Deg Deg Dal Afrika Ku Yaal Oo Aqoonsiga Somaliland Kaga Nixiyey Jabuuti Iyo Qorshaha Miiska Saaran

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Deg Deg Dal Afrika Ku Yaal Oo Aqoonsiga Somaliland Kaga Nixiyey Jabuuti Iyo Qorshaha Miiska Saaran
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 51

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 8 днів тому +2

    Mansha Allah ❤❤❤somalilan guuul insh Allah said sudan

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 8 днів тому +5

    Maasha Allah Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah ❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 8 днів тому +5

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 8 днів тому +2

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 8 днів тому +3

    Guuul Jamuuriyada Barakaysan 💚🤍❤️

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 8 днів тому +2

    MAANSHAALLAH KA NAXA O NAFTA WAYA SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD WA NABAD WA SOMALILAND

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 8 днів тому +4

    Mashaa alahaa guul soomaalind❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 8 днів тому +2

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 8 днів тому +3

    South Sudan Aqoonsanisa Somaliland Republic.
    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedahmed1958
    @mohamedahmed1958 8 днів тому +4

    Waa in madaxwaynu eryo kuwan

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 8 днів тому +1

    guul guul dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @mustafecabdi3470
    @mustafecabdi3470 8 днів тому +3

    Somaliland guul guul insha ala

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 8 днів тому +4

    Guul guul guul hanbalyo

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 8 днів тому +2

    Masha alleh guuuuuuul somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim hanolato bidmilahi karim hanolato somaaaliland ilaahow cadowga jabi ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj 7 днів тому

    Guuul.somalind.nacabku.ah.iska.ciyan❤❤❤❤❤❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 8 днів тому +2

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo somaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 7 днів тому

    Asc Golaha wakiiladu. Cashuurta. Umada Reer soomaaliland. Ayey. Meesha. Ku joogaan Iyo. Danaha umada Reer soomaaliland. Haddii ayey qaranka la soo. Horjeedsadaan albaabada ha loo xidho. Waxey. Maasha u joogaan Iney Danaha umada Reer soomaaliland la shaqeeyaan, wsc soomaaliland ha noolaato guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 8 днів тому +2

    guul qaranka soomaaliland

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache 8 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤❤somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 8 днів тому +2

    ❤ guul Somaliland ❤

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s 7 днів тому

    ManshallAh inshallAh guuul somaliland hajabo cadowga somaliland

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 8 днів тому +1

    🎉🎉🎉❤❤❤Suudaan 👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍❣️❣️❣️❣️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @warss11
    @warss11 8 днів тому +3

    ❤❤Ethiopia ❤Somaliland ❤Sudan ❤

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p 8 днів тому +2

    Iyaga wada baqanaya ilayn lacag bilasha ayay qatane golana maha dad xun aya iska soo buuxiyay

  • @iali8540
    @iali8540 8 днів тому +1

    Xeer ilaaliyuhi myxu waajibaadkiisa ugu gudan laayahay Basaas Ooyaaye ee u kagaga noqonayaa Dibjirka khaainul wadaniyiinta ah ee Golaha lagu soo ururiyay.
    Xasaanada ayay khalad ka fahamsan yihiin ree Somaliland.

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 8 днів тому +1

    Let somalia and jabuti keep on counting the numbers of nations that wants to recognise somaliland. Every time they make a cynical move they wake-up the next day with suprise of the long jump that somaliland took with shock.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander. Who says, somaliland is a nation blessed and protected by Allah (swa) !!! 😂

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s 7 днів тому

    Allow falastin u gargar

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 8 днів тому

    Dabaajiirtan wakiila ku sheegga ah in la kala diro waxaan ahayn dalkani ma sii xammili karo.

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 8 днів тому

    Yaa ku yidhi waa dalka ugu yar adduunka ?

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 8 днів тому +1

    Waar wll ma lahubaa in la konfurta sudan ay warka shegen adon been sheegayn dhawr wax been noga shegte

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 8 днів тому

    War waxan parlementer ma aha maxaa lo kala diri waayay wa qudhun ba ka buuxa

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 8 днів тому

    Laabjeex xaguu la kacay iska dhaadhicin

  • @MuuseAadan-uz8hd
    @MuuseAadan-uz8hd 8 днів тому

    Falas thin ilaahoòw unaxariiso

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 8 днів тому

    Reer Hargeisow maxaa eeganaysaan wasakhdan baarlamanka sheeganaya gudaha ugu gala oo shaqo fiican ka qabta, waa mujrimiin dhamaantood nacdal hakortee.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 8 днів тому

    Somaliland aqonsigeedu waa kaabiga ayuu sooaaranhy Wlèe

  • @XuseenQaabil
    @XuseenQaabil 8 днів тому

    Adigu waxadtahay benalee

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 8 днів тому

    🙏🏻🌹WALEE SIDII
    60 KII " INAAN DIBKUU RAACEEYN
    ???????????????????Waxeeynu ka barbar dagaalameynaa walaalaheen itoobiya hadaanu nahay SOMALILAND Okey SOMALIA UF UF UF WAA CADOW miyaad ilowdeen 1988 HARGEYSA diyaaradaha ku garaaceyseen afweene ka dhigay Sidii KAZAA FLSTIN OKA
    ETHIOPIA iyo Soot Sudan Guul❤❤❤

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 8 днів тому

    Xildhibaanada diiday wada shaqaynta hay'adaha dawlada JSL dhammaan waa dambiileyaal qaran( dambi faraha kula jira) iyaga hala xisaabtamo

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 8 днів тому

    Waxay go'aamiyeen waxay eedi doonaan .

  • @deedee8934
    @deedee8934 8 днів тому

    Walee doqonki dhuxul oo usara kacay ineyn isagana waa losoo socda ee. Xeer ilaalintu maxay dib ugu ceeliyey goolaha xildhibanada ka xayuubinta xildh ina Abiib. The law don't need them.

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 8 днів тому

    xiligan waxa lagadhey xiligii jam somaliland helilahayd xuquuqda ka maqan tan iyo 1991kii kadib ilaa maanta latagan yahay

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 8 днів тому

      Xuduudka rag bale kaso eryaday cidku aqoonsaneyso male hadaalin

  • @ademmahamed2233
    @ademmahamed2233 8 днів тому

    Ninka kadood layidhi danbi uu badhleeyahay inuu diido mooy inuu daarod maogola waa tuugta aan dhiganay barlamaanka

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 8 днів тому

    😂😂😂😂 waar sacad muusow waar ceebta iyo badaw tinimada inaga daayaa citiraaf iyo kolba nin nacasoo in taynu wax ka dhigno marka dabe inagu xaara sida mooge, CUKUSE, JAABIIR,jaamac,geeljire shabeel, 😂😂😂 suti gaashan ibraahin caydiid

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 8 днів тому

    Giirow waad asqawday

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 8 днів тому

    Horta isaaq been kama baxaan😅😅

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 8 днів тому

    beentii s.muuse

  • @FarxiyaCarab-fh6mh
    @FarxiyaCarab-fh6mh 8 днів тому

    Beenta iskada wad ku cadaabgali

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 8 днів тому

    Hadaad been dheegayso been run u,eega sheeg ma maqashay

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 8 днів тому

    Beenaale