HESTA SALAX SANAG ANIGA AYA LEYGA QORAAY. GURI CEEL WA I GABILEY 🥲🥲🥲

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +4

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 3 місяці тому +3

    Alle qalbiyadeena ha mideeyo runtiii somalia wan ka calool go I lahayn hadan hamdi o kale ku jiri lahayn runtii xumaanta ay no qabaan uun bay na tuseen Lkn dhib malaha ileen sinjigaa ma guuro somalinimadaayada cid aan uga haybadaysanayaa ma jirto somali wa sinji ee kuma xidhna xuduud dal calan hamdiyiyeey guulayso wllo we love you❤

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 3 місяці тому +3

    Sland waligood ayeey hesayeen oo waxdaran shegayeen looma jawabi jirin waxa wada kiciyay waa xabashi oo ah cadoga kobaad ee ay somali ledahay

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 2 місяці тому

    Inaan naag gabiley ahaay malayga dareemaya ❤

  • @Muzdaliafah
    @Muzdaliafah 3 місяці тому +2

    Alla habo waan kufaaiday waxii wllhi waad mahadasanataha❤❤❤

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 3 місяці тому +1

    Mzha Allah wlshy hamda qalbi wanaag Alle ha ku sharafo wllo soomalinmo ka hore Alle ayaa in walaaleeyay dadkeenan Alle ha isku sakhiro

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 3 місяці тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️💯💯. Soomaali alle ha mideeyo

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 3 місяці тому +1

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 3 місяці тому +1

    Masha Allah Thank you my sister
    Keep going waa sax

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +2

    Soo Saar Hee Heesta Wax Yar ❤❤❤ Guri Ceel Aad Baan U Jeclahay❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 Sabab Ayaa Jirta Ooo I Jecleysiisay❤❤❤ Hadhooti Ayaan Dhameysanaaa Vidéo Ga Insha"Allah 😂😂❤❤❤ Heesta Na Xusuusi Wax Yar Quruxeey ❤❤❤❤😘😘😘💚💚💚💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🗨🗨🗨💙💙💙🩵🩵🩵🤲🤲👍

  • @KhadaryasinYasin
    @KhadaryasinYasin 3 місяці тому

    Xamdiyeeey away deee rotinadi muse markaad norwaytagtaad sodaynaysaa

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 3 місяці тому +2

    Xamar waa la wda leyhy qofki iska gooni yeela isagy u taal

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 2 місяці тому

    Fariid nimadaan kugu jeclahay qaalidaydii 🎉❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому

    Manshaallah hodan kada bolbolate xamar bile rer waqoyi auaa dagama somali waa isla dagna😍

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

    سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ عَدَدَ خَلْقِهِ، وَرِضَا نَفْسِهِ، وَزِنَةَ عَرْشِهِ وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 3 місяці тому +1

    Horta somaliyaay dhibku magaloyin ma ahan lakiin waa dadka saalax iyo abwaanka sameyayba waa horgalo now garowe iyo gibiley in leys bar bar dhigo kuwana waa kuwii farax sanaa oo ku faraxsanaa markii caruurteena guryaha lagu gubaayay

  • @nimcomaxamed7301
    @nimcomaxamed7301 3 місяці тому +1

    Waan ku wataa hamda

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 3 місяці тому +1

    Asc abayo somalinimo aya na deqdo somali wa wiil iyo abtigiis

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 3 місяці тому

    Masha Allah abaayo ❤❤alxm 🤲

  • @SihaaamsimanMaxmed23
    @SihaaamsimanMaxmed23 3 місяці тому +1

    Xamdaay abayo dadka manta somaliya kala gura ama kala faquuqa waa dadka caanka badankod bal u fiirso dadka dadka kala fogeeya waa dadka caanka markii adiyo dhowr qof oo kle laga reebo mana aha inan hortada ka leyahay lkn xaqiiqda waxay tahay in fayus into da badna

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 3 місяці тому

    Illahaw somaliya hanagu darin adaa maga soo jaree viva somaliland

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

    Wa 3alikoum Salam 😂🎉🎉❤❤Beautiful ❤❤

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 3 місяці тому

    Shanta soomaaliyed waa ii simanyhin🇸🇴👍✔

  • @hindaahmed5879
    @hindaahmed5879 3 місяці тому

    ❤❤ mashalaah well done 👏 hamda

  • @Salma013_
    @Salma013_ 3 місяці тому

    Sxbeey cidaan meqa sana u amusneen

  • @ruwaydaruwayda7843
    @ruwaydaruwayda7843 3 місяці тому +1

    xamdy dhriga mxa ka krka ka keena la dhhy wa kulylka wyo hlmr ba lgu frdi bxy rerks 😅😅

    • @KhadaryasinYasin
      @KhadaryasinYasin 3 місяці тому

      Bisinkaaa wll imisa jeer buu karaa dharigu deee xataa haduu Karo blwayee fardo bax nafis😂

    • @ruwaydaruwayda7843
      @ruwaydaruwayda7843 3 місяці тому +1

      @@KhadaryasinYasin 🤣🤣iska dulqta wx sandaha ku afufyseen rer xmrka hlmr by idin jumleyeene 🤣

  • @hanadiabdalla8351
    @hanadiabdalla8351 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanhodan469
    @ayaanhodan469 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂 walaahi waa dhiiqaysateen waanu idin saamaxnay