"Mucaarad iyo muxaafadba waxaanu ku midaysannahay Calanka Somaliland"Xildhibaan Barkhad Batuun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 119

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 18 днів тому +3

    Waa.Caqli.hawiye wixii Daaroodka ka.xishoodo ayaa hawiyaha loo soo dhiibaa

  • @FatumaOsman-t9d
    @FatumaOsman-t9d 18 днів тому +1

    Marshallah guul guul
    Gobanim

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 18 днів тому +2

    Viv Wadani. Guul next president Ciro. 70% dalkana waajognaa ondhahaa Macalin, In Ciro kursigan fadhiisanaayo

  • @se1059
    @se1059 17 днів тому

    Masha Allah tabarakalaah jir oo joog xildhibaan barkhad batuun

  • @Qorsho
    @Qorsho 18 днів тому +4

    Guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 18 днів тому +5

    Intaynu isku maqnayn ayaa laynaga faaidaystay...
    Somaliland waa mid iyo dad mid ah oo nabada jecel❤

  • @w410921
    @w410921 18 днів тому +9

    Wadani maxaa soo kiciyay maanta.
    Huwan no vote

    • @nasirhudleh2682
      @nasirhudleh2682 18 днів тому

      Xisbiga 6 Gobool ee Somaliland Ma Sha Allah. Hantileah Qaran. Kulimye ba Somali wayaan aah oo 2012 Somali TFG ka sarayey.

    • @se1059
      @se1059 17 днів тому

      Xisbi qaran oo 6da gobol ee Somaliland taageero Wayne ku leh weeyan wadani masha allah hadaad Heego tahayna caloosha ku socota oo guusha xisbiga wadani baa kuu muuqda hadaad faqash tahayna naga dhex ugaadhsan kari maysid oo qarankani wuu socday oo xidigaha ayuu maraya

  • @AliHassanAli-xr6sq
    @AliHassanAli-xr6sq 18 днів тому +12

    Huwantaa gudahaa iyo xirsii

  • @uabdi7266
    @uabdi7266 18 днів тому +8

    Saambuuse laga eedaamay iyo Ciyi waa ka baryey

    • @se1059
      @se1059 17 днів тому

      Cayayaanka heego cidi u joojin mayso iska cabaada wakhtigiinii wuu soo afjarmayaaye

  • @WarsameAbdillahi-z9e
    @WarsameAbdillahi-z9e 18 днів тому +6

    Markay arkeen dadkiisu iday ujecelyihin ayay kawaregeen dhankakale ee cunaqabatynt. Allaa nomaqa

  • @mxmedadn4194
    @mxmedadn4194 18 днів тому +8

    Waa goorma?

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 18 днів тому

    Waa raganimo hadlay sikaraamoleh mudane barkhad batuun geesi karbaashay soomaaliya.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 18 днів тому +6

    Shacabku Ciro mawqifkiisa ayay sugayaan. Taasay ku codaynayaan. Muxuu Ciro u amusan yahay?

  • @mohamedyusef4208
    @mohamedyusef4208 18 днів тому +3

    It is imperative that Somaliland shifts away from its reactive policies concerning Mogadishu and takes decisive, proactive actions in its dealings with Villa Somalia. The misguided proposals emerging from the South can be effectively countered by prioritizing the finalization of the MOU without any further delays.
    Should this not be addressed promptly, it will be necessary to take drastic measures, including the immediate termination of all ties with Villa Somalia, along with the expulsion of foreign embassy personnel operating under the guise of Somalia and UN agencies.
    The Somaliland Parliament must be compelled, through mass mobilization, to annul the ongoing discussions with Mogadishu that have persisted since 2012.
    I firmly believe that such actions will create significant ripples throughout the region. If we do not confront these challenges head-on, we risk being overrun by adversaries and endangering the very essence of our homeland.

