Haddalkaaga hal mid ayaan ku dhaliilay dumarkaa nusqaan ah markaa tiri, waligay wax saas hoos iigu dhiga ma arkin. Adigiibaa nusqaan ka cararaya dumarkiina waad ku sii tumaneysaa. Cuddurka is liidida Soomaali oo dhan wey ka siman tahay ee Allow na caafi bal isku dayna in doodaada aad si kale u dhigto. Fadlan hadalkaa ha ku soo celin mar kale.
Waxaan ku qoslay dhul ha nala dajiyo kkkkk oo yaa dhul is dajiya ? Qolo walba meeshii ilaah ku abuuray bay joogtaaye kkkkkk mida kale wuxuu yiri hiiraan ilaa gaalkacyo waa dhul banaan oo cidi joogin kkkkk. Waaba nin waalan Orod dag lama joogee walee wuuba hurdaa kkkkk
all somali hadi an xaqiqada ka hadlo dadka somaliyed ee walalahen waaa dad somali ah marka somalidu way tirahda benfakatay runimagadho dadkan intan ogay waa qabilo somaliyed oo xiliyo ad u fog dacayad iyo cebayn kaladuwan lagu dhejiyay sidina logu xidhidhiyay ila iyo hada sidi ugu xidhidhsan inta kadib qabiladan iyaga aya laga raba in ay isbedel kenan wayyalo badan oo ay bulshoyinka ay la deganyihin in ay waxyalo yar yar kaga duwan yihin sida dhaqanka shaqoyinka marka la ego majorati
haa noladaan gabooye, wana ku faraxsanahay tolkygaa is jeceel / gabar gabooye
Walaal waad ku mahadsan taay fikirkaaga ku aadan ereyada sida loo qoray.
walaalayaal ma ii sheegi kartaan waxa laga wato 4.5 ka waxuu yahay please
Haddalkaaga hal mid ayaan ku dhaliilay dumarkaa nusqaan ah markaa tiri, waligay wax saas hoos iigu dhiga ma arkin. Adigiibaa nusqaan ka cararaya dumarkiina waad ku sii tumaneysaa. Cuddurka is liidida Soomaali oo dhan wey ka siman tahay ee Allow na caafi bal isku dayna in doodaada aad si kale u dhigto. Fadlan hadalkaa ha ku soo celin mar kale.
kama helin dumarka markaad nusqaan ku sheegtay, xaaji..
Waxaan ku qoslay dhul ha nala dajiyo kkkkk oo yaa dhul is dajiya ? Qolo walba meeshii ilaah ku abuuray bay joogtaaye kkkkkk mida kale wuxuu yiri hiiraan ilaa gaalkacyo waa dhul banaan oo cidi joogin kkkkk. Waaba nin waalan Orod dag lama joogee walee wuuba hurdaa kkkkk
Kkkkkk wuu iga qosliyay gabooye intay somalida kale isleeyihiin isla sima meel magaadhayaan waar isku kalsonada
all somali hadi an xaqiqada ka hadlo dadka somaliyed ee walalahen
waaa dad somali ah marka somalidu way tirahda benfakatay runimagadho dadkan intan ogay waa qabilo somaliyed oo xiliyo ad u fog dacayad iyo cebayn kaladuwan lagu dhejiyay sidina logu xidhidhiyay ila iyo hada sidi ugu xidhidhsan inta kadib qabiladan iyaga aya laga raba in ay isbedel kenan
wayyalo badan oo ay bulshoyinka ay la deganyihin in ay waxyalo yar yar kaga duwan yihin sida dhaqanka shaqoyinka marka la ego majorati
ka dagaalan maan sada
ader isaaq muxuu kufalaya dada kan tuumalayasha ah ee an noolasha hoormarba kagaadhin waxay kadonanaba wa khalad..............ader hablahayaga wax bakuguma falaya,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,anana wax kugu falimayno