Baarlamaanka Jubbaland ayaa dastuurka ka bedelay inta jeer uu Madaxweyne doorasho isku sharixi karo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey qodobbo ka mid ah dastuurka maamulkaas oo wax laga beddelay.
    Qodobka ugu hadal haynta badan ee wax laga beddelay ayaa ah qodobka 70aad ee hore u dhigayey in madaxweynuhu uusan wax ka badan laba muddo xileed xafiiska isku soo taagi karin.
    Arrintaas iyo qodobbo kale oo wax laga beddelay ayuu guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Jubbaland Cabdi Baalley Xuseen uga warramay wariyaha BBC-da Faarax Lamaane.

КОМЕНТАРІ •