Mw Hassan, Guuleed ayu kenay walas Ethopia ku qasbay inay si wanagsan u so dhawayso , wana halka somalida ka tirah (dab an dambadkisa laku guban kulelkisa lagama cararo) bal gusha sheg ay Ethopia gartay bad miyayay heshay saldhig milatari miyay heshay maxay tahay waxad sheegayso, guusha Mw Hassan miraheda wan aragna
Nin baa la yiri. Waa lagu cadaabayaa. WUXUU YIRI IN LA I CADAABO. GEERI BAA II KEENTAY ETHIOPIA IN AY HAWEYSTO BADDA SOOMAALIYA WAXAA II KEENAY NIN AAN TALIN JIRIN BAA TALIYEY
WAAD U JEEDEEN IN W. DIBADA EE ITOBIA LAHAA MARAAKIIBTAYADA FRANCE NOOMA ILAA LINAYSO. ANAGAA KU ILAASHANAYNA SALDHIGAAN HELEYNO. ITOBIA XASAN KAA KA GUULEYSATEY😢
SHAHADOYINKA UGU WEYN PHD AAD MAQASHEEN, DHAMAANTOOD, WA SHAHADDA SHARAF AY SIYEEN, JAAMADDAHA BUGTA AH, EE MUQDISHO QOFKI DOONTA KA FURTA, IDINKU MA RUN AYAD U QAADATEEN IN XASSAN JAAHIL UU JAAMICI YAHAY.
Abiy Ahmed bad ma heli karo laakin waad Mahadsantihiin in aad umada somaliyeed toosisaan oo aad tustaan in aan madaxweyne jirin meesha ee nin ganacsade ahii meesha joogo Somaliya
Ethiopia ha guuleysato hadey rabto waayo inaga ogadeen dan baa noogu jirta madama aan ay Ethiopia dhulkeena gumeysato badeena Somalia aan ka faa,iideysano
Waa qof aad u damiir xun xasan gurguurte nacdali kugu dhacday wuxu damiir xuma waa qofka madaxa laaladinta e u sujudaya askarta Ethiopia ka bakhtiyey e laga saxeeday badi
Anaga fikirkeyga odaygan itopia bada siiyay hanooga qaado nuskanus biyixirenka ey leyihin an uga badalano bada cas waliba waxyar oo 10 kilo mitir ah ayaga dan leh ayagaba bad ey gaarin ey so hawesten anagana biya xirenkeda an hawesanena koronto free ah an helena
ABI AXMAD WAA GEESI AAN KA DAALEYN IN DADKII HELAAN DHUL IYO BAD ‼️. SIDA LIBAAXA BUU U DAGAALAMAAY SI DADKIISU BAD U HELAAN😂. HALKA XASAN SHEEKHNA DANTIISA OO QURA U SHAQAYSANAYO..
Wax kale ma rabo si uu somalilaand u haleelo waxu dadnimadiisa ku samayn waa yey ayu dab rabaa inuu rabaa inuu huriyo na dhaaf meel walba dabaad gelisee, somaliyeey caqligu ha shaqeeyo xasan wuu tegiye wanaaga iyo nabada baadi doona dhalinyarooy cida la gubayaa wA idinka
VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤
Jaamac gallad guulayso walaal waxa tahay muwaadin soomaaliyeed oo aqoonleh waxaad u qalantaa inaad hogaamiso dalka iyo dadka soomaaliyeed xasan sheekh maxamuud waa nin aan lahayn qadiyad lahayn lexjeclo allaha inaga qabto
Itoobiya guul ka dheer, way burburtay.
Walahi jamac galad wan kugu racsanahy allah meel xun mariyo madaxwaynaha Turkey
Abiye ayaa ka guuleystay Gurguurte
WCS ASXABTA SALAN SARE MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ماشاءالله. هكذا يتكلم الرجال. Afkiinna caana lugu qabay
Jaamac waa saxan tahy gal usujuud wye dheh❤❤❤
Xasan Sheekh Ceebee Dhamaan Somali!
Bada 300 oo dhul ah baa ka sokeeyee ma cirkuu bada ka galayaa
Maashaa Allaah Jaamac Galad
Africa libaaxiidu Ethiopia xasan waa wareeray kursigii Suu uhaysan lahaa bawareeriyay waana maskiin daryeel ubaahan dalkahalaga qabto
Adinka dhulkiina xoreydta gumsysivha ku hoos jirinana waan leydinka Corey jaajuusnimsdii itopia
Eedogan baa ka xun Xassan Shiikh.
