DEG DEG: Mucaaradka Xasan Sheekh oo Dab kusii shiday Xiisada Muqdisho ka taagan & Hadalo caro.......

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лип 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka kala soco Channelka DabaGalka Wararka.

КОМЕНТАРІ • 19

  • @fatmaabdullah87
    @fatmaabdullah87 16 днів тому +3

    War ilaahay ka baqa madaxda iyo ganacsatada iyo xildhabaanada u naxriista umada masaakiinta ah ku waari maysaan maalka iyo kursigaba karfan yaa Kugu duubaa inta kale waad ka tagaysaa ee hormarso kheyr

  • @rocky4066
    @rocky4066 16 днів тому +1

    dowladani waa dowladdii ugu musuqmaasuqa badneeyd

  • @fatimanor1273
    @fatimanor1273 16 днів тому +2

    Afaara qabiil hajoojiyo ina shakuur dowlada dhulkeeda ayadaa ubaahan dadkaasna horaa loogu digay maxaa kale

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g 16 днів тому

    ،A/rshman iska hadle ina igare. A/raman iyo Hasan hawiya ma jecla

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw 16 днів тому

    1991 baa loo noqonayaa habargidir vs abgaal waa dagaalkii General Caydiid vs Cali Mahdi

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali 16 днів тому

    C/shaakuur daraad kaamaa hadlin iskool bolisia hadaa qaawiilkisaa ayuu uu doodaa dhuulkaa waa dhuul dowlaadeed markaas ninkii xoogleh ayaa qaadankaraa

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j 16 днів тому

    Hasan yuu ku soo noqon eretrrea ha isku dhiibo umadda wuu khayaanay barakicin iyo khiyanadda shacabka muqdisho

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 16 днів тому

    Safar dalxiis ku jooga dalka ereterea

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 16 днів тому

    Dowladda hadday dhab ka tahay Muuse Suudi maa laga qaado Hantida Shacabka uu haysto.

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 16 днів тому

    N iyo N

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 16 днів тому

    Waaqarandumis

  • @maxamadcaynab5363
    @maxamadcaynab5363 15 днів тому

    😂😂

  • @fowziya9536
    @fowziya9536 16 днів тому

    War ninyahaw naga fariiso wadanku nabad iyo al shabab laga xoriiyu u bahanyahay dadku hakafakaran sey nabad ugu nolanlahayen oo ayagu u shaqeysan lahaayen nabad

  • @realsom100
    @realsom100 16 днів тому

    Guryaha ma ayagaa lahaa miyaanay meeshu ahayn xarun dawladeed?

  • @mohamedyousuf6132
    @mohamedyousuf6132 16 днів тому

    Ccs madaxweynaha mustaqbalka waa in ka dhabaysaa hamigaagga marwalba waa in aad kahadashaa tacadiga iyo dulmiga lagu hayo ummadda gaar ahaan hooyooyinka iyo caruurta somaaliyeed waxaan isweydiiyaa maxay Shacabkii soo doortay dowladdan in ay xuquuqdooda ilaaliiso ay ugu abaal guddaa tacadi iyo dulmi ??????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 16 днів тому

    Hala arko in ganacsato la siyo somali oo dhan ayaa indhaha ku hayso ee bal cabdiraxmam haka raro beeshisa intay daganayena cafis hawaydistano soomLi ilen wa han til qarane

  • @user-wm9rp5br6l
    @user-wm9rp5br6l 16 днів тому

    C C shakur nimanki tumay waxay ahayen xasan cali qeyre iyo farmaja o iney gacanta ka jebiyay maxkamadana geyay sharafta ka qaday maxu iskaga celin wayay kkkkkkk

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 16 днів тому +1

    Dhibkii uu Farmaajo u geystay ayaa laga jarayaa Xasan Sheikh Asagaana Mucaarad isugu filan,Waayo markii uu dhammeystay dhulkii Shacabka Soomaaliyeed ayuu u soo dhigtay Qabuurihii iyo inuu barakiciyo Shacabka Soomaaliyeed.

  • @user-dp1fw6qe2i
    @user-dp1fw6qe2i 16 днів тому

    rag siyaasadaba ku fashilan ayaad xasab barbar dhigeeysaa ragaas waxa eey yihiin shacabka weey garanaayaan