❤️❤️❤️Amena 🤣🤣🤣am soo happy xalwada iyo qunbo quick ah ayaan kabartay thank you for that. 2 of them I did same time I wish I could send you pictures🥰🥰🥰walahi walagee guriga ku sameen xalwo hats 🎩 of ur effort. Waan kaa fa iday🙏🏼
Instructions if you want 2 kg is 2 kilo of sugar 2 litter of water corn flour she used for two cups as a measuring if you have that cup or else use spoon for 16 teaspoons 🥄 food colour orange also tea bags sunflower oil or butter as your choice 500ml ( Nutmeg) cardamom powder that’s all
Digsiga non-stick loo yaqaano ayaa lagu sameestaa. Kanoo kale wuxuu kugu qasbayaa inaad saliida ku badiso. Xalwao aan adkeen, oo afka isaga dhalaaleysa oo la muudmuudsado ayaa laga helaa digsiyasaa non-stick ah.
Masha allah xalwo saan ujeclahy lee edo alleh haku xafido adi iyo caruurta m.a wan kahelay
Me too eedo Macaan
@@amenabeauty ad ya aman samaeyyey iyo halwa mashlah 🤣🤣🤣🤣💖💖💖💖💖
maanta ayaan sameyay xalwadi waa ku guuleysatay mahadsanid abaayo mcnto waa xalwadii iigu horeysay ee ii fiicnato😘😘😘😘😘😘
mashaAllah Habibty looks yummy i am thinking to try too am scared
Mashallah waa ka soo tuurtay illah ha ku barakeyo waa kula biaaway waa dhamaystay video barakallah thanks for sharing
Wager
MashAllah looks so yummy and leaned dabol sarka I will try InshAllah thanks sweetie 🥰
Asc waragada waa meeqo garam iso sheeg please thanks
MashaAllah xabibt ilaahay haku barakeyo gacantaada ❤
Abaayo liinta Maxey uyeshtaa xawlada ma adkesa mise
halwo mansha allah aaa karisay gacantada allah haku barakeyo abaayo, asxaabta so booqda channel keyga please 🙏🙏🙏🙏
Masha Allah habibty I would like to ask you can it work without Jaozi ?
Mashaallaah tabaakallaah ilaah aku barakeeyo xoogada
Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahay.
Waku soo baqaday walashay
Waan kusoo booqday guuleyso
Masha allaah walashay aad ban uga helay qurux dumar mahadsanid 😍😍
❤️❤️❤️Amena 🤣🤣🤣am soo happy xalwada iyo qunbo quick ah ayaan kabartay thank you for that. 2 of them I did same time I wish I could send you pictures🥰🥰🥰walahi walagee guriga ku sameen xalwo hats 🎩 of ur effort. Waan kaa fa iday🙏🏼
Send me on my Snapchat amina507
Masha Allah tabarka Allah xabibti Allah kuxafido aamiin yaarabi
Imisa saacadood baad ku karisay habiibti mahadsanid 🥰
Waxan ada misha ad kuhay xaleo ma aha wa salui caday mahan subug
Masha alha tabarikalaah keep going sister
Masha alla waragada bakeeri maxa nogo tusi weyday wayo cabir kas dad ayaa hesanin oo aniga ka mit ah ee xal noo keen
Nasro Axmad Walaashey Anigaa Kuu Sheegaayo Halki Kiilo Oo Sonkar ah Waxaaa Lugu Darayaa Tuman Waraango ah Labada Kiilo Oo Sonkor ah Rubac Waraango Saas Waaye Hadii aad kabadan Kaarineyso Waxaad U Xisaabi Kiilo Marwalba Ku Xisaabtan Kiilo Sonkor Tuman Waraango Saas Ku Soco
MashaAllah I love your work
Masha allaha barakaĺlaah allaha idin xafido kuligeen amin ya Rabbi
Masha Allah Masha alaha ❤❤❤
Lkn aniga laba kalo 3 saac ey iga qadatay why
It looks yummy 😋
Mnsha Allah gacmaha alle hku barakeyo wll
Masha Allah horay usoco wallal qali ❤️❤️👍👍❤️❤️
Masha allaah delicious inaba caadi maha bil caafiya xabibti
Mashaa allaaah illaah ha ku xafido gacantada illaah ha ku dhafa
Amiin yarabi
Masha allah waad ku faro yareesatay hoyo mcn
Masha Allah habibtty I did not is easy ❤️ I have to make.
Asc walalahy Soomaaliyeed Ramadaan kaarim fadlan🙏 iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏🙏
Asc wr wb sister naatusi bakadka urangada shugarn
Masha allah allaha gacantada ku baraketo
The first somali video I watched that used liter or grams instead cups haha.
good job sister..
But how many grams is in a cup though?
