Haduu aduunka iyo damac ka leeyahay 70tan jirkan ha iscasilo sharaxteenii ayuu dhulka ku jiiday inta aan Falastiinata Africa noqan kan Allah naga qabto xaraash qaran iyo alsheydaan group iyo wixii lahalmaalo xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔 🇸🇴
Maxad kula safatey xassan gurgurte wad ka war haysey afartisi sano ee ka hor madaxweyne farmajo 😂hadana wuba ka si darey oo dibi dhal ayey tagan tahay wax lagu xusho malaha oo wax tara malaha inu wax ha leeyo moye 😂😂😂😂😂farmajo soo la basho wanagsan inshaa allaah somalia markas ayey xurubi inshaa allaah nin dacada geesiya bulshadu jece shahay waa farmajo 🇸🇴❤️🙏🇪🇷❤️🇸🇴❤️🇪🇷🇸🇴❤️
FARMAAJO DADKII TAAGEERSANAA WALI SIDII U TAAGEERSAN MARKA LAGA TAGO KUWII QABIILKA UGA SOO HORJEEDAY BAA HADA LAH FARMAAJOOW SOONOQO MARKALE. SABABTA DADKII DIIDANAA BAA WAXAAY LEEYIHIIN WAAN KAAQAL DANAAN EE SOO NOQO MARKALE.
Farmaajo wuxuu Somali baray: baraha bulshada oo siyaasiinta kaasoo horjeeda lagu caayo cbb, in xukunka intii uu ku dhaartay maahaanee waqti kale ku darsado iyo waxyaalo kale oo xun.
Qarax iyo shishrye waan ka nasaney, FARMAJO intuu joogey xukunka waxa la diley in ka badan 30000 oo qof. Maser mesha logama bahno, ee DALXUREYE ayaa meshaas jogayo. Waqti yuu idin ka dhumin.
Shacabkubwaxaynlahayen farmajow hadal kan jogana xasan gurgurtow naga amus weeye wlhi waxa xasuusta farmajo oo qudbadiisa jeedinayo asago live wali so galin in live ka dadka kujiray diyaar kysii aha garayeenb 80k waa asago so galin
Nin HANDICAP Dalkan uma baahno. Farmajo intu jogey xukunka HURIWAA AMA DEYNIILE, ma tagi Karin, hadana dadka waa kuwas malin walba U dalxis tage BALCAD AMA JASIRA. Maxey tahsy waxad noo shegeyso. No More HANDICAP, yes DALXUREYE. MUQDISHO ILAA GALKACYO AMA XARADHEERE WAA XUR.
Subhanallah xasbiyallah farmajo umada iyo illahey ha weydiisto dadkii intuu jogey qaraxa ku dhintey munafaq iyo munafaq buunbuuniye illahey haka qabto umada nin amusing iyo mid hadla kan aa musan aa daran hadase qiil aa u wadaan umadase allaha ka qabto umada😢 farmajo subxanallah
Masha Allah hakuxafido farmaajo inshallaha guuuul iyo gobnimo inshallaha somaliy guuuul iyo gobnimo inshallaha ❤❤❤❤❤❤
XASAN SHIIQ LACAGAA LAGU DOORTAY FARMAAJO XABIIBUMALAAYIIN WAAYE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wadaniga dhabta Alloow nodhowr, Farmaajo wee yaanne, Alloow noodhowr ee noosoo celi ❤amiiin🤲
Rasuulka scw wuxuu yiri ama aamus ama wax wanaagsan ku hadal
فليفل خيرا أو ليصمت😢
AaR fRmaajo. Iisoo. Celiya. Arfarmaajo. Iisoo. Celiya. ILaahoow. Amiin
Farmaajo❤❤❤guul guul guul❤❤
XASAN SHEEKH DON DON DON INSHA ALLAA FARAMAAJO GUUL GUUL GUUL INSHA ALLAAH
Farmajo ❤❤❤❤❤❤❤ Masah Allah Masah Allah 🙏
Farmaajo waa siyaasi maalintii ugu horeysuu yiri hadalyar iyo howl badan buu yiri
Guuleyso mudane Farmajo ❤❤❤❤❤
Masha Allah xabiibul malaayin xafidu llaah farmajo waa afgaaban.yahay.waa.shaqsi oo.hal.ku.dhigiisa yahay hadal.yar.iyo.hool.badan,🦁👍
Xabiibul malaayiin madxweyne hore m/Farmaajo guuleyso ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ markale soolaabo Inshaallaah
Farmaajo waa halyeey somaaliyeed ❤
Mwayne farmajo cimri dheer iyo caafimaad allaha noo siiyo allaha noo soo celiyo aamiin aamiin ❤❤❤❤❤
walaalkey farmaajo soo celiya asga ayaa noo roon oo dawlad hogaami karo viva guul farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤
Hadal yar iyo hawl badan !
