AWALE ADAN - I KAAMILA XIIS OFFICIAL MUSIC 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • Awale Adan
    I Kaamila Xiis
    Erayada Maxamed Mahdi
    Laxanka Awale Adan
    Music Aamin Daauud
    Camera Waqal Studio
    Editing Bigays

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @yaxyecabaas2yaxyecabaas250
    @yaxyecabaas2yaxyecabaas250 2 роки тому +61

    Waxaan urajayn dona qofkazta oo jacayl hayo inuu ku guulaysto jacaylkliza❤️ one love✋

  • @CarabHassan-t9p
    @CarabHassan-t9p 10 місяців тому +4

    cawaale talloy bal labo sanno kadib noogu soo xigsiin taliye😊

  • @saaycn5473
    @saaycn5473 3 роки тому +132

    Runtii waa hees dareen xanbaarsan. Awaleh aden dadka inyar dhaliilsan ayaan ku jiray marku guur labaad samaystay. Inkastoon ku jirin dadka caytamaya ama habaartamaya. Laakiin heestan wax badanay i fahansiisay. keep going awaleh nagana raaliqo😌😔

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 3 роки тому +10

      Anigaa kula mida cidlo la iskama eedeeyo qof walba waxa guriga iyo gogosha ku heysta ilaah baa og.

    • @tuuneyali9084
      @tuuneyali9084 3 роки тому +6

      Xaaska hore mar hore ayeey kala tageen wllo

    • @saaycn5473
      @saaycn5473 3 роки тому +2

      @@sadiamohamed15 Waa run laakiin somaalidu waa dad aad u fudud

    • @saaycn5473
      @saaycn5473 3 роки тому +1

      @@tuuneyali9084 Waa suuragal wllo inay kagala tageen markii jabuuti u ku soo laabtay. Laakiin dadku warba kama haynin. Imikaa lagu baraarugay.

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 3 роки тому +2

      @@saaycn5473 aniga iyo adiguba soo kow kama nihin 😂😂😂😍😍😍✊👑👑 qiiro jabaan iyo wax hubsiimo la’aan wixii isheenu qabato dhac xukun

  • @aishaahmed4428
    @aishaahmed4428 3 роки тому +12

    Anoo kaligaya kacaaa kufka ijooga😭😭😭 Somaliyey inankeni cawale wxbuu tabanayaa heestasi micno wayn bay xambarsanthy kolay xaalka alle swt aya naga og, qoyskisa cusub alle ha ubarakeeyo gabadhana dajiya dugsiya alle ha uga yeelo, rerkisi hore iyo asagana alle ha isku soo sakhiro awlad ba dhextala dad jacayl badan isla so maray na weey

  • @nouraaay6163
    @nouraaay6163 3 роки тому +28

    Xalad weyi wlhi😭
    Cawale ka ralahow dhibta somalida nin walba waxa u qarson ilahybaa ogee iyo wXd mrtee
    Dajiya allaha kaga dhigo🤲

  • @abdelhakimmokhtar4080
    @abdelhakimmokhtar4080 3 роки тому +90

    Kugu kooboyee kaalay
    Kugu reestayee kaalay
    Allaha na tuso aniga iyo Rowdo axmed yuusuf gabadha ka doortey balaayiinka gabdho oo dunida dacaladeed ku kala nool oon jclahay in nolasha la qeeb sado inta nolasheyda ka dhiman oo sidan iskugu faraxsanhy u wada dabaal degeyno insha allah ☝☝

    • @rowdaahmed6157
      @rowdaahmed6157 3 роки тому +20

      Kaalin baad iigashe xapipi kaley
      I.a xapipi Wan wada qeybsanena Wana wada nolaneyna xayaatii💋💋💕❤XaajIgeyGa

    • @mushtaqqalbiuroon6928
      @mushtaqqalbiuroon6928 3 роки тому +2

      Isku waara abowe

    • @abdelhakimmokhtar4080
      @abdelhakimmokhtar4080 3 роки тому

      @@mushtaqqalbiuroon6928 Mahad sanid abaayo qaali ah nolal farxad leh aan kuu rajeynaa

    • @cabdiwaaxidabdi7773
      @cabdiwaaxidabdi7773 3 роки тому +3

      @@rowdaahmed6157 isu waara dhaqma oo dhisma calafkiin leesku dar amiin yaa rabbi 👑👸🏼❤️🔐💍

