Alhamdulillah,waan ku farxsanahay in uu qayb afrad yeelan doono buugo lakiin marka u dhamaado maxa ino danbayn🥹 hubaal macaanka buuga waa loo xiisi doona qof walba o akhriyay qaybihiisa wuu tabi doona..
With all due respect Dhiirigalin inaad maalayacni ku tilmaanto waa laga fican yahay, intay dadbadan si fican usaamaysay ayaa badan. Kadigtoonow waxaas oo kale
Buugtan iyo buugaagteenna kale oo dhanba waxa aad ka helaysaa:
www.aadansahan.com
hargeisa ayaan jooga ee halkee laga heleyaa oday buugaagta
Wallaahi anaa ka billaabay!
Aad ayey ii anfaceen
Iqra books ayaad ka helaysaa@@robberybobchannel5463
Wll lacagt aad ayeey ubadantahay😮
Dr fatiix miyaa wada qoray
Walaahi ilaah ban ugu mahadnaqaa in ilaahey channelkaga maalin maalmaha kamid ah i baray,
bro I proud of you ❤️
Aadan wallo waxa aad video ka soo samaysaa, sida bugaagta loo turjumo.
M.a qofki ugu horeye❤
Hadaan dhameeyayba jiraalkay 1aad❤🙌
Keep going walal❤
Alhamdulillah,waan ku farxsanahay in uu qayb afrad yeelan doono buugo lakiin marka u dhamaado maxa ino danbayn🥹 hubaal macaanka buuga waa loo xiisi doona qof walba o akhriyay qaybihiisa wuu tabi doona..
The best book Jiraalkay Wan Akhriyay PDFkiisah Ayan Haysta Wa amazing
Shp pls iiso dir pdfkisa hlke kaalaso xriira
🎉🎉iisoo dir bro
Zxp noosoodir
@@shaqufyareofficial3912 xagen kugu So diira wlal
Aadanaw zxp .ninkaas zxpkaa ah .buugta naga raqiisi dheh waan u baahnayn sadexdooda bee
inaader adanow ilaahay khayr alle ha ku siiyo wlhei waxd wax nagu tustaa wax dhab ah ku saleysan bulshadeena go forward wllkey❤
Aadan sahan wllo wan ku jecelhy rabigeen Haku dhawro❤aaad iyo aad ayuu qalbigaygu kuugu xidhan yahy. UA-cam waxan ka dawadaa uun akhbaarta calamka iyo adigo aadan sahan ah kama dhargo barmaamij yadaada oo kama caajiso aad baanan ugu farxaa sida ii dhiseena ilaahay uun baa og iyo sida uu Hab fikir kayga uu ubadaleen marmaaji yadaada cili korarsiga ah iyo xaqiiiqooyin ka qarsoo iyo waaqica maanta Kahadal kiisa taagan waxaan ilaahay ugu shukriyaa in uu ila dhashay aqoon yahayn kaaas dhalashadaas oon ahay qàbiil ama macrifo ee ah somaalinimo❤ ilaahay cimrigaaga Haraajiyo wllo
Ustaad 3 qayb ayaan ka akhriyay buug lamid ah ma arag ❤❤
Mahadsanid wll 💯
Waa buug cajiib ah
Thanks so much
Mahadsanid wll Adan
محياي
Jiraalkay Hadaan akhriyayaba
Allaylahe manta buug bad so qabatay.🎉
Sakan Kan kobad bilab arimo badan ANSI ufahansana bu dhankale iga tusay Allaha ka ajar siyo qoraga Iyo turjumahaba
Podcast inooga samee wll❤
Hadaad iga dambaayso like ❤
Waa ku salamy shp adanow : Malaysia joga ma so dalaban kara buuga
Asc Habo Buugan English isaga oo ah majira jazakallah khayr
Aadan❤
3minut kadib vediogn sodhigidisa wan kufaraxsanahy inad bugas kaso hadashay 🥰
Mahadsanid wllo guuleyso
Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯
Runtii waa buug aad u qiimo badan,saddexda qaybood uu ka kooban yahayba waan akhriyey.
