"Reer Boorama xaganba looga talinayaa meel kale looga talin maayo" Wasiir Maxamed Kaahin.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 38

  • @user-yw7yh3dq9y
    @user-yw7yh3dq9y 2 дні тому +1

    Maahmaahdasi wa hanjabaad caadiya

  • @ashashabel8239
    @ashashabel8239 2 дні тому +2

    Reer boorame way ismujiyeen wn idin jiclay form burco❤❤❤

  • @Beru700
    @Beru700 День тому

    Reer boorama asal ahaan waa dad nadiif ah .
    Qalbi furun .aqoonyahan .

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 2 дні тому +3

    Intan waa intuu Reer Laascaanood ka hor lahaa 2022kii, ka hor intaan mawjaduhu qaadan.

  • @abdirisak2252
    @abdirisak2252 День тому

    Masha allah, hadal waayeel

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 2 дні тому

    Maah maahdaasi waa hanjabaad

  • @abdishaafi6229
    @abdishaafi6229 2 дні тому +2

    WA INTI UU SOOL KALAHA 2022 December 😂

  • @sirtanoloshaonline2050
    @sirtanoloshaonline2050 День тому

    ❤❤❤❤ Guul Somaliland Guul...Ka Naxoooooooow Nafta Waaaaaaaaa...❤❤❤❤

  • @josephyasid9142
    @josephyasid9142 2 дні тому

    Uuuuu aaaa waaa la isku fahamay no more kulmiye reer boorama hilaac soo saara

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 День тому

    Ustaad Mohammed Kahin mar haddii u meesha so galay Awdal waa ku waydisay

  • @user-ou7wu2xt7v
    @user-ou7wu2xt7v День тому

    HADAL MUXUU TARI BOORAMA AAN KA IMI

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 День тому

    Boorame Somaliland Hore Usoco♥️🤍💚One Love

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 дні тому

    ManshaAllh guuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 2 дні тому

    Reer booromow iskarow gacan ku dhiiglahan amxaarka dhabarka ku sita.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 дні тому +1

    Uuuuuu aaaaaa daasi waa waxad Sool ku eriday

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 2 дні тому

    Adeer wanu isxureyn oo Maalmulbaan sameysan reerkale inuu naxakumo diidnay.

  • @fdama
    @fdama 2 дні тому

    Reer Awdalow gumeysiga iska xoreeya.

  • @ahmedmuhumed5552
    @ahmedmuhumed5552 День тому

    hoyadaa.baa.loga.talinayaa.saqajan

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 2 дні тому

    Waxaas waa laysku fahmay hore nolooso beer jilicsadey wax badan waan tudhnay ee caloosha adkeusta😂😂

  • @Rashiddulaye
    @Rashiddulaye 2 дні тому

    Awdal state iyadoo heli karta maxaa hobolka awdal ka dhigi🤍💙

  • @mudiali719
    @mudiali719 2 дні тому

    80 jir iyo been awdal iyo sool ma habarjeclo dagta?

  • @nimaabdiaziiz9021
    @nimaabdiaziiz9021 2 дні тому

    Wa buuqa kala baxa borama idinma rabno, idinkuba somali in aad caydan waad isu raacdene

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 2 дні тому

    Walee adiga iyo guruubkaaga calancasta ayaan cida ay uraraan meelraysleh degin mida kaleh qabyaalada iyo kala qaybinta umada macidbaa calancas taadaa lawadaagta wayaab

  • @saalaxy
    @saalaxy День тому

    Xasuuso xasuuqii borama... .cod ma siineysaa kii ku xasuuqey

  • @ilyaswarabe4204
    @ilyaswarabe4204 2 дні тому

    Tuugu

  • @FarhanNuur-gt1fb
    @FarhanNuur-gt1fb 2 дні тому

    Awdal way dhaqaaqday

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 2 дні тому

    Caaac. War dadkani tashte oo hadafkoodana waa rumaynooyaane camalkaagi kulaabo

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 2 дні тому

    Doqoniimada aya lafta ka gashay odaygan

  • @Beru700
    @Beru700 День тому

    Kaahin allahu naar weeye tuug 😂.

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s 2 дні тому

    Adiga miya iska leh wayo dad kan waa xasuqay day aya le dahay ayaga ta shanayo waa nin cab ninkan

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 День тому

    Waa tabtii uu Ree laascaanood uu ula hadlayay kkkkk

  • @Af-Ashmo
    @Af-Ashmo 2 дні тому

    Waar wadanka nooga nacas kaahin

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 День тому

    Yaahu beenale Munaafaq

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 День тому

    Geenyo shaaximan calaan caass Munaafaq beenale xishoo nacaas nacaas dhalay jaahil nagargaba waad Jabtey nacaas caaba

  • @ahmedsouleiman2137
    @ahmedsouleiman2137 2 дні тому

    Beenlow