Mashallaah tabaarakallaah
Mahadsanid jabiiiiiiiba❤️🌻☀️✨✌️
Masha AllaH mahadsanid Abaayo ❤️🥰
Maasha alaah ciid MUBAARAK dhamaan
Afrah Alsomali
Manshaa'Allaah cadi maha 1
Masha allh aad ayaan ogahelay
Masha allh abaayo
Looks amazing but if you can put the measurements in English that would help
Maansha Allah shugran walaalo
Can you please send me the instructions in English
Instructions if you want 2 kg is 2 kilo of sugar 2 litter of water corn flour she used for two cups as a measuring if you have that cup or else use spoon for 16 teaspoons 🥄 food colour orange also tea bags sunflower oil or butter as your choice 500ml ( Nutmeg) cardamom powder that’s all
waraangada abaaye waamaxay?
Mashalha Allha tabrkalha Allha walsheey hormar
Asc macaanto waxaan u bahanahay rosetoyinka aad sameyso sidee ku helaa
Asc abaayo ila soo xiriir Snapchat amina507
Sida waxas osalida iyo sonkor iyo subag ah nafta losinkara oh
Maasha’allaah
Xalwo Quruxan
Masha.allah
Masha Allaah 😍♥️
Mashllh xbbti aniga caweee iga halawdeee 2kilo gashateee iga naqatiiii wlhi
Asc amina waraangad meeqa garm kudartey ?
Apyo anaa cwa smyy qaandada caadiya oo 6 ah ku smyy mida yar wyna ii toosty wlhi
Koobka 100g miyaa ii jawaab xbbt waan samaynaa insha allah
Masha alah tabarakalah qurux masha alah masha alah
Mansha allah yummy 😍😍
Asc masha allah
Mansh alaha sister
Caleenta ma caleenta shaaha bad isticmaashey abaayo
Haa waa mida shaaha
Aayo, meeqa garaam waa koobabka aad isticmaasho?
250 Grams
Masha allaah 😍
😋😋😋 look very yummy well done
mashallah nice 👌
Mashaa allaah tabarakallah
Masha allaah 💖
Asc other than the hayl (cardamon) what other spice did you add?
Nutmeg
@@saadiass3644 thank you
Abayo mcn maku darsan gara subag arii iso jawab abyo
abaayo xalwada sifiican bay iinoqotaa lkn kistoo markay joogto dhagax bay iga noqotaahe maxaa keeno?
Dabkaa ku daahisay ama qitaastaa kaa xun
Maash Allah
Walaal is that a teaspoon of colour? Half a teaspoon? And was it deep orange one you used? Thank you
Mashallaaah Quruxey
Wcs masha Allah tawarakaAllah
Maasha Allaah
Asc wll warangada meeqo gm weye
Mhdsnid abyo Insha Allah waan sameyn doonaa
Abyo waxa ku warsanaa dhanka barafka maala galinaa mise dhanka kale ee firijka
Barafka gasho markaa u baahatana banaanja soo dhigo
Mashaa allah 👍
Maasha Allah ilaahay gacanta ha kuu barakeeyo eedo mcnto
Warankada labeeniyad miyaa
My
MashAllah
masha allah xalwo mcn
Hal gasac subag maa yar wadnaha yuu ku istaagin
Bismilah masha alah
Waran go iisharaxa walaalayaa low
Caleentii miyey ku karisay haa way bixisay
Mashallah
Wll ku sali nabiga scw.
Wxn biyaha ku dhex jiraaa waa mxey eeee la mooodo baxda 🤔
Sacfaran waxa la dhehaa qaali ma haruuda cuntada
Mashacala
Warabkiilada ma sacfaran kubdartay abaayo ma sheegine
Haa labdaaa lysku daraa wllo
Kalarka aad ad iga badisay shashana khalad waye amsshaha ma kalarka mid le ku dartid waye
Asc abayo mawxad galineysa qeybta barafka mise mesh canaha iyo ladhigo iso jawab inshalaah
Musaab Ibrahim mesha barafka, it will keep its freshness
@@faizaabdulkadir839 mesha maha mesha canaha waa OK bay ila tahay
@@faizaabdulkadir839 jasakalahu khery abayo
@@saadiass3644 jasakalahu khery abayo
Xalwada kalarkeeda Fiiriya Ma aha Midi La rabay Waxaaa Ku Dheelay Caleenti Shaaha mida Kale Yaaa arkay Xalwo La Daboolaaya Kkkkkkk Yaab
Manshallah
Xalwo sweety 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻😋😋😋😋🥰
Digsiga non-stick loo yaqaano ayaa lagu sameestaa. Kanoo kale wuxuu kugu qasbayaa inaad saliida ku badiso. Xalwao aan adkeen, oo afka isaga dhalaaleysa oo la muudmuudsado ayaa laga helaa digsiyasaa non-stick ah.
Mashaa allah awo awo aqawanteey iso dhiib kkkkkkkkkk
Masha allha XaLWO subg
Meqo daqiiqo
Lkn dib anii waye waragaha kuyareyeee heee mardow masameynine ahetiii
Magacaygu waa sahro wllayaalow somaliyee waxan iska dayaa🤣🤣🤣 nugliyeer in ay noqotan ka baqayaba sida lo samaynayan nacayba 😄😄😄
Hhhhhhhh
No way it’s not healthy 🥱☺️