Sidee Loo Qariyaa Facebook Akoonkaga | Facebook Lagama Raadin Karaayo Akoonkaga!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • muuqalkan waxa aad kaga bogan doonta qaabka loo qariyo akoonkaga facebookga ah waxaana kamida waxyaabaha aad muuqalka dhexdiisa baran doonto sida loo qariyo, sida loo qariyo asxaabtada facebook, sida loo qarsado sawiradada facebook, sida looga xidho akoonkaga in laga raadiyo facebook dhexdiisa. intaas kuma eeka ee waxa kale oo aad baran doonta qaabka loo qariyo macluumad badan oo akoonkaga ah.
    -- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
    AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
    ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
    ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
    INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
    HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
    SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    #facebook
    #somalitech
    #facebooksecurity

КОМЕНТАРІ • 37

  • @wllqaran4785
    @wllqaran4785 3 роки тому +1

    M.a keep going

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 Рік тому

    Mahadsanid wll

  • @dramiidkuranaa6387
    @dramiidkuranaa6387 Рік тому

    Mahadsanid

  • @AliIssak-pb7lw
    @AliIssak-pb7lw 3 роки тому

    Mahadsanid walaalkay sideen sawirada ugu saaraa facebook ga

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 роки тому

      daawo walal muuqalkas ua-cam.com/video/UmFZ4sGUJ4g/v-deo.html

  • @husseinhjiyusufmaow3792
    @husseinhjiyusufmaow3792 Рік тому

    Mahadsanid kaabe

  • @cabdinaasircumar3064
    @cabdinaasircumar3064 3 роки тому

    Mahadsanid Wllo Muqalka Kan Xiga Kasoo Dhig Farqiga Udhexeeya Root Iyo Riset Insha Allh Mahadsanid🥰🥰🥰🥰

  • @maxamedkhaliif422
    @maxamedkhaliif422 3 роки тому

    thank pro

  • @AliRefis
    @AliRefis 4 місяці тому

    Mudane hadan kugu sobiray waxan rabaa in an wax ku waydiyo ee ila soxarir

  • @munamoalin5879
    @munamoalin5879 2 роки тому +1

    Aniga shirkada ayaaba iga qarisay
    See uso ceshan karaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 роки тому

      miyay kaa xidheen miyaad uga jeeda, mise adiga ayaa xidhay kadibna waa uu kuuso muuqan waayay

    • @munamoalin5879
      @munamoalin5879 2 роки тому

      @@SomaliTech0 pro waxan saartay sawirka usama bin ladin kadib waa layga xiray hadii ciwankayga la raadiyo maba la arkayo
      Hadaan kaci maago sharuucda ayaad jabisay ayaa iso qormayso marka sideen ku so cshan karaa
      Ciwaan wayn ayuu i ahaa pro

  • @faatimaali5492
    @faatimaali5492 3 роки тому +1

    Ustaad youtube short kasoo hadal
    Adoo mahadsan

  • @filsanbbe2293
    @filsanbbe2293 Рік тому

    Wllo kan udanbeeya yes caadi miyaa

  • @salmandauud3931
    @salmandauud3931 2 роки тому

    Asc wllka

  • @mohamedtaajir4673
    @mohamedtaajir4673 3 роки тому

    Mahadsanid maxamed lkn anigu waan wada Xidhoo hadana Markaan facebook kale ka baadho wuu iisoo saarayaa kayga. Wllo maxamed cashar kasoo samee sida loo furto Lock Profile oo ah sida facebook Loo xidho

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 роки тому

      @@cabdinaasircumar3064 Waa sidee Bro , Aniga Faceboogaygu maleh Lock Profile

    • @cabdinaasircumar3064
      @cabdinaasircumar3064 3 роки тому

      Anaa Kusoo Sheegayee

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 роки тому

      @@cabdinaasircumar3064 Adiga muuu kuu xidhanyahay

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 роки тому

      @@cabdinaasircumar3064 WhatsAppka igala soo hadal

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 3 роки тому

      Wlhi waan ku daaley , oo mar hadaad xidhato Cidna Ma arki karto miyaa profile-kaaga

  • @fadumiinaabdilahi2982
    @fadumiinaabdilahi2982 2 роки тому

    Wllo aniga privacy shortcuts iimalaha maxa qaldan

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 роки тому

      Wll hadii aad isticmaalayso applicationka FB ee caadiga ah waa uu leeyahay ee hubi, balse hadii aad isticmaalayso FB lite ama web browser waa macquul in aanu yeelan

  • @Zaam495
    @Zaam495 Рік тому

    Wxb kma fa idin

  • @mjdalbodookhaaga3699
    @mjdalbodookhaaga3699 3 роки тому

    Bro ani ima so baxayo mxa iga qaldn neh

  • @10somalia23
    @10somalia23 3 роки тому

    Ustaadow applications aanlacag kasamayno nosheeg oo Somali dhexdeeda ah ama webz

    • @10somalia23
      @10somalia23 3 роки тому

      Ama website

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 роки тому

      Insha allah walal waan isku dayi doona inan baadho kadibna muuqal aan ka sameeyo