Ayuu farmaajo ku shaqaynayey.👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Asc xarmajo iyo xasan labada nin qeyrmalahan allaha dhadhafsiyo gargurte aamiin yarabi
Haa hadal yare io halban
Allaw adigaan adoonkaada nahay ee ha noo soo celin Farmaajo Allahumma Amiin Amiin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 farmaajo
Hash haag❤❤ farmasjo inshallah illahay cimrigiisa ha dheereeyo aamin ❤❤❤has
Ninkaas hadlaya waa nin caaaytsmaya waan maseersanyahay marka inafarmaajo waa waa wadani geesi ah indhaa macalin ah farmaajo waxuu qabtay taariikhdaa worn❤❤
XABIIBUL MALAAYIN MDNE MDWEYNE MCM FARMAJO XAFIDAHULAH WE MISS YOU
WE❤U ALLAHAYOW XABIIBUL MALAAYIN MAR KALE SOO NOQO ADOO NABAD AH INSHA ALLAAH
Aamusku waa xikmad waa maahmaah jirta
Dalka iyo dadkaba adee kuu bahan yihiin mudane Farmaajo 💯🙏🏻
Farmajo mabaahana waa nin II maan leh maansha alaah guulayso waligaa mudane farmajo ❤❤❤❤❤
Waar gurguurtad difaa caysaa miyaa
Farmaajo sxb hadal yar iyo hawl badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fahad iyo farmajo rag waxey ahayen professional ah oo fahansan madaxnimada sida ey ushaqeyso.
Farmaajo.(Allaha)xafido.aamiin.
daaaaarrrrrod hanolato ❤ farmajo ❤ guuuuul guuuuuul daarrrrod landeerey
Us us asaladada was
Wll aamiin soomli o shan alle ja bad badsho madax fican alle hano dorto farmajo allow noso celi
Frmjo Aamuskiisa iska daaye
Soo wax badan umaqaban
Umadda soomàaliyeed
Xasan dhiiqo waa doqon waqtigu u hiiliyey oo 4/5 wax ku noqdey
قال رسول الله ص.ع.وسلم،
الصمت حكمة وفاعله قليل
Xabiibul Malaayiin❤guuleysa
Xaqiiq ayd ka hdashay wariye
Siyaasada waaa brasha farmajana Amusnantisa ayaa faida u ah
Farmajo guuleyso
mel ho ubahan hadal waxa kama taro wa ku saxan badan yahay maxamed cabdulahi farmaajo guuuuul insha allah war hadi u waxa taraayo xassan aya ino hayo
maxweyne farmaajo hogaamiyo wanaagsan wuu ahaa hadal badana looma baahno ee wax qabad ba la rabaa xolahii umada a u xafiday
Xiligii hore qosol buu ku dhamaaday hadana waan fahanay in uu rabay dhulka la biliaysto xasan waa dambiile maxkamada aduunka baa
Waa sida aad sheegteen. Hassan miino uu dhigay oo uu rabay inuu ku qarxiyo dad waan waxbo galabsan ayuu ku istaaga.
Rookaa igaraha kanaalkaada dambe 🎉🎉🎉
Farmaajo waa hadal yar iyo howl badan❤❤
Haduu aduunka iyo damac ka leeyahay 70tan jirkan ha iscasilo sharaxteenii ayuu dhulka ku jiiday inta aan Falastiinata Africa noqan kan Allah naga qabto xaraash qaran iyo alsheydaan group iyo wixii lahalmaalo xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔 🇸🇴
Xaasit tuug ah beenlow ah aa nooshitee hadalkiisa....waryaa farmajo hooyo mabarakacin meydna masoo bixin....waryaa farmajo waa nin xishooda ee ilahay asturey iskalana weyn xoolaha umada ....❤❤❤❤
Sonoqo farmajo inchallah 🎉🎉🎉🎉
Hadalka badani.xigmada.ayuu.lumiyaa
Amusku waa qayb ka mid ah guusha wayo sidii xasan gurgurte dhiiqo ba iska galeysaa xasan waxuu iecel yahay dowladoo dhani asagu inuu yahay farmajana dowlada dadko dhani buu u qaybiyay mel walbo ka muuqo waa lagu muunad belaa sxb taasi baa kentay xasan gabar hadii salon furaneyso waxuu raba meshas inuu ka qudbeyo kadib ayuu dhiiqo lugaha lagalayaa
Xaqiiq
Mw.xasaan hore u socio
Wad haawshaad
Waa hadal xasan sheekh
Dameer dameer le wye wllhi
The person before came Somalia 🇸🇴 president and prime minister Somalia 🇸🇴
No No No again be coming president !