Afhayeenada ethopia warka keena😂
Galad iyo nuur ogaden wad salamantiheen Hassan xabash rabi dadka iyo dalkaba rabi hakabadbadiyo inshallah waxana u arkaba aniga oo rer ogadeniya ah danbaba inogu jirta,ban u malayneya iliin bada anagaba kaxignaye hadeba amxaro laseenayo anagana man qebtiina kaqadano
Jamac waa nin soomaaliyeed ee ogenkani muxuu haa ma khaniiskiibaa
Aamiin yaarabii
Walahi warun wa ni adunyo xasan
Shacab madaxnimada. Laladontay
Itoopiya waa dad ilahay kala jibiyay o xag ilahay kajabay o kala duwan luuqad ahan diin ahan iyo dhinacyo kala duwan ayeey ku kala duwanyihiin ilahay ayaa sidaa u maamulay dad ayaa isku haayo xitaa macquul ma ahan in islamka asigoo xooh helikaro dowlado cusub sameenkaro haduu wadamada qaar kala geeyo asigo siduu ilahay ukala geeyay ukalageynayo waxa dhicidoono ilahay ayaa og maamulkisa ayaana fiican dad awalba asal ahaan ilahay kala diray dadka isku haayo waa dad wareersan ileen ilahay ayaa aduunka maamulo ayaa aaminsantahay marka aniga waxaan qabaa in itoopiya siduu ilahay ukala diray in lookala diro xitaa iyagaaba kala tagi lahaa hadii kuwa isku haayo meesha lagasaaro waa sheydaamo dad ilahay kala diray isku haayo waa sheydaan ku adeegsanayo sheydaano. Ani waxaan aaminsanahay ilahay ayaa aduunka maamulo kuwii uu mideeyay hala mideeyo kuwii uu ilahay kala dirayna Halakala diro maamulka ilahay aan raacno Guusha waay imanaysaa. War waxa mucjisada ah xitaa dad somali eheen hada balse wali afsomaligii kudanbeeyo asoo lafahmikaro. DAD ILAHAY GUMEEYAY KALA GEEYAY QOFKII AMA DADKII ISKU HAAYO WAA DAD WAREERSAN.somali ilahay ayaa mideeyay waayna midooweysa midnimada somali wixii cadow u ah ilahay ayeey Cadow utahay...
Gurgurtow Adis Ababa kuoy kuoy waliga..Naflacari wadankiisa qowracay.qabri kuriday..OO kuqoslaya .Waa layaab.Adunyooy.
Mw Hassan, Guuleed ayu kenay walas Ethopia ku qasbay inay si wanagsan u so dhawayso , wana halka somalida ka tirah (dab an dambadkisa laku guban kulelkisa lagama cararo) bal gusha sheg ay Ethopia gartay bad miyayay heshay saldhig milatari miyay heshay maxay tahay waxad sheegayso, guusha Mw Hassan miraheda wan aragna
Xasan diilall
Nin baa la yiri. Waa lagu cadaabayaa.
WUXUU YIRI IN LA I CADAABO. GEERI BAA II KEENTAY
ETHIOPIA IN AY HAWEYSTO BADDA SOOMAALIYA WAXAA II KEENAY NIN AAN TALIN JIRIN BAA TALIYEY
Asc.Niurow, Jamac.
Waan ku raacsanahay in uu Erdukan na hoosasiyay.
Kkkkk xasan garguutheh Mou cadami Dr Abiye Ahmed isnot easy Wlee
Ceeb ta wuu kalii taa xasan dhiipo
😂😂😂😂jamac galad wlahi wa muqadinw soomaaliyeed 😂😂
Somalia❤mashallah
WAXA AY DHAMAAN KU LOOLAMEN, WA BADDA SOMALIA OO CID LEHBA LA GARAN WAAYAY.
Hassan sheikh in uu qabiiliste xun yahay waxaa cadeen u eh in uu Ethiopia kala hadlin heshiiskii OGADENIA in ey Ethiopia soo celiso ayadana lasiiyo dhulka ey rabto.
20km ayuu kubadalan lahaa OGADENIA lakin markii qabyaalad ey shaqsi dhex marto cadow ayaa uu kabo leef u noqdaa
" Unuka gobol kale darood eh maxaa kifaleynaa) injir dhuftee ayaa noo dhaanto ayuu taagan yahay..
Ilaahey Hassan sheikh somalia hadhaafiyo wax uu kiwanaagsan yahay lamaba arkin period
Waa ninkii inta uu somalia nabadeeda kashaqeen lahaa oo dhibka dhalkeena koow xalin lahaa doortey in Ethiopia oo cadowga kali somali leedahay badd iyo bari ba siiyey 😤😤😤😤
Ethiopian news
Adeer yaashaa ayaa jabeybwaaba laga xiray jaajuuusnimsdii darood
Hobyo iyo Garacad baa Xabashida la siiyay.
Hadii kale Masar iyo Itoobiya ayaa ku dagaalamaya xeebta Somaliland.
