Macalinkii Reer Hargeysa Ee Jeclaaday Macalimada Reer Boorama

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 171

  • @ummayub164
    @ummayub164 Рік тому +32

    Shamis she was my teacher, she was very beautiful. Iam now 68my age. Last time I saw her was1965.

    • @mm.joseph4351
      @mm.joseph4351 Рік тому +2

      Waw waayo waayo long time

    • @adansaid961
      @adansaid961 Рік тому +3

      Eeyaahe.madigoo.intaa.jira.bad.onlineka.ku.jirtaa.aniga.baaba.islahaa.oday.bad.tahee.dhalinyarada.u.daa.kkkkk

    • @ibrahimsaid4346
      @ibrahimsaid4346 Рік тому +1

      Waxaan maqlay in imaaradka dagantahay maamo shamis xudhuun

    • @adansaid961
      @adansaid961 Рік тому

      @@ibrahimsaid4346 had.waa.islaan.waayeeel.ah.shekooyinkaa.ma.xiiseyso.waa.haday.nooshahayba

    • @ahmedhassan3401
      @ahmedhassan3401 Рік тому

      @@mm.joseph4351 áááááááássásáásááááássáááásááaáázsssaaásssááaaáÁáÁáássáásazaaasa😗😦😟😦💬💂🧛‍♀️🦹🏂🧖‍♀️🧖‍♀️🚣‍♀️🏂🧑‍🤝‍🧑🧑‍🤝‍🧑👨‍👩‍👧‍👧🧘‍♂️🧑‍🤝‍🧑🧑‍🤝‍🧑🧘‍♂️🤽‍♀️🧘‍♂️🧑‍🤝‍🧑🧘‍♂️🧑‍🤝‍🧑🧘‍♂️🚵🤽‍♀️👨‍👩‍👧‍👧🧘‍♂️🧑‍🤝‍🧑👨‍👩‍👧‍👧🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️

  • @safiaelmi7279
    @safiaelmi7279 Рік тому +8

    Shamis waa famligayga faysal isagaa macalin u ahaa ee fadumooy taariikhda dib ugu noqo shamir ardayad ayey ahayd

    • @hodhare961
      @hodhare961 Рік тому

      Miyaad hubtaa wllo anigu walaashii oo walaashay oo wayn ay saaxiib ahaayeen baan aqiin waa hore in ay dhimatay iyo inkale ma aqaan!

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 Рік тому +3

      Faysal isagaa macalin u ahaa Shamis isaguna sudaa uma waynayn oo wuxuu ahaa Macalin school waxay ladhalatay general Xudhuun Taliyihii asluubta somaliland

  • @ifrahibrahim2160
    @ifrahibrahim2160 Рік тому +25

    Faadumo raga iyo dumarka kale wax baad dheertahay, alaah cafimad qab ha kugu noleeyo,amin

  • @w410921
    @w410921 Рік тому +8

    Faadumo Waa aqoon socota.
    Barnaamijyadeedu ma kala dhacaan ❤

    • @nurbehi5293
      @nurbehi5293 Рік тому

      Heesaha bey xafidey mooye...ma aqoon baa

    • @nurbehi5293
      @nurbehi5293 Рік тому

      Heesaha aad bey u xafidsantey

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Рік тому +4

    Mashaa Alaah Faadumo ilaahay haku xafido markan Hargeysa imaado waa inaan ku soo Raadshaa Go Ahed inshaa Allaah

  • @bilansharaf779
    @bilansharaf779 Рік тому +5

    Jecliyaa jacaylkii hore qiimaha lahaa faysal rabbi haw naxaristo

  • @ubax7758
    @ubax7758 Рік тому +5

    Ax anba ex kaygiii waa rer boorama weli wan jeclahay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 10 місяців тому

    Waa dhaxalka nool,Masha’allah
    Suugaan cajiiba. Faadumo Guulayso 🙏

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 Рік тому +8

    Sucaad iyo Horyal Tv waxan ka codsanayna inay no kordhiyan wakhtiga barnamijyada noocano kale ah. Waayo taariikh badanba ku duugan. Insha Allah...

  • @saidismail6007
    @saidismail6007 Рік тому +6

    Illaahay ha u naxariisto faysal

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 Рік тому +5

    Ninyow mamadan ❤she is lovely mom Mashallah Allaha barakeeyo

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Рік тому +4

    Maamo Faadumi Waan salaamayaa from Baydhabo.