Before iyo efter
Farmaajo lagama hayo.
Af aamusani waa dahab.
Allahayow xasaan naga kaxee ,
Farmaajana hannagu soo celin !!!!
Ilaahayoow mid fiican oo anigoo kale ah u door 😮
Soomaalida waxa ku fiican Hassan Sheekh. Karbaash ku ha ku socdo. Qabyaalada qarshinka ey aaminsan yihiin intey ka tagayaan dabaal uun baa u talin.
Maxad kula safatey xassan gurgurte wad ka war haysey afartisi sano ee ka hor madaxweyne farmajo 😂hadana wuba ka si darey oo dibi dhal ayey tagan tahay wax lagu xusho malaha oo wax tara malaha inu wax ha leeyo moye 😂😂😂😂😂farmajo soo la basho wanagsan inshaa allaah somalia markas ayey xurubi inshaa allaah nin dacada geesiya bulshadu jece shahay waa farmajo 🇸🇴❤️🙏🇪🇷❤️🇸🇴❤️🇪🇷🇸🇴❤️
Garguute waa nin habaaran waane qabyaaliste eey ah madaxweeyne ma aha waa mooriyaan
FARMAAJO..SIYAAD BARAA .SOO TABABARAY DHIHI JIREY
HADAL IYO HOWL BADAN MANA AHA.MAAMAAH CUSUB
XADIITH BAA DHAHAAYAY
HADAAD HADLAYSO HADAL FIICAN KU HADAL HADDII KALASE UMADDA AFKAAGA HA KA.AMAAN HESHO
SILENCE IS DIAMOND
FARMAAJO DADKII TAAGEERSANAA WALI SIDII U TAAGEERSAN MARKA LAGA TAGO KUWII QABIILKA UGA SOO HORJEEDAY BAA HADA LAH FARMAAJOOW SOONOQO MARKALE. SABABTA DADKII DIIDANAA BAA WAXAAY LEEYIHIIN WAAN KAAQAL DANAAN EE SOO NOQO MARKALE.
Hanoo a maanin farmajo
Hadal yar iyo hawlbadan iyo hanuunsanaan, Akhlaaq haboon ayuu Farmaajo kudhaqmay❤🇸🇴🤍
Farmaajo wuxuu Somali baray: baraha bulshada oo siyaasiinta kaasoo horjeeda lagu caayo cbb, in xukunka intii uu ku dhaartay maahaanee waqti kale ku darsado iyo waxyaalo kale oo xun.
Waligeymacarkin farmajo cumidiyahatagan
Farmaajo. WAA. Hogamiye. Wanaagsan. Isaga. Iyo. Cabdalaahi. Yuusu. Uu. Yiri. Habena. WAAN. Shaqeyyneynaa maalina. WAA lashaqeyneynaa
Waqtiga ayaa sheegaya
Horaa looyiri af daboolan dahab. Well done Mr president Farmajo 🎉
Waxaa layiray hadal yar iyo howl badan xadiiskii Rasuulkana csw wuxuu ahaa qeeyr ku hadal ama iska aamus xaasan shiiqna siyaasi ma ahan ee waa maclin siyaasada aqoon ayeey ubaahantahay farmaajo waa nin siyaasi ah arimaha dibadana waxka yaqaana horayna waan u aragnay wax qabadkiisa
Xabiibimalaayiin waa Hala yariyo howal badan iyo hanuunsanaanbaa dhaqasi lagu hormarmayaa
Waaloo dhashaa mamulka iyo boqortooyada vivo farmamajo py py py Xasan Shiikh don't play no more or???
Hadal yar iyo hawl badan
Iyo hanuun sanaanbaa
Dhaqso lagu hormarayaa.
