Waanku salaamy horta kalsoonidaadu maansha Allah aadby u sarysaa cidna how joojin home u soco naag soomaliyeed way yarty wax hormas lihi wuu ku yar yahay
Aadban u jeclahay dagananta sharaxadada macalimad fahiima caddey habo sida madaxa lo marsado gufarka iyo sida loo cabo habo oo juce loga dhigto anba cabitan waan danaynaya wan dalanahay oo wan dalnahay niyada ayanba ka daley sidan rabo hadii aan helin dadka sabab sabab ku mashqulo ayan ahay marka dhankastan dal ka tabaya marka plz sida locabo lays kugu daro asaga iyo chia sead iyo flax sead ka lo cabo ayan ka sugaya habo mahadsamid iyo gufarka madaxa sida lo mariyo thnks habo qali
Asc sharafey wax haraha iga bi'iyo ila wadaag wll waan ku daalay sidan waxwalba oo lashego umarinayey plz ila wadaag qaaliyey fahima wlshey wax laga helo Africa inogu dadaal waxyabaha qaar ma heli karno
Fahiima qof fiican baa tahay alle haku barakeeyo
Mashaa Allah abaayo fahiima quruxleey waa kusalaamey ilaahay haku barakeeyo,wax faa'iido leh noo soogelisey waana tijaabinaa inshaa Allah
Masha Allan ❤❤
Walaahi fahima way isku soo jeedsatay masha allah let me try
More thank u habo gacmaha alaha ubarakeyo iyo aqliga ilove u so mach
❤❤❤❤❤❤xabiibti illaahay haku xiftiyo waxaan wejiga kucayiliyo iisoogeli inshalaah
Fahiimo telkan iskbdaley iyo jiimelka balkinalkakleh hoos isodhiig waankuguxirnaaye an srcbsarte
Mashaa allah fraxsan fhima cdey❤❤❤❤
جزاك الله خيرا حبيبتي
Maasha allaah fahiima cadeey Hore u soco walaashey guuleyso ❤️🌹🙏👑well done sweetie
Qeer allaha ku siiyee natus
Jazaakallaah kheyr Fahima
Waanku salaamy horta kalsoonidaadu maansha Allah aadby u sarysaa cidna how joojin home u soco naag soomaliyeed way yarty wax hormas lihi wuu ku yar yahay
Masha Allah, Thanks macaanto waad noo faaiidaysay❤️
Waaw xabiibti waa ku salaamay salaan sare ilaahey haku xifdiyo adiga iyo anaka fahiima cadey quruxey alaha ku barakeyo aamiin 🤲❤⚘👍
الفناء السيكم انا ما شوفتني. الفنان سيد خليف
Marki la kariyo makashiidana oolacabaya fahimo no sharax please thnks 👸👄✊
Aadban u jeclahay dagananta sharaxadada macalimad fahiima caddey habo sida madaxa lo marsado gufarka iyo sida loo cabo habo oo juce loga dhigto anba cabitan waan danaynaya wan dalanahay oo wan dalnahay niyada ayanba ka daley sidan rabo hadii aan helin dadka sabab sabab ku mashqulo ayan ahay marka dhankastan dal ka tabaya marka plz sida locabo lays kugu daro asaga iyo chia sead iyo flax sead ka lo cabo ayan ka sugaya habo mahadsamid iyo gufarka madaxa sida lo mariyo thnks habo qali
Dayba ish aqbarak fahiima
Mahadsanid wll fahima qaali
Maasha alaah fahiima quruxeey hore usoco thnks qaali
Waan Samausan Inshalah result waa ku so sheegi
Condar sowmaha itobiya laga kena masha alah waye
Maasha allaah tabarakallaah
Wallaalahay qaali markaa dhahdo qalbigan ka farxaa kalmada wanagsan waa sadaqo adigana walaasheen qaali ah ayaa tahay❤
Mahadsanid gclo
Habaryar maibisaa karemadaa
Wa u xisy qoftn mamo alle hku dyo hory u soco sidaaa wax ylaha faida le u so gudbi inshalh
Masha aalaha masha aalaha tabarakalaa xabiibti qaliya waa maxay waan fahmiwaayay ma cabuula waxa gaduudan
Waa flaxseeds ama qondor ama saliid saa utaqaan
😘😘😘 sweet sister your my skin dr love you
Hda tinta marsan rabaa ilove flexceed🥰🥰
Waad mahad santahay fahima walal aniga tinta u isticmaalaa qurux bay iga dhigtay way I bixisay jabjabka way iga bi isay tinta
Tinta ma bixisaa aniga hal mar marsaday tinta kolay qurux ka dareemay
Maansha Allah Tabarak Allah yahfidkuma Allah Yaa Fahima
Thanks quruxeey indhaha hoostooda barbaroro indha barar kaa so hadal
Maashaa allah waad sii quruxbanaaney
Mashaa alha xabiibti 🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️
Asc tahini cadey
Asc wr wbr Masha allah ya qali maxbuub wan kujelnahy dhamanten qurux badan ma shan fax ba nidhahna ad karisay bal of aan fadhi Sc
