Fartuuney abyo wlh dadka gaagaban waa balaayo dhiiig badan allow na xafid masha allah ayaa tahay awlaad bariya aĺaha ku siiyo ❤❤waxa qaldan so duceya markaa tiri koley wax ban u qaatee allaha kuu rumeeyo
Fartuunee abyo walhi qof qalpi saafi tahy inana kula kulmo jeclhy waligey kuma haminin inaan qof caan lagulankiisa lakin adi haa insha allh Mar un waan kula kulmaa qalpi saafi hata Somalia joga lkn Mar un UK waan imanaa ❤❤
Mansha Allah walaal waad qurux badan tahay laakiin hilibka iskajar hana umalaynaynin in aan ku caanayo ama aan kuu gafayo waxay iga tahay talo ookaliya Jazakalaahu khayran keep going.
Waaa iga qoslisay wll gang😂😂😂😂😂😂😂 but waa dadaaleeeseen m.a aktaada malagu dhimanaayo❤❤ may allah protect you inshaa allah ❤❤ Raxmo way oo way samideyda waaye❤❤❤
Hada kahor wilkeyga o 2 sano jiro aya iga diiday inu ila socdo, anigane ano isdhahayo ha xinbaarin an kudhahay by by. Waxyar marka kadhaqaqay an magay gadal fiiri mase kuwo cabtoy eh o xafadena dagana o cadaan eh cunugeygiiba tunkey sarteen 😂😂 kii an dhalay anuba by by mum idhahoya, illahow cabtoy wax hanogu darin meeqa kadaba ordayay, koon dhalayne ciyaar uuba u arka wu i qosloya 😂😂😂
Fartuuneey Waa iga qoslisay lkn Sheekada Marka Ka sheekaynaysid Waaba ii Sawiran Tahay Xaalada Dhan 😂😂😂😂😂
Qof Somali ah haduu i arki lahaa, cabtooy caadi eh buu ii arki lahaa 😂😂😂
Mishaarida ma gaceed@@FartunDuvetGirl
@@FartunDuvetGirl qoofta suraheda ayan kaa helay tolow qabke xanta ogu sheega
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂@@FartunDuvetGirl
I just love how authentic and honest you are, MashAllah. I hope you get endless blessings 🎉
You did you did the right thing sis, it is good to be vigilant.
alla fartuney shekda wa funny cdiya😂😂😂😂
Walhi fartuun sida video yashada usugo lee walhi qof qosol badan batahy 😂😂❤
Alla manoli wey iga jajabsaneed lkn sheekadaa iga qoslisiisay
And you made my day 😅😅
Fartuuney abyo wlh dadka gaagaban waa balaayo dhiiig badan allow na xafid masha allah ayaa tahay awlaad bariya aĺaha ku siiyo ❤❤waxa qaldan so duceya markaa tiri koley wax ban u qaatee allaha kuu rumeeyo
Aniga wa dheerahay lkn waa dhiig badnahey maxa qaldan?
Fartuney ma is tiri adiga iyo cabtoyaash fudeed 😂😂😂😂😂anyway well done
I don’t watch UA-camrs that do blogs, but your content is so engaging because of your fantastic sense of humor. Never change.
Thank you ❤️❤️
😂😂😂😂 qosol iguma hadhin fartuunay
Maa shaa Allah waan u jeedaa inaad dhuubatay ood hadafkaagii gaadhaysid quruxeey ❤
Barsley flour
Alla fartun cwa qosol idilay😂😂 sa usharaxday aaba i cajabisay😂😂😂😂
young lady wallahi cawa qosol ima reebin
Qeyr ayaa soo dhow Insha Allah baby Boy or girl I’m big fan.
Fartuunee abyo walhi qof qalpi saafi tahy inana kula kulmo jeclhy waligey kuma haminin inaan qof caan lagulankiisa lakin adi haa insha allh Mar un waan kula kulmaa qalpi saafi hata Somalia joga lkn Mar un UK waan imanaa ❤❤
09:00_09:04 Alla Fartuneyy I'm dead astaqfirullah😭😂😂😂 Jab waa ku helay😅
Mar an qoslo marna emotional anoqde , you guys were just trying to help the little girl ❤️❤️
Fartuun waa iga qoslisay caadi maahid waan qoslay
Mansha Allah walaal waad qurux badan tahay laakiin hilibka iskajar hana umalaynaynin in aan ku caanayo ama aan kuu gafayo waxay iga tahay talo ookaliya Jazakalaahu khayran keep going.
