Guri cusub oo iib ah Laascaanood

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @nuuxcabdicade5715
    @nuuxcabdicade5715 5 років тому +4

    Thanks wll Zakariye waxad tahay qof aad u qiimo badan lakiin somalidu kuma fahmi karto anigu aqon gar ah kuma lihi lakiin waxad hubaa inaad tahay qof qalbi furan oo dacad ah.waad ku mahadsantahay... wakhtigaga galiyaa ee aad galiso si aad ugu faidayso somalida.waxaa iga wll dadka qar hadal koda ha u fiirsan sababto ah dhanka wanaga wax kama arkan.thank you bro from Germany inshallah gurigana qof khayr qaba

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 5 років тому

    masha Allah laki hada waxan filaya in la ibsaday weligay maa eegin guryaha somaliya waa marki igu horaysay lakin waxan jeclanlah inad qiimaha sheektid ugu yaran ugu badanan

  • @cheese4444-o9q
    @cheese4444-o9q 3 роки тому

    Guri iib ah oo kismaayo wall nosogali iyo qabka Loga dhisankaro iyo qimaha plz

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 3 роки тому

    Reer lasaanood aqalada iska hagajiiya oo colour full painting iskadaya

  • @hindaqaali6748
    @hindaqaali6748 4 роки тому

    Masha allah gurigen inbaden hor maraye

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 роки тому

    Mashaa waaba guri khurxoon

  • @nas6301
    @nas6301 6 років тому +3

    Masha Allah. July baan laaska imaanya. Deegaano badan baan soo maraya insha Allah. Oo ay kamid tahay koonfurta Somalia sida juboonyinka iyo muqdisho

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 років тому

      Nasir Afi safar nabad iyo khayr leh baan kuu rajayn

    • @sharmarkefarax7307
      @sharmarkefarax7307 2 роки тому

      @@ZakariyeCaawiyeasc gurigan mala iibsaday war igasii waa mahadsanid

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 6 років тому +5

    Maasha allaah waa guri dhamaystiran

    • @hibaaqhassan8874
      @hibaaqhassan8874 6 років тому

      Hiaghasn a few minutes if that's the only one for the night I don't know what you think about a half day on Monday in about half hour to be there by the end if we can make a deal to you tomorrow at all I can get you in a lot to me that I can have it done before I will have been in the office and to get a few weeks I have to be there for a while but to a new one in about an a half an to get the chance have are a few weeks I have r

  • @labiismohmedlabismohmed2395
    @labiismohmedlabismohmed2395 5 років тому

    Mansha Allah waa qurux wll guriga qiimihusa ma naloo sheegi karaa

  • @mustafakassim6891
    @mustafakassim6891 6 років тому +1

    Suuq online wax kasta wad ku ibin karta sida guryaha baaburta dhulka electronic dharka iyo wax kle aad u bahanty.
    www.Dilaal.com
    facebook.com/dilaalcom/
    instagram
    @dilaalcom
    twitter
    @dilaalcom

  • @kaysaro7772
    @kaysaro7772 5 років тому +1

    haduu Xafadaha qayaada ku yaalo waan imaanaya ama xafadaha ugaadhyahanka

  • @hafsacrisaak1578
    @hafsacrisaak1578 6 років тому

    Alla xasuuus. Wacan waa guri Ansifiican ugaranayo.

  • @abdiguled499
    @abdiguled499 6 років тому +1

    Mansha allah muuse yusuuf ilays waa xafadii dhulbahanta vib ku nolayen mansha alah lakiin qalad ha fahmin guragan waxa gada kara nin dhulbante ah only

  • @maxamedcabdilaahi7549
    @maxamedcabdilaahi7549 6 років тому

    Mansha alah wll qiimihiisa noosoo sheeg insha alah

  • @nuuraadan5161
    @nuuraadan5161 5 років тому

    Wllhi ninkaan waxan ba ku jeclaaday AF somaligiyo saxda ah ayu ku hadlayaa sxb iskuul furo dad badan AF somaliga dhibaya ayan ku hayaa

  • @shankaroont4959
    @shankaroont4959 4 роки тому

    How much did you sell for the Josie

  • @ixsaanbintumuxamedcoachher9808
    @ixsaanbintumuxamedcoachher9808 4 роки тому

    Mala iibsaday gurigan walal

  • @mahamedmahamuud3373
    @mahamedmahamuud3373 6 років тому +2

    Asc waar sxb waan ubaahnahay gurigaas Inshaa Allah qiimihiisa iyo xaafada uu kuyaalo Inshaa Allah

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 років тому

      Mahamed mahamuud lambarka xaga sare ku qoran igala soo xidhiidh walal

  • @sasaasuusu3650
    @sasaasuusu3650 6 років тому

    Mansha allah walal magalade ayo koyaala

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 3 роки тому

    Qiimaha noo sheega sakariyow

  • @املمحمد-ت2ذ
    @املمحمد-ت2ذ 4 роки тому

    ملاحظه انه اغلب بيوت عندنا تصميمها الوانها مو حلو صراحه ☹️😂

  • @hafsacrisaak1578
    @hafsacrisaak1578 6 років тому

    Maha Allaa. Xaafadahaygii baa laga dhisau

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 років тому

      Xafsa xaafadahee deganayd ma Daami mise aag Muuse Yusuf?