  • @anabdahir3775
    @anabdahir3775 Рік тому +4

    Alaah ha unaxariisto dhamaantot fananiti dhimatay Amiin

  • @amiin4299
    @amiin4299 Рік тому +1

    Ta yari way ku dhako faartay ma is tidhi. Faadumo xaga fanka waa legend. Siyaasada waa saaqid :-)

  • @faysalbayle
    @faysalbayle Рік тому +1

    Faysal omar mushyiik iyo maruan xuruun ooo ahayd qoysaska ugu ladnaaa magaalada borama

  • @nuuhcali5983
    @nuuhcali5983 Рік тому +2

    Ilaahay haw naxariisto faysal

  • @moustachehassan3436
    @moustachehassan3436 Рік тому +1

    Hoyo fadumo Ibrahim wa tariikh socota walahi barnaamijka yadawada wa hoyo ficane anigu waxane odhanelaha mamo mahadsanid million jer

  • @Abahmoh
    @Abahmoh Рік тому +5

    Jiilka naga danbeeya hadda ma sharma boy baa uga sheekyn doona ?

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 Рік тому +2

    Maasha Allaah maama faaduma Allaha ku xafido

  • @ifrahibrahim2160
    @ifrahibrahim2160 Рік тому +1

    Masha alaa fadumo khasim hilowle alow janatul firdowsa hoygaga ka dhig,amin

  • @maheemdahir5329
    @maheemdahir5329 Рік тому +1

    Maash alla Faadumo waad ku banaan tahay Reer xaaji Adan cilmi Qabil

  • @aajawajuwa2984
    @aajawajuwa2984 Рік тому +2

    fadumo ibrahin dhaxalka nool

  • @fadumoaden5864
    @fadumoaden5864 Рік тому +1

    Mansha Alaah inoo so badiya waayo waayo 👏👏👏❤️❤️❤️

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Рік тому +2

    Mamadan wan wata wa waya arag rug cada ah ciyalka hore ah 😂❤🎉

  • @zamy528
    @zamy528 Рік тому +6

    Fadumo deserved an award

  • @ayanxurmo8509
    @ayanxurmo8509 Рік тому +1

    Ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ilaahay ha ka waraabiyo Amiin yaarabi

  • @haliimoubdilaahi1853
    @haliimoubdilaahi1853 Рік тому

    Masha allh hbo mcn

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 Рік тому +3

    Anigu sidaan maqlay suugaantu waa saddex. 1Hibo keentay waa sida faadumo u sheegtay waa mid ku timaadda dareenka shucuuriga ah 2 hiddo keentay waa sax waa sidda faadumo sheegtay waxay la xidhiidhaa in qofku ka raacay waalidkiis iyo awoowayaashiis labadda waalidba laakiin tan 3 hawli keentay waxaan u aqaan hibosho keentay oo ah murug ama walbahaar ama welwel wax la xidhiidha ama gocosho kolba waa sidaan u maqlay laakiin hawli keentay umalaynmaayo inay kujirto waayo hawshu waa gaar waxaan iyadda loo yaqaan hees hawleed waa wax aan la xidhiidhin dareenka shucuuriga ah ama hibo keentayda ama hibosho keentayda ama hiddo keentayda waa sidaan u maqlay qofkii wax khalad ah u arka wuu isixikaraa

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 Рік тому

    Mansh
    Faadumo waa cajiib horey u soco

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 Рік тому

    Faadumo Fariideey Barnaamijyadaadu waa heersare Waanu kugu hanbalyeyneynaa ee hore u soco.

