Maasha Allah Sxb Faysal Tayo Waxaad Tahay Dayax Godkiisii Helay Codka Qiimaaha Badan Waxaad Ku Darsatay Kalsoonida Buuxda Ee Ku Mulkiday Masraxa Waxaa Lagu Mooda Inaad Kasoo Hadhay Waaberi Legends Hore Usoco Sxb
Faysal waa nin aad u cod fiican heeskaanna halkeeduu dhigay waase muhiim in erayada layska saxo. Beydka labaad meeluu ka qaldaayaa MAAHAN JIIQJIIQ MADHEEDH LIYO, waa JIIQ JIIQ MARIIDLIYO , mariid waa sun la marsho falaadha marka la ridayo si wixii ay ku dhahdo ay u dhintaan.
faysal tayo waa fanaan tayo leh codkisa ayuu ku joogaa fanka bal qamar suugaani iyo wixii la mida bal eegaa qaaci shaw ayaa raga kala reebay halka xiddigaha geeska ku fashilmeen inay is muujiyaan cabdiraxmaan oday wax baa ka gaadhay qamarna ka dar ninkii wax is la haya hanna qan ciyo marka hore sida ragan oo ka mid ka yahay faysal tayo nin ka cod macaan hargaysa uma soo hoyan
Ayyyyy ar mxaa nigu Abaal gudaa Wacadala UA-cam Hadaan soo Galo Faysal Tayo lee ka Raadiyaa Ninkaan Waxba Lagama qaban Karo Heesaha uu qaado sidaan ugu Raaxeysto Fanaan kale Uguma Raaxeysto Eshacalaa cod Halla
QORAALKA HEESTA (LYRICS) Sida jaawa geeloo Jiilaal abaar iyo Jeel iyo haraad helay Xalay jeleled-kaygii Jaarkaa ku toosoo Kaa jiifi waayoo Adiguna ma joogtide Ma waxaad isoo jirin Markaan iilka jiifsado Ee aa Ee jahada lay dhigo Jiqi-jiiq mareerliyo Jilbiskiyo abeesada Sidii aan ku joogsaday Kala booday jaantii Jirraad igu abuuurtoo Kaa Jiifi waayoo Adiguna ma joogtide Ma waxaad isoo Jirin Markaan iilka jiifsado Ee Aa Ee Jahada lay dhigo. Sidii aan Jid dheer iyo Soo jiidhay buuraha Jir-jirada u dhacayoo Jilba dhiiggu igu da'ay Jacaylkuna Ku Daydayey Kaa Jiifi Waayoo Adiguna ma joogtide Ma waxaad isoo jirin Markaan iilka jiifsado Eaa Aa Ee Jahada lay dhigo ERAYADA : CALI CANFAR AHN LUUQDA: Maxamed S. Tubeec XASUUSTII Mohamed S Tubeec
Isma lahayn heestan cidbaa hunguraynaysa Ama hadaysan karta Ama holin karta Ama agmari karta Ama isku deyi karta Ragaasoo kale ayaa la rabaa Anaga durbaano beena yaan naloo Qaadane naga fadhiista ama saan Uheesa
Waaw heesaha maxamed tubuc waa heesaha ugu adag faysal tayo halkeedii baad dhigtay horay u soco laguma qaban karo
Absolutely wuu kenay Allah unaxaristo boqorkiii fanka Somalia
Maasha Allah Sxb Faysal Tayo Waxaad Tahay Dayax Godkiisii Helay Codka Qiimaaha Badan Waxaad Ku Darsatay Kalsoonida Buuxda Ee Ku Mulkiday Masraxa Waxaa Lagu Mooda Inaad Kasoo Hadhay Waaberi Legends Hore Usoco Sxb
Alaylehe wuu keenay heestan waa heesaha ugu adag m saleeban
Ugu fudud dheh ma jirto hees tan ka fudud ee uu boqorka codka qaaday
Faysal tayo alfanaan wad keentay xasuustii maxamed salebaab tubeec ilaahay hawnaxariisto ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Faysal tayo masha allaah ex-gabiley.
Hore usoco bro, eshcalaa cod masha allaah
Xusuustii mahamed saleban tubeec A.u.n Hargeisa Ayaalaga helaa Fanaaniin Cod macaan Mashallah
Faysal waa nin aad u cod fiican heeskaanna halkeeduu dhigay waase muhiim in erayada layska saxo.