    • @mohamedomarnur3132
      @mohamedomarnur3132 3 роки тому +2

      Isku waara Allah idin rumeeyo riyadiina

  • @mohamedabdirahmanhirsi2796
    @mohamedabdirahmanhirsi2796 3 роки тому +315

    Mi 3 fav singers without qabyaalad 🥰😍
    1:cawaale adan
    2:gulled simba
    3:suldan seraar

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 роки тому +9

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan
    uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi
    Uumay waa Nabigena mohamed SCW

  • @sapirinmuhipo3045
    @sapirinmuhipo3045 3 роки тому +23

    Xiisay kuwii necbaa kulnka labdeena ee ku hawlnaa kala gaynteen makacaa kufeen maanta ciil ma kawsadeen maanta farxadaan kifaaxyno ma ka ooyayaan maanta😥♥️ hees dareen dhaba ah wlhi qof wlba ma ogin wax u qarasne yaan lagu deg degin dadka ✌

  • @abigirlmpansi-lx9bk
    @abigirlmpansi-lx9bk 10 місяців тому +8

    I'm a Zimbabwean I like this song 😊

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 роки тому +7

    Karaamo korkiina ha ahaato ilmaderayalw qofkastoo aduunkan jooga isagaa og meeshay farxadiisu kujirteee inanka iska daaya kana yareeya dhaliisha wlhi majecli gabar in laqayaamo lkn hadana anagon noloshiisa gaarka ah kawar qabin kuma xadgudbi karno cawaale iyo xiis noloshoodee iska daaya lamaanayasha isku barakooba abti cawaale iyo miss xiis xarago♥️

    • @khadijaabdi8960
      @khadijaabdi8960 3 роки тому

      M,a halagadhamaado qofkii daacad ahaba waalagu karanyahay wlhi

  • @abnas5354
    @abnas5354 2 роки тому +35

    Although I don't understand my cushitic family Af-Somali language am obsessed with this music. A big fan from Oromo of 🇪🇹

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 3 роки тому +51

    *Heestan waxa ka muuqata Dareen hadal iyo inay xaaskan cusubi u buuxisay boos weyn oo ku bannaanaa EMOTIONALLY SONG.*

    • @umuyusuf7484
      @umuyusuf7484 3 роки тому +4

      Alle kabaq xaskisi horaba bos wen bey u buxise hadana wali wey u heysa ye

    • @zuzanabdi8374
      @zuzanabdi8374 3 роки тому +1

      @@umuyusuf7484 Xita ayada dhofisay maqle makula thy inay xumaynayso maser darti moye

    • @nimadarar5781
      @nimadarar5781 3 роки тому +4

      @@zuzanabdi8374 non way isla dofeen walal wa labo ilma adeer ah wayna u hambalyasay lakin waxbadan way uqabatay markay djibouti joogen

    • @zuzanabdi8374
      @zuzanabdi8374 3 роки тому +1

      @@nimadarar5781 Haa wn grty dadka kasii walaya Dabcan wy xumate is dhihi kara saso thna dumarka isku mid maha gbr ficn wye

    • @nimadarar5781
      @nimadarar5781 3 роки тому

      @@zuzanabdi8374 ha walal way kala tageen sanad iyo badh ka hore marka he's free tu dono ha gursado

  • @weerarchannel7041
    @weerarchannel7041 3 роки тому +1

    I sheeg kuwi necba kulanka labdena ereyo Farxad iyo kalgacal la kaw sadey best of all time Awaleh iyo Xiis Aroos la aqbalay la ima didin hestaaa Juste Mashallah

  • @mikereizz
    @mikereizz 3 роки тому +207

    Awaale Aadan wa Somali -#1 singer in somali history of music industry
    best in all history of somali singers
    Somaalaay Intu noolyahay wa in ninka la xusaa oo la siyaa jaaziado badan

    • @hazard4514
      @hazard4514 3 роки тому +11

      Xaqiiq wllhi Sxp somaalidu waxba ma qiri karaan

    • @mikereizz
      @mikereizz 3 роки тому +11

      @@hazard4514 ninkan walahy somali lamida ma jiro heesihiisu wa wada Top🔝
      wuxu u dhigmaa Elton John ka ingiriiska ama. Cabdi xalim xaafid iyo umu kalthoum tii Masar
      ama Maxamed Cabdoo ga sucuudiga
      dad ba oran doona ina aadan samatar miyad ilawday ama hebelkaa cigaal 😂🤣