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 18 днів тому

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    😂😂😂😂😂😂😂😂 Safarkii Muse ayey Somalilander ku noqdeen Bacaaaaaaa
    Waa Khayran katiiran

  • @Mustafe-mc5ls
    @Mustafe-mc5ls 18 днів тому +2

    Qiiro dawxiidku ku qabay sawdigii shalay lahaa ismaciil iyo xasan wa saxanyahin istus

    • @se1059
      @se1059 17 днів тому

      Tawxiidku ku qabay adiga doqonyahow qabiil iyo muuse biixi madaxmaray ee dal iyo dad midna dan kala hayn isaga xildhibaan dalkan u dhaartay ah maxaad tahayna adigu duliyahow uuff

  • @abdowali463
    @abdowali463 17 днів тому +1

    Maskiinkan saw ma ahan kii dhafoorada lagu jabiyay Hargeysa ee isagoo baroooranaya Social media ku jira. War hadaad naf leedahay dadkaada xaafaha lagu faquuqo lagu ooday Daami & Urayso u hadal.

    • @se1059
      @se1059 17 днів тому

      Xildhibaan barkhad batuun waa xildhibaan kii ugu codka badna abid ee taariikhda Somaliland 23 kun oo cod ku soo baxay maxaad ku hadlaysa

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 18 днів тому +3

    Waa taageero Qaran oo soo habsaantay

  • @Krixz7
    @Krixz7 18 днів тому

    MashaAllah MashaAllah hamablayo ❤❤❤❤❤

  •  18 днів тому

    Nabadgelyadii aad ku naalooneyseen waxaad cagta ku dhufateen markaad tidhaahdeen Bad iyo dhul Somaliyeed ayaan
    Ethiopia siineynaa, idinka ayaa qaaday dhabbihii la isku waajahayey, ee kasoo noqda dhabbahaas qarda jeexa ah. wax walba
    wey hagaagayaan.

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 18 днів тому

    Hisbiga Huwanta mawqifkoodii bay beddeleen. Cajiib waxay garteen in aanay ku guulaysanayn aaf ka SSC iyo Somalia. waaxan aan u codaynaynaa Musi Bixi!

  • @Charkherad
    @Charkherad 18 днів тому

    Intaasoo micrifooni 🎤 may hor oolin Buuni 😂😂😂

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 18 днів тому +1

    Guu somaliland Insha allaah ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 18 днів тому

    Malin walbo waa nala xasuuqay ku hayaan oo yan la xasuuqin

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha6321 18 днів тому

    Kulmiye ban u codoyey.walee sanadkan muuse iyo taani uma codayn doono.waxba haku marmarsiinyoon intaad qaranki muuse qaawiyey.uf kulmiye danbe layga maqli maayo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 17 днів тому

    Yakuguhesto iskaheso hadaa adi mucaraden habada gurigaga caymahin hanbo

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l 18 днів тому +4

    Waddani Qacba ka yedhay inti la jogtayna way ka yaceen raysal wasare xamse marku cadeyay inay wadani sugayan si midnimadi somalia dib lo soo celiyo

    • @se1059
      @se1059 17 днів тому

      Filimka horaanu u soo daawanay heegooy 90% shicibka reer Somaliland waa wadani markane dadkaaga dhinac ka raac inta goorigoor tahayna

  • @OmarMohamed-b4b
    @OmarMohamed-b4b 18 днів тому

    Klkkllk waar waa madaxda waddani carruur ayuu .uwaramayaa

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 18 днів тому

    Tuugu laaqabatay taalo maaleh somalilandaney waa u jeedan waaddani waa caadaw iyo raaga u sheeqeya somaliya

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 18 днів тому

    HAA HAA
    WAA GOORMA GOORTEED
    IBTILADU WAXAY TAHAY MARKII LAGU OGAADAY
    FALAADHI GILGILASHO KAAGAMA GO'DO
    KHAAYINAW
    SHACABKA JAMHUURIYADU
    NIN GANAY IYO NIN GONDAHA GOOYEY WAA KALA OGYAHAY
    WAX AAN MAXKAMAD AHAYN KUMA SUGAYSO E
    WAXBA HANA MASLAXAN WAA-HORAAN MAANKA KAA JARNAY

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 18 днів тому

    MA DAD DOORSHADII WAQTIGEEDII KU QABAN WAAYEY, EE BUURAHA ISKU GALAY
    AYAA NOBEL PEACE PRICE LA SIIYAA?
    WAAR KANI WAA HORE SEEXDAY.

