(AI) wax la dhaho mataqaan? Waa cilmi cusub oo adiga cudkaaga la maqlayo adiga oo hooyadaadi ku dhahsay xumaan oo dhan ka sheegayaa hadii la doono. Dad badan oo aduunka ka caan ah oo Soomaali ba ahayn bay ku dhacday. Markaa masaakiinta ha wareerinin adigu na wax kasta ha rumaysanin. By the way, I couldn’t care less about Muse or the others and all this Somali (ficiltan).
MashAllah Kaltun qurux
🎉🎉🎉🎉🎉salan gobeed abayo, somali aya ka badan ee ku dheh🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Odayga waalan maad ku raacsanyd cada oday ciilan weeye inder samroona ma matalo isaga sumacdiisa iska xumeeyay soomaaliland waa soomaaliland ictiraafkane isagu inooma hayo soomaali noma hayso dadaal kartiba inoo haysa
He’s hypocrite 😅😊😂
(AI) wax la dhaho mataqaan?
Waa cilmi cusub oo adiga cudkaaga la maqlayo adiga oo hooyadaadi ku dhahsay xumaan oo dhan ka sheegayaa hadii la doono.
Dad badan oo aduunka ka caan ah oo Soomaali ba ahayn bay ku dhacday. Markaa masaakiinta ha wareerinin adigu na wax kasta ha rumaysanin.
By the way, I couldn’t care less about Muse or the others and all this Somali (ficiltan).