War Bari buu masar u socdaa xamar maba see do diyaarada to diyaarad
Gurguurte xasidimo Somaliland ayu uwaregayaa xasidinimo darteed ayu isdhibey😂
Wiilka ka yar baa jaamac glad ka caqli badan
Waa xaqiiqo ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Horta labadiinu miyaa sheekaysanaysaan mise warbaad sheegaysaan😂😂
😂😂😂madaxweynihi turkiga miyad uso dhigatay kulaha ala nur dhib badna
WAAD U JEEDEEN IN W. DIBADA EE ITOBIA LAHAA MARAAKIIBTAYADA FRANCE NOOMA ILAA LINAYSO. ANAGAA KU ILAASHANAYNA SALDHIGAAN HELEYNO. ITOBIA XASAN KAA KA GUULEYSATEY😢
Siyaasadda waa aqoon
Xasan Sheekh waa in xukunka laga tuuro. Waxa Muuse Biixi laga diiday Xasan Sheikh lagama ogolaan doono.
Yaaa
way u dhamaatay soomali, markaa ba niman difaacaya xasan sheekh aqhas calyek
SHAHADOYINKA UGU WEYN PHD AAD MAQASHEEN, DHAMAANTOOD, WA SHAHADDA SHARAF AY SIYEEN, JAAMADDAHA BUGTA AH, EE MUQDISHO QOFKI DOONTA KA FURTA, IDINKU MA RUN AYAD U QAADATEEN IN XASSAN JAAHIL UU JAAMICI YAHAY.
Abiy Ahmed bad ma heli karo laakin waad Mahadsantihiin in aad umada somaliyeed toosisaan oo aad tustaan in aan madaxweyne jirin meesha ee nin ganacsade ahii meesha joogo Somaliya
Kkkkkkk duulbaahan baa u tagay ordugan
Bada Ethiopia hoyadeedba leh in ad riyoto in ad sexato aya ku horeysa
JAMACOW GURI SHARAFLE KUMA SOO KORI EE WAXAAD KASOO KORTAY KUNA DHIMEE GUMESI
😂😂😂 xasan umadena maha siyasadi geska wu walaqay wa balayo imtixan eh odeygas
Badda Soomaali ayaa le, waana la difaaci.Maaha guri u leeyay Xasan tuug.
ITOBIA XASAN BARANBARO 🪳 DHARBAAXO SIYAASADEED BAY KU DHUFTEEN.😂. TUUGII TUUG BAA HELAY😂.
Hooyada baa duuf le
Somaliland iyo berbera ayaa laysku haystaaye afka ku balaadhi dee iska daa xasadka
Dowlada Turkigu waa cadow fulinayaa danaha Isra-il iyo reer galbeedka.Alle ayaa mahad le in Soomaalidu aragtay munaafaqada Turkiga.
Tayuub biyo kuma qadh qadho, kabaal dayax yaaal io ceeb sudhwaal io shaaati xidhan😂😂😂😂😂 iga gadan
Jama hambalyo waad ku mahadsan tahay dhaliisha aad huwisay
XASAN BAAHANE DIINTIISU WAA LACAG😂. HAWL KALE DALKA UMA HAYO😢. DADKA SOOMALIEED NA IN AY NOOLYIHIIN IYO IN KALE XASAN MAKALA OGA😢
Aaamin Aaamin yaarabi
Ethiopia ha guuleysato hadey rabto waayo inaga ogadeen dan baa noogu jirta madama aan ay Ethiopia dhulkeena gumeysato badeena Somalia aan ka faa,iideysano
Waa qof aad u damiir xun xasan gurguurte nacdali kugu dhacday wuxu damiir xuma waa qofka madaxa laaladinta e u sujudaya askarta Ethiopia ka bakhtiyey e laga saxeeday badi
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Jamac galad m.a nio caqligaa hada kugu Jira kuma jiro xasan sheekh ee maxaynu kayeelaa asaga iyo biitoogan turkiga kataagan
Dameer hal jir iyo sideed jir wax farqi u dheexa ma jiraan.
Dameer waa un dameer ama 80 ha jiro ama PHD ha heysto
Anaga fikirkeyga odaygan itopia bada siiyay hanooga qaado nuskanus biyixirenka ey leyihin an uga badalano bada cas waliba waxyar oo 10 kilo mitir ah ayaga dan leh ayagaba bad ey gaarin ey so hawesten anagana biya xirenkeda an hawesanena koronto free ah an helena
Hhhh intuu is lahaa somaliland kuxumee ayuu xabaal isku riday xasan gurguurte laakiin waxaad ogaataan inay somaliland guulaysanayso insha allaah
Jama manta run baad sheegtay.
