The last President Muhammad faramado he is the best President that ever we cannot get the Somalian again They never ever get again Best the President today miss oswaldo Believe or no
Gob ba tahay mudane waxa an tagerada dher ad dadbadan fahansiin weynay xaqa iyo badilka Lkn Hada waxa ay iganyan sida ad Adiga Ila gorfaysay wax kasta sida ahaa yen ama ay wax ku kula ficnayeen ama wax qabadka lagu tagero qof walba wax qabadkiisa mahadsanid
Absolutely 💯 I agree with you my brother farmaajo markale ninkaasu somaali garab waa ka waayey lkn hada somaali oo dhan ayaa garab u ah ileen dulmigu isma qariyee
FARMAAJO. NA MA JECLI XASAN SHEEKH MA JECLI WAXAAAN JECILAHAY SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 IYO CALAN KAYAAA CAWAAAE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴
Maanta warkaaga waan dhageysan karnaa hadanahay ree Nabad & Nolal leik ta wanaga diyaar 👍
Yes
@@ShureymSheikh qabilista awooga
MD Farmaajo wuu soo laabandoonaa insha allaaah🎉
Allaha soo celiyo❤❤
@@takar1095 Bi'idnillah 🎤☝️🤲🏻 brother key
Da walal farmaajo iska naste
Damuljadiid Seedareemosaan Xagee Maroosaan Warkaasa Imaraayo ❤❤❤
Gurguurte god buu kuriday dalkii😢😢
Farmajo can you back ❤❤❤
Markale iyo Madaxweyne Farmaajo xabiibul malaayiin ❤️❤️🎉🎉
Waa Runtaa. Xabiibul Malaayiin ilaaheey Cimdheer Allaha Siiyo Farmaajo Wuu Dadaalaayey Dalka Iyo Dadkaba Intii Kasoo Horjeedey Wey Shalaayeen Oo Oohintoodii Ayaa Bilaamey farmaajo Illaaheey Waa Wadani Allaha Dhowro 🙏🇸🇴✅👮♂️👮
❤❤❤❤❤xabiibul malaayiin farmaajo nookeena🎉🎉🎉🎉
Madaxweyne farmaajo waxuu ahaa best madaxweyne somali somara after jaale siyaad iyo aadan cabdille ilaahoow uwada naxariiso
Gabilasato
@@samsamjama144? Gabilasato?
Xabiibul malaayiin soonoqo markale ❤🇸🇴
Ilahayow noo sooceli waan kuqaldanay sharafbuu mudanyahay alow noo soo celi Amiin
aaabo farmaajo ❤😢😢😢😢😢😢
Welcome back Mohamed Abdullahi Farmaajo
illahay ha noso celiyo farmaajo yarabi ❤❤❤farmaajo
Xasan Garguurte Xasan gaajo Dalkii iyo Dadkiiba wuu Baa bashey madaxweeyne farmaajo waan u Xiisey
Waligaaga maanta ayaad wax fiican ka hadashay laangaabooow
Gunadii ma siin waayay?
Xasan sheekh illaahoow na dhaafi oo mid ka kheyr badan noogu bedel yaa Rabi
Aamiin Aamiin Aamiin Allow na dhaafi Xasan Munaafaq Baahane Ma dharge badal qeyr lehna noogu badal
Aniga mohamed abdullahi farmajo
Maalinkii 1aad ee war sax ah aad sheegto
Waa rabna walaahi inuu farmajo inlasoceliyo insha alaah ilaahey hano celiyo amiin yaa rabbi hadaan heleynin wax dhaama asga.
Waa markii ugu fiicanayd war sax ah aad ka hadashid insha Allah ilahay ha soo celiyo W.Farmaajo
Från nabed iyo nolol ❤🎉❤🎉
Anigu farmaajo wan dhaliilsana waqtigiisi , si lamidana xasan lkn 2badooda Farmaajo millions mar wacan
Xasan ciladiisu wa baahi
Fantastic analyse thank you very much
Taasi waa fikirkaada ❤❤❤❤❤❤❤
INA saxan Tahay Ila Tahay❤
Farmajo ilaah cumrigiis ha dheereyo❤
❤aaboow❤ maxamid ❤axmid❤ abdulaahi ❤🎉 farmaajo❤guuleeyso❤aaboow❤faemaajoow❤
Haddaad na weydisey
waxa ay nala tahay, wa
In Farmajo uu si fudud
ku soo laaban karo, insha'allah.
