IFRAAX HARGEYSA (ANAA UFASAXAY JACEYLKA) XIDIGAHA GEESKA CIID PROGRAM SHOW 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 чер 2019
  • HEES ANAA U FASAXAY
    EREYADA AXMED CANTER
    LAXANKA MAXAMED CIRO
    MUSIC ISMAACIIL DANAN
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 174

  • @asmalalo2181
    @asmalalo2181 5 років тому +23

    Ifrax Hargeisa walee waa marwo sharaf iyo quruxba Isku darsatay walee ciro naag waad heshay ku faro adayg aabo ❤❤❤❤❤

  • @ladendagen7409
    @ladendagen7409 5 років тому +23

    Ifraah odeygeeda dhagtay ugu sheegtay inuu mar walba ay heesayso u soo kaco sidaas baan kaa raba ifrah

  • @jamelidris44
    @jamelidris44 5 років тому +9

    Nin rag ah xata xaskiisa kuriga ayuu fadhisiyay waa ragga somaliyeed buu turjumay jecla ay u qaban xaskooda ,

  • @hudaladan4906
    @hudaladan4906 5 років тому +17

    Maxamed bakal ciro iyo ifrax ilahay hayskukindayo😘

  • @rahmagasle4175
    @rahmagasle4175 5 років тому +12

    Kuli waan soo daawaday Heesahooda ifraax ayaa ii dhin need ayadana✔💯

  • @nimcomohamed9458
    @nimcomohamed9458 5 років тому +9

    Gabadh akhlaaq leh full respect ifraax

  • @zamyabdullahi6075
    @zamyabdullahi6075 5 років тому +14

    gabdha ugu dagen xidigaha geeska ifraax hargeisa love buuuran

  • @fahmabile1806
    @fahmabile1806 5 років тому +4

    waad ceebaysan tihiin waayo abwaan Sangub geeridiisa Allaha u naxariistee waad ka aamusteen waxay ahayd baroordiiq inaad u dhigtaan waayo abwaankii fanka ayuu ahaa fanaaniintuna qabiil maleh weli waad samaynkartaan baroor diiqdaas ee iminka u abaabula.

  • @abdulrahmanabib7123
    @abdulrahmanabib7123 5 років тому +48

    HadaD ila Aragtay Ifraax Hargysa in Uur Ledahay 👍 hos igu reB

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 5 років тому +14

    #ismacil

  • @dahirfinin8135
    @dahirfinin8135 5 років тому +1

    woooooooòw ifraax hargeysa walee way iska cilineysa keeb going xbbti anigu wan ju wata mar walba

  • @indhouroon6790
    @indhouroon6790 5 років тому +3

    Fariid dhaqashale intu fali jiray adoo fuliyayoo adoo igu filan moye ficile wale maba filan♥️🙏🙏

  • @jamelidris44
    @jamelidris44 5 років тому +3

    Maxamed bakaal xaaskiisa uu ka adkeeyay isaga u soo horkacay markii laga gaabsaday heestan in lagu ciyaaro kkkkk 🌋🌋🌋🌋bum bum

  • @zuzukhaluud8464
    @zuzukhaluud8464 5 років тому +1

    Xidigihi wey so rogaal celiyeen🎉❤❤

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar7854 5 років тому +28

    Ifraax wanag akhlaaq leeh sharaf.iyaado xajiigeda isku.xooqaysa lama orko

  • @mqsuudelmixasn251
    @mqsuudelmixasn251 5 років тому +3

    Ugbad argsan waalo👑boqrd farxniyda❤

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 5 років тому +3

    Fanaanad aqli badan sanad walbo dhasho waa ifraax hargeyso ilmaha korso fanka ku dhex jirtaa

  • @amrannoor3247
    @amrannoor3247 5 років тому +1

    Mashaallah ifrah iyo ciiro the best couple walee dagnashida wey ka walaa simanyihin

  • @khadraomar2107
    @khadraomar2107 5 років тому +8

    Ugbaad aragsan yadaan ka wataa xidigaha sanadkan inta kale way dansan yihiiin😇😊

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 років тому +13

    Ifraax hargysa gabdha aan si dhaba u taagero