    • @zhafi1267
      @zhafi1267 3 роки тому +4

      1-Fazahaadkan Inuu Umada Kala Fadhiisto Ayaa u Khayr Roon
      2-intuu Calankizu Taagan Yhy Inuu Umada Khayrka Ku Bararujiyo Ayaa Uga Khayr Roon
      3_Abaal Marin Aduunka Laysku Gudonsiyo Wxaa Ka Culus Oo Ka Wngsan Mida Allah Agtiisa Laga Helayo✊🏽
      Asc

    • @yasinelmi2857
      @yasinelmi2857 3 роки тому

      @@mikereizz MLS
      L

    • @mikereizz
      @mikereizz 3 роки тому +6

      @@zhafi1267 maxad heesihiisa kaso doontay hadad sheekh tahay kkkkkkk
      Somalida noocas oo maydhan ba ka buuxa laba wajiilaha ah

  • @calicusmaancalicalibenzema4031
    @calicusmaancalicalibenzema4031 3 роки тому +1

    wlhi awale adan fanan kafican ma arkin wa fananki ugu ficna.somaro fanka.somaliya wye sxb nolol.csub ayat gashay guleso

  • @aichasaid5240
    @aichasaid5240 3 роки тому +63

    Woow belle chonson Notre star Awaleh Aden tu sera toujours à la hauteur et Mabruk aussi heureux mariage ❤😍salan sare from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤

    • @Lucas-Maura6
      @Lucas-Maura6 3 роки тому +5

      🇸🇴🇸🇴🔥🩸❤This man is a somali man, the language is somali and he also has this flag😏😏

    • @mfayz980
      @mfayz980 3 роки тому +2

      Talk in Somali bro

    • @asmah7586
      @asmah7586 3 роки тому +3

      @@Lucas-Maura6 chil bro, if he is Djiboutian it doesn’t mean he can not be somali.

    • @medegueh9955
      @medegueh9955 3 роки тому +1

      @@Lucas-Maura6 000

    • @zuleikhahassan7127
      @zuleikhahassan7127 2 роки тому

      @@Lucas-Maura6 0

  • @sethabaho
    @sethabaho 2 роки тому +38

    I never knew that somalia has a talented musician Like Aden until when I was in somalia my friend tested music I heard nice and sweet music wow up to now am enjoying Aden .Rilly Aden keep it up though I don't understand the language

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 3 роки тому +93

    Emotional song 😭fananka cayda halaga daayo somaliyey wuxu ku nola madnan ogeyne iska daya

    • @bellaali6391
      @bellaali6391 3 роки тому +6

      Anigaba saas is iri ninkaan qof dhib bdn uma eka indhaheesa qof daacad ah u egyahay

    • @Faraxsanfaceedkaroon
      @Faraxsanfaceedkaroon 3 роки тому +13

      War qaaqda nagala taga nin fcn haduu ahaa 9 caruur ma uusan dayaceen . Lamaba yabaayi tii cusub ba jeceyl been loola jilaaa but it don’t last forever 😌😌

    • @khadijaabdi8960
      @khadijaabdi8960 3 роки тому +3

      Waqtigaa meesha ku,ekaaa

    • @nimadarar5781
      @nimadarar5781 3 роки тому +2

      @@Faraxsanfaceedkaroon 9 maha wa 5 mid nin hore udhasay marka 6 bay haysata Ala somali yaab na way kala tageen sanad iyo badh ka hore no ka foqa wilka .

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 3 роки тому +2

      @@bellaali6391 haa abyo noloshisa allaha u barakeeyo

  • @kadiramin5349
    @kadiramin5349 3 роки тому +1

    Aniga ku shegii awalow walahi wey kacakufeeen weyna ka oyayaaan hore u soco sxb wan ku farxay adiga iyo oriiidada nin nasib leh tahay

  • @sogah5460
    @sogah5460 3 роки тому +25

    Alle cawaale waan ilmeeyey heestan cadaw ayuu leeyahey guuleyso canada kaaga soo hablyeynayas

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 2 роки тому +1

      Hada see dareeeme😂😂😂😂iyada cadow ku ah hada

    • @ahmedeycali6808
      @ahmedeycali6808 Рік тому

      @@Mmnajmo11 way maseertay waayo wuka tagay gabadh ka qurxan oo dhakhtarada reer norway ah mehersaday

  • @nimcaanxuseen6112
    @nimcaanxuseen6112 3 роки тому +27

    🙏FANANKA UGU WAYN SOMALIA 🇸🇴
    AWALE ADAN
    KEEP GOING
    CODOWGAGA HA JABO

    • @faraxboux4958
      @faraxboux4958 3 роки тому +1

      F anan somalia mahine ee wa Reer jabuuti.