Kaale iga jar. Saa wuu kula fudud yahay inaa ii sheegto adigo ogeen inaa qof jiran ahay iyo in kale.
@ gabadh 11 caruur ah dhashay oo aan nahay qaraabo degen Sweden weey is maal galisay walaahi magaranayo itna uga baxaday laakiin waala yaabay sida eey iska dhigtay adna qurbaha ayaad jooktaa baan umalaynayaa bal arintaas baar waan ku taageeraa guuleeyso walaal.
Magaceed mushaarida fartuuneey❤❤
شوربة تلبينه نبويه
Kkkkkkkk wax fiican ayaa qabatay waa fiican tahay in la taxadaro❤❤❤❤
Sheekada waba sawirtey adigoo labadii cabtooy hor ordayo😂😂 😭
😂😂
You are good story teller 😅
Your concern was valid sis, well done and thanks for making us 😂
Sheekadu waa igu socta followeda you deserve beerka aya ii cadaday 😂😂😂🫶🏼
M.a xafidulaah wllshy qaali samiday waan ku taageraa ❤❤❤
Heyy fartuun love u girl ❤️❤️
My fav UA-camr luv u sm girl💕💕💕💌
Scw scw scw ❤❤❤Congratulations queen 🫅 finally lugihii waad isasaarathy mss dhuubo Alxmdlh
Cowralo maa maqle it’s unique name ayeeeydey macan magaceeda uguso duceeya way iga xanunsan tahe😢❤
Alle haku caafiyo ayeyo qali Cimri dherna haku siyo 🤲🤲
@ Mahadsanid qali 🥰
Waad iga qoslisay wlaahi abaayo thanks 😹❤
Fartuney iscatey wlh wad qurux badan tahy abyo 😮
Kaalay iga dhuuq
Malmahaan ceed allahuma baarik fartun sidaa noo wada elke week vedio
😂😂😂.fartuun dhintey😂😂😂😂😂😂 awalida dhaqanta😂😂
Allah ma baarakum guurka nin adiga muu ku legyahay.❤❤mahadsenid
Anagana wa naga washay shekadan filim cml udawanayaa ninka dhutinaaye xitaa lugta bidix sawirtay😂😂😂
We are same dharkuu qabay qofka sawirtay kawaran 😂😂
@@nimciishnalka279 wa walannahay miyaa hada 😂😂
You did good job ❤❤❤
Fartuneey ale haku xafido ❤❤❤❤❤
Asc habo walaahi waan qosley thanks habo love you habo ❤❤❤❤❤❤❤
Kolleyba waad dadhaasheen shaki yaqiin aa ka roon. Funny 😂😂😂
😊 waa sax, waqti xun baa lagu jiraa in la shakiyo waaloo baahan yahay.❤
Waa fuuray caawa ma nooli😂😂😂😂
Fartuuun Markeey fadhiso hee fariidwaaye❤
Waaa iga qoslisay wll gang😂😂😂😂😂😂😂 but waa dadaaleeeseen m.a aktaada malagu dhimanaayo❤❤ may allah protect you inshaa allah ❤❤ Raxmo way oo way samideyda waaye❤❤❤
Fartuun wad dhuubaty wallo masha allah dadaalka badi😊
Masha allaah illaahay ha ku xiftiyo sii wacan baad yeeshay fariid
Inta waalan walashoda😂
Fartuney abyo masharida magaceed❤❤
Talbiya la dhaha
التلبينة
hhhhhhh ala fartunay hhhh iga tag ani kaligay modayey bububka qabo shaydan ba dagdaga ilove you abayo
Mashallah ❤
Istaag furullaahi Dheh habo ilaahey kuma Waalo Macaanto
Wax Xun Hasaad sanin Habo
Qoso Miiran aad Tahay Masha Allaaah
Fartun abyo pcos anigaba wan leyahy hal maalin kaso hdl hada wax nagu dhaantit please
Fartun aboyo wan ku tager intay nolol jirto nololyo2❤❤❤
Istaqfurllh wlh si xuna u qosle Fartuun duvet thanks 😂
😂😂😂Fartuuney wa potato sa u qoslaayey walaahi 😂😂😂