Farmaajo marlabaad inshallah Mareexaan forever from Garoowe
Xabiibo malayiin farmaajo ❤
Waa points cajiiba xaqiiqadana ku saleesan
❤❤❤❤❤❤❤❤farmaajo😊😊😊
Maanta laga bilaabo qar iyo gardaraba waxaan wataa farmaajo🎉🎉
dalka iyo dadkaba adee kuu bahan yihiin mudane Farmaajo 💯
Subxanallah wa waxlagaxumado beenabuurka badaan farmaajo iyo xassan isku mid mahaan
Yes you're right the last President osamalia Muhammad is the best President of Somalia when they change they mistake a lot
Farmajo amni majirin adeer Xasan Alx amni ayan heesanaa
Wariye hadad xagaynaa soracdo waa kuwadanaa oo 300k waa ku garsineynaa alle subxahu wutucalaa ayaa ku garsinkaree guuuul insha allah N&N❤❤❤😂❤
madaxwayne farmaajo allah ha inoo soo celiyo wuxuu ahaa halyeey aynu innagu dayacnayy
Xabiibul malaayiin for ever❤❤❤❤❤
Horaa loo yiri intadan falin ka firso❤❤❤❤farmaajo guul
❤❤❤❤farmaajo❤❤guul guul guul❤❤ guul guul❤❤
Farmajo farmaajo❤
Xasan waa ganacsade
Farmaajo waa siyaasi marka inaad is bar bar dhigto aaba qalad ah
Adiga warka ma saxana isku eeg aniga kulaha farmajo ha soo noqon mid cusub loo bahaay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ That's your right brother
Mudane farmaajo soo labo inshallah
Extra Dhiibistii Qalbi dhagax iyo weeraro extra ah Amni xumo Muda Kororsi Waqtigoo Kudhacay
Tuuug aan laga tuug saneen qaacin ah xasan dal xaraashe umada allah dhaafiyo
The last President Muhammad faramado he is the best President that ever we cannot get the Somalian again They never ever get again Best the President today miss oswaldo Believe or no
Ascm far.maaju.ikraan.tahleel.xasan.shiiq.kafeersu
Gob ba tahay mudane waxa an tagerada dher ad dadbadan fahansiin weynay xaqa iyo badilka Lkn Hada waxa ay iganyan sida ad Adiga Ila gorfaysay wax kasta sida ahaa yen ama ay wax ku kula ficnayeen ama wax qabadka lagu tagero qof walba wax qabadkiisa mahadsanid
Farmajo waa muwadul somaliyed
Music aabihìisa waa xasan
Farmaajo so noqo afo nabad ah insha allaha
Xasan silic allaha dhafiyo wadanka
Somalia siyaasiyiin kalee maalaga waayay oon kuyaan aan kaahayn horee lootijaabiyay. Baabaa miyaa.
Farmaajo Alle hasoceliyo. Masakiin uroonow Muxamadoow. Farmaajo ma xabaaluu faqday
Waa adiga lee wali Adiga Hasan sheikh waxbo isma dhantan waayo waxad kushabadeysan qabiil farmaajo igu qabiil mahan lkn aad baan utagareye lkn adiga 2 labo sano kahor ada nooshegaye tagersan Hasan sheikh waxbo sax iyo qalad manta wakaan ada noshegaya goorme warkaga qadana sxb Somalia 🇸🇴 waa dad runta aan jecleyn waayo farmajo wadanka waa iroona waxana dalil u ah InshAllah wadanka ninka ufican Allah ubaryena InshAllah dadkan lagu dulsocdo masakinta dad qabiil kutagerayo Subhanallah
Farmaajo Allsha sooceliyo wax dhaama ma haynee.
