Qiso murugo badan, hooyaday ba sixir adeegsatay 😱😭 Part 1 💔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @cawilabokor2431
    @cawilabokor2431 3 місяці тому +8

    Subhanallah

    • @halimasheikh8308
      @halimasheikh8308 3 місяці тому

      Part 1 ma,aha e wa part 2 qaali wad helmantay

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 місяці тому +5

    Xasbunalaahu wanicmal wakiil walaahi waa murugoday bal eeg sida ilmihi yar yara agoon iyago noqday hadana hooyo la aan loga dhigay ilaahey waxan ka magan galeyna dulmi in aan geysano anagana nalo geeysto alaahu Akbar jzkalahu qeyr walashey faadumo muna sida aad qizazka qalbiga tabanaya nogu so gudbiso ilaahey haku xifdiyo adiga iyo ehelkagaba allaahuma aamiin

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому

      KUWA AGONTA AH MA AHA HOYADOÐ QOFKA SIDAN LAGU SAMEYAY EWAA WIILKI LAYIDHI DUMAAL XASKA WALALKA KA DHINTAY NINKAAS XASKISIYO KAMASEYRSAN DUMAYA WEEYE QOFKAN SIDANLO GALAYO SUBXANA LAAH
      ANIGA TAN LA SILCINAYA ILA YAAB BADAN MAXAY AGONTA ADEERKOD UGU DIIDAN TAHAY HA DUMAALE CUQUBADA AGONTA KU DHACDAY NINKUNA QAYR MALEH O QAMRI USOCABAY SODOHDINA WUU XUMEYAY YAAAAAB
      WALE CARAB ANAGAA DHAANA DHAQAN AHAAN !!!!!!

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 місяці тому +2

    Hooyada Abaal keeda waaye
    Because Ayaduba ! Hooyo ilmo leh
    Waliba Agoon Ah Ayey Meel xun -
    Gaysay,

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 3 місяці тому +1

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢❤❤❤😢😢

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg 3 місяці тому +3

    Salamaad minkuli afaad allow Naga hay masiibo yinka aduun iyo aqiraba 😢

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada 3 місяці тому +1

    مشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 місяці тому +4

    Alaahu akbar waa loo seeta dheereyaa dulmilowga laa kiin ilaahay waa qaban 20 sano ka dib qof kii oo is ka iloobay

  • @FatimaAbdirizak-mh9jn
    @FatimaAbdirizak-mh9jn 3 місяці тому +4

    Dadka keliya aan dhibtooda ku farxo waa kuwa Dadka dulmiya.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

  • @RidwaanFarahmohamud
    @RidwaanFarahmohamud 3 місяці тому +1

    Subxanallah 😢ilahayow adiga ka magan galnay kuwa qalpiyadoda xumanta ka buxdo🤲😭

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 3 місяці тому +1

    😢Ax Subxana Allah yaa rab u gargaar awlaada yatinka ee walidiintood geeriyootay .ya rab dulmi nalaga galo iyo mid aan umaadada ka galo ayan ka magan galay

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 3 місяці тому +2

    Walalo waa qiso wax lagu qaato ilaahay. Haynaga bad baadiyyo

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому +1

    HA OGAATO NAAGTI SIXIR SAMEYSA IYADU KUSO NOQONAYAA
    AWLADEDA KA GOAN TAHAY.😢😢😢😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 місяці тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey igu qaaliya faatima muna maasha allaah allaha kubarakeeyo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 місяці тому

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiwasacaxmed-y7q
    @Cabdiwasacaxmed-y7q 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 місяці тому +1

    Habaryartuna Dumi bay Qabri La -
    Gashay

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 місяці тому +1

    SubhaAllah so sad

  • @ayaanali1438
    @ayaanali1438 2 місяці тому

    Masha Allah tabarikaallah alleh yaxfidak mam❤❤❤❤

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 3 місяці тому +2

    Subxanallaah walciyaadu bilaah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 saaxir waa ahlunaar

  • @IfraaxIfraax-j8n
    @IfraaxIfraax-j8n 3 місяці тому +4

    Walee dulmigu labada daaroodba waalagaga jarayaa 😢

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed 3 місяці тому

    Xasbuna allah wanimcaa wakiil ilaahay xaqa ujada haku sugo dhamaanteen aamiin 🤲🤲🤲

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 3 місяці тому

    نسال الله السلامة والعافية

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 3 місяці тому +1

    Alla may Cafis waydiisato😢😢

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday 3 місяці тому

    Dulmigaa sameeso caruurtaadee ka jaran tahay😢 dulmiga ka jooga soomaaliyeey Alla maxaa dumar somaaliyedoo badan saqiira eeydulmiyeen lacay Raacay 😢

  • @manaomar212
    @manaomar212 3 місяці тому

    Subhaanallah
    God walaal ha qodin

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 місяці тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 місяці тому +1

    Subaxanallah

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 3 місяці тому

    Sumxnall

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 3 місяці тому +1

    Subxanallah

  • @Cabdiwasacaxmed-y7q
    @Cabdiwasacaxmed-y7q 3 місяці тому

    🫶🫶🫶🫶🫶

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 3 місяці тому

    😭😭😭😭😭☝️☝️☝️😂Var Sad

  • @qureshomohamed4832
    @qureshomohamed4832 3 місяці тому

    It's been a week sister are you ok,I will pray that you and your family will be ok🌺🌺🌺🌺🌺❤❤❤❤❤❤❤