lILMADII QARSOONAYD | SIYAAD IYO HODAN | WARAYSI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 237

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 місяці тому +36

    Maalinkii iigu murugada badnayd waa markii ay dhimatay hooyadii dhashay saabirin iyo siyaad iyo safa yar😭😭😭😭😭

  • @RahmaRays25
    @RahmaRays25 4 місяці тому +13

    Horta filimkii waaa nagu xumayseen
    Siyad iyo hodan arooskooda sugaynay

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 4 місяці тому +40

    Saan usoo cararay waxan mooday in filmki season 2gii bilowday
    Siyaad iyo hodanow waan idin salaamay
    filmki ilmadii qarsonayd wuxu ahaa film aan ugu jecla intan film soomaali daawanayay l

    • @miski3389
      @miski3389 4 місяці тому +3

      Kaligaa maahan 💔😂

    • @SacdiyoAdan-fi5nf
      @SacdiyoAdan-fi5nf 4 місяці тому +2

      Filimku bilaa natiijo ayuu ku dhamaaday maxaa sababay

    • @SahraOsman1122-cq2me
      @SahraOsman1122-cq2me 4 місяці тому

      @@SacdiyoAdan-fi5nf amba waan kula arkaa lkn hidanba maalin ka dhawaajisay seasona badanbu yeelanaya

    • @kahinhassan4543
      @kahinhassan4543 4 місяці тому +1

      Filimku wuxuu ahaa inuu natiiyljo lahaado oo uu ku dhamaado waxaanan dhaaraktarka ka codsanayaa in uu filimkaasi kudhamaado natiijo qayb labaadna yeesho

    • @Ismailsomane
      @Ismailsomane 4 місяці тому

      Haaa wlhi

  • @ArwaAbdillahi
    @ArwaAbdillahi 4 місяці тому +9

    Inta u xiistay filimkii😢❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 місяці тому +15

    Hada miyuu dhamaaday akhas awalba naf may lahayn waayo 5tii casho marbay soo daynayeen teeda kale nimankii dilaaga ahaa may xidhin sidoo kale family kii lama heshiisiin sidoo kale gabadhii kibirsanayd lama xidhin markaa waa noocma

    • @naogffarMaxamud
      @naogffarMaxamud 4 місяці тому

      Wlhi wax dunka lwada zaxya majirto

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam 4 місяці тому +1

      Waxeeya dhaheen mardhowa waxaa soo socdaha season 2

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 4 місяці тому +3

    Maashaa Allah Siyaad iyo hodan Congratulations si Wanaagsan Ayaad u matasheen,film Aad u Wanaagsan Ayuu Ahaa markaa noo wada inshaa Allah Waayo galin waa loo baahnaa yahay ❤🙏😇✌️❤️❤️❤️

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 4 місяці тому +1

    Waa Fimlkii Somali ugu Macanaa Ilmadii Qarsoneyd Waxana SaLamaya JiLayaasha kaLa ah Siyaad & Hodan ❤😊❤

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 4 місяці тому +1

      Xaguu kamacana filim dhamaystiran miyad dawatayy? Ragii sarqansana mala xidhayy?inantii kibirsanayd mala xidhay?qoyskii mala heshiisiiyay? Waa mayy dee season two markay sodhigan oo intaanba ay dhamaystiran baan odhankarna

  • @JamiilaMaxamuudali
    @JamiilaMaxamuudali 4 місяці тому +3

    Siyaad iyo hodan waidin salaamey wanixisanay wll❤❤

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 4 місяці тому +7

    Wlhi ceydaruus qalbiyadeena ayaaba ku dhax jirtaaa waxaa noo harsan saabiriin & maxamed & mowliid sadxdooda hal mar noo soo qabo marka xigta noo so qabo labadii acther ee qabta dilalka & qamriga waan daawana jaajaale wareysigiisii xaaji xuseen & sacda hadana siyaad & haboon keep going xogmaal media filimkaan qeebtiisa 2aad hala soo daahin xogmaal media & maamuladeda & lagend maxamed parestimol ❤❤

    • @Abshirom
      @Abshirom 4 місяці тому

      Madnosocelisan

  • @NimcoDarajo
    @NimcoDarajo 4 місяці тому +2

    Hore usocda wll wiil iyo gabadh aad uqurux badan baa tihiin flmkii idinkaan idinku soo xasuusnaynaa ❤🎉