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 18 днів тому

    Dadku
    Kaawaroon.xisho

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 18 днів тому

    Maasha allaah war maanta wuu is xoreeyay barkhad.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 18 днів тому

    MUNAAFAQ CADOW AH BEENAALE MIDGAAN AH OO XUN INTA QOF XUN YAHAY WAA IN SHAQO LAGAA QABTAA CEESHKU KU QABAY

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 18 днів тому

    Kuwii.xamer.ayaa.kuyidhi.is.is.daadraa ciya..

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 18 днів тому

    Adigu musharax ma tihin!!! C/raxman ciro ha cadeeyo mawqifkiisa hadii kale Bulshadi shaki baa galay. Nin cadawga la socda cod loma haayo ayey shacabku leeyihiin😂😂

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 18 днів тому

    oo kii barkhad ee qarandumis ahaa mawadanibaa yoshi hadal naka yancey kkkkkkkkkkkkk

  • @Mboqole
    @Mboqole 18 днів тому

    Waxas adigu rer daami ka ahow

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 18 днів тому

    Muxuu Cirro u hadli waaye? so Xaguu jooga?
    Nairobi buu ku dhimaneyaa oo uu la shireyaa Dowlada Somalia qaar ka tirsan. Reer Somalilandoow nacnacda reer WADANI ha dhegeeysanina.

  • @faisalahmedfjn9360
    @faisalahmedfjn9360 18 днів тому +2

    👍👍👍❤❤

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 18 днів тому +1

    Qaranka somaliland waa lama taabtaan waxan usheegayaa dawlada muqdisho inay faraha kala baxdo arimaha ganacsiga udhaxeeya muqdisho iyo hargaysa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 18 днів тому

    Calanka tawxiidka been haka sheegina.
    Tawxiidka ka tirtira sababtoo ah dhiig dad somaliland ah ayaad ku daadiseen.
    Mida kale gabadha caadada qabta, ta jinaabaysan , ka jinaabaysan inay huwanaadaan musqulna lagalaan waa xaaraan.
    Culumada hargaysa haka hadlaan

  • @user-pj4xi1dp7e
    @user-pj4xi1dp7e 18 днів тому

    Huwanta guduhu miyay toobad keentay. Ilaahay toobadda wuu aqbalaa .😀😀😀

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 18 днів тому

    DAGARQABE DHULKA UU DHAQDHQA MEEYE KHAKHYRN TIMA JARHAGE SII DEEYRSO

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 18 днів тому

    Ciro muxu qarinaya? C/raxman muxuu maeqifkisa u cadey wayey? Muxu sida Faysal wadankiisa u kursiga ka Rabo u difaaci wayay?

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 18 днів тому

    Makarafoon.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 18 днів тому

    waax xaq dagaalku lascanood ayay qabiil iyo qudhun dagaal uga riday daroodismigu imikana iyagaa hawiye soo diraya ilaa haynu dhamaanayno !!!!!!!! doqonta usha lagu ag dhuftaa haday fahmi waydo gosha u gali ayaa inagu socota from saylac

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 18 днів тому

    Mee cirro muxu ujawaabiwaayey wali ree wadani oo ujawaabaya cadawga dibada waa manta 1 ah guuuuuuuul somaliland

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 18 днів тому

    Futadaad.kahadlayasa.