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Рік тому +1

    Allah ha u naxariisto dhamaantood

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 Рік тому

    Waa. Kaa. Hadaa. Soo. Gashey. Heesahii. Banaadiriga. Thank you

  • @saruujaabdi1158
    @saruujaabdi1158 Рік тому +1

    asal faadumo ilaahay ha ku xafido fasalna ilaahay naxriistii jano haka waraabiyo aanmin yaa raabi

  • @monagoth
    @monagoth Рік тому

    Faysal fanka waxa uu ka bilaabay magaalada Borama (Hooyada fanka somaliyeed). Waxa uu qaraamiga ka daabacday ragii balwada sida Dabshid oo ahaa Aabaha qaraamiga oo sameeyay heeso at ka mid tahay "tan u jiidh go"ayeey waa jacaylkaaye Allah janooy awaadaa ma jiifsado". Waxa kale oo faysal hoyga balwada ee ka bartay sida afka iyo gacmaha looga dhawaajiyo oo music laga dhigo. Faysal Allah ha u naxaristo waa heavy weight in Somali music

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +2

    Maama Faadumo aad baan u taageera caafimaad ito cibaado suuban ayaan ku rajaynayaa

  • @mohamedbashir5633
    @mohamedbashir5633 Рік тому

    Maslh mama fadumo ❤❤

  • @Abdifatahtj
    @Abdifatahtj Рік тому

    Legend buu ahaa faysal cumar mushteeg

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 Рік тому

    Faysal allaha u naxaristo waan ku salaamay faduma

  • @liibaancadde1313
    @liibaancadde1313 Рік тому

    Horyaal sxbyaaal mhdsnidiiin
    Faadumo wxaaad nooga wareysataaaan
    Sheekadii abaalmarin jacayl iyo walaasheed ( warcelin wacan

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 Рік тому +2

    Ilaahay haw naxariisto dhammaantood

  • @nura2876
    @nura2876 Рік тому

    Masha.alaah wll thanks

  • @BSK24TV
    @BSK24TV Рік тому

    Wllhi taagero buuxda u ahay faysal cumar mushteeg ale haw naxariistee

  • @sulthanmaame4415
    @sulthanmaame4415 Рік тому +2

    wlhi maamodaan wan iska jclhy waa ilbax wixi baa uduuban❤

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd Рік тому +2

    WAAW HEESO TAARIIKHDA GALY
    HAMBALYO IYO BOGAADIN
    BARNAAMIJKA

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 Рік тому +1

    Allaha u naxareesto

  • @axmedawyuusufxasan7101
    @axmedawyuusufxasan7101 Рік тому +1

    Masha alaa

  • @apdirahmansuldaan8020
    @apdirahmansuldaan8020 Рік тому

    Ededy shamis cismaan xudhun Alla cimridhee Iyo caafimaad

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Рік тому +2

    Yaa Rabbi u wada Naxariiso sedexdoidaba maxeey dad qiimo badan ciida ka hoosmareen aduunyooy xaalkaa ba'ay

  • @douksiehfarah9228
    @douksiehfarah9228 Рік тому

    Noloy mom Fadumo Ibrahim

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 Рік тому +1

    Faadumo.Adeerkeed.waa.(BALAAYO CAS)ama.barkhadcas

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx Рік тому +1

    Wariyahan yare suaalahay soo qoratay hakadayso oo ha u ogolaato in faadumo dareeriso warka, wariyenimadu qasab maaha inaad suaallo ku boobto. faadumana taariikhda faysal mawada hayso

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 Рік тому +2

    Habo waxaa iiwaramay faysal inaadeerkii oo heesta lacag wuxuu tiriyay markuu shirkada sucuudiga ee aramko uu ushaqaynayay oo uulacagaystay oo oo uu laba xaafafood oo sucuudiga kuyaala kuheesay oo buugii ciqaamadana kolba warqadka jari jiray oo lambarka ugu qori jiray

  • @amiir_955
    @amiir_955 Рік тому

    Mama fatima allow cimrigaga dherey barnamijyadadu maka la dhacaan masha allaH

  • @hodhare961
    @hodhare961 Рік тому +3

    Faadumo waa dhankasta ka dhisan Maashaa allaah

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 10 місяців тому

    Me too

  • @moustachehassan3436
    @moustachehassan3436 Рік тому

    Wa fadumo shankaroon allaha kuxafido

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 Рік тому

    Waa gabadh aftaha oo dhiiran taariikhaha fanka aad bay u haysaa iyada lafteedaa codkeedu cajiib yahay runtii faysal wuxuu ahaa mucjiso fanka soo maray oo ka heesa qalbiga heeso dhab ah oo wadnaha taabanaya wuxuu ahaa alle how naxariistee udubadii fanka bilaabay heesaa abwaan majaajilayste kibiraani maahayn wuxuu ahaa muruq maal fanka lacag uma soo gelin wuxuu ahaa aqoon yahan qurbo joog u badnaa fankaa soo doontaye isagu ma doonan

