SIDA LOO QARIYO FACEBOOK FRIENDS || Hide Friends List || 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 3 роки тому +3

    Masha alaah libaax sifiicn baad uduubtay oo lafahmayo aniga hada already waan qarsaday oo only me baan kawada dhigtay inti aaan u baahnaa thank you mazul

  • @iqraibraahiim4328
    @iqraibraahiim4328 3 роки тому +3

    Thank you wall qaali waa kaa faiday ❤❤❤🙏

  • @fartuuncumar3973
    @fartuuncumar3973 2 роки тому +2

    Mhadsanid wll🥰

  • @beanacnac5191
    @beanacnac5191 3 роки тому +1

    Shukran

  • @mariasaid2769
    @mariasaid2769 2 роки тому +1

    Thank you bro

  • @nololjacayl514
    @nololjacayl514 3 роки тому +1

    Amazing 🤩

  • @abdirahmanali958
    @abdirahmanali958 2 роки тому

    Thanks walal qali waan ka fa iday alaha ku sharfo guleyso hada noshahay

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 3 роки тому +2

    Waxa aaan ku weydiini lahaa aniga hada only me baan kadhigtay si aan loo arkin dadka friends ka ila ah fb kale oo mid saxibkay ah uu leeyahay oo asxaab badan aan kasadaagno fb baan kagalay teelkiisa facebook gayga dadki aaan wadaagnay oo anigana saxiibada ila ahaa asagana saxiibada la ahaa ma qarsoomayaan waxaan filayaa meel laga qariyo maleh

    • @Barkhadtech1
      @Barkhadtech1  3 роки тому +1

      Way leedahay walal friends kaaga markad qarsato adigu waad arkaysa lkn qofkale hadduu eeg is yidhaa ma eegi karayo mana arkayo ee adigu hadaad only me ka dhigatay saasay kugu qarsoon yihiin

    • @mohamedukaash
      @mohamedukaash 3 роки тому +1

      @@Barkhadtech1 nice thanks amsul

    • @Barkhadtech1
      @Barkhadtech1  3 роки тому

      Adiga mudan wll

  • @xazaaziyare1957
    @xazaaziyare1957 3 роки тому +1

    mhd snid zxp sre

  • @khadarahmed4435
    @khadarahmed4435 2 роки тому +1

    40 sano ban don donayey wad mhd santhy awoowe ahhhhh

  • @hanafarxaan3828
    @hanafarxaan3828 2 роки тому

    Wll aniga privacy settings dhan ma arko oo ma lihi maxa sameya wll