Kkkkkkkkkkk fartuun mawalnid qof dreenleh batahay you are good sis wad igaiga qoslisay
amazing Fartuun
Fartun its funy stroy somali peaple it mad 😂😂😂
الهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤
Fartuun qof aa rabta ina bad badisid adigii yaana khatar is galiye dad cabsan mxaa kudaba dhige😂😂😂😂
Wlh it was funny story tell us more stories or storytimes😂😂
Adiga maahan fartuuneey waa dahabkii arooska😂😂😂😂
U are crazy fartun❤❤❤
Fartuun wlhi waiga qoslisay wll shakadu wa funny
It's so funny story😅
Hada kahor wilkeyga o 2 sano jiro aya iga diiday inu ila socdo, anigane ano isdhahayo ha xinbaarin an kudhahay by by. Waxyar marka kadhaqaqay an magay gadal fiiri mase kuwo cabtoy eh o xafadena dagana o cadaan eh cunugeygiiba tunkey sarteen 😂😂 kii an dhalay anuba by by mum idhahoya, illahow cabtoy wax hanogu darin meeqa kadaba ordayay, koon dhalayne ciyaar uuba u arka wu i qosloya 😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
😂😂
Ilahow ka qosli fartuun sidey iga qosliso reerkayga waxay idhahan gabadhan may kusixirtey 😂❤
😂😂😂 your story about lil girl had my rolling
Is caateyntii natiijadeedii wey kaa muuqataa fartuuney👍
Masha Allah❤
Kkkkk girl you’re funny 😂 I live harlesden agteda I sow 2 salon in harlesden midkee waaye kan fican? ❤❤❤❤
fartuuney waad iga qoslisa😂😂
Fartun dawo haqoslin wa waxn dhacayn fny wllhi sister
358.k😂madhaafto miyaa😂yaab 1.m rabnay😂fartuuneey😂dadkaan lahdal😂supiscarep iisaara dheh😂😂
Nacabka waa umada aniga igu xiran 😂😂❤️
Maama is niino for long time I miss you 19 kii love baan kugu ahaa 😂😂
Waa sababta ku jecelahy anna wa kula waalanahy😂❤
Sheekadada waan ku qosley wlhi 😂😂😂😂😂
Manshaallaah Manshaallaah ❤️❤️❤️
Aniba waaka shakin lahaa saas cml hadaa arki lahaa hadaba qofka labo mar haduu isoo fiiro aa ka shakiyaa😂😭
Masha Allah you so beautiful
Wlhi caawa waa ika qosalisaya ❤❤❤❤
Maash allhu qurux waye❤❤❤🎉
Fartuun qosol wye 😂😂😂
Fartuun, you're hilarious 😂 😅😅
Heesta iga gadan❤❤❤❤
Masha Allah tabaraka Allah sister You
Lost weight. And look beautiful.❤
Wax bidaarta lagu biiiyo ycni lagu kaxeeyo oo timaha ku so dhaweya inoo soo raadi sis ❤😂😂😂
😂😂 minoxidil kaso wardon
What did you made the mishaarida?
fartun gabar nimcesan on jeclahy shekadeda
Waa iga qosolsiisey wlhi fartuuney
Wallhi dar ihay kujaclhy xppt😂😂
Ma nooli😂😂😂 😂😂😂😂😂
😂😂alla tanah love buran kuahy anigoo gaban iyo kii dhutinaayan lagu lhaa😂😂😂
Yaan la iraadin dheh nh😂😂
Fartuuney wa fuurna 😂😂😂😂sheeko waali ayey aheed
Lkn well done ,aduun la is amino mala joogo
Wlhi wa video gii iigu qosolka badnaa waayr😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 jab kii sanadka
😂😂😂😂😂😂😂😂 ma nooli cabtoyda iyo fartun waa is la washaan😂😂
Wlle albaabada hagaraacin ee kajoog ❤
Wlhi waa sheko funny ah😂😂
Kkk😂😂😂 you are really funny sist