    • @ahmednuurhonest8131
      @ahmednuurhonest8131 3 роки тому +1

      @@faraxboux4958 Somalia 🇸🇴 iyo Djibouti 🇩🇯 waa same

    • @Adnaan98-ONIIL
      @Adnaan98-ONIIL 2 роки тому

      @@faraxboux4958 stop singing in our language. This is somali language that makes him a Somali singer maybe next time invent your own language and stop using our language or sing in French. We don’t need anything anything from you djoubtians we have many talented artist even better then cawale:

    • @Layla_miller02
      @Layla_miller02 2 роки тому +1

      @@Adnaan98-ONIIL cry me a river he's Djiboutian 🇩🇯

    • @Adnaan98-ONIIL
      @Adnaan98-ONIIL 2 роки тому

      @@Layla_miller02 who cares about him or him being djoubti. He is singing in our language not in djoubti language!!!! Stop singing in our language!!!!

  • @haleelchannel6152
    @haleelchannel6152 3 роки тому +7

    Cawale iyo xiis Hambalyo, cawaalow sidaa ay xiis nolosha adag kaagala soo baxday adna ugu hagar bax

  • @ugbaadmaxamed7376
    @ugbaadmaxamed7376 5 місяців тому +2

    Siduu ugu faraxsana ee rajada wayn ee nololeed uga qabay iyo siday dhabarka uga toogatay walaahi wali maka samro, intuu xaflad iyo maamuus siiyay, haday xataa sidiisa uga tagi lahayd dhibaato May lahaateen laakiin cadawgiisa ayay usoo raacday dhabarkay ka toogatay 😢😢💔💔💔 waliga ninka ragg ah isagoo kalsooni kaa qaba nin kale ha u jabin iyado adiga lagaaga faaidaysanayo 😢💔

    • @UmmuHafsa-v2u
      @UmmuHafsa-v2u 5 місяців тому +1

      Wallahay waan kula dareemay waxaan isku daren nahayba adaan kuarkay dhabarkey kajabusay daahir calasow bey uraacday oo cadowgiisa ahaa waa doqon suu ujecllaa cawaale aadan waa nin qalbi xaaran oo miskiin ah waan ka calool xumahay wallahi abaayo

  • @shankaroonjimcaale6446
    @shankaroonjimcaale6446 3 роки тому +4

    Wale hestan kama daalo❤🥰
    Isku wara xiis oon jclhy io adiga oon ku jclhy calf isu yeshay❤🙂

  • @ogmstudio8534
    @ogmstudio8534 3 роки тому +140

    I am Oromo. I love you Awale Mabruk ❤💚💚💚❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚❤Long life ❤

  • @thebosslady2056
    @thebosslady2056 3 роки тому +17

    Heestan wn ladhcy runti❤ i.a wakhti wxa dhici donta ay jiilka cusub ay dhihi donan talow commentigan yaso qoray😂 hdu ilhay ina gadhsiiyo❤

  • @walaaldaakirinho9555
    @walaaldaakirinho9555 3 роки тому +1

    Heestan qiso jacayl ayey igaga tagtay inaan is helno nabiila iso duceeya wll❣️😞

  • @ahmeddictoor4489
    @ahmeddictoor4489 3 роки тому +7

    Bes artist bes music bes voice bes editing bes camera what a song🔥🔥🔥🔥🔥

  • @updullsanchez1805
    @updullsanchez1805 3 роки тому +9

    Gongratulation best singer of all time
    Awale Adan and his wife miss xiss
    Happy life ahead
    Love you from kenya 🇰🇪

    • @yasminmohamedmaai5067
      @yasminmohamedmaai5067 3 роки тому

      Our Abdiana.....Miss U sanaa

    • @updullsanchez1805
      @updullsanchez1805 3 роки тому

      @@yasminmohamedmaai5067 miss u too but may I know u plz

    • @yasminmohamedmaai5067
      @yasminmohamedmaai5067 3 роки тому

      @@updullsanchez1805 Abdiana Madaxweynaha xafadena......Xafada kuso labo...wa lagu waye halkad ka baxdaye