  • @abdihakimibrahim9506
    @abdihakimibrahim9506 18 днів тому +3

    Muqdisho tan ay samaysay inaga ayeey ahayd inay samayso waana guul
    Dahabshiil bay u socdaan
    Lkn waa shirkad caalamiya wax ma yeeli karaan, wana hanti shakhsi ta muqdisho dahabshiil utaali
    Lkn inaga waxa inala jooga 30shirkadood ka badan oo ay leeyihiin oo waliba dalka jaqay
    Taaj
    Telsesom
    Zaad
    Peremeirbank
    Salaama Bank
    Juba
    Intaas iyo qaarkalo badan waa qadaad wayn hala inaga qabto

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 18 днів тому

      Shirkadaha aad shegeyso sharciga dowlada somaliyeey ku shaqeyaan hadii diyaradahii Ethopia iyo imaradka amar qateen shirkad xawalad iskadayee qof waliba sharciga somalia ayaa hagaya ee niman yahoow qayaliga naga daya plz caqligana hashaqeyo siyasiyiinta yeysan idiin warerinin sharciga aduunka dowlada somalia aqoon sanyahiin

    • @abdihakimibrahim9506
      @abdihakimibrahim9506 18 днів тому

      @@AhmedAli-cv1yt😂😂😂

    • @abdihakimibrahim9506
      @abdihakimibrahim9506 18 днів тому

      @@AhmedAli-cv1yt Waad arki doonta goankaasi Cidu saameyo mudo ayaanu rabney in bank dhexe ee ethobia la keeno Lkn xamar baa fududaysay anaga dhaqaalahaygu ethobia ayuu ku tiirsanyhy somalia waxba nagama dhexeeyan shirkadahan oo dhani waa qadaad wayn
      Dahabshiil waa combony caalami ah o sameen kuma laha waxani

    • @abdihakimibrahim9506
      @abdihakimibrahim9506 18 днів тому

      @@AhmedAli-cv1yt idinka ayaa goal iska dhaliyey adeer waxanu samayn lahayn e aya samayseen bank dhexe ee ethobia ayanu Keene sidii mou qayliya Maxa kale e qaban kartaan

    • @abdihakimibrahim9506
      @abdihakimibrahim9506 18 днів тому

      @@AhmedAli-cv1ytshirkado ganacsi baa ku wareegaysaan waa fashilanteen e rafta
      Dalka waa laga eryayaa
      30comny oo qadaad wayna
      Itobia ayaa lugu bedelayaa

  • @maallcigemukhtar9865
    @maallcigemukhtar9865 18 днів тому +1

    Too late midgaan

    • @haweyamohammed4124
      @haweyamohammed4124 18 днів тому

      Khofkaan ilaahey akhoon ayaa midgaan ah

    • @idirisismail7431
      @idirisismail7431 18 днів тому

      Rabigaa u nqo adaa nasab liita laangaab 😅😅😅😅

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 18 днів тому

      Ilahay kabaq waa ruux muslim ah oo sajuda kamuqato ilahay hakusoo hadeyo. qofkii alle kacabsi lehaa nasab ah jahiil nimada kakor

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 18 днів тому

    Markii horeba way lahayd cadaw badan jm somalilad e hore maad uga hadashaan kkkkkk

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 18 днів тому

    Wadani waxey idinka xumaatey malintaad huwanta raacdeen eed ciidannja Kala qaaybiseen. Cod ku heli maysaan maanta oo weerarkii marayo halljii ugu danbaysey

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d 18 днів тому

    Munaafaq munaafaq dhalay kuwa somaliland basaasa Ayad ka mid tahay

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 18 днів тому

    Lugtiina matihid lagtiina matihi ismaqiiqa daa wali waxad ku asteeysan tahay xagooda laangaab hadayna adigu kugucunsuriyeen aabashaashaa loolilay somalinimada karaac adigu snm matihid ha riyoon wiil haweyaad tahay adeer

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 18 днів тому

    Ciro mee

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 18 днів тому

    Ismaydhis 😄

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 18 днів тому

    Argagixisadii xukuumad somalilnd kula dagaalamaysay laascaanood sawdigii lahaa argagixiso maahee waa dadkii reer laascaanod oo madax waynuhu waa beenaale

  • @goudhassanaden4627
    @goudhassanaden4627 18 днів тому

    Yaa wax kaa dhagaysanaya Sawdinkii lahaa Cabdirisaaq khaliif qarankuu u maqan yahay horta mays maqashaan reer wadani Sawdinkii lahaa Dawladdu reer laascaanood way ka gardan tahay ma imika markuu raysal wasaarah DFS idin qarxiyay ayaad Somaliland xasuusateen.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 18 днів тому

    Barkhadow waa Goor dambe ,Intii ka dambaysay Waftigii madaxweynuhu hogaaminayay ee cagta soo mariyay gobolada bariga somaliland waxa soo baxay is dhex yaac iyo khalkhal ku yimi kooxihii ugua adeegayay gudaha somaliland Cadowga iyo dawladihii kharashka badan ku bixin jiray markii ay beenowday waxii ay ku maal galin jireen oo dhamaan shacabka somaliland qaranimada in ay difaacayaan u taagan yihiin dawladoodana garab taagan yihiin ,waxa laga xidhay dhamaan tiliphonadii laga soo hagi jiray ee ay kaga qoslin jireen ,waxay hada kala boobayaan in ay is daad raaciyaan lagamase aqbalayo ,

  • @user-bs4mv5nr5b
    @user-bs4mv5nr5b 18 днів тому

    Warya maxafidka ha isku dhajine sxpada somaliya way kubaqayan warkinipa xamsa soqarxiyay ilmo farmaajo ciro mardhaw ayunbu odhani sxpkay muse😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 18 днів тому

    Somaliland nabadi kama jirto.
    Shalay ayay ahayd markii Laascaanood la xasuyqay ee1 sano uu socday dagaalku.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 днів тому

    Sharci hadu shaqynayo falstin bu wax u tari laha ay maanta reer konfurku la ordyan 😂😂😂

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 18 днів тому

    Waar coro mee

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 18 днів тому

    TUUGE BEENLE HOOYDA UU SHEEGE WADANI LABA WAAJILYALE

  • @sacdamaxamed5937
    @sacdamaxamed5937 18 днів тому

    Nin raga ayad tahay

  • @Mboqole
    @Mboqole 18 днів тому

    Goorma ayay gabeeye dagal galen ama la dilay

  • @KalldiMhmed
    @KalldiMhmed 18 днів тому

    Mansha allaah

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 днів тому

    Aduunku waxad hysato uunbu wax kugu dara waxay moodyan mooryanta konfur jogta in beel calam wax la idah laanti aan dhaqaqin karin wakuwa ku waashay sharciga qarmda midobay u yaala idin adeegsnyna 😂😂😂

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 18 днів тому

    Imika laiddinkama baahnadifaacalaandta xamar baa idinfashilisey anakoo idin ogeyn huwanet codka xamar ka dooonta

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 18 днів тому

    Maskiin la jaso o radinaya dad kale in u farxad galiyo. War dulmiga e ku hayan ka hadal Reer isxaax Xaako in adi e midgaan kugu cayan adi ta da wax ka qabo maskiin

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 18 днів тому

      kkkkkkkkkkkkkkkkk jaaso miyaa la ciyaara yaa meesha jaaso kkkkkkkkk

  • @calisaleebaan9219
    @calisaleebaan9219 18 днів тому

    Waar ninka qabta waa somali da muqdisho ee mijacaseeye ku xidha

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 18 днів тому

    Adigeba ku yasayan isaaqa a u heleneysid dhulbahante wa ka tagay sambon wa kanalen waxad labaxdan isaaq land

  • @Qorsho
    @Qorsho 18 днів тому

    Well done and well says ❤😂

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 18 днів тому

    Well done Barkhadaw

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 18 днів тому

    Walahi waa wax kala yaabo khasaarahan Makarafoonka uun haysta Waar Bulshadii laguu doortay Maxay haystaaa maxaa ka maqan Wali ma iswaydiisay ?
    Qiiradan badani ha kuu dambaysee Bal maxaad dalkan ka tahay ina batuunow Walahi inaad Aamusto ayaa kuu ekaa ma tihid kii hadli lahaa lkn Attention seeker baa tahay.

