WaayoJoog Q 5aad: Halgamaa Faysal Dheere

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Barnaamijka #WaayoJoog Qaybtii 5aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 54

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 2 роки тому +5

    Mujahid Faysal waad mahadsantahay, abaalkaagi cidi iloobi meyso adiga iyo geesiyadii kaleba. Ilahay khayrr iyo wanaag baanu kaga bariney.

  • @barkhadabokor7145
    @barkhadabokor7145 2 роки тому +1

    Ilaahay mujaahid faysal umada uu Abaalka ugalay Ale Abaalkiisii haka siiyo

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 роки тому +8

    Mujaahid Faysal waa waayo-arag dhammaystiran, rag baa mujaahidnimada iska sheegta oo islaamaha sabaayadda la dubi jiray. Mujaahidka waxan weydiin lahaa: weligaa MUj Maxamed Cali ma la dagaal gashay?

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому +1

    Faysal geesi ilaahay cimri dheer iyo caafimad haku siyo adeero

  • @xasandheere3294
    @xasandheere3294 8 днів тому

    Guushii snm waa mid nagu qaalya dadka midhaheeda cunaya waa anaga😂alxamdulilaah intii nagaga ilaahay hawnaxariisto inta noolna ilaahay cimriga hawdheereyo

  • @moogeyare4806
    @moogeyare4806 2 роки тому +1

    Masha allah barnamijku waa barnamij loo bahna wan sodhaweynaya

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar2137 6 місяців тому

    Jecliyaa snm ilaahay intiina dhimatay hoygooda jano haka dhigo inta noolna alle sharaf iyo karaamo haydin siiyo marnaba kama xiiso dhaco dhagaysiga warkiina iyo sheekooyinkiina

  • @nasirabdullah7380
    @nasirabdullah7380 2 роки тому

    Mujaahid faysal alle cimriga hakubarakeeyo

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 роки тому +1

    ALLAYLEH WAAA RAGRAGA GEESINMO WAA TAN OO KALE

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 роки тому

    Geesiga...BIRTA...Ah
    S N M
    Guuuul

  • @aadanxiis2992
    @aadanxiis2992 2 роки тому

    Waa cajiib dalka waa loo soo dhintay

  • @hamsetayo3688
    @hamsetayo3688 2 роки тому +1

    Adeer ku maan ilaawin halkagnka aad dadkaa usoomartay iyo in aan anagu nolol helno ilahay hakaa abaal maryo anagana hadii laha weyn nagu simo insha allaah waan gudi doonaa cimri dherer iyo caafiman baan alleh kaaga baryey jano fardawsana aad ku gaba gabowdo idamka alleh

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 2 роки тому

    Faysal Guul.

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 2 роки тому

    salam Faysal mujaahid xalaal ah

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 роки тому

    Gobaa abaal guda waan kuu haynaa guusha iyo milgaha Gobeey liicoo ha jabin dhal gobaad salan gobeed Somaliland guul ku waara

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 роки тому +4

    Mujaahid Faysaloow SSDF laftigeedu ma ay tacab qasaarin oo iyaba halgankoodii PUNTLAND bay dhashay, kuwa tacabkoodi khasaaray waa qolada koonfureed ee USC, si waddaniyadi ku jirto ayaad u hadashay oo lexjeclo ka muuqato se waxa ayaandarro ah ninkaaga sidaa u halgamay iyo tolkiiba inay maanta Somaliland ku dulman yihiin, very sad!

    • @saynababdi4263
      @saynababdi4263 2 роки тому +1

      KUMA DULMANA DALKOODA AYAY JOOGAAN MA EAVAAN IN DADKOODU QAXOONTI NOQDO OO ISKU BAABA AAN

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 роки тому

      @@saynababdi4263 Kkk, kollay waa gob guni rifayso.

  • @abdihafidmusse3658
    @abdihafidmusse3658 2 роки тому

    Gunbbur libaax iyo Geedihaan waa runtii waa meel ay ah oo geedika bilcilku ku badanyh waagaanu yaryaren waxaanu ku cayari jirnay Tangiyadii dagalka ee berigaa meesha lagu gubey waa muj dhaba alle hawdhoro intii dhimateyna haw naxaristo

  • @AhmedAhmed-md6xr
    @AhmedAhmed-md6xr 2 роки тому

    Heesta ugu horeysa ee uu sheegey mujaahidku 16:50 caruur anago ah oo dagaalku socdo ayaan ku hadaaqi jirney walaahi walaalayalow meel ugu sheega

