DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 74

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 місяці тому +7

    💚🤍❤️ Maasha Allah waa dhul aad u quruxbadan reer Somaliland ilaahay uuga mahad celiya barwaaqada rabi ina dhigay
    Jaarkiiyoow naga raali ahaada majirto dib unoqoshee

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 місяці тому +3

    Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤

  • @MaxamedkhadarKurulus
    @MaxamedkhadarKurulus 3 місяці тому +2

    It's beautiful land keep going bro somaliland people I say keep their own land

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому +3

    Wow Somaliland is very beautiful ❤

  • @redsandempire7389
    @redsandempire7389 2 місяці тому

    Maanshalla waa dalxiis iyo video aad u qiimo badan 🎉🎉🎉 😎😎😎😎 🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +3

    WAA DHULKII FAQASHTA XOOG LOOGU JABIYEY ITAGOO ISU GURMANAYA OO DOWGA MARAYA AYEY SNM U GALI JIRTAY DOWGA 1988 RABOW U NAXAROISO MUJAAHIDIINTII

  • @Hayaan_1
    @Hayaan_1 3 місяці тому +1

    Masha allah waa muuqaal qurux badan , Hal talo shp magaca channelka si formal ah u qor sidii facebook ciyaal closetu u qoran jirtay ayaad u qortay. HORUMAR BAAN KUU RAJAYNAYA

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому +2

    hageli anaa kaa aqaan oo ciise muusii sheekh lahaa ah oo kaa aqaane

  • @Gurey12
    @Gurey12 3 місяці тому +2

    Somalia 📍

  • @LadanMohamed-z3s
    @LadanMohamed-z3s 3 місяці тому +1

    Masha Allah somaliland is a beautiful country ❤❤❤❤

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 3 місяці тому +2

    Qurux maansha allaah❤❤❤

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 3 місяці тому

    Aad baan ugu faraxsanahay in dhalintii somaliyeed ku faanayaan dhulkooda quxda badan soo badiya (dhulka hooyo sii dhowr macaana)

  • @zhaakirapdirashiid5406
    @zhaakirapdirashiid5406 3 місяці тому +2

    Waad na daweysey taliye❤

  • @proyuusuf
    @proyuusuf 3 місяці тому +1

    Nive give up 👆

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 3 місяці тому

    Mash allah Dhulkii Hooyo 🇸🇴🙏

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 3 місяці тому +1

    Wel done

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Ax heestii sahra axmed waxaan xasuustay hargaysa dii hore iyo xafadatdii new hargaysa beeraha

  • @askarIdiriz
    @askarIdiriz 14 днів тому

    Masha Allah gulayso

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 місяці тому +1

    FILM TAARIIKHI AH BAAD SOO SAMAYSAY.
    DHULKA HADII DHIRTA LAGA BAABIYO,
    WAA SIDII QOF QAAWAN OO KALE.
    MARKAA WAA IN LA DHAWRAA DHIRTA.
    MAHAD SANID ADEER

  • @AhmedKhadarofficial
    @AhmedKhadarofficial 3 місяці тому

    Hore usoco bro

  • @khadarmaxamuud5693
    @khadarmaxamuud5693 3 місяці тому

    asharaf cadani🦁

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 Місяць тому

    Musiga nagadaa is too loud. No need music

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 місяці тому

    WAA DHUL AAD IYO AAD U WURUXBADAN LAKIIN WAXA FIICAN IN DHIRTA LA DHAOWRO OO AAN LA GOOGOYN OO AAN LA GUBIN"

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 місяці тому +1

    Cidba masafiri karto daad aan darawalnimda sifiican u baran ayaa baabur qaataye waliba kuwa booyada iyo basasaka

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 3 місяці тому +1

    WAA VIDEO WACAN LAAKIIN MUSIC AYAA KAA DILAY😢😢😢😢 AHEEY AH. WAAR VIDEO GA MUSIC KA SAAR OO DHAWAAQA SHIMBIRAHA IYO DABAYSHA U DAA ( NATURAL SOUNDS)

  • @WACAYS_PRO
    @WACAYS_PRO 3 місяці тому

    🎉🎉

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Rageedii sxb

  • @ENGNIMCANHasan-qt2cw
    @ENGNIMCANHasan-qt2cw 3 місяці тому

    Qofka adhi ku raca ayaaa nasiib leh

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 місяці тому

    1 Saac Bey hudisa U jirtaa waa Guban, xagasatena waa Gacanlibaax, Iyo Marso.

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 3 місяці тому

    Yaa kafaa ideysanaa Dhulkan Ileyn Somali iyadaa iskumaqan Wixii kasooharana Markhaan iyo Qabyaalad baa latagtaye .

