DAGAALKA LUUQ (3965)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @khadarcabdi6826
    @khadarcabdi6826 11 днів тому +6

    Allah hakala qaboojiyo adanow

  • @khadarcabdi6826
    @khadarcabdi6826 11 днів тому +3

    Dhulka iyo bada somalia gorgortan magalikarto

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 днів тому

    37:33 Naagtaa. Waa Naag Garaad yar. Fikirka iyo sida Damul-Jadiid beey, u hadal dhigtay.
    Xin iyo been aan Raad laheen

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 11 днів тому

    Raxweyn waa umul oo kale waaye macalin adan guuleyso

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luuqgananerealmadia9746
    @luuqgananerealmadia9746 11 днів тому +1

    Maanta 2 qof o dhawac so gaaray aya u geeriyoday dhaawaci so gaaray wana macalinweyne midkood waxa la so gaarsiyay hospitalka degmada isaga o garaabito ah waxa lo qaaday dhanka dolow wadada ayu ku dhintay si xamar diyaarad halkasi loga saaro

  • @OsmanAhmedMohamed-zy5pv
    @OsmanAhmedMohamed-zy5pv 3 дні тому

    Asc
    Hakan BeeysoDatkll Oiidil WaHawiyo.Xawaadle Maha Hawiyo.iyo Garre.Gaal Jecel.WaHawiyo Wabeeyn.Gaarjeceeyl.iyo Garre.Wailmo.Gardheere.Ziyaad Bare.Wa Reer CawudWaakh
    GADANE .WAA.Dhul.Gardheere.Samaali.iyo ilmihiisa Ayadegenaa.Hasan Beeyso.Haliska Qabto.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 11 днів тому

    Adan walal shaqo aad u wey aya heysa ALLE SWT haka abaal mariyo Reer walba ama qabiil walba waa inu difaacda dhulkiisa.
    Qabiilkasta 4.5 xaqooda aya la jeclahay lkn kala ila qabta MAAYLAND dhici meyso marna.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 11 днів тому

    War suuqa waxaa gubey dirta waxaaas waxaa kadambeya xasan meesha mareexan iyo digil awmirif waxaad oodhan waxaa meesha dhibastada kawada dirta ayaa fidnada wada

  • @mohamedsoyan9539
    @mohamedsoyan9539 11 днів тому

    Baydhaba buuq kama jiro gurigas wuu Jira ? Sababta banankay imandonta.aniga wan ogahy .lakin xaqa dadka MA fiicna ?

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 11 днів тому

    Macalnow waxas waa shaqale salbalar

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 11 днів тому

    Gurguurte Waa beenloow khaainul wadan ah

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 днів тому

    36:35 Darood ka Raxanween ta u hiiliya, Si Xaqeed. Miyeeysan arkin.
    Xaquuqda Raxanween baan 90% U Doodaa, Jirray na.

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 10 днів тому

    Waa inaan ka hadalnaa Maayland ma awoodo in ay cambaareyso dagaalka ayaa sii baahay laba beelood ayaa isku haya colaado, ma ogoli in dagaalkan qabyaaladda ah ee qabiilka lagu hayo uu dib u noqonayo Allaah sharci, Soomaaliyeey run ahaantii waa ku wada noolnahay, ficilka kacaanka lagama fikirin. Tani maaha mid ku meel gaar ah runta aan ogaanay.

    • @KamalAbukar
      @KamalAbukar 10 днів тому

      Waxaan rabnaa inaan sameyno gogol u sahlaysa shacabka Soomaaliyeed inay maqlaan ra'yigooda si toos ah ayey muhiim ugu tahay joogteyda Alle wuxuu iga doonayaa inaan noqdo qof ku dayasho mudan waddankiina fowdo waxay Soomaaliya ka qaraxday sababtoo ah waxaa nalaga rabaa inaan nafteena ku hagar-baxno magaca Qabyaaladda marka uu Alle uga digayo ummadda Soomaaliyeed in aysan ku soo xad-gudbin caqiidada qabyaaladdu waa in aysan maskaxdeenna ku mashquulin cudurkan waa in aan si deg-deg ah isaga saarno, namana horseedo in aan dhuminno haddii dadka Soomaaliyeed ay u hoggaansamaan sharciga Alle ayaa naga awood badan weligeen. Bal qiyaas anigu ma doonayo inaan magaceena ku bahdilo anigoo rajeynaya wadaninimo inaynu diidno ama aynaan helin wax arrimo ah weligay ma sheegin wax kasta oo taban oo ku saabsan Maayland waa qaran madaxbannaan oo u soo halgamay xorriyadda hirgelinta nidaamka ayaa leh dhammaanteen waan ku qanacsannahay dhammaanteen. Soomaalidu waxay isku raacdaa nabad-galyo, way wanaagsan tahay in farxad lagu qoslo noloshu waxay nagu noqon lahayd wax la yaab leh oo dadkeenna heersare ah.

    • @KamalAbukar
      @KamalAbukar 10 днів тому

      Laakiin waxaa la ogaysiinayaa Soomaalida in ay daacad ka noqdaan dalkeenii waa uu na soo weeraray, waa in aan dadka Soomaaliyeed u soo jeediyaa talo ha na soo weerarin Soomaali daacad baan idiin nahay waad nagu khilaafsan tihiin waayo waan nahay. Soomaali meeshaan idinkula kaashata warka ma doonayno in aan nacasnimo noqono ama iska aamusno ee ma ahaaneyno.

  • @hakababaay210
    @hakababaay210 11 днів тому +1

    Sc. Macalika si aan u fahano D&M dhulka sida looga qaadanoya wax nooga sheeg abaarihii ay ku yimaaden kor & hoos .
    Sheekadaan dhulka ku saabsan ma dagaalka ka dib mey bilaabatey mise 60 kii? Macalin waan ku dareemi karaa lkn wax naga qarsoon baa jiro warkana wuu ka weynyahay in lagusoo waco laga hadlo D&M ...

    • @Banooda
      @Banooda 11 днів тому +1

      Waxee bilabatay xiligii siyaad barre

  • @amaliilawiilkanolasha610
    @amaliilawiilkanolasha610 11 днів тому

    Voice malaa xiri noo shek

  • @hazanmahad8665
    @hazanmahad8665 11 днів тому

    Cod malahan macalin

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 днів тому

    36:13 Camal.
    Ismeeysan isdhihin. Inuu EEBE ku dhahay, Soo Qabo, Macalin-.
    Qof Wax Helaa, EEBE kahir ma hirto...
    Sxb kaa haduu, kugu dhaho, Anaa wax kaa dhigee. Wax iga dhig, Ama Sidaan rabo, wax u Qabo.
    Hadaadan U shaqeen?. Waa Qalad, Waana Sxb xun.
    Anigu Waan jaraa Dadkaa. Caalamkaa ka ween. Camal.

  • @amaliilawiilkanolasha610
    @amaliilawiilkanolasha610 11 днів тому

    Cod majira

  • @khadarcabdi6826
    @khadarcabdi6826 11 днів тому +2

    Adanow

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 11 днів тому

    Cidi aminta Ka xun salbalar

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 11 днів тому

    A fool at 40 is a fool for ever!.
    Were u with the president when he put a call through to abiye for negotiations?
    Even if u prefer to lie at least cover it a little bit.
    Reporter my feet!!!

    • @abukarosman1859
      @abukarosman1859 10 днів тому

      As you description you fear the fear you created among in our nation which that' coming out for the neglected leadership who care nothing but their surroundings and interests of their families.we know you Dam Jadiid.
      New Democratic hiden under Alshabaab.