DEG DEG OMAAR BARBAR OO QURAAN AQRISTAY & CADAANKII OO U KACAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 31

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  Місяць тому +6

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu Місяць тому

    Mashaa allaah 114 ta quranka kariimka ayaba ka adag fmilka quran dagdaga hkusaran

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu Місяць тому

    Ilaahey haku xifdiyo il iyo dhag isma aragtaan shadaadiinta subxanalaah ilahey kamagan gal walaa xowla walaa quwata ilaa bilaahi intasaa kufilin adigu haka cabsan insha allaah waxba kama qadayaan wall

  • @KaraamaAxmed-n2b
    @KaraamaAxmed-n2b Місяць тому +2

    Hala weydiiyo omaar salaad ma dugtaa guy's❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Місяць тому

    Alle hacafiyo walaalken 🤲🤲🤲

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Місяць тому +1

    Wllhi ma waalna omaar barbar zaki honestiyow lkn wxbalatusay illhey ayana kaxijabay wyo illhey ayu rumeysanyhy in u wxkaqbnkaro cidkalane wxkaqdi karin sx 😢illhey ha cafiyo sharta sheydankana rbi hkaxijabo iyo cadowga mishimayo wllhi wuu il go ay xanunka hayo wu kamuqda😢illhey hacafiyo is aamin wu dhmday dadow haleys ogado

  • @sabrisabri4495
    @sabrisabri4495 Місяць тому

    Saxib wajigaan cabsida jiniga kawado naga wari ciyaalka waarkooda kabawaayaan plz zaki

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому +2

    Cumar Barbar,dhibka haysto waa wiil yar oo Canada ku koray ayuu ahaa,music ayuu jeclaa, Toronto caan ayuu ka ahaa,dhibka meesha uu ka imanayo ayaa ah, heestii u kala kacday ayuu la yaabay,heestaa oo Adduunka oo dhan gaartay,caan nimo aadan filanayn, dhibaato ayey shakhsiyaddaada u keenin karaysa, wiilkaan Allah haa caafiyo, kuwa la leeyahay qofkii caan noqdo waa la yeelanayaa ,Omar barbar cid og ayaaba iska yar, kuwaasi waxay ugaarsadaan dadka caanka ah oo malaayiin doolar suubiya maalintii, sheekada Cumar maxamuud iyo Maxamud Saleebaan naga daaya ilma adeeryaalow.

  • @FarduusaAadna
    @FarduusaAadna Місяць тому

    Subxaana laah ilaahay hasoohadeyo😢

  • @lunasage33
    @lunasage33 Місяць тому +2

    people can not talk about this because everyone afraid for their own life

  • @milltryhaji3863
    @milltryhaji3863 Місяць тому

    Allah kaa saro halkas Allah kuu dhibyareyo allahuma aamiin

  • @deeqomaxamaddhiiga3215
    @deeqomaxamaddhiiga3215 Місяць тому

    Allah hakuxafido oomar inshallaha Amiin

  • @user-er3qz5ks9y
    @user-er3qz5ks9y Місяць тому +1

    Allow kasobadbathi shayadinka ilahay an aqanin iyo unkeh

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac Місяць тому

    Subxanallaah Subxanallaah walciyadu billaah 😢

  • @CaanoodXaashi
    @CaanoodXaashi Місяць тому

    Akhiro iyo aduun akhiraa badan

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Місяць тому +1

    Ugbaad aragsan wey cadeysatay lkn oomaar barbar in laqabsado ayaa larabay wuuna diidanyahay

  • @cookingwithzeinab8073
    @cookingwithzeinab8073 Місяць тому

    Sorry brother 😢😢😢

  • @saidma1683
    @saidma1683 Місяць тому

    Dj..Subeer...Mar.. hore..ayuu..u.ahaa..hargasa..marku..imaaday..ayuu.usoo..ban.dhigay..fananita..suldan..serar..qamar..sugaring...ugbaad..arag..San.. Dj.suber..intaa..waa.ku..jiraan..soo.bara

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf Місяць тому +1

    Isha Qof ii rabo waa isku masawri karaa. Isha maxay ula jedaa, ma la waydiiyey ? Dadka ha xukumina, idinkoo ogayn Xaqiiqada?

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 Місяць тому

    Kiniiniyada waa lagu dhintaa6 bilood kabacdi.

  • @faraxsanmaxamedCumar
    @faraxsanmaxamedCumar Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому +1

    Omarow, Somali baad tahay, Canada qaxooti ayaad ku tahay, warqado passport LA dhaho ayey ku siiyeen,kuwii dhulkan lahàa xitaa uma jixin jixaan,adigu xaggee joogtaa, Somalidaada ayaa ku caawin kartaa Sidaa ula soco.

  • @user-rs7je6zr1f
    @user-rs7je6zr1f Місяць тому

    Ileen waa waxay beryahan la waalatay

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 Місяць тому

    Qofka in meelaha as oo kale lageeyo maaha rajo mayeelanaayo ama wuuku udhimanayaa sidii hutelkiina waa loo heysan ayaa dowlada lacag looga cunayaa baa layiri dadka.

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Місяць тому

    Omar salada tugo waysada iska ilali iyo quranka o kalaiya ale ayey awod u sugnatay o kaliya

  • @lunasage33
    @lunasage33 Місяць тому

    Omar is gone brother

    • @maanii416.
      @maanii416. Місяць тому

      What do you mean bro 😨

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Місяць тому

    what the hell is going on. this guy is sick and probably got schitzophrenia.
    he must be treated by psychatrists.
    waad maqasheen kuligiin baan umalayn in la odhan jirey wakhti ka wakhti hal baa hadashay ama ilma caruur ah ba hadlay ama geed baa hadlay wuxuna yiri qabuuraha inta latago xoolo hala qalo
    o alla bari halasameeyo. dadka waxaas o kale oran jirey schitzophrenia ayey qabeen. wa la rumeysan jirey. dadkaasi waxay maqlaan o arkaan dad aynaan arkin, maqlinna. wana cudurka maskaxda ka haya awgeed. ama cod bay maqlayaan odhanaya ruuxaas dil ama waxaas samee. ama cokaasi wuxu ku odhanaya walaalka ama hooyada ba rabta inay ku disho. sa awgeedna khatar weeye qaarkood.
    ka foojignaada marin habaabis caruuraha waxan o kale daawanaya inaad ku samaysaan.

  • @CaanoodXaashi
    @CaanoodXaashi Місяць тому

    Akhiro iyo aduun akhiraa badan