  • @Goulisme
    @Goulisme 18 днів тому

    Liar😂

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 18 днів тому

    Been.waynaa.kani.

  • @sarahmohamud177
    @sarahmohamud177 18 днів тому

    Beenaale ciidu ku qabatay

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 18 днів тому

    Waa xilima xilga aabo ileedagahay

  • @abdihakimibrahim9506
    @abdihakimibrahim9506 18 днів тому +1

    Barkhad waa legend Walhi nin adag

  • @add-tech
    @add-tech 18 днів тому

    Waar sheekadu waa iidheh Ana aan kaadhan noqdee. Waa siyaasada soomaaliya iyo wadani

  • @mohamedismail9335
    @mohamedismail9335 18 днів тому

    Intaa aad Barkhadow leedahay ha laga maqlo afka Cabdiraxiim-Ciro

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 18 днів тому

    WALEE WAA LA IDIIN TURAYEY EE MARKAAD ITOOBIYA SOOMAALIYA U SOO JIIDEEN, AYEY SOOMAALI OO DHAN IDIN LAYAABTAY, SHARCIGA CAALAMIGA AH AYAANA LA IDIN LA MARI, SHIRKADII ISTICMAALI WAYDO SOOMAALINIMO, ADUUNKAA LAGA SOO XIRXIRI HARGEYSA KU WARWAREEGA IYO BEEN BEENTAAS.

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 18 днів тому

      SOMALI ANGA WAASNE NACALEE ABAHIIN IYO SOMALI KUU YAALE

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 18 днів тому

    Kkk ina kaahin iyo buuni u sheeg markasta wadani caayiya

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 18 днів тому

    Lagaa dhageysan maayo wax adiga ito kuwo kale oo badan boqol wajiile

  • @nugaal012
    @nugaal012 18 днів тому

    Ninkan iyo Xisbiguusa ama waa munaafiqiin ama waanay iska warhayn.

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 18 днів тому

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 18 днів тому

    Sidaaasada weeye
    Xildhibaan ka aqalbiyadda baaramlka jamhuuriyadda somaliland

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 18 днів тому

    Barkhad Batuun yaa qalbigiisa eega,waa dadka Somaliland ugu neceb.Wakhtigii aad dadka dareenkooda ka ganacsan jirtay way dhamaatay.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 18 днів тому

    Puntlandba calanka ay tosheen ayay ku mideysan yiin reer calan toshay somali qayr uma hayo

  • @MohamedFarah-z9d
    @MohamedFarah-z9d 18 днів тому

    Reerkaaga sheego.wax somaliland la yidhaahdaa ma jiree. Miskiin

    • @user-mr2ht2zb4e
      @user-mr2ht2zb4e 18 днів тому

      Caac hilbo wadadhashiyo hayb qudhaanu nahay

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 18 днів тому

    Adigu musharax ma tihin!!! C/raxman ciro ha cadeeyo mawqifkiisa hadii kale Bulshadi shaki baa galay. Nin cadawga la socda cod loma haayo ayey shacabku leeyihiin😂😂

  • @mohamedyusef4208
    @mohamedyusef4208 18 днів тому

    It is imperative that Somaliland shifts away from its reactive policies concerning Mogadishu and takes decisive, proactive actions in its dealings with Villa Somalia. The misguided proposals emerging from the South can be effectively countered by prioritizing the finalization of the MOU without any further delays.
    Should this not be addressed promptly, it will be necessary to take drastic measures, including the immediate termination of all ties with Villa Somalia, along with the expulsion of foreign embassy personnel operating under the guise of Somalia and UN agencies.
    The Somaliland Parliament must be compelled, through mass mobilization, to annul the ongoing discussions with Mogadishu that have persisted since 2012.
    I firmly believe that such actions will create significant ripples throughout the region. If we do not confront these challenges head-on, we risk being overrun by adversaries and endangering the very essence of our homeland.