  • @HudaHussein-mc3ct
    @HudaHussein-mc3ct 4 місяці тому +9

    Oo muu dhamaadey filmku hooniga sugayey qaybtiisii 2aad😂 ala adnaay

  • @HurreQacle
    @HurreQacle 4 місяці тому +1

    asc dhalinyarada filinka ilmada qorsoon gaar ahaan 2dii aktar oo aan unaqaa nay siyaad iyo hodan horay usocdo wll❤❤ soonoqod wanaagaan iyo filin labradorite

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 4 місяці тому

    War waraysi ma Dooneyno , ee waxaan dooneynaa film ka oo la sii wado, labada reer oo heshiiyo iyo siyaad iyo hodon oo is guursado ❤❤❤❤❤

  • @cabdifataxharun-428
    @cabdifataxharun-428 4 місяці тому

    Hablahan ilmada qarsoon reerkoodu mawada taarabuunbaa socdaan ogayn oo tidhi aabahaybaa idaawan jiray hodana waan aragnaa idinkala garan maynee guulaysta

  • @BilaalWarsame
    @BilaalWarsame 4 місяці тому

    Masha allh siyaad iyo hudan runti xaqiiiqada ayaa kawaramey ❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 4 місяці тому +2

    Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country. Mansh Allah keep going

  • @sowdayaxye7457
    @sowdayaxye7457 4 місяці тому +12

    Inta season 2 umaleysay😂😂isoo raaca

  • @aadancumar1122
    @aadancumar1122 4 місяці тому

    ❤❤❤😂😂naa ninka jacayl ku abuur sidaa hakaga tagine

  • @DuranShirwa
    @DuranShirwa 4 місяці тому

    Waa labo Actor oo mustaqbal fiican leh Keep going baan leeyahay- guuleysta, waanad isku fiican tahiine jacaylkiinii kuwa ka dhabeeya oo qoys yagleela noqda.

  • @AnabMahamoud
    @AnabMahamoud 4 місяці тому +1

    Tres belle film

  • @CabdiQaadir-yt3qc
    @CabdiQaadir-yt3qc 4 місяці тому

    Hodan iyo siyaad waan idin salaamay hodan waxaa thy qof qima badan wlhy run ahantii ❤❤

  • @sacdiaali-gc9yx
    @sacdiaali-gc9yx 4 місяці тому

    Allh hada filmki ma dhamaday. Film wangsanu ahaa😢

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 4 місяці тому +1

    Adna abaayo masha alaah sis Wlhy iyada iyo Siyaad waana hodan qofka dulmigu inuu wax fiican ahay baan kow ka ah oo soomalidu ku badan tahay bey hodan diidey dulmigaas tnkz sis waa wax loo baahan yahay ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉kooxda oo dhan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AsmaMaxamed-p3w
    @AsmaMaxamed-p3w 4 місяці тому

    Season 2 habeenka lasoo galiyo farxadju aduunka iga dheh adna sister nooso gali🎉🎉❤❤

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 4 місяці тому +41

    Team hodan one like ❣️

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 4 місяці тому

    M.a hodan jiliinkeda aada ula dhacay wll guul iyo horumar ayan kuu rajeynaya Insha Allah

  • @anisahersi8392
    @anisahersi8392 4 місяці тому

    Add ban idin salamaya walahy man sugi jirn inta xilqada kale imanayso anigo idinka dawanjiray 🇨🇦 Canada hore uu socda we love you ❤❤❤

