @abdirahmanismail6616
    @abdirahmanismail6616 2 місяці тому

    Ha iska ciyo sida xoolaha

  • @user-zj2yj6yu7q
    @user-zj2yj6yu7q 2 місяці тому

    Thanks our president 🌹❤️🇸🇴

  • @user-nc6tw8gu6b
    @user-nc6tw8gu6b 2 місяці тому

    Hhhhhhh Yam yam iyo Qadaad Atms ilaaaliso waxba kama badali karaaan Heshiishka slland iyo itoooobiya. Futadidina ilaaashada ilma Cirrrro qadaaaadwayn Aqooonsiga idinku nooma haysaaaneee oohinta jooojiyo Nacaalaa aabihin ku yaaale.

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 2 місяці тому

    Yaaaaaa. Huuuuuu.

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 місяці тому

    Xaanow somaliya waaxa uqaabo ilaaba somaliland tii 1988 waaxa noogu daarten daagali laascano ee somaliyiba isu haabar waacatay dhuullbahante a gaashanka kaa dhiigaten

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 2 місяці тому

      Laasacaanood adiga maxaa ka rabtaa ma dhulkaaga joogtid

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 місяці тому

    Doqon, orod xabaalaha fuq

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 місяці тому

    Hadal haamo lagama buuxsho

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 2 місяці тому

    Hasan munaafaq munaafaq dhalay oo tuug ah qabiiliiste qurun ah..

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 2 місяці тому

    Djaboutida. Aad ku noqnoqotey yadu ma Yara.

  • @raxmahajiabdirahmanshomar3305
    @raxmahajiabdirahmanshomar3305 2 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guul guul iyo gobonimo