    • @updullsanchez1805
      @updullsanchez1805 3 роки тому

      @@yasminmohamedmaai5067 our golden girl dinkay

  • @omaryareomar2297
    @omaryareomar2297 3 роки тому +10

    Kaabay Garabkeyga 👸🏻❤💐
    kun jeer Noloshayda 👸🏻🌹💋
    Jannoy kaalin baa i gashay ❤🌍💎

  • @alcadala3254
    @alcadala3254 3 роки тому +61

    What a beautiful song romantic vibes well done cawale hampalyo bro 3 best somali singers or my favourite
    1-cawaale aadan
    2-abdi aziz iskalaji
    3-suldan seeraar.
    Edit: markasto qof like isaro dib ba uso noqda si aan udawado hestan wana lik-ti igu badnayd an helo iyo muqalki an ugu dawashada badnaa thanks

  • @jaabirabdi6376
    @jaabirabdi6376 3 роки тому +3

    Mi fav 3 Somali singers
    1,awale
    2,nimcaan hilaac
    3,maxamed bk

  • @canabcabdi1490
    @canabcabdi1490 3 роки тому +3

    Waa hees dareen xambaarsan ereyada ku Jira. dhib Soo martay ayuu xasuustay hambalyo ugu danbayntii

  • @moogeapdi8257
    @moogeapdi8257 3 роки тому +16

    Hampalyo fanaan qaran cawaale aadan io mss xiis
    awlaad barakaysan allaha idinsiiyo
    isku waara abid🤲

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 3 роки тому +8

    Awale Adan fanaankaygii
    Mabrouk adiga iyo marwadaaduba barakooba isku waara noloshii noo dhan🤴🏼👩🏽❤🥳💋💋💋👏👏👏👏👏❤❤❤

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 3 роки тому +10

    Waxaaasba aroos ah masha allah waan filaayey arooska cawaale inuu Noocaas noqdo pro you are legend wlhi

  • @abdulabdulahi8499
    @abdulabdulahi8499 3 роки тому +1

    Awale Adan wallhi. Alle. Dartiii. Ban ujaclehay. Ilahay. Ha. Xifdiyo. Oo. Ha. Isku. Barakeee yo. Ubadkiisi. Horane ha. Ubarakeeeyo. Kuwakaloo. Barakesana. Ha. Siiiyo Amiiiin💥❤️

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 3 роки тому +12

    Waa hees dareen leh😍😍😍Hambalyo Cawaale iyo miss Xiis❤️❤️❤️ iskuwaara abid💞💞💞😍😍😍😍

  • @faisasoleman6685
    @faisasoleman6685 3 роки тому +21

    Walhi wan ooyey heestan markaan maqaly si Dareen ayu u qaaday cawale iyo xiis isku waara 🥰😢

  • @sayitamiinofficial6871
    @sayitamiinofficial6871 3 роки тому +5

    emotional song qof dareen leh unbaa fahmi karaaaa😓😓😓 waa heez daren leh congrulation

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 3 роки тому +87

    Karaamo isaaraay
    Kaaley nolosheydaay☹️
    It’s all about the life🥲😭💔
    Hambalyo walaalayaal Cawaale iyo Xiis🎉🎊

    • @abdi3948
      @abdi3948 2 роки тому

      ua-cam.com/video/u09TbZJiJts/v-deo.html

    • @iidomahamed
      @iidomahamed Рік тому +1

      Iido

  • @somalilandermidnimo3980
    @somalilandermidnimo3980 3 роки тому +10

    Hees Qiso dhab ah oo runtii Cawaale aadan Korkisa qabojisay gbdha asalka Quruxda ah ee mss xiis kolay amaan ubay ka tahay waynu ka warsugynaa heestana