  • @JamiilaMaxamuudali
    @JamiilaMaxamuudali 4 місяці тому +2

    waku salaamey hodan iyo siyaad ❤

  • @YusufXayid
    @YusufXayid 4 місяці тому +1

    Jiliin wacanbuu ahaaa ❤❤❤❤

  • @CabdulahiCiro
    @CabdulahiCiro 4 місяці тому

    ❤❤❤❤ OK qeyb labaad ma loo samaeynayaa

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 4 місяці тому +1

    Labada shaqsiye gilimka ugu jeclaa uguna saamaynta badnaa

  • @askiisner
    @askiisner 4 місяці тому +22

    Us us hadeydan filimkii wadiin😢

  • @AbdinaasirAadan-po1oi
    @AbdinaasirAadan-po1oi 4 місяці тому

    Lagan baa thy hor u soco

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 4 місяці тому +2

    Mwolid iyo Sxb next

  • @FaruusMuxumad
    @FaruusMuxumad 4 місяці тому +1

    Dee Halki ugu Mcn ayay ku dhameeyen may noosii wadan

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 4 місяці тому

    Hodan aka adan & isyaad aka guleeda well done 🥰🥰🥰👏👏👏👏

  • @FarxiyaSheekh-x6r
    @FarxiyaSheekh-x6r 4 місяці тому +1

    Team ilmada qarson filimka aad bilabaysin magaciisa romantic noogusoreeb🎉❤❤

  • @UgbaadmaxamedCismaan
    @UgbaadmaxamedCismaan 4 місяці тому +2

    Team hodan one like❤

  • @abdulahimaxamuudfaarax5385
    @abdulahimaxamuudfaarax5385 4 місяці тому

    Filimkan meeshuu ku dhamaan lahaa ma gaadhin in hodan la guursado bay ahay reerkuna heshiiyo gaagaale xaqiisa helo siyaad walashii cida ku guulaysata

  • @Raqiya-z1c
    @Raqiya-z1c 4 місяці тому +4

    Imika filimki mu dhamadey😮

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 4 місяці тому +1

    Hodan 100 salaad iyo gurgurda kii dhimashadn kahelay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanaaadan4849
    @ayaanaaadan4849 4 місяці тому +2

    Guuleed😍

  • @DadiyahaBulshada-rq1vs
    @DadiyahaBulshada-rq1vs 4 місяці тому

    Masha allah
    Qiiro
    Wacan
    Kasasokale
    Sosara

  • @Sadriadan
    @Sadriadan 4 місяці тому

    Hodan Horta ma is guursaten filmkii waa qabyo walii

  • @NimcoCabdi-tt1ch
    @NimcoCabdi-tt1ch 4 місяці тому

    Labada macalin waxay dhigaan xiisado ku saabsan cafimadka

  • @masnaaxmed5795
    @masnaaxmed5795 4 місяці тому +2

    Sabriin and mawliid and maxamed
    Halmar warysiga kaqaad

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 4 місяці тому +2

    Waxaan sugnaabo waa
    (1) Xariga Sacdo
    (2) Arooska Hodan iyo Siyaad
    (3) Arooska Saabirinn Mowliid
    (4) Heshiika labada famili
    Gaar ahaan marka Xaaji Xuseen iyo Siyaad ay laabta iskalinayo
    FIIRA GAAR AH
    sababta aan Saabiriin Mowliid ugu guuriyay ee aan Max'ed ugu diiyay
    Ayaan idinn sheege waana labo sabab
    (1) Max'ed iyo Siyaad waa saaxiibo gaar ah saaxiibnimada iyo guurku iskuma fiicno marka saaxiibnimada aan ku joogno
    (2) Iyo Saabiriin oo Mowliid u janjeerto kkkkkk waa kaftankaygi iyo filimkiini dhab yaan loo qaaday

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 4 місяці тому +2

    Hodon maanta waxaad moodaa weli inaad xanaaqsan tahay

  • @Bilaninajamca
    @Bilaninajamca 4 місяці тому +2

    Intaa hodan ila jecl like❤

  • @MuniiroDaahir-wo2wz
    @MuniiroDaahir-wo2wz 4 місяці тому

    Anagana waan inika mahadcelineynaa noo sobadiya filmkan anaiga sigaara ban kuu tageri jiray hadon lkn marki abaha kibir jabay waan yara naxay 😢😢😢😢

  • @YusufA-kk3rd
    @YusufA-kk3rd 4 місяці тому

    Team ilmada qarsoon filmka waa dhamaday baad ku sheegteen laa kiin waa qabyo 1,guurkii hahaha dhamantood lama gaarin tartankii 2bada inan siyat walashi heshiiskii guud xalji xuseen iyo inanta wayneed lyo mustaqbakeedii
    Ragii dilaaga oo aan wali la xirin maxkadna aan tagin iyo inkaloo badan(by aspro)

  • @isamciilAxmed-zm1ly
    @isamciilAxmed-zm1ly 4 місяці тому

    Wn in salamay siyaad & hodan filimi ilmada qarsoon meel macanbu ino maraye mad inosi wadiin ok