Beydka labaad meeluu ka qaldaayaa MAAHAN JIIQJIIQ MADHEEDH LIYO, waa JIIQ JIIQ MARIIDLIYO , mariid waa sun la marsho falaadha marka la ridayo si wixii ay ku dhahdo ay u dhintaan.
faysal tayo waa fanaan tayo leh codkisa ayuu ku joogaa fanka bal qamar suugaani iyo wixii la mida bal eegaa qaaci shaw ayaa raga kala reebay halka xiddigaha geeska ku fashilmeen inay is muujiyaan cabdiraxmaan oday wax baa ka gaadhay qamarna ka dar ninkii wax is la haya hanna qan ciyo marka hore sida ragan oo ka mid ka yahay faysal tayo nin ka cod macaan hargaysa uma soo hoyan
Faysal tayo waxaad tahay Fanaan cod halaasiya leh waxaadna u qalantaa bilada codka saaxiib runtii waxaad tahay Tubeec qatar qatar saaxiib keep going
Bulsho tv wa tvg kaliy eean si khas ahned utageero🥰guulysat
Sida jaawa geeloo
jiilaal abaariyo
jeel iyo haraad helay
Xalay jeleledkaygii
jaarkaa kutoosoo
kaa jiifi waayoo
adiguna majoogtide
Mawaxaad isoo jirin
markaan iilka jiifsado
ee jahada lay dhigo…
Sidii aan jid dheeriyo
soo jiidhay buurahaa
jir jirada udhacaye
jilba dhiigu iga da’ay
jacaylkuna kudaydayay
kaa jiifi waayoo
adiguna majoogtide
ma waxaad isoo jirin
markaan iilka jiifsado
ee jahada lay dhigo…
Sida jibinta roobkiyo
jirkoo da’ay habeenimo
jeexahii godnaa iyo
Jidhaamuhu biyoobeen
rahu jalaw kalee yahay!
kaa jiifi waayoo
adiguna majoogtide
ma waxaad isoo jirin
markaan iilka jiifsado
ee jahada lay dhigo…
Jiqi jiidh madheedhliyo
jilbiskiyo abeesada
sidii aan ku joogsaday
kala booday jaantii
jiraad igu abuurtoo
kaa jiifi waayoo
adiguna majoogtide
mawaxaad isoo jirin
markaan iilka jiifsaso
ee jahada lay dhigo.
Heestu waa JAAWO
fanaankuna waa Tayo
Xasuustii Tubeec
(Boqorkii codka)
😃Lyric by Galaydh😂
GALAYDH ODAY LAFTII MAHADSANIS SXB
Yaa sameeyay ustaad?
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday AHN adeer Maxamed culujoog gurxan .
Eebe waxaan uga baryayaa dambi dhaaf iyo inuu janadii Fardawsa.Kawaraabsho waxaan Tacsi udiraya Dhamaan Reer Maxamed Culujog iyo inta wax la wadagta oo dhan Marwo Nimco fartun bintu khadija
Somili shanta
SOMMALI BAA LEH.Allxamdu ALLAH.
RIGHT ON YALL
Ninkani waxuu bah dilaya fananintii heesaha lahaa 2 maraka laysku eego 1.000 isagaa xadaka kasaray 🥰🥰🥰🥰😁😁😁😁
Faisal halku ku jiray intan oodhan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Eeshcalaa faysal Tayo Waa ku xaragooday heesta boqorkii coda Cidina makeeni karto Balse faysal barteedii buu dhigay Orgamiistaha heesta Waa Tumay
❤tayo❤ninkan mirqaanku na gaadhsiya
Hadal la.aan waan ku wataa mcha AllaH cod iyo badh ayaa ku jira wad so daahday dadki lo baahna ayad ahyd 👍👍
Ayyyyy ar mxaa nigu Abaal gudaa Wacadala UA-cam Hadaan soo Galo Faysal Tayo lee ka Raadiyaa Ninkaan Waxba Lagama qaban Karo Heesaha uu qaado sidaan ugu Raaxeysto Fanaan kale Uguma Raaxeysto Eshacalaa cod Halla
Andaaz sxb waan ku salamay
Fanankan caadi ma ahan hestan meshii ay laheyd ayudhigay aniga xageyga tagero ayan u hayaa heesaha halkodi ayuu dhigaa waa iga gadan yahay ani❤️
Waaaw wan kuwata boowe❤❤❤
Waxaad mooda tubeec oo halkaa taagan mahadsanid fanaan tayo
أنت وهو سوف يذهب إلى الجحيم وأنت في فعل الشيطان
❤️❤️❤️❤️❤️ absolutely beautiful 🙏
Jeel iyo harraad qaba
Ereyada iska sax fanaan
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Sida jaawa geeloo
Jiilaal abaar iyo
Jeel iyo haraad helay
Xalay jeleled-kaygii
Jaarkaa ku toosoo
Kaa jiifi waayoo
Adiguna ma joogtide
Ma waxaad isoo jirin
Markaan iilka jiifsado
Ee aa
Ee jahada lay dhigo
Jiqi-jiiq mareerliyo
Jilbiskiyo abeesada
Sidii aan ku joogsaday
Kala booday jaantii
Jirraad igu abuuurtoo
Kaa Jiifi waayoo
Adiguna ma joogtide
Ma waxaad isoo Jirin
Markaan iilka jiifsado
Ee Aa
Ee Jahada lay dhigo.