Mya qaali waxa ladhaha qoondar ama saliid
Mansha Allah wllo waad mahadsanthy
Ma sha Allah tabaarakallh Fahima qurux Allah ha ku xifdiyo amiin amiin keep going sister sister 🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️😀😀😀😀👍👍👍👍🇩🇯🇩🇯🇺🇸👑👑
🤲Maansha alaah wlh gabar yar ayaad noqotay mamo keep going🙏☑️👍
maazha allaah
Qoondar baan u naqaan ama ( saliid) waa midho cajiiba
Maa shaa Allah aad baan kaaga mahadcelinayaa sida aad noogu faa,ideyso guuleyso
Masha Allah Shukran xabiibti 🥰
Fahiima never give waanku taageeraa
Maashalalh fahima wada iga qosalisa
Masha alaah kujecliyaa wllo
Wllo waxan cash ma fahamin ee Somali maxa lagu dhaha
Manshalah Tabarakalah 👋Fhima Cadeey Walaal Wanu Dhawnahay Saxiib Fhima Qaliyeey 🌹🌹🌹👍🤴👂🙋♀️🥰💯
Love your life is good ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙💙
Fahimay walaley awal waji qurxon udhalatay
Mashlh tabarakalah jzq ❤
Mashaa allaaah fahimo waku jeclhy xabiibti shukrn 👍♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹
Waan fiicanahay abaayo
Waa igu oh thy abyo macn qof ku Jecel lee dadka wax u sheega
Maashaa allaah mahadsanid abaayo
Welcome somliyaa masha Allhaa
qondar miyaa quruxey
Fahhimo abyo ani ma fahmine xabtu rishad miyo
Mashaa Allah grant work sister
Abaayo ma saliidba oo dhareerka leh
Haa mcnto flaxseed
Masha allah budur alkatan
بذر الكتان❤️❤️❤️
Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad fahiima baarakallaahu fiikum
Masha Allaah ❤️❤️❤️
Mansha alaah qurux dii o qofa
Mansha allaah
thnz dear allah yubaaarik
masha allah fahimo cadey wanure adabo shan iyo labtan uekade inag dabagey
Maasha Allah mahadsanid abaayo keep goin
Falgsid waamaxay
WAA IGA QOSLISAY FAHIMA KU HADAL CARABIGA
Maashaa allaah fahiimo waxaad tahay gabar qalbi nadiif ah
Shaan iyo labaatan ciid noqonaysa maa jiirte lakiin wax yar waa kalmaatig calashan diqnimada wax yar hoos uu dhiigaya like i saar kkkkk
Kkkkkkkkk
Asc sharafey wax haraha iga bi'iyo ila wadaag wll waan ku daalay sidan waxwalba oo lashego umarinayey plz ila wadaag qaaliyey fahima wlshey wax laga helo Africa inogu dadaal waxyabaha qaar ma heli karno
Fahiima wlh mshlh ki dhahaa markasta cz qof isku dadaashaa tahy ,ani markaa shegesay da waan aamini waye ❤️❤️
Da,deda mey sheegtay abayo iga dabageeey meqo waye da,deda fahiima🥺
Bacadauukujiro soodhig
One Love❤️Walaashey Fihiima👈
So nice thanks sis
Shukran xabibti cabitan smuthi habenki cabno na kusodar inshallah
Asc abayo Se tahay sorry waxn fahami wayay waxa kar karisay ma diinsi ba e Vim iyo jalka magaciis asc
Wan ku qosla gabdhan markan arko
ASC Fahima MushaAllah you are Sooooo beautiful 🐅👍🏼
Boqoradeena fihiima dheeman mahadsanid qaali
Thanks walal
Labarka fihiima
Msha alh xabibti wan kufcnhy ilaah mahadii aniga madaxa ayan marsady shaly lkn saanna .wan tijaabinaa adiga seithy mcnt warerka.waxa uroon nosogali mahdsanid xabibti
Alla maxaad ka raysataay qof aan ogahaay😂
Maashaa allaah, khayr alle hakusiiyo macaanto, jazaakallaah
Asc walashay waxan raba in aan ogado wixii run ah
Waji gaboobay siduu u soo noqanayaa?
Masha Allah fahiima qurux wanku salamay xbbti
Maansha allah fajimo walashey macaafimad qabtay allaha ku xafido aamiin yaarabi
Mashaa allah allaha ku xafido fihiima faraxsan❤🥰
Midka kow la aad garinaysay muqdisho malga helaaaa plz iii sheega hdii laga helo asxaaabay
masha allah hbo dadka oily faceka leh ma isticmaali karaan ii soo jawaab please
Yes mamo
F manshaallah yaa 💕👈
Fihiima hadii aanan miirino mashiinka galiyo kawaran
Mansha Allah fahiima qali
asc. walaashay
Fahiimo thank you sister good advices
Wllo haaraha maxaa jara khair hesho
MashaAllah nur cala nur
ASC abyo mashallahi congratulations iam great you from Kenya
abaayo dadeyda maweyna wajiga duqobay ka noqday
Dhirta afsoomaali noguso sheeeg