Waxay ila tahay aniga xabiibul malaayiin mar kale inay u baahan yihiin Dadka Dalka iyo Diintaba Welcome back mudane farmaajo Guul Gobanimo ❤
farmaajo nabad iyo nolal farmaajo farmaajo nabad iyo nolal guul guul guul guulayso ❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Haa anigu waxan nahay Tim N&N zxp
Farmaajo hogaamiye charismatic xukun doon ah buu ahaa halka xasan yahay hogaamiye xoolo doon ah
Waa siyaasi aan is ogeen❤❤❤❤❤
Absolutely 💯 I agree with you my brother farmaajo markale ninkaasu somaali garab waa ka waayey lkn hada somaali oo dhan ayaa garab u ah ileen dulmigu isma qariyee
Far.ajo madaxwaynaha qaranka guuuuuuuuul
Dalxoreeye guuleyso 10sano oo soosocota nootali farmaajo tuuladiisa ha aado
Duf ku Bax Balo Ku dagtay tan dowladi ka raaci meyso Huno ka Beydh mesha
Unuka leh miya ku tageeraysa mise siyabo kale. Cadifada intan iska dayno ki dalka dadka iyo dinta wax taraya han dalka udhiibno kudoniba ha ahade.
Ku lkn wixiba xarashaya maya maya kuma eegikarno dalka dhiiqo isaga dhiiqo is geliyay balo kula degtey munafqow ,dhuuniyow, ganacsadow ,agoonta dhacow ,qaadlow, musuqow , qabiiliyow, siyasad xumow,
Wallahi wan oynaya 😢farmajow nabad kuso noqo
Qabyaale ma aheyn bad leydahy awalna wa ka harsan la farmaajo wa ninka kale somalia samatabixin karo
Guul iyo Gobanimo Somalia 🇸🇴🫡
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadaad run sheegtay saaxib..farmaajo is back soon inshaalah.
Wadankan waxaa bad baadin kara madahaweyne mahamed Abdullahi Farmaajo ❤
I think he should resign.
weriyahuna waa xabahi xaarmaajo xabashi adeer anaga baad noo xayisinaysa abbi
So true and so funny at the same time..
Farmaajo. guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xabiibul malaayiin❤markale
Waligaba manta run ka hadashay
Shalay adaa Qabyaalad ku caynayay Farmaajo maantana adaa afkaaga ku amanayo
Welcome back, President Farmaajo.
Allahayow Awoodada Fadligeda markale no so celi Bi'idnillah Somalia 🇸🇴 Mudane madaxweyne Mohamed abdulahi farmaajo guulwade Aabahood waa Mudane madaxweyne Mohamed abdulahi farmaajo
MashA.alaah.rubad.shegtey.
Qaraxland
Ilahow farmajo nooso celi adaa qadireeee... Farmajo wa Hogaamiye Qawiya.
Farmaajo ilahey ha soo celiyo😊
Habdhaqanka Hassan Sheikh Mohamud iyo dowlad diisa wey dhaqankoda waa uegyahey iney farmaajo diyarinayan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xaqii ayaa feeraha ka dilaacay,darbiga miyaad soo taabatay,inta dhimana allaha soo hanuunsho,welcome come back xabiibul malaayiin inshaa alaah.
This is Sala I'm talking from United States of America
Taatikhda maqarsoonto farmaajo waa wadani wuuna soobaxayaa
yaahuu ilahey nagumaso celiyo bidaar abuurte
Hada bal wanaaga UU madaxweyne Hassan sheikh kusameeyay isheeg
Walal farmaajo wamareexaan haiska nasta
Hassan sheekh wax hal abuur ah malahan, wuxuu ku shaqeeyaa siyaasaddii farmaajo ee hadda ka hor fashilmatay
Hadda ma waxaad naga iibinaysaa farmaajo ayaa fiican
Waxay aniga ilatahay in aan hada isku meel u socono.
FARMAAJO. NA MA JECLI XASAN SHEEKH MA JECLI WAXAAAN JECILAHAY SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 IYO CALAN KAYAAA CAWAAAE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴
Wadanka sh sharif haloo dhiibo hadii nin aamina larabo oo aan maamulada ku dooleyn
Maanta waxaan u baahanay nin adag. Haddiikale guryeheenna ayaa la inagu gumaysan doonnaa.
Allow dhaaf farmaajo
Xasan Sheekh dhiiqadii uu sheegi jiray ayuu lugaha kugula jiraaa 😂😂😂😂