Very good
Aadan khadar cali roble ❤
Waxaan akhriyay buugga koowaad ee jiraalkay 1 isha allah bilaabi rabaa 2 iyo 3 haddii alle idmo.
Waa silsilad aad saameynteeda u leh😎
Gaashaan buuga ka dheho akhriso sxp burcaa lagusoo bandhivayaaye i
Buugan ka sadexaad ayaan hada wadaa waan ka dhergi la'ahay macaankiisa bilbaan kolba page burburinayaa kk😅
Ustaad tarjumaada xogey nuxurka asalkisa hoos bay u dhigtaa ee buug noo curiyada kaas baa ka macaanaanaya
Ilaheyba naga sareeya buugta oo idil waa rabnaa lkin lacagey raban ilahow lacag keen adaa caadile
Wayba jaban. Yihina pdf waad ku heli 2 ka mida
Wan akhriyy ila qaybiisa labadd insha allah ta sadexd inan akhriyan rajaynya✨
Muxu kahdlyaa bugga isheeg walaal waqti aan ku aqriyo ma haayo aniga
1 no one
Wad ma had san tahay . Wll adan waxan rabaa inaa iishegto buuga loollan nafteyda ma kubadali karaa
Baryahaa ba soo gadaan is lahaa buugtan 3da qeybood ba
3da buug qiimahoda wa imisa walal ?
Jiraalkay 2, carrabka, 74.
Adaan walaalow kaso,hadal,qadarka
Qolyaha waskii joogaa xagay kahelyaan ustaad
Akhriska wxaab bilaabey 11 jirkeygii😊
Nio Book xge laaga helaaa
Waan Ku dalaay Sxb links iso qooor adaan ❤😢
Qaybtii 4 aad gormusobaxayaa wll
3ad pdf kiisa ma haysaa sxpow
Waan ahayaa mana akhriyo
WAAN KA XUMAHYA
Ani kan kowad bes aqriyey😭😅
Buuga isaga oo carabi ah magacii
Magcaas uun carabi u badala
Aadanow sxp asxaabta aad sheekada ku bilowdey run baa fiicane asxaab fiican maan arkin dadkuna isku mid maaha asxaab fiican hadaad heshay alxm dheh lkn ha odhan ma aaminsani asxaabtu iney guushaada kaa hor istaagaan wey dhici kartaa iney kaa hor istaagaan
Wa runtaa asxb xaasidiin ah waa jiraan
Waxaa tahay ninka kaliye aan speed aan dheeraynkarin hadaan boobsiiyo ma fahmo dhib norma aa ku dhageestaa 😂
First one😅
Zxp ninka qoray buugan 11 sano kahor qoray waana imaaraati
Waana laxiray ilahy xabsiga haka siidaayo
Wow
المرؤ مع دين خليله
Anigu kuguma mahadcilanayo muuqalada aad nooso gudbiso ee waxaan kugu mahadcelinyaa buugta aad qiimaha jaban nooga siiso run ahaanti waxaan nahay arday nusasaacahooda ururisa kadibna buugta ku iibsata❤ilahy ajar io xasanaat hakaaga abaal mariyo walalka iga weynow
Meeqa waaye 3diisa buug u danbeyay
❤
Qawaas maxaa la dhahaa
Waa eray carabi ah خواص macnaha waa dad gaar ah
Qawaasna maxay ahyd😂
Jamcu Khaas. 😂
Hal buug oo fican oo free ah pdf ah mala heli karaa shiid baa jiree
Anaa kuhyaao mrbtaa
@@nono123jk haa waa rabaa
With all due respect Dhiirigalin inaad maalayacni ku tilmaanto waa laga fican yahay, intay dadbadan si fican usaamaysay ayaa badan.
Kadigtoonow waxaas oo kale
Nio dhiirigilinta laga hadlaayo waa mida beenta ah oo dadka cadow lagaaga dhigaayaa oo aadba isu maleyso dunida kaligaa inaad wax qabsan kartid oo la iska waalaayo
Khawaas mxd kwada aadanaw
Khawaas maxay ahed
Asxaab kuu gaara
Soo tur jun islaam bayna sharqi walqarbi buugii aad dhihi jirtay waa la yidhaahdaa