    • @ahmedeycali6808
      @ahmedeycali6808 Рік тому

      Hada wuka tagay gaabdh dhakhtarada ayu ka raacay

  • @thezharmo.official1597
    @thezharmo.official1597 3 роки тому +2

    Wlhi awale heesta marwadiisa wuu ka so naqeeyay

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 3 роки тому +11

    Maal mihii udanbeeyay sanadka 2021 hada dawanayso like isaar❤🖐

  • @asmasiciid7423
    @asmasiciid7423 3 роки тому +4

    Ninka raga lama ciilo cawaale wa nin af gaaban oo miskiina wlhi wll anigu wn Ku tagersanah qofku inu farxad samaysto wayo qof walba farxad bu u qalma wuxunba igu leh ninkan wa la ciilay si unban u daremaya wlhi aqoona uma lihi qabiilna u difaaci maye waxba jira sababay inu sidan sameyo nina meel laga maamusayo oo laga ixtiraamayo kama tago mid mid bila wajiya mooyane alle ha isku barakeeyo oo ubad baariya ha kala siiyo incha allah ninka xiniyihiiisa uga fuqa oo u duceeya please

  • @Hanna-fl7le
    @Hanna-fl7le 3 роки тому +11

    Bal heestaan qiirada leh iyo heesti aheed hadan dunida qof ka dooran lahaa adigaan dib kuu dooran lahaa tee baynu aaminnaa🥺

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 3 роки тому +5

      Midna ha aaminin wuxu waa nin waa inta hore kkkkk

    • @jacfarhasan1955
      @jacfarhasan1955 3 роки тому +1

      @@alcamaarifardo7334 waayaha isbadalaya ka raac

    • @abdirahmaanali24
      @abdirahmaanali24 Рік тому

      ​@@alcamaarifardo7334hadaba is badalyn😂😂😂

    • @MahadAxmed-j1e
      @MahadAxmed-j1e 2 місяці тому

      ​@@alcamaarifardo7334ma waxbaad ogayd nio

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 3 роки тому +1

    Niin awaleh o kaleh hakaa ahadoo hadii kaleh haka saaqiiro

  • @hassankaire2290
    @hassankaire2290 2 роки тому +12

    My best somali song,from Nairobi with Love.

    • @arafoomar4061
      @arafoomar4061 Рік тому

      😂😂❤❤❤🎉🎉😂😂❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @AhmedXAVI-mq9jz
    @AhmedXAVI-mq9jz 8 місяців тому +2

    I'am afar Djibouti , i love awaleh ❤

  • @sadikkatur3461
    @sadikkatur3461 Рік тому +3

    Yap.....awale aden -most talented 👌 somali finest
    .....born in Djibouti 🇩🇯...I ❤️ his songs

  • @nuurcumar4639
    @nuurcumar4639 3 роки тому +3

    Naag ogadeena wa gurax joog iyo dabecada alle ha daaye

  • @forless7511
    @forless7511 2 роки тому +34

    I don't know Somalian but I love this song 💘💯 big fan from Ethiopia 🇪🇹

  • @farhiyahassan579
    @farhiyahassan579 3 роки тому +6

    Masha allah congratulations xiisay kubi necbay kulanka labadeynaa ee ku howlana kala geynteyna eschala hees lamanaha qarniga ❤❤🙏

  • @mercyasefa7752
    @mercyasefa7752 3 роки тому +3

    Am from Ethiopia 🇪🇹 I love this music 😍😍😍😍

  • @dhagdheeroga1541
    @dhagdheeroga1541 3 роки тому +22

    Ayado lawareesanaayo ayaan dawaday waa qof aad u dagan mana hadal badna allaah u barakeeyo guurkeda xiis cawaale gaaboow gabadhaan iikoolkooli bro

  • @ilwaadsiciid9174
    @ilwaadsiciid9174 3 роки тому +21

    HeesTaN NacaB BadaN BaY kaGa ooHin doonTa..😁 Fv CoupLez apidkiin WaDa Jira🤴♥️👸

  • @AnasCabdiqani-nd4ue
    @AnasCabdiqani-nd4ue Рік тому +4

    Hees taan inaan maqloh waxaa iigu danbey say 2/11/2022 waana nib cahay anoo dhagey sanayoh gaari ila gidoomay 3dex jeer ila dhacay

  • @ugbaadkeyse2824
    @ugbaadkeyse2824 3 роки тому +11

    Manshallah walaalo hanbalyo hanbalyo gabdha xiis waa qof af gaban xiishod badan miskin Ah ilaali aad ban u jecelahay fananadeen adigan waan ku tageera fanankeena hore u socoda from hargeysa

