Ethiopia bada ganacsi uma rabto waxay ganacsi ka haysata Jabuti Berbera Kenya waxay rabaan bas millateri oo ay yuhud ka danbaysa lana rabo in Yaman halkaas laga weerero hadalkan waxan u sheegayaa kuwa somaliya dhaxalkooda uu yahay not kuwa qabiilka ku taagera xasan
2006dii maxaa sababey iney Ethiopia sogasho taas oo dowlad dii fadaralka uyeratey oky Dalk masar ayaa waxay hubeysey maxakiimtii markas bey dowlad da fadaralka werar kuqadeen taas baa kentey in Ethiopia ay loyeeto. Bal hala ii shego cidda ay faaiido ugu jirto Somalia iney argagixisada qabsato sirdoon ka masarida maxay umaal geliyaan Al shabab khawarij ta ah aa somaliya xasuqa kaqado wiilka yer aa 20jir ka ah yabarayo qaraxa sidaloo sameyo taas maxaan loga hadleynin majirto wax argagixiso calami ah ladhaho aa yaawata qorshahan xasuqa umada Soomaaliyeed ah warbahintan isku dirka keliya kohowlan yaa malgeliyey
asc sxb puntland iyo jubaland ethoipia bad ma siinin umana balan qaadin. ujeedkagu ma waxay tahya in nacaybka hassan u qabo puntland iyo jubaland darteed ayuu ethoipia u siinayaa? Hassan bad uu leeyahay ha siiyo.
Qof xanuunsan baa tahay inta dadka adiga kula mida uu jirana Somaliya ma hagagayso JL iyo Pl madaxweyne kama aha xasana adoon uma aha damaciisa diktaytarnimo. Somali oo dhan ayuu xasan hoos u dhigay
Ethiopia bada ganacsi uma rabto waxay ganacsi ka haysata Jabuti Berbera Kenya waxay rabaan bas millateri oo ay yuhud ka danbaysa lana rabo in Yaman halkaas laga weerero hadalkan waxan u sheegayaa kuwa somaliya dhaxalkooda uu yahay not kuwa qabiilka ku taagera xasan
Walahi wanbo sodhawen lhaa hadiiba ay Ethiopian qorshahas diyarsatey oo qabsaneyso somaliya wayo hadiiba argagixisada qabsato ama wadamo kele qabsato somaliya dalka ugu horeyo oo kuxiga ayey noqon Ethiopia inay ka hortagto wajib weyo munafaqiin iyo imaan lawayaal baa dalkan hasta
Prof. ma aqoon yari bay kaa tahay inaad tidhaaho dhulka Somalida Ethiopia ingriis baa Ethiopia ku wareejiyey 1948 iyo 1954. Runta ka sheeg taariikhda, dhulka wixii ka horreeyey dagaalkii labaad ee adduunka waxa haysatay Ethiopia. Takyaaniga ayaa Ethiopia oo dhan qabsaday ka dibna Ingriis ayaa Ethiopia oo dhan dib uga qabsaday. Dhulkii Ethiopia ee talyaaniga laga xoreeyey ayuu ingriisku dib gobol gobol ugu celiyey gacanta Ethiopia, sidaana waxa codsaday Xayle Salaase, taasaa keentay in 1948 Ogaadeeniya dib loogu celiyo Ethiopia.
2006dii maxaa sababey iney Ethiopia sogasho taas oo dowlad dii fadaralka uyeratey oky
Dalk masar ayaa waxay hubeysey maxakiimtii markas bey dowlad da fadaralka werar kuqadeen taas baa kentey in Ethiopia ay loyeeto. Bal hala ii shego cidda ay faaiido ugu jirto Somalia iney argagixisada qabsato sirdoon ka masarida maxay umaal geliyaan Al shabab khawarij ta ah aa somaliya xasuqa kaqado wiilka yer aa 20jir ka ah yabarayo qaraxa sidaloo sameyo taas maxaan loga hadleynin majirto wax argagixiso calami ah ladhaho aa yaawata qorshahan xasuqa umada Soomaaliyeed ah warbahintan isku dirka keliya kohowlan yaa malgeliyey
XASANOW BERI ITOBIA UMA NOQONAYNO ADOON SIDA GUDHEEL KA AMXAARKA CAGAHA U DHAQA 😡‼️
Markii Muuse Biixi MOU ga uu la saxeeday Abey isagoo weliba kaga doorsan rabay Ictiraaf, Soomaaliweyn oo dhan baa uubateysay.
Hadda maye wadaniyiintii shalay barooraneysay?
Durbaanka yaa diiday
Puntiland jubaland oo lasaftay itoobiyo
asc sxb puntland iyo jubaland ethoipia bad ma siinin umana balan qaadin.
ujeedkagu ma waxay tahya in nacaybka hassan u qabo puntland iyo jubaland darteed ayuu ethoipia u siinayaa?
Hassan bad uu leeyahay ha siiyo.
Qof xanuunsan baa tahay inta dadka adiga kula mida uu jirana Somaliya ma hagagayso JL iyo Pl madaxweyne kama aha xasana adoon uma aha damaciisa diktaytarnimo. Somali oo dhan ayuu xasan hoos u dhigay