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    SXB MASASKA ISKA ILAALIYA GEEDAHA QAARBAA SAARAN ANIGU ANOO JOOGA BUURAHA DOOXA GEED DEEBLE OO BUUR DHEER AANU FUYSHANAY AYAAN IS IDHI GEEDKAN KU NASO MISE BAHAL.MASA AYAAADAXAGA QOORTA KU BEEGAN WUU SIDAADU U BOODAY AYUU WXB KAY II SHEEGAY ALA MADKA GOOR AAN BOODAY

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 3 місяці тому

    xabashi ugu yeera bal inaad ku raaxaysatiin hibada ilaah idin siiyay, odaga waalan iska qabta

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 3 місяці тому

      garowe Iyo ku waa xintamaa waxaa Igaxiga xamaar malihin cadaw xamaar ka daran

    • @AminaCabdilahi-e4e
      @AminaCabdilahi-e4e 3 місяці тому

      Xabashi adaa iga dhow ooy ku ilaaliyan 24 hour bilaa abaalyow sacad kasta idin qabsan karan imikana ay dhul badan idin kala waregen

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 місяці тому

    AYANDARANAA DALKAYGU.
    ILLAHAY HADUU WAX SIIYO,
    ILOOSHA DHAWA DADKIISU.
    BAL DHULKII KAYNTA AHAAN JIRAY,
    OO DHIR GEELA KADHEERI KU OOLIN EEG,
    BANAANBU NOQONYAA BERIDHOW:

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

    hagelin intuu hoos uqodan yahay garan mayside ana ciisa muusii meeshaa saaxil lahaa oo kaa aqaane

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 2 місяці тому

      😂😂😂saaxil xeeb galbed moye halke ka dagta barbara bari habar jeclo iya kadagta buuraleeyda saaxilna 80%musecabdalaha iya dage qadadwaynta iska baawso lakin inagu wa inagi dee😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@dhashisheekhisaxaq9514 Habar jeclo reerka dega bariga burco kkkkkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@dhashisheekhisaxaq9514 muusa cabdale gacan libaax masoo dhaafaan iyo goda oon wado fiicanba lahay wadadaa dheer burco ilaa hargaysa u dhaxaysa ciise muusaadega ilaawajaale SUbeer Awal

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 2 місяці тому

      @@TogdheerBurco-x3p
      🤣🤣🤣🤣War wa tii waalneey naa ii waran

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@dhashisheekhisaxaq9514 Muusacabdale axa noo keenay waareer goraya ood xirsi cismaan baa dameer u tuuyay ooy islaayeen markaasay soo dudeen oo ciise muuse u soo dudeen oo aanu dejinay gacan libaax ,gabaygii ahaa awal raace muusacab dalana odaya doodiiye anigay idhaleen muusacabdale

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxa ku dhbay inaan degaan kaa leeyahay ciise muuse waadigan baa biinayee cid ku daawata waad wayday kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 3 місяці тому +2

      Muusecabdalle wey degan yihiin

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@abdulraven4970 Muusa cabdale gacan libaax ma soo dhaafo wada fiican xataa ma leh muusa cabdale oo noosoo duday markii dameerta u tuuyeen xirsi cismaan ,Awal raace muusacabdalan odaya doodiiye

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@abdulraven4970Anba Abahay norway buu ku aasan yahay xabaashu ma socotee qofkaa socda degaan laguma noqdo meel lagu asan yahay kkkkkkkkk dhulkaa ciisa muuse ayaa leh gobolka saaxil berigii hore waa nalagu caayi jiray waar kuwan ilaahay miyuu nacay ayaa nala odhanjiray cabdi waraabe xataa soo dhageeyso youtub buu ku jiraaye

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 2 місяці тому +1

      xadka deegaaneed ee ciisemuuse iyo muusecabdalle waa tuulada laaleys dhinacan buuralayda golis Magaalada berberana waa deegaan ciisemuuse ah inkastoo hada la is dhex degan yahay ilaa iyo hawd magaalooyinka qaarkood

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@abdulraven4970 Degaan meel lagu aasan yahay laguma noqdo anba awawgay noeway buu ku aasan yahay dad badan baa meelo ay marayeen oo anay u dhalan ku dhinta oo lagu aasaa qofkaa socdee xabaashu ma socoto saaxil ciise muusaaleh sidaanan sanaag kuula lahayn iyo salax leey berigii hore saaxil buuraha iyo bada kulaylka xeebta waa nalagu caayi jiray kuwan ilaahay miyuu nacay ayaa nal odhan jiray fool xumaa gaagaabanaa madmadoo baa kkkkkkkkkkk waa daayeer baa nala odhan jiray kkkkkkkkkkkkk soo daawo haaji cabdi waraabe youtubkuu ku jiraa isagoo ka wara maaya arintan oo leh hadaanu jeclaanay kkkkkkkk

  • @hanatmursalwaw4219
    @hanatmursalwaw4219 3 місяці тому

    🎉❤

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