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 2 роки тому +1

    Inet gabadhii hore dhibi jirtey dushisa laga kartaa😥I KAAMILA XISEY👸isku waara ubad khayr qaba kala hela oo dinta u gargaaro🤲🤲🤲🤲

  • @abdiawileid
    @abdiawileid 3 роки тому +3

    Markaan arko laamane is guursanaya qalbiga iqabooba sababto ah hamigaan guur ka laha caqabad lacag kaaaneed ah ayaa ihor taagan alow khayr ka dhig

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 3 роки тому +1

    *Maalin tayda wey iii gaari doontaaaa I.a❤️💍🅰️😍😘🥲😢🙏😰😍😘💋🧕📞🇦🇺🇸🇴0️⃣2️⃣2️⃣*

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +7

    Anoo kaligeey ah
    Kacaa kufeey jooga
    Ii kiishey nacabkaygu
    Korkayga qaboojaay! 😄🔥

  • @alisakaawa1142
    @alisakaawa1142 3 роки тому +2

    Cawaale hees uuqado dhulka ku dhacda waayey legend heesaha Dareen jcyl Dareen bay dadka galiyaan✅👊

  • @drabdirahmanmohamedsaid9050
    @drabdirahmanmohamedsaid9050 3 роки тому +5

    Kaalin baad ii gashay xabibi kaalay
    hees dareen wadata iyo daneyn gooni ah

  • @salmaanbuule5510
    @salmaanbuule5510 3 роки тому +1

    Nin ween awaale

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 роки тому +22

    Iikaalay
    Ikool kooli
    Kaaba garabeyga
    Kun jeer nolosheyda
    Kaaramo isaaraye
    Ikaamila xiisey
    Anoo kaligeyga
    Kaca kufay jooga
    Ikiishay nacacbkeyga
    Korkeyga qaboojaaye
    Kaalin baad igashee
    Xabiibi kaalay
    Kumee nolosheyde
    Xabiibi kaalay
    Kugu koobaye kaalay
    Kugu reestaye kaalay
    😫😪

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 3 роки тому +22

    Wow another level big legend awale adan long time best song of year💯💯🔥🎶🎹♥️

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 3 роки тому +61

    Lagend Awale Adan and Xiis Congratulations to both of you mashAllaah tabarakAllaah beautiful 😍 ❤ 😘 💖 🎊

  • @maryamatoodho5451
    @maryamatoodho5451 2 роки тому +2

    2023 markay kla tageen hdaad daawanysid welcome 👍😂😂💔

  • @FavinPm
    @FavinPm Рік тому +3

    am from Ethiopia but this song❤❤

  • @COKiiE1001
    @COKiiE1001 3 роки тому +152

    What a beautiful song 😍 Awale is a legend !

  • @mohamedabakari388
    @mohamedabakari388 3 роки тому +20

    Felicitation pour ton mariage.
    Awale Adan j'ai partagé à max ton vidéo, mon cher compatriote, enfin vous avez fait votre compte UA-cam. Ça fait longtemps que les Djiboutiens attendaient ça Merci.

  • @KAAFIYACADEY-b1h
    @KAAFIYACADEY-b1h 3 роки тому +2

    Wlhi heestan markan dhagaystay ilin aya igatimi runtii waxan hees lama odhan karo dareen dhapa 😓 xiis io awale alle ha isku kiin dayo ubad khayrqapa ha idinkala siiyo nacap io xaasidna alle idinma tuzo nabad igu wara runtii lapa fanan o aad u tageero ayatin couple hanpalyo 💋❣🤩😘

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +3

    Aduunyo🙄 bal kwrn sanad xitaa makasoo wareegin hadana way kala yaaceen aar calafaa muxuu dad kala geeyey nacala kugu yaal 🙄😪💔😣sorry😥 heestan waan jecelahay lkn way khasaartay best song❤ weye🥰😘

  • @hamsexadaari644
    @hamsexadaari644 3 роки тому +29

    Somalinimadu haday kugu wayntahay like ta isaar wll🙏🇸🇴

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 3 роки тому +3

    Awaale Aadan mid kamida Hoballada Fanka ugu waa wayn ilaa Hadsan Daaran Maba Damo❤

  • @hasanovsahardid40
    @hasanovsahardid40 3 роки тому +1

    Fanaan ka keliya ee aan calankiisu dhicin waligiina dhici doonin.
    Hambalyo lamaanaha ♡