  • @user-ze6nn2wm3h
    @user-ze6nn2wm3h Рік тому

    Xaq wuxuu u leeyahay in la xurmeeyo

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 роки тому

    Alaa ilehe in mujaahidiinta xasuuto oo dawladu ay shaqooyin ay siiso waytahay

  • @shaaficiibraahim6095
    @shaaficiibraahim6095 2 роки тому

    Mujahid faysal alle ha,ku sharfo

  • @aamiindaadmadheedhofficial6145
    @aamiindaadmadheedhofficial6145 2 роки тому

    Mujahid faysal Barmamijyo badan kaso sameeya waa nin wax badan og

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому

    Guri guu lee yaay waa kjee

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Рік тому

    Qaybta ugu danbeysaa wey iga oohisisay. Tola'ay. Aduunyo ciil badanaa. Nin walba oo qurba jooga waxaan ugu baaqayaa geesiyadeenii nacabkiyo gumaysiga la diriray maanta intii kahadhay ay dayacan yihiin. Waxaan hormood ka ahay in aan mushaharkeyga qayb uga gooyo ee isoo raaca. Mujaahidkan meel aan kala xidhiidho ii soo sheega.

  • @user-ey2hk7zu7b
    @user-ey2hk7zu7b 10 місяців тому

    Maanta xorriyadii waynu.haysanaa waxay innagu ,joogtaa;dhiig,ee da;yareey;aan ilaashano; jaahuriyadasomliland

  • @dalalhassan6511
    @dalalhassan6511 2 роки тому +1

    SNM Abaal ma leh miyaa!!?? Somaliland waa SNM dhasheedii Aniga oo SNM &Somalilandba aan taageere u ahayn haddana AAD & AAD baan ula yaabaa in ninkan HALYEEYGA ah oo kale iyo kuwii la midka ahaa ee u naafoobay aan DAWALAD ku sheegta HARGAYSA wax taakuulo iyo shaqaalaysiin ah aysan u Samayn waa wax la YAAB YAAB YAAB leh. Waar ninkani iyo kuwa la midka ahi waa HALYEEYO SOOMAALIYEED oo mudan in la DARYEELO loona ABAALGUDO

  • @user-ze6nn2wm3h
    @user-ze6nn2wm3h Рік тому

    Meel aan kala xidhiidho baan u baahnahay.ciddii number kiisa haysa ha ila soo xidhiidheen fadlan

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 2 роки тому

    HEESAHAA GEEDKASTA RIkoodh heesahaasi ka baxayaan baa ooli jiray

  • @hurrediiriye4741
    @hurrediiriye4741 Рік тому

    Ragga faysal oo kalaha waa in wax loo qabto oo guri loo dhiso

  • @ismailahmed8888
    @ismailahmed8888 2 роки тому +1

    Waar qaybta 6aad ma sugi karno mujaahidkan waxaan jeclaan lahaa inaad kasoo wareysato taariikhdii halgamaa cabdirahmaan maxamed case waayo wuxuu ka mid ahaa ragii soo tababaray rag ay ka mid yihiin jaamac doolaal weli mujaahidkaasi wuu nool yahay

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 роки тому

    Ninkani waa geesi ee kan weriyaa ah ayaa
    Qabyaalad raba inuu ku waalo

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому

    ☘🍀🍁🍂🍃

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому

    🐆🐅

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 роки тому

    Geesi noolow

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Рік тому

    Kkkkkkkkk

  • @muktargiireh4160
    @muktargiireh4160 2 роки тому

    Pleas ninkani waa mujihid daacad ah geesi sayid ahna ah waxn ka codsnyna fasal dheere inuu barnamika intaa ku daynine soo badiyo waayihi khatar ta ahye uu so maray

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому

    🐎

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому

    🏢

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому

    Qansax buu ahaa

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому

    1🐅

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому

    🇬🇶

  • @muusecabdilaahimuusecabdil9946
    @muusecabdilaahimuusecabdil9946 2 роки тому

    Mj ku waa nin macquula oo aad usoo halgamay waqtigiisina naf iyo maalba usoo huray sidii uu dalkiisa uxoraysan lahaa lkn mj nin kaad kusoo sheegtay barnaamijkii hore ee idinka soo goostay ee maqashta usoo galay maad dishaan duliga

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 роки тому

    Adeer c/llahi dheere bernbad kasheegtay adeer faysal taariikda halganka maxad beenta uga sheegtay sodigii gashaamo iska joogay