Ma aaminsani waayo baan qaar hayaa waana kiiyiri afar dakadood maahee kabadan. Itoobiya lasiin karaan waana taa xalka loola yahay xasan kaga daydayi ooleh badda yay gaarin malihine waxaan leeyahay sayku gaaraysaa
Qof walba wuxuu ku qurux badan yahay Aamuska
Asc
Qarax iyo shishrye waan ka nasaney, FARMAJO intuu joogey xukunka waxa la diley in ka badan 30000 oo qof. Maser mesha logama bahno, ee DALXUREYE ayaa meshaas jogayo. Waqti yuu idin ka dhumin.
Wuu ku liibaanay ammusnaanati farmaajo
Farmaajo handicap aan laba kalmad isku toosin karin buu ahaa Xasana waa professor jaamacadeed aftahan ah
Waa hadal aan ficil laheeyn
Cajeep
Absolutely afdaboolan waa Dahanb
Hadal badan haan mabuuxiyo
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Waxan sameya barnamij yadan kale asxbata yaan lay ilaawin halay so fiiriyo
Shacabkubwaxaynlahayen farmajow hadal kan jogana xasan gurgurtow naga amus weeye wlhi waxa xasuusta farmajo oo qudbadiisa jeedinayo asago live wali so galin in live ka dadka kujiray diyaar kysii aha garayeenb 80k waa asago so galin
Farmaajo waligiisba qudbad macnamaleh majeedin isagoo aad umaleysid odaywaalan malaygu banaanbixikaro waxmaleyga sheegikaro 5sano ooqasaartay ayuu xilka hayay
Daqonbuu ahaa an hadal aqoon
Nin HANDICAP Dalkan uma baahno. Farmajo intu jogey xukunka HURIWAA AMA DEYNIILE, ma tagi Karin, hadana dadka waa kuwas malin walba U dalxis tage BALCAD AMA JASIRA. Maxey tahsy waxad noo shegeyso. No More HANDICAP, yes DALXUREYE. MUQDISHO ILAA GALKACYO AMA XARADHEERE WAA XUR.
Madaxweyne xasan ha la yaabin waxa soo Maray Macilin jaamicadeed.
Xasan qabyadiisii ayuu dhameystiranayaa
Subhanallah xasbiyallah farmajo umada iyo illahey ha weydiisto dadkii intuu jogey qaraxa ku dhintey munafaq iyo munafaq buunbuuniye illahey haka qabto umada nin amusing iyo mid hadla kan aa musan aa daran hadase qiil aa u wadaan umadase allaha ka qabto umada😢 farmajo subxanallah
Hhh xiligii farmajo miyuu bilowday aamusku hhhh amar alle dadkaan maxaa ka qaldan aamusku waa qeyb kamida caqliga banii aadamka sxb waliba qeybaha ugu muhiimsan ayow ka mid yahay marka farmaajo howshu weey ka weeyn tahay sxb
Af daboolan wa dahab
Hadalku dambi buu kaala maqanyahay
Aamusnaan Farmaajo waxaa ugu wacnaa isagoon codkar iyo hawlkar midna aan u dhalan.Wuxuu kaloo ahaa fuley aan karti iyo karaamo midna aan laheyn.Lkn,tuug ooman oo dadlka iyo hantida qaranka booba maanu aheyn sida Xasan Sheekh.
Labadooduba waa labo lagu khasaarey!
Xasan inuuxun yahayo owado qaldan kusocdo shacabkoodhanna marabo intaas aniga fikiradey waaye😒
War ma fiyoobeen walaashiis ayaa noo sheegtay
Habartsacu sheg
Farahadhe nin wariye iska dhiga oo aan Somali ga auxin badanaa 😂
Farmaaje waxuu dareemayaayey in aanuu hadli badan waxb Soo kordhiney ee uu shacabka u baahn yahay hadli yar iyo hool bad
Xasan sheekh waxaa helay nabsigii farmajo oo uu laha maxamed abdullaahi wanna u harin aan kahayn inuu asagu stoogto
Afkaad walaalkaa ari maal tiri adna waa dhihi
Fahad Yaasiin wuxuu dhahay
Nin Media wax yaqaana
Media kuma Ordo
من سكت نجا laakin farmajo wuxu Ahaa nin fully ah waxa ladoonayey in uu xabsiga dhigo Hasan shekh iyo lamid ah waao Hasan shekh manta wad wad Arkeysan dalki iyo daki wuxu kasameynayo Askartii qaranka xitaa in uu xasuuqey
Farmaajo hakufugo
A duo
Xassan 😡😡😡😡😡👎👎👎👎👊👊