XOG CULUS:- Mucaaradka cusub ee Xasan sheekh, Xisbiga UPD oo Lagu kala tagay, Fashilka Cusub,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 6 годин тому +1

    somali RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 14 годин тому +1

    Ilaahay ha isku diro intaas iyo in ka badan labadii xaq daro dad ugu heshiiso tuugada marka ugu danbaysa ayagaa is dilà isbaabi iya dheh ilaah hanaga qabto aamiin.

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 15 годин тому +1

    MAASHALLAH GOOD. NEW XASAN DHIIQO XASAN MUNAFIQ.

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 15 годин тому +2

    Markii horeba Koox Burcadda ayey ahaayeen oo wanaag kuma ay foognayn.
    Ragg haday yihiin waa in ay xilka ka tuuraan inta uusan dhamaysan muddo xileedkiisa si ay bulshada ugu dhex jiraan.

  • @seed3966
    @seed3966 13 годин тому +1

    Asc ubd xasan maxamud yaa usareeya sow maaha waa koox qowleysato ah 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏

  • @saynab7503
    @saynab7503 14 годин тому

    Alle haysku diro dhiig miiradka mw iyo asxaabtiisa ilaahay ha muujiyo xaqa laga galaayo umada soomaliyeed ee lagu cabudhinayo shaadhka dowlada

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 15 годин тому +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan wan ku farax sanahay iney is dilan kooxda argixisada damajid oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban wlkn abdulahi balwan xaqi shacabka somaliyad muqdisho dagan laga galay ba so baxey wlkn abdulahi balwan wa argda tuugdi argixisada damajid dagal ka qarxey

  • @User-s8x2d
    @User-s8x2d 7 годин тому

    Waa ku fiicantahay Rufiyaanka 😂😂

  • @abdinormohamudabdullahi433
    @abdinormohamudabdullahi433 14 годин тому

    Good news

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 14 годин тому

    Xasan dhiiqo iyo koxodiisa tuugada ah ilaahay umada soomaaliye hadhaafiyo ama ha isidilan ama hakalla cararan 👁️

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 7 годин тому

    Xaqdaro hadii lagu hishiiyo ,xaq ayeey ku dagaalamaan.

  • @Ibrahimdaud-c4l
    @Ibrahimdaud-c4l 7 годин тому

    Xassan baahane

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 36 хвилин тому

    Ilaahay ha isku diro intii xaqdaro dadka u dhibay

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 15 годин тому

    Awelba maleheyn siyaasad upd

  • @saafifood6518
    @saafifood6518 15 годин тому

    2 tuug hadey hishiyan, ayaga is dagala akhiritanka, TAS BA HEYSATA TUGADII XAMAR XARASHTEY

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 15 годин тому

    allaha isku diro ,kuwii xaqdarro ku heshiiya xaqey ku dagaalaan.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 12 годин тому

    😂😂😂

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 4 години тому

    Xaaraantii baa ku qaraxday kkkk

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 10 годин тому

    Markii hore xasan shekh iyo kooxdisa maafiyada ah waxay heshiin ku ahaayeen boobka dalka maafiyada damuljadiid hadana xoolihii umada somaliyed ee la boobayay hunguri ayay isku dagaaleen maafiyada marka ay wax dhacaan xataa waa isku dilaan anaga xasan shekh iyo kooxdisa hal hal ayan u naqaanaa kuligood waa mooriyaan aan aqoon lahayn dowladnimo shaqo ku lahayn sida mahad salad abshir bukhari faarax sakiin fiqi madaale alqabyaala waxas miyaa dowlad iyo horumar laga sugayaa Somalia maanta dowlad iyo sharci kama jiro waa ha yaacdo Somalia maafiyo ayay gacanta u gashay Somalia maanta sida ay ku socoto dalkan in shisheeye qeybsanayo ayuu u eg yahay waa xaqiiqda

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 8 годин тому

    Wanaagsan

  • @fadumarashid
    @fadumarashid 13 годин тому

    Mac sokor labadi xaqdaro ku heshiiso xaqbey ku kala baxaan

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 10 годин тому

    Awal maxay dadka iyo dalka u Hayden mooryaan ayey ahaayeen

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 16 годин тому

    Xasan hada cid uma bahna 5ssno haduu dhameesto dalkii xad wax Ku filan oo xaarana qaday raja danbe oo soo noqoshaa wuu ka gaboobay

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 8 годин тому

    Xasan ma dherge abaal ninkii
    Ka sugayaa isaga ayaa qaldan.
    Kuwii guushisa aabbaha u aha
    ayuu dadka ugu hor dagaalay.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 14 годин тому

    X aq hadi adigo goosanaya uugushubtay baladweyne laguqarxay ubadnan jirtay seey ukensatay shirkado iney maq ar saar bidaqo usameyan siay i ugudiran dariska dadkey maqar kadhasheen fiso la aan ugutagan iyana looguiman karin laguqanciyay elatare xiro looibiyay somali kulajirto calankana itobiya dhigato labada dowladaba hosimadan maqar saar abii iyo mustafe car dorasho deegan kusamee muustafow mida kugar ah aba itobiyey aba soomaliyeey midi kuuhirgaleyso hakagaabinin inad qasanto iskailali kismayo kawardoon kadib cindigaa kakaasho sidayeli iskuxirnan labadas gobol jirti laheste jiridaha kamaquslo