    • @shamisfarax1351
      @shamisfarax1351 5 років тому

      Marxuum cabdiraxmaan cumar soomadaw

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 5 років тому +1

    Kan gurigayagaa dhaama 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ismailaweys4730
    @ismailaweys4730 6 років тому +1

    Umada somaliya guryaha ka dhista maxay dhulka isgu ceriiriyaan waa baytul cankabuud waa yabay

  • @LAASCAANOODCHENAL
    @LAASCAANOODCHENAL 6 років тому +1

    Mansha allah

  • @idilrashididil7102
    @idilrashididil7102 6 років тому

    masha allh wll wan ku cusbahay

  • @dhoof2140
    @dhoof2140 5 років тому

    Manshaallah

  • @mahadyacin9496
    @mahadyacin9496 6 років тому

    Maxuma runtii
    Mnsha allh

  • @yohanaelinn4558
    @yohanaelinn4558 6 років тому +4

    That is my house

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 років тому

      amina mustafa are you sure that's your house

    • @yohanaelinn4558
      @yohanaelinn4558 6 років тому +1

      Akhi Zakariye yes why not

    • @fj1914
      @fj1914 6 років тому +1

      Fear Allah and don't Lie

    • @yohanaelinn4558
      @yohanaelinn4558 6 років тому +1

      Fais Jama hey I don't lie Allah just know you don't know because you don't know me

  • @zakitrucker6763
    @zakitrucker6763 6 років тому +2

    What is the tag price though

  • @denverali4132
    @denverali4132 6 років тому

    Wa imisa qimihiisa wll

  • @amuunabdirashiid8130
    @amuunabdirashiid8130 6 років тому +2

    walalo waa imisa costigu

    • @ikhtmm
      @ikhtmm 5 років тому

      $65000

  • @ismailaweys4730
    @ismailaweys4730 6 років тому

    Qiimah maxaad ugu soo qori wayday

  • @garaadkamedia1197
    @garaadkamedia1197 6 років тому +2

    anogaaraba xaafadee buukagayaal magalada

  • @aragtimedia9610
    @aragtimedia9610 4 роки тому

    Waa imisa

  • @mubaariksheekh665
    @mubaariksheekh665 5 років тому

    Adi sheekadaaduba waa Laascaanood

  • @footballskills4395
    @footballskills4395 6 років тому

    wlh cadimahan

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 6 років тому +1

    meel iidoor haysto maxa nageeyey..duliga iska qaada horta

    • @hoobaanhawd
      @hoobaanhawd 5 років тому +1

      Dooriyan adigo ah miyaad cid duli ku sheegaysa

  • @daadah73
    @daadah73 6 років тому

    Soomaali kale Ma daganyihiin magaalada mise hal reer ayaa iska leh .. waxaan kawadaa Magaalo la wada daganyahay matahay Oo qabiilo soomaaliyeed oo kala duwan daganyihiin iyo Shacabku waa sidee soo dhaweyntoodu ! Igana Raali ahaada hadii hadalkayga si Khaldan loo fahmay Waayo soomaaliyada maanta maahin soomaaliyadii hore !! Waxaa jira Magaalooyin Reereed Oo n rabin in deeganaadooda reera kale ay soo dagaan

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 років тому +3

      wariye maras : adeer orodo caqli yarida meelaha la'aad somali kale KUla 🇸🇴Darwiishland baad leedahay somali maha duliyohow somalinimaduba waa dhulkii ay ka aasaasantay

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 6 років тому +1

    hahahahaha waa halkay hargeysi dhawr iyo todobaatankii mareysay

    • @yasinomar3273
      @yasinomar3273 6 років тому +2

      faataabakhle hargaygasa afarta fooq ee ganacsadata iyo hoteel maahee shacabka guryahooda ka waran hhhhhhhhhhhhhh ma inaan ka warhayn baad moodaysaa

    • @daadah73
      @daadah73 6 років тому

      Aflagaadadu Ma fiicna !! Xaqiraaduna ma fiicna

    • @asadlionish
      @asadlionish 6 років тому

      Azl Mcl hahah Hargaysa taan aragnay miyaysan ahayn walhi magaalo ka qashin badan ma jirto xitaa Xamartaas Xabaddu hadh iyo habeen ka dhacayso ayaa dhaanta .

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 років тому

      Miskiin idoor ah oo hargaysa KU tabalaysan . Wllhy way KU yaryihiin guryaha noocanihi hargaysa iyo burco boodhweynba . Marka waliga madan arag sandaqad baad KU dhalatay waligana degenayd duli waxid

    • @dahiranimohamed8508
      @dahiranimohamed8508 6 років тому +1

      ader afarta guri ee suuqa kuyaal ayad kahadashay Hargeisa miyanay ahan tan ugu urka badan hadana bilaa wadooyinka ah