MURSAL MUUSE IYO HODAN ABDIRAHMAAN OO MUCJISO KA DHIGAY SHOWGII QARNIGA BEST ROMATIC 2024 USA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 гру 2023
  • / @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
    Duubista
    Aroosyada
    Xafladaha
    Heesaha
    Decuments
    IWM
    MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
    goodax_offi...
    / goodax.photogrphy
    / goodax20
    l. l.php?u=https%...
    WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID

КОМЕНТАРІ • 74

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 7 місяців тому +15

    😢😢😢😢 adoo marwo eh inaad dhar nocaan eh aad gishato ilama wanagsana walaaley Allaha idin so hanuuniyo

  • @user-ti2sq9db1l
    @user-ti2sq9db1l 7 місяців тому +9

    alaha soo hadeeyo walaahi qatar bay ku sugan yihiin

  • @FaryalMohamed-qg8mu
    @FaryalMohamed-qg8mu 7 місяців тому +17

    Allaaaah Idina soo hanuuniyo, munkar waaye heesaha
    Aduunkaan waa Malmo qura waxba lagama qadayo, 😢😢😢😢

    • @DrmohamedHalaa
      @DrmohamedHalaa 7 місяців тому

      Reer xamar idinku heesana ma qadan ilahayna waad isku dirteen 😂

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 6 місяців тому

      @@DrmohamedHalaayaa kuyiri heeso ma qaadaan 😏🤣👊

    • @user-fb1bt6rn6m
      @user-fb1bt6rn6m Місяць тому

      Maxaa ku keenaay adiga meeshaan

  • @MaazimMohamed
    @MaazimMohamed 7 місяців тому +12

    Hodan abdirahmaan waan jeclhy lkn maryaha iga cun dheh😂

  • @user-ch6ev4nz2c
    @user-ch6ev4nz2c 6 місяців тому +2

    Waouh Waouh Waouh star mursal muuse 🎉🎉❤🎉🎉 0:21

  • @DrmohamedHalaa
    @DrmohamedHalaa 7 місяців тому +8

    Oh samaroon ❤❤
    Heer sare

  • @iampaadzhaah5262
    @iampaadzhaah5262 5 місяців тому +1

    Mash allh hodan cabdirxman iyo mursal muuse waan tageeraa oo hodan ma uur by leedhy ❤😂

  • @Drlol609
    @Drlol609 6 місяців тому +2

    Hodan wa faride runti❤❤❤❤

  • @user-rn3iy3gu8x
    @user-rn3iy3gu8x 6 місяців тому +1

    Offff wwwwww caadaw gaa haa jabiina ilmader❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @farduusHamble
    @farduusHamble 7 місяців тому +6

    Hodan labiskeega 👉🏻🙈🙈🙈

  • @tearsofunseen5374
    @tearsofunseen5374 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤😢😢Cod ba ku dhamaday couples kani

  • @faizam523
    @faizam523 7 місяців тому +1

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ isku waara and happy and healthy new year of 2024🎉🎉🎆🎆🎆🎆🎇🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎈✨️🎉

  • @user-tk9sj4vv5s
    @user-tk9sj4vv5s 7 місяців тому +2

    Waaw nolàdaa my family ❤😊❤

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 6 місяців тому +2

    Best couple hodan iyo mursal

  • @iampaadzhaah5262
    @iampaadzhaah5262 5 місяців тому +1

    Hodan cabdirxman ❤

  • @anissamahmoud1652
    @anissamahmoud1652 7 місяців тому +2

    Il xunii inii maa aragto ❤

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim8998 6 місяців тому +2

    War caruurtadi kale ha iloobin aadunku waa dharare allah ka cabsada

  • @user-ct1bz7tr3l
    @user-ct1bz7tr3l 7 місяців тому

    Msh allh iskuwara abidkiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maanaaweys
    @maanaaweys 7 місяців тому

    Yes Mash’allah ❤

  • @Drlol609
    @Drlol609 6 місяців тому +1

    Love jeclku hawaro lovr❤❤❤❤

  • @rodaalihussein4662
    @rodaalihussein4662 7 місяців тому

    Masha Allah

  • @ayaneabdillahi1034
    @ayaneabdillahi1034 7 місяців тому

    Macha allah ❤❤❤

  • @hannnahdek
    @hannnahdek 7 місяців тому +7

    The best beautiful couple of the year 2023

  • @sagalosman5805
    @sagalosman5805 6 місяців тому

    Mansha Allah
    Iskuwaara

  • @OsmanjigreAhmed-vy4ku
    @OsmanjigreAhmed-vy4ku 7 місяців тому

    Masha llah isku waara

  • @user-tq3ek7fk3x
    @user-tq3ek7fk3x 7 місяців тому

    Macha allah ❤

  • @HamoudIbrahimAhmed
    @HamoudIbrahimAhmed 6 місяців тому +1

    Waouh waouh waouh 🎉🎉🎉

  • @abdekayman5256
    @abdekayman5256 7 місяців тому

    Mshalah hn hooso mural muuse❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanabdi1452
    @hodanabdi1452 6 місяців тому