  • @Kowtharkiin
    @Kowtharkiin Рік тому

    Hay goynin hay gabin amba kuma colaadsheene😭😭😭😭#qaysqeyser❤️

  • @abdiwaliisse3082
    @abdiwaliisse3082 Рік тому

    Fadumo waraysiga haku badinina h yaltv

  • @nurbehi5293
    @nurbehi5293 Рік тому +1

    Habartanu been badanaa ....shamus xudhuun is alive and well ...lives Toronto Canada

    • @saynabyasin8649
      @saynabyasin8649 Рік тому

      Iyadu ma oran meeshaas joogtaa
      Inay dhimatay iyo in kale ma aqaani
      Khasab na ma ahan inay dadku iska war qabaan

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Рік тому

      Ma hubtaa adeer inay joogto Toronto?Hadday shamis nooshahay waa habar 90 jir ka wayn. Waxay macalimad ahayd 1960

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Рік тому +3

    Reer waqooyi xushmada qof ka wayn lama baro iyodoo hooyayadeed ka wayn bay faadumooy leedahay naa xishoo oo habo ama eedo ku dheh.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +3

      Luul Suulay
      aflagaadada jooji Reer woqooyi xushmada qof kaweyn lama baro , markaad leedahay maydinkaa
      caruur wanaagsan soo saara caruurtiina waad ciishaan oo qadisaan oo hiiftaan oo naxariisdaro ku beertaan
      qayrkoodna waxlama qaybsankaraan waanu idin naqaan hadal macaan uma quudhaan caruurtiina mana kool koolisaan, caruurtiina ilmahayga ma soomaali oo dhan in uu baashiro ayaan u dhalay mise in uu isagu wax noqdo
      oo meel ka soo boxo?

  • @monagoth
    @monagoth Рік тому +1

    Walaal faduma ka sheekee abwaanadii qaraamiga alufay ee reer borama iyo saylac. Sida dab shid oo ka.mid ahaa macalimiintii faysal Umar mashtiig. Dabshid waa aabaha qaraamiga waxa uu sameeyay " taan u jiidh go"ayeey waa jacaylkaagii"
    Waxa uu alufay "hadaad ubax tahay mid aad uroo udgoon badan baad ahaa lahayd"

  • @axmedawyuusufxasan7101
    @axmedawyuusufxasan7101 Рік тому

    Madax faadimo ibraahin asc

  • @barwaqofarah9650
    @barwaqofarah9650 Рік тому +1

    Fadumo nooloow habo macaney
    Tarkh badaan banu kaa baranaay

  • @amiinmaxamed6361
    @amiinmaxamed6361 Рік тому +1

    sixid:
    Riftoor waa laxan ka mid ah laxamaddii qaraamka waxaana lahaa xudeydi oo u sameeyey gabadh u jeclaa oo la odhan jirey ruun.

  • @CaliDuale
    @CaliDuale 4 місяці тому

    Anigaba macalimadaydii oo aan jeclaa ayaa la igala dhoofay oo maraykanka lala aaday

  • @habonabdullahi5170
    @habonabdullahi5170 Рік тому

    Walillhi waa runteed tariikhda walagashekeeyey janaral maxamed xudhuun walashii shamis inadeer keed oo kamid aha saddexdinine somali ugu horaysay mastarta oo samaroona aadan yoonis maraykanbay joogta shamis xudhuun inamadeduna waa caruurteduna sarakiil maraykana iyo aqoonyahano

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому +2

    Islaantani ma intay yarayd bay heesaha xafiday mise iminkay dhegaysataa

  • @jamaelmi
    @jamaelmi Рік тому +4

    Arooryada hore daruur onkadiyo ufada roobku way udgoon tahay way ku yara hakatay faadumo halkaa lkn waa badweyn wallee, cid la dhigi kartaa xilligan ma noola in wax badan laga reebaa waa muhiim

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Рік тому

    Ereyada abwaan no kale ba u sameeyey faysal laxanka iyo codka umbuu leeyahay

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Рік тому

    No No No heesta lacageey fanaanku asagoo ka shekaynaya qisadeda ayu you tