Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajucuun ilaahay janatul firdows alaha ka waraabiyo Aamin qabrigiisa alaha u nuuriyo Aamin yaarabi alaha u waasiciyo Aamin rowda mina riyaadul janah alaha uga dhigo Aamin alaha u aqbalo ducada umada
Illaahay haku casuumo janadiisa udgoon aaamiiiiin Naagta hoyaded dhimatay duubtay waa caasi waalid ba .aday ma oga miyaa in aan lo ogoleyn meyd public ax gabadha ku daaya geerida o follow udaaya ax ax
Ninkaas geesiga ah shaydaan ayaa qaatay waxay aheen in cafiyo oo Ciidanaka dowladda jiida xuduuda lageeyo oo dagaalka soo socda aan la’galayno cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 bilaha soo socda InshaAllah waxay aheed in loo diyaariyo sabab geesigaas oo kale waa loo baahan yahay walahi 😢😢 waxayna aheed in maskaxiyan labaadho oo kolay Ajinabj ayaa u hanjabay inay walidkiisa dilayaan 😢 Ilaahow u naxariiso oo u dambi dhaaf yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏
Allah ha u naxariisto hooyo soomaaliyeed amira samir iyo iimaan ah ka siiyo aamiin aamiin yaa rabbi
Miskiin waa wiil geesi ah Alle ha u Naxariisto
Ilaahay ha naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Asagaabo Xukunka, iskuriday, Subxaanka ilaahay ha unaxariisto, Amiiin amiiin🤲
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajucuun ilaahay janatul firdows alaha ka waraabiyo Aamin qabrigiisa alaha u nuuriyo Aamin yaarabi alaha u waasiciyo Aamin rowda mina riyaadul janah alaha uga dhigo Aamin alaha u aqbalo ducada umada
allaah ha u naxariisto wuxuu ahaa gesi
اللهم آمين يارب العالمين 😢😢😢😢❤❤❤
Allah u naxariisto
Allah 🤲🏻Hoyoo😭😭😭😭❤
Allah haunaxariisto almiim.almiim
Aamiin yarabi 😢😢😢
Illaahay haku casuumo janadiisa udgoon aaamiiiiin
Naagta hoyaded dhimatay duubtay waa caasi waalid ba .aday ma oga miyaa in aan lo ogoleyn meyd public ax gabadha ku daaya geerida o follow udaaya ax ax
salam alaykum zaki
Subxana Allahu 😢😢😢
wilki yara iyo mamada allah unaxariisto yarab janafardoowsa ilaahay haka waraabiyo
Allow u naxriis.
Allah u naxaristo
Allow unaxariiso 😭😭😭😭
Siid cali oo kale maahan
Allah unaharisto hooyodaa
❤❤❤❤❤
Ninkaas geesiga ah shaydaan ayaa qaatay waxay aheen in cafiyo oo Ciidanaka dowladda jiida xuduuda lageeyo oo dagaalka soo socda aan la’galayno cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 bilaha soo socda InshaAllah waxay aheed in loo diyaariyo sabab geesigaas oo kale waa loo baahan yahay walahi 😢😢 waxayna aheed in maskaxiyan labaadho oo kolay Ajinabj ayaa u hanjabay inay walidkiisa dilayaan 😢 Ilaahow u naxariiso oo u dambi dhaaf yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
AAQIRADISA SAN UDHAANTA AHU AAMIIIN ADUNYADAN WALATAY E WASAQEYSAN ANAGO AAN DHIIG QABIN KU DHIBAN QOF DHIIG QABA KAWARAN ALOW UNAXARISO ISAGIYO INTI ISLAM AHBA AAAMIIIIN
TEDA KALE XATA HADI LACAFIYO UMADA WEY WADA HUBEYSAN TAHAY MARNABA NINKU DILAY WILASHISAN DAYEN IYO.EHELKISA 😢😢
YAA ALAAH GEESI AYU AHA JANADII ALOOW GEE AAMIIIIIIN
YAA RABI WAA QALBI XANUUN WALHY
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Gabadha ineey shogsaneed ayaa laga yaabaa ee gabadha utartiibiya
🌹scw 🌹scw 🌹scw 🌹scw 😭
Alaha unaxaristo
Waar tan Tii shuunkeda Sawiri jirtay ma aha miyaa 😂
Alle ha ku naxariisto 😢
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
salaan sare zaki
Allah unaxariisto
Allah haunaxariisto almiim.almiim