    Masha alah ❤❤❤❤ isku wara hodan iyo mursal❤❤❤❤❤

  • @hodanosman7917
    @hodanosman7917 7 місяців тому +4

    Hodaney iska saax labiska iyo dharka

  • @ubahrashid3096
    @ubahrashid3096 6 місяців тому

    Amazing so we love you Hodan

  • @shufeermadia
    @shufeermadia 6 місяців тому +1

    Camal laaan miyaa waxas oo raga ayagoo jooga dal fursado shaqo iyo hormar leh😢😢😮😮😮

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 6 місяців тому

      Haa walaahi anigaba mar walba oo aan arko dhalinyaradani waqtigooda music ku dhameeynayo oo dhib iyo qaxar usoo marey sidey America ku imaadeen oo hadana waalid ama xaas iyo caruur qaarkood kasoo tagey iyo sida maalaayacniga ah ay iskaga daba wareegayaan aad ayaan ooga xumaadaa walaahi😊

  • @FaxiyoaadanSafaari
    @FaxiyoaadanSafaari 5 місяців тому

    Waa xaamilo

  • @Aru-mm9qo
    @Aru-mm9qo 7 місяців тому +1

    SbxanaAllah candidats iyo caloosha qari waad waynatee oo Allah ha iloobina inankaygii nimcan cunsurina waa lakarilaayahay

  • @souadali8929
    @souadali8929 6 місяців тому

    Lamanaha qarniga❤

  • @user-jo4bm8bc4i
    @user-jo4bm8bc4i Місяць тому

    Subxanaka Allah, at least she should consummate healthy food and kept control her weight if Hodan want to continue be singer,?.??.?.

  • @nancydaher13
    @nancydaher13 7 місяців тому

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @user-wr4bt1yq8c
    @user-wr4bt1yq8c 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @catworld7927
    @catworld7927 6 місяців тому

    Magalaa mise Muslim

  • @45seabreeze
    @45seabreeze 6 місяців тому

    Nincaan cunsuri

  • @safiaabdill4012
    @safiaabdill4012 6 місяців тому +1

    Saxibada haleykada nago radigaqada

  • @AmanaAl911
    @AmanaAl911 6 місяців тому

    Hodan cod dahab lakine labis xumo 😢

  • @madinabourhan1875
    @madinabourhan1875 6 місяців тому

    Waw

  • @fathiadahir5603
    @fathiadahir5603 6 місяців тому +1

    Somalidu weligood labis baran maayaan xata hadii ay developed countries tagaan
    Ma bartan dharka iyo make up Ka ku soo baxay

  • @catworld7927
    @catworld7927 6 місяців тому

    Waa suurgadon

  • @nimco84
    @nimco84 6 місяців тому +1

    I guess hodan naagaha make up iyo styli miyaan waxa u sheegin

  • @xamaada99
    @xamaada99 7 місяців тому +4

    hodaney mursal intu ka dhuman saan wax ka bedel fuusto caadiya isu bedeli rabtaa

    • @user-ss6ml6mh4d
      @user-ss6ml6mh4d 7 місяців тому

      😂😂😂😂😅😅

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂

    • @noloshafudud4577
      @noloshafudud4577 6 місяців тому

      😂😂😂😂 alla dhib badanaa ka qalee bal wax yar

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o 6 місяців тому +2

      @@noloshafudud4577 😂😂😂😂😂😂aniga mursal ayuuba ciil iga haya waayo Maxuu u dhihi wayaay hodaney baac wayne xidho xaasid weeye isaga waa in laga dhuunta🤣

    • @Sacdiyaismaaciiliidle-qw4zj
      @Sacdiyaismaaciiliidle-qw4zj 6 місяців тому

      😅😅😅

  • @mumiincade
    @mumiincade 7 місяців тому

    Wwwwwwww

  • @CalmDude691
    @CalmDude691 7 місяців тому +1

    Where is alta😂

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 7 місяців тому +1

    Hodan Waa Xaamilo Yah…?! Mise hooyonimada ayaa sida u gashay Waaba inan yare🤣😂🤣😂🤣

  • @salaancawad1138
    @salaancawad1138 6 місяців тому

    Barito ma dhalin yanlaga naqlin sxb

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 7 місяців тому

    Abdi cadee ujeeda 😂😂😂

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 6 місяців тому

    Naagatn maryaka hargeisa timaado sidan maah xagab matagtay qaab daran weeye

  • @saidtiji8783
    @saidtiji8783 6 місяців тому

    Abdi dhantana waka darbigii mexico kadib 😂

  • @kayseoday6332
    @kayseoday6332 7 місяців тому +1

    Xasadku haa jabaa

  • @basheali2338
    @basheali2338 6 місяців тому

    Afqalooc baan arka i gernan laga so eerryay😅😅😅

  • @mumiincade
    @mumiincade 7 місяців тому

    Kkkk

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 7 місяців тому

    Kan mucjiso waxba kama oga kolba naag isku dhedhejiyaa oo waxaan sugnaa naag sadexaaad 😂😂😂

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