Gurguurte Munaafaq
Been ma aadan sheegin. XASAN SHEIKH MAXAMUUD WAA TUYUUB BIYO KUMA QARQARO.
Kkkk. Good
Masar xasan dhiiqo
Hassan qabuure faagte wa u fashilmay brother asagana badi bixiyey o muse judan diray marka wa munafaq an xishoon runti
Biri ayuu aadi raba
Kkkkkkk jaamac galad waa runtii
ABI AXMAD WAA GEESI AAN KA DAALEYN IN DADKII HELAAN DHUL IYO BAD ‼️. SIDA LIBAAXA BUU U DAGAALAMAAY SI DADKIISU BAD U HELAAN😂. HALKA XASAN SHEEKHNA DANTIISA OO QURA U SHAQAYSANAYO..
Tube biyo Kama dhaxamoodo mahmah cusub
Waa runta ee allow naga qabo xasan waa fashilmay
Run ahaantii ceeb dhalaanteed uu qaatay sxb
Xasan dhiiqo waa jabey jabana jaban Xasan baaxane Xasan munaafaq Xasan waa tuug
hadan faker keega wall xasan waxuu ka sha qeyey da gaalka soomaaliya eey gasho meel kastana kaga imaan Donna walal
Haday taa itoobiya ku fikirayso somaalidu xagay is ugu hub urursanaysaa may umidawda cadawga
Ninkastaa maamulkuu doono hasheegto walaahina inayna saylac etopia inaanay Nabad ku qabsanayn jihaadku wakaa ninka magac islaanimo iyo Sharaf dhawraya islaanimo gacmaha laaban maayo hadaan ku dhamaanayno xaqbaan ku dagaalamaynaa ka dhiidhiya gaalka badiina doonaya dulimo yeeli mayno daafaca dhulkiina sharaftiina diintiina dadkiina intaad somaaliyeey iski mashquulsantihiin ayaa cadawga inagu maqan yahay Malaysian dhiig lahayn damiir ceebtada diida lahayn kakacaay gacmaha isqabsada yaan dagnaan laynagu helin
Asc. War wa la baabey md somaliya war ninka baabka halaga rogo md ninka halaga gadho dalka iyo. Dadka wu warejiyey ee
Tube biyo Kama dhaxamoodo
Waryaada iclaamkiina badila oo Soomaali niyada ha ka jabinina. Xooga saara sidii Xasan tuug loo Villa loo dhaafin lahaa.
😢😢😢
Wax kale ma rabo si uu somalilaand u haleelo
waxu dadnimadiisa ku samayn waa yey ayu dab rabaa inuu rabaa inuu huriyo
na dhaaf meel walba dabaad gelisee, somaliyeey caqligu ha shaqeeyo xasan wuu tegiye wanaaga iyo nabada baadi doona dhalinyarooy cida la gubayaa wA idinka
Tayuub maqadhqadho waa dhab madax wayne liita
XASAN SHEIKH ku walatay wlh 😂😂😂😂😂
Jamac beenale gabyaladayste
Kkkk yaa alle waxsee
Odi jaamac waa ethopian inuu yiraaa ethopia ayaa guleeystay waaa caadi , sida xasaan loosoo dhaweey oo wiliba dhamaan dhamaan daarahiii adiis ababa calanka soomali laga tagaay ayaad ledihiiin xasaan ayaa la bahdilaay ka waran hadii xassan sh abeey sidaas muqdisho ugu soo dhaweey lahaay maxad dhihi laheed cajiiiiib
marka dalka somalia maxa kagaley adigu cagdheer ayaabad tahaye
Hhhh wllhy xoogban uqoslay jaamc hadalkiisa ,qof hammi leh oo doonaya inuu meel gaadho iyo qof hammigiisu meel dhow yahay ama hammiba lahayn miyay isgaadhayan.ilaahow dullinimo hanagu dilin .
jamacaw been sheegin
Abi iyo xasan laba isu dhigmaba maaha
Nin dadkiisa u nool weeye
Wanaagooda horu marintooda magac taariikha xilka ku wareejiyo sharaf ayuu rabaa
Xasan wuu soo xoolo doontay
Wallee magaciii somaliyeed Wuxu isu bedalay daasado lagu dawarsado
Yaqyaqsi ayey somali noqotay
Dhulka ayuu na dhigay wuu baabi,iyey dad iyo dal
Ilaahay hayna dhaafiyo wuxu doonaba qaadaye mar hayna dhaadhafo isaga iyo daasadihiisuba
Ha nin yahay ha yimado bada diyaar baan u nahay
Kkkkkkkk
Xasan lama yidhaa ceeb baa la yi dhaa macaa ceeh tuu kaloi taa
😂😂😂😂😂
Kkkkk
Empty Ogaden mentality