Isbucii 2 cob ka cab/Caloosha inaa iska jarto ma kuugu adkaatay Video gaan dhameeso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +1

    Keep going ❤❤

  • @AyaanEid-pc9jj
    @AyaanEid-pc9jj Місяць тому +1

    Abaayo qaayo simaney ninkayga uu imanaya waxa udhiman 6 bari anigana manta caadada igu dhacdey pls icawi side fursada uurka ku heli kaaraa ilahay ban ka barayaya awlaad insha allah

    • @MunoUkash
      @MunoUkash 28 днів тому

      Abaayo ana ku cawina app aya jirto oo laso dagsado appka ayaa ku sheegaayo xiliga ukunta diyaar tahay appka magaciisa waa ovulation

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 Місяць тому

    Mahdsanid abayo wan so ibsanaya

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 Місяць тому

    Subxanallah calool casiraad saaiida weeye

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Місяць тому

    Jasakumullahu qayran jasaa abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @drs-mushtaqhassan7718
    @drs-mushtaqhassan7718 Місяць тому +1

    Walashay maxad ka ogtahay moringa sidee loo isticmalaa bal inta aad ka ogtahay noo sharax adigoo mahadsan ❤

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  Місяць тому

      Aniga cabo
      Anoo samesanaayo ayaa soo gilinaa inshaa allah

  • @maryammuse9721
    @maryammuse9721 Місяць тому

    🌹🌹🌹🤚

  • @ifraaxahmedyousuf7254
    @ifraaxahmedyousuf7254 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @fardowsacali
    @fardowsacali Місяць тому

    Shukran abyo❤

  • @MadinoJimcale
    @MadinoJimcale Місяць тому

    Salmaki waa aqaanaa waalagu qarasbaxaa

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 Місяць тому

    Malab iskaga dar casiradiisa😢

  • @Faaiza-e7e
    @Faaiza-e7e Місяць тому

    Abayo aniga canug noojiya misan badan isaara maxa isticmaala

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  20 днів тому

      ua-cam.com/video/OgT8Jss6M1Q/v-deo.htmlsi=-h4RrtWUukid1c31

  • @user-io7yw5hp8e
    @user-io7yw5hp8e Місяць тому

    QAAYA ABAAYO TALOOYIN MUHIIM AYAAN KAARAPAYAA WHAT IS APP KAADA IISHEEG MCNY

  • @DeeqoAxmed-hh6bg
    @DeeqoAxmed-hh6bg Місяць тому +1

    Gabdho waxa ishegtiin waxaa dhalanahy 1 bil maxa isku caateya iisheega 😢😢

    • @ayuubmayow2626
      @ayuubmayow2626 Місяць тому +2

      Abayo biyo badan cab malintii caboolo salbako cun mishari i shax cades iska dhaf xadad caweso

    • @WarsanmohamedShukri
      @WarsanmohamedShukri Місяць тому

      Abyo wax yaabaha sonkorta leh iyo saliid cadeyda cusbada badan burka Bariiska baastada iska ilaali
      Waxa isticmaleysa salbukada digirta qamadiga misirta dhanka hilibka kaluunka doorada iyo hilibka jiirta ah
      Qudaarta nooc kasto isticmaal sido kale bataati mcn is ticmaal koostada batruudka Waxii qudaar oo dhan isticmaal ukuntana isticmal

  • @ilaqosolchannel1979
    @ilaqosolchannel1979 Місяць тому

    Asc abaayo cuntada kahor malacabaa mise kadiib?

  • @qaaliluulabdinasir9015
    @qaaliluulabdinasir9015 Місяць тому

    ABAYO DHIIGA CADDEED 7 BILAD MAGIGU DHIICIN MAXA IGULTALIN LHEET XAABIIBT ISOO JAWAAB

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 Місяць тому +1

      Abaayo dhakhtar taag arintada talo uma bahna inaad waydiiso qof aan cilmi u lahayn marka dhakhtar taag sababtana waad ogaan insha Allaah