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 3 роки тому +6

    Hanbalyo cawale. Fanan somaliyeed iyo wll miss xiis xurmo 🇸🇴❤️

  • @mohammedjama9253
    @mohammedjama9253 2 роки тому +2

    Waa Heestan Arooskayga Daaran laHaa
    Hadad ila mid tahay ismuuji👍👍

  • @abbascadde963
    @abbascadde963 3 роки тому +3

    Heestan waxa dhagesanaya sanadki 2021 o dhamanaya wanba ka xiso dhici layahay

  • @abdoulkaderabdoulkader9876
    @abdoulkaderabdoulkader9876 3 роки тому +2

    Awaleh aden our proud 🇩🇯 congratulations 🎊

  • @sahansahmedia5921
    @sahansahmedia5921 2 роки тому +14

    With such brains in Somali people. Awale is so talented and qualified Musician keep up brother. I Enjoy listening to this Music and its lyrics

  • @hamdimukhtaar8085
    @hamdimukhtaar8085 3 роки тому +1

    marka aan maseerka meela iska dhigo cawale waa qof agteeyad qiimo kuleh nabad iyo jecl ku waara💖❤

  • @sakariyecade9850
    @sakariyecade9850 3 роки тому +3

    0:45 its mi best place favroite

  • @prince-fr7nm
    @prince-fr7nm 3 роки тому +8

    Farxad waarta ayaan ku rajeenayaa Awale adan Iyo MISS XIIS 💯🌹👸💯🎶💯heestaan wax badan baa iiga baxay

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 3 роки тому +49

    Inta Heeso kuwi ugu wanaagsana
    Aan Wuligeey kashekeen doono cid kale lameel dhigin
    1 💟 Mohamed said BK
    2 💛 Awaale Aadan
    3 💚 Abdiaziiz iskalaaji

  • @sjdalqurxiye630
    @sjdalqurxiye630 3 роки тому +1

    Kalmadaha mcn waan kuu soo xulaa oo miraha caanshaQ waan kusoo diraa
    Pzt fanan awale aadan🥰🥰

  • @abaabala
    @abaabala 3 роки тому +9

    the best song of the year
    for ever Together 💯🙋🗣🙏

  • @maymuunhappymahdi1669
    @maymuunhappymahdi1669 3 роки тому +1

    Ax ax ax hees mcn gabadhii loo qaaday nasiib wacan ayay leedahay cawaaloow adna hagardaamo ka ilaali fanaanadayada noolaada intay nololi jirto

  • @zeitungalgalo9468
    @zeitungalgalo9468 2 роки тому +5

    Awale Adan 🔥🔥🔥🔥🔥my all time favourite somali artist♥️♥️

  • @CabdikariimYuusuf-wg1ef
    @CabdikariimYuusuf-wg1ef Рік тому +2

    Farhiyo fiska
    cawale adan
    Qamar sugani
    hodan Abdirahman
    sharma boy
    najmo nashad
    Intaas hadeyba heesahoda lock ku xirtan wa bis😂🔥

  • @adengims3501
    @adengims3501 3 роки тому +5

    Mabrouk Awaleh Aden iyo Xiss Miss Masha Allah ✌️✌️👑👑

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 3 роки тому +2

    Woow heestu macanaa maba laga hadli karo well done awale🥰

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +19

    ManshaAllah very beautiful
    Viva JACEELKA ❤❤❤

  • @sunta1294
    @sunta1294 3 роки тому +2

    Masha allaah horey usoco midii nafta anfacda lala daga aduunka nolal taala uun ka raaxeyso intaad noo shahey huuno

  • @hopetrinity7561
    @hopetrinity7561 3 роки тому +6

    I am from Eritrea I love Somalia music

  • @mohamedabdishakur9642
    @mohamedabdishakur9642 3 роки тому +2

    Awale adan wuxuu ahaa oday asturan oo noloshiisu private utahay waase dhar dhigtay oo Mala awaalkan hada jira ku milmay..
    ALL THE WAY HAMBALYO ADIGA IYO BOQORAD XIIS

  • @bouhmed1515
    @bouhmed1515 3 роки тому +47

    Alfou mabrouk awaleh Aden the best artiste de la grande Somalie

  • @MaalimMohamed-c5u
    @MaalimMohamed-c5u 5 місяців тому +1

    MashaAllah ❤❤❤❤❤