5 Waxyaabood Oo Raggu Ay Gabdhaha Kusoo Jiitaan | Maxaa Dumarka Soo Jiita?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 лис 2023
  • ☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇
    Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► bit.ly/2R8hH0w
    Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► bit.ly/2XefNkE
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► bit.ly/2RblqKX
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► bit.ly/2XJbpae
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► bit.ly/2KEPXiW
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇
    Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.
    🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale
    ★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.
    ★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.
    ★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.
    ★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.
    ★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.
    SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY
    Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.
    Ross Bugden - Music
    • ♩♫ Piano Music ♪♬ - Pa...
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 36

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 7 місяців тому +7

    Cabdirsaaq faarah waxaan kugu hambalyaynaya maalinta macalimiinta adduunka ❤❤ hambalyo dear Abdirsaaq faarah

  • @abdalajaamac5692
    @abdalajaamac5692 7 місяців тому +2

    War ustaad waa lagu waayey❤

  • @user-ff6me3fq8f
    @user-ff6me3fq8f 7 місяців тому

    Xaqiiiq wll hore u soco❤❤😊

  • @yahyehunter2308
    @yahyehunter2308 7 місяців тому +1

    Thanks 😊 pro

  • @officialSaadaq
    @officialSaadaq 7 місяців тому

    Soo badi muuqalada sxb waan jclhy muuqalada wlhi

  • @silver14007
    @silver14007 7 місяців тому

    Macalin jira

  • @Omar___Hiigsade
    @Omar___Hiigsade 7 місяців тому

    Welcome back

  • @apdishakurupdala6057
    @apdishakurupdala6057 7 місяців тому

    Legend❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiiqharett1791
    @sadiiqharett1791 7 місяців тому

    Channelka ugu faiidada bdn Channels somalida

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 7 місяців тому +2

    Wll waxka baro ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wi5md3uk9m
    @user-wi5md3uk9m 7 місяців тому +1

    First commenting ❤❤❤❤

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 7 місяців тому +1

    Walalkeyna

  • @mohanyareyare7791
    @mohanyareyare7791 7 місяців тому +1

    First comment reply pro 😊

  • @magnad1432
    @magnad1432 7 місяців тому

    Aad iyo Aad

  • @silver14007
    @silver14007 7 місяців тому

    I am first one

  • @user-de3ql6qk1r
    @user-de3ql6qk1r 7 місяців тому

    ❤❤❤

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show 7 місяців тому +1

    Nio xagee ka dhacdey

  • @Challengekilers
    @Challengekilers 7 місяців тому

    Noosoo badi

  • @SacdiiyoCabdiNuur
    @SacdiiyoCabdiNuur 2 дні тому

    Asc
    Macalin
    Waa
    Ku
    Waayne
    Xaage
    Ka Baxde

  • @JilleyAliIbrahim-vb9cd
    @JilleyAliIbrahim-vb9cd 7 місяців тому

    Thanks our great teacher,and i am going to university i must be the men those you have talked about here. Not pretend.😂😂😂😂

  • @muscapinho
    @muscapinho 7 місяців тому +1

    Zxp waxaan kamid ahay taagerayaa shaada walaa noo soo samey films then mahadasanid 🎥

  • @SacdiiyoCabdiNuur
    @SacdiiyoCabdiNuur 2 дні тому

    M,a

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 7 місяців тому

    Bro waxad ka so hadasha qodabka aaad kadhawaajiyse ee ah waxayaabaha dumarka so jiirta iyo ee ah in ay ka mid tahay xayga caruurtoda kaga jiro iyo wixi la mid ah

  • @amiincabdiraxmaan7727
    @amiincabdiraxmaan7727 7 місяців тому

    Halka ay dhalashada waalidkeed kaga jirtaa sidee u sababi kartaa

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 7 місяців тому

    Mahad sanid ustaad

  • @hadiyamoh7690
    @hadiyamoh7690 7 місяців тому

    Sidee wiilasha loo soo Jiita macalin❤❤❤❤❤

    • @khaliifdaacad7165
      @khaliifdaacad7165 7 місяців тому

      😂 inta uu sheegayaa run miyaa horta

    • @hassankaafi-dg8ij
      @hassankaafi-dg8ij 7 місяців тому

      ​@@khaliifdaacad7165😂😂😂??

    • @shakuul
      @shakuul 4 місяці тому

      Only uqosol lee horu kaso raca

  • @qaloociyeman805
    @qaloociyeman805 7 місяців тому +1

    sidee ayaa laysku nacsiin karaa dumarka xalqad kaso sameey wllo😊

    • @amgame5160
      @amgame5160 7 місяців тому +1

      Ma mid aya iska gariwayday 😅

    • @qaloociyeman805
      @qaloociyeman805 7 місяців тому

      @@amgame5160 mid maaha e way badan yihiin

    • @shakuul
      @shakuul 4 місяці тому +1

      Ilaahey unba ka reebi kara wlle

  • @amiinshaafi2301
    @amiinshaafi2301 7 місяців тому +1

    Third😂

  • @cabduqaadir4669
    @cabduqaadir4669 7 місяців тому +1

    Mcln waxaad ka soo hadashaa dhibaatada daawashada filimada pornka ah iyo sida aad iskaga Jari karto Cadadaas xun