  • @CabdulahiCiro
    @CabdulahiCiro 4 місяці тому

    Horta waxaan Hakan ka salaamayaa guuleed cabdi caabi iyo adno ceydiid sidi. Runta waxaan idiin ahay taageero hodon abaayo dabeecadaada waan ka helay sidaas ilaahey dabeecadda sidaas hakaaga dhigo fiiro gaar ah u yeelo

  • @Wanaaje
    @Wanaaje 4 місяці тому

    Xogmaal wax aad dhamaad ka dhigteen oo aan lahayn dhamaad weeji waana dhaliil filimsamayntiina ka timi markaa wax walba dhamad ayay leeyihiin dhaliishaa meel saara

  • @ubaxjaamac8777
    @ubaxjaamac8777 4 місяці тому

    Adna caydiid gabar sharafleh ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SHURAYMCWAHAAB
    @SHURAYMCWAHAAB 4 місяці тому +4

    Wllaallayaal waa idin salaamay aaway qaybtii kale nosoo dadajiya please 🙏

    • @QadroXasan-cf5pu
      @QadroXasan-cf5pu 4 місяці тому

      Waa dhamaday walal kaas ❤❤❤❤❤

    • @SHURAYMCWAHAAB
      @SHURAYMCWAHAAB 4 місяці тому

      @@QadroXasan-cf5pu qayb kale majirto wll

  • @Zoha_updyy
    @Zoha_updyy 4 місяці тому

    Next mawliid iyo sabriin🙌

  • @Munaibraahim-gv6gz
    @Munaibraahim-gv6gz 4 місяці тому

    Wllhi hodan Wan kula ooyi jiray ani😢😢

  • @abdirahmanhussein9815
    @abdirahmanhussein9815 4 місяці тому

    Runti filimki wanuxisneee, please waiting next idhinka daman okujuraa

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 4 місяці тому +3

    Guuuleed filimkii astaan ee hayaan qeeb fiican lagama siinin lkn filimkaan ilmadii qorsoned qeebtii ugu fiicneed ayaa loo dhiibay wuuna ka so baxay qof wallbo ka tirsanaa filimkii ilmadii qorsooneed wuu ka so baxay wlhi dhamaan jilayaasha wey kasoo baxeen boosaskooda sida siyad sabiriin safa yar maxamed mowliid haboon sacda xaaji xuseen camera maanada m.a aniga waxaan sugi doonaa ilmadii qorsooneed qeebtiisa 2aad

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 місяці тому

    Waa laba ruux oo aan taageero
    🙏
    Saabirin iyo mowliid noo keen please

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 4 місяці тому +4

    Waa qisoo dhaba walay gay filin madaawanin waa kii koowaad wuu isaa meeyay

  • @AyanAli-rd7gh
    @AyanAli-rd7gh 3 місяці тому

    Saabiriin iyo siyaad arooskooda uunbaan sugaynaa

  • @FartuunCaliHaad
    @FartuunCaliHaad 4 місяці тому

    Filimka aad buu u fiicnaa laakiin dhamaadkiisi ma wanaagsaneen

  • @NimcoCismaan-zj3zt
    @NimcoCismaan-zj3zt 4 місяці тому +3

    Mana labilaabayn

  • @amiircilmi2392
    @amiircilmi2392 4 місяці тому

    Anigoo jaaniskayga ka faa,iidaysanaaya adna caydiid(hodan) haday xiriir dhab ah la leedahay siyaad waan ku boorinayaa haddii aysan la lahaynna waan danaynayaa inaan xriir mustaqbal la sameeyo waa haddii ay madax,banaan tahay igu caawiya way i deeqdee mhdsanidiin from swetzerland

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 4 місяці тому

    Hodon Iyo siyaad waa idin salaamay

  • @CabdiqaniMohamed-fo9li
    @CabdiqaniMohamed-fo9li 4 місяці тому

    horay osocda waxad ahayden laba shakhsi ooqiima leh oo aankale dhici inshalah horay usocda asxabti kalena iyagana noso xadiriya mesha siiba sabiriin iyo safa yar