Sidii aan Jid dheer iyo
Soo jiidhay buuraha
Jir-jirada u dhacayoo
Jilba dhiiggu igu da'ay
Jacaylkuna Ku Daydayey
Kaa Jiifi Waayoo
Adiguna ma joogtide
Ma waxaad isoo jirin
Markaan iilka jiifsado
Eaa Aa
Ee Jahada lay dhigo
ERAYADA : CALI CANFAR AHN
LUUQDA: Maxamed S. Tubeec
XASUUSTII Mohamed S Tubeec
Halkaa waa jiiq-jiiq mariidliyo
Micnihi sun leh
@@najibwerar6117 Sax
Hargaysa oo siraadan waan sugayee eesh calaa dalcaduu ka saaray
wa waxa gal hesstan sxb sare again bro
Innaba caadi ma aha. Faysal waa fannaan buuxa, waxaan sidoo kale bogaadinayaa Digaale Yare oo sida uu muusigga u tumayo ay mucjiso tahay.
Barteedii buu dhigay teemba iyo cod wanaagsan oo aan wax loodhiga jirin .
faysal tayo nin caadi ah maaha maasha allah tubeec oo copy ah weeye xaga codka hore usoco
Faisal tayo ore socod wllky
waaw barteedii baad dhigtoo
inaba caaadi ma ahan sida loo garaacay iyo sida loogu luqeeyayba dad xirfad leh baa is helay fanan iga dheh
Faysal wow samiy
Caadi ma aha feeysal tayo
Waa hees aad umacaan fanaankuna halkeedii buu dhigay
Woow sidiii larabay buu uqaadey
Made in somaliand ❤
yaaa marduuf waad ka hadalsiisey
Guul qurux
Top Fananaan inkastoo ereyo, ka BOODEY. SIDAA JAWO GEEL JEEL IYO HARAAD QABA
Mnchlh❤
War ragow yarkan heesaya yaan UGA dacwoodaa
Heesahaba inaan dhageysigoda joojaan rabay waase hada iyo howl cusub
Abdirahman Ahmed inad aniga iga hadleyso ba la moda
Hhhhhhhhhh nafta u raxey kani yar waa rer janaad
maano Abdi 😁😁😁
Boqorku codka Tjbeec
Gold ❤
Faysal tayo🍁🖤
Waw waw
Fiyoore ❣️
Mansha allah
100%100
This I more like
Cod mucjizo ah iyo garaacid dayaxa lagu ladhay Axyaa ya hees iyo badh
Ma waxaad iso jirin
Markaan iilka jiifsado
Ee jahada laydhigo
Isma lahayn heestan cidbaa hunguraynaysa
Ama hadaysan karta
Ama holin karta
Ama agmari karta
Ama isku deyi karta
Ragaasoo kale ayaa la rabaa
Anaga durbaano beena yaan naloo
Qaadane naga fadhiista ama saan
Uheesa
Nice move
Halkeeda ayuu dhigay
cod macaansa yarku ax yaa dareeen huuno nolow
Waaaaaaaaaw
Kama daalo heestan. Tumis iyo codba waa halkeedi.
Waar waxba niyadda yaan loo dhisin Walahi tubeec Gaadhi mayside music guna waabu waalan yahay
DHUUSO MALO BAAHNO IYO DOC KAYEEDHNIMO HALKAS KASI WAD CODKA DAHABIGA AH MR FEYSAL
Waan kaa haynaa
hees taan waxaa kamaqan hal beej marka waana isbaba marsantahay markaan dhageysatay qeeb baa kamaqan marka waxan filaa in aan sidaan kusaxsaneen
Adaa so qaadi
YAA SALAAM
Fanaan cod macaan
hakaga ciyarina heesah musikada iyo codkuba maha sidii larabaye
Wuxuu Qalday Kaa jiifi waayo markuu leeyahay Fanaanku
Waxba lagama Qaban karo wlhy
Fashiluu