Burco : Masjidkii Quluumbe Oo dib u dhis iyo Casriyeyn Lagu Sameeyay ayaa la Furay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 19

  • @fatumoyusuf1093
    @fatumoyusuf1093 2 місяці тому +1

    Maasha Allaah hambalyo walaaladay aadbaan ugu ducaynaysa iyo intii Ka qayb qaadatayna miisaamka xasanaadkaa Allah SWT haw saaro aamiin aamiin yaa Rabi

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 2 місяці тому +1

    Inshaa Allaahu waan ku tukan doonaa markaan Burco imaado,Dadkii Allaah ha ka abaal mariyo.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 місяці тому

    Mansha Allah🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 2 місяці тому

    Ilaahay haka aqbalo acmaashaa khayr ka leh, waa masaajid qurux badan

  • @marianadan208
    @marianadan208 2 місяці тому

    Ma sha Allah beautiful ❤may Allah swt reward him amiin

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 2 місяці тому

    Masha Allah awlaad ayuu barbaariyey shaqadiisii sii wada .

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 місяці тому +1

    Masha alllah❤

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 2 місяці тому

    Maansha allah meel la dhiso oo la qurxiyo waxaa ugu wanagsan Guriga Alle Maansha allah🤲🏼🤎

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 2 місяці тому

    Mashalaaha waa sadqoo jariiya Burco
    Magaalda xaaga dariiqada dubaa habaye

  • @DaauudBoosti
    @DaauudBoosti 2 місяці тому

    Mansh Allah ❤🕋🕌📿

  • @axmedcalicabdulaahi1306
    @axmedcalicabdulaahi1306 2 місяці тому

    Mansha allah Alxamdulilaah

  • @FuadMohamed-k7o
    @FuadMohamed-k7o 2 місяці тому

    Maansha allaah waa maqaami. Waa lagusoo baxayaa Insha Allah.

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 місяці тому +2

    ❤❤❤ MAANSHALAAH GUUL QULUMBE ALLE. HA UNAXARIISTO ❤. XAAJI. AXMED. QULUMBE. ALLE. HOW NAXARIISTO❤ ALAAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ ❤❤❤ REER BURCO. UNITED. WALAALAYAAL❤❤❤. WAAN. FARXAY. MARKAAN. ARKEY ❤MAAYIR. CIN. MAAYARKA. BERBERA ❤❤ WAAR. SLND WAATAAS ❤❤❤. QABIIL MALEH. ❤ LABADAN. REER. EE. MAANGABYADU. ISKU. XUUXINAYAAN ❤❤ WAA. WALAALO. WALAAHAY❤. GERXAJIS IYO AWEL HABARAWEL❤❤❤. IYO. ISAAQBA ❤ IYO. SLND ❤BA ❤. WAA. WALAALO❤. RAALI IGA AHAADA. XUMAAN. BAAN. KAHORTEGAYAA❤. OO. HADA. LAGA. DHEXWADO. HARGEYSA. BEELAHA. WADDA. DEGEN ❤❤. SLND. WAA. WALAALO ❤ ALAAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ ❤❤❤

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 місяці тому

    Maasha allh

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 2 місяці тому

    اللهم تقبل اهلي

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 2 місяці тому

    Illay ajri iyo xasanaaad hakasiiyo

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 місяці тому +1

    Somaalida masaajidadu sawir show ah oo la daawado oo aan nuxur Islaami ah lahayn ayay noqdeen ! Isugu faan, istus iyo magac iyo darajo aduun ku raadi ayay noqdeen ! Waa guryo daacad iyo lillaahi aan loo dhisine, saamaynta Islaameed ee islaax ummadeed iyo taqwa ma muuqato !

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 2 місяці тому

    Maantana inuu Berbera inoo fadhiistay ayuu yidhi Reer Berbera ayaan ahay, Alle nimankaas Habaryoonis gobsanaa maxay dad hayeen weligoodba, hadda anigu ma ihi galbeedka Burco......!!!!.
    Laakiin nin Reer Burco ah wax badan ayaan usoo joogay.......!!!!!

  • @Khadar120
    @Khadar120 2 місяці тому

    Xaafadee ayuu kuyaala