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 4 місяці тому

    Masha allha hodan ayan unaxijiraya guleedna gesinimuu muujiyay kukalan sugay waliba hayaan ayansuaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @JamiilaMaxamuudali
    @JamiilaMaxamuudali 4 місяці тому +1

    waku xiisanay siyaad iyo hodan

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 4 місяці тому

    Adno waa gabar qali ah 100/100

  • @TaaxotoomkaTaaxotoomka
    @TaaxotoomkaTaaxotoomka 4 місяці тому

    War filmkii ma sidaasy ku dhamaadeyna😂😢

  • @MunaisackHasan
    @MunaisackHasan 3 місяці тому

    Wlhii ani saan u ooynaay. Indhiibaa igaduutey

  • @MelizaAdan
    @MelizaAdan 4 місяці тому +1

    De noso daaya filmkii 😢🤨

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 4 місяці тому

    Waaw hodan waansallaamaya

  • @updalleharrera2667
    @updalleharrera2667 4 місяці тому

    Habenkasta wa search kareeya wlhi Filmkan hada ogaadey inu dhamadet😂😂

  • @GudoonBarkhed
    @GudoonBarkhed 4 місяці тому

    Waa idiin xiisidoonaaa 😢😢

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 4 місяці тому

    Waa kula ooyijiray inta badan

  • @4545-b9b
    @4545-b9b 4 місяці тому

    Ku saliya nabiga scw

  • @IlwaadDheman
    @IlwaadDheman 4 місяці тому

    Adaa mudan siyaad❤

  • @UkunXilwa-lz8zt
    @UkunXilwa-lz8zt 4 місяці тому +3

    War waxan day iney filimki wadan ayan modee us us us us us aslada wareysigina cune😂

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 4 місяці тому

    Filimkii miyuu dhamaaday asxaabey???

  • @MuhiimaCashuur
    @MuhiimaCashuur 4 місяці тому

    Horu socoda❤❤❤❤❤

  • @NajahAwilRooble
    @NajahAwilRooble 29 днів тому

    Aniga waxaya hayad markii dhimatay hooyadii sabiiran iyo safa abohy markii labad la dilay mawaliida 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcocumar8738
    @nimcocumar8738 4 місяці тому +2

    Inta musalsalkii uqabtay soo carartay😂one like

  • @AsmaYusufJamaAsma
    @AsmaYusufJamaAsma 4 місяці тому +2

    Allah maxan idiiin xisay filimka kaliya ee somali matasho aan dhamaysto

  • @asiyaali1351
    @asiyaali1351 4 місяці тому

    Filinka halkan inu ku dhamado mey aheyn aroos siyaad iyo hodon sabiriin cidey raaci laheyd waxbadana maqan heshisinti labada family ma qayb labaad ba so wadaan

  • @IlwaadDheman
    @IlwaadDheman 4 місяці тому

    Waa kaa qadny hodan❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 місяці тому

    Hooyadii samirka iyo qiimaha badnayd ee Siyaad dhashay away noo keena please

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 4 місяці тому

    Filinka 2 seen ayaa dhimaan

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 4 місяці тому

    Filimki dhamaday ilmadi qarsonayd hodan iyo jajaale aya sida ay'ahayd umatalay filimka siyaad farxadba malahayn marnaba

  • @FadumoCelmi
    @FadumoCelmi 4 місяці тому

    Anna. Waa kumahadsantahay. Laakiinsiyaad. Waxaan. Kadareemay. Sida. Dumarka. Sy. Uinkiraan

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 4 місяці тому

    Mashllah

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 4 місяці тому +1

    Masha Allah ❤

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 4 місяці тому

    Wlhi dadkan aad ayan ujecelhay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @EidoCsamatjama
    @EidoCsamatjama 4 місяці тому

    Walhi maramr baan ooyijirye😢

  • @cabdisalaan4135
    @cabdisalaan4135 4 місяці тому

    Is jclada wll ilahey dadaartii nolisha midoba

  • @Munaibraahim-gv6gz
    @Munaibraahim-gv6gz 4 місяці тому +1

  • @ismahanjamaa8901
    @ismahanjamaa8901 4 місяці тому

    Oo ilmada qarsonayd maxaa laga wada may dhameyan filimka

  • @NimcoAbdiqani-wi7wo
    @NimcoAbdiqani-wi7wo 4 місяці тому +1

    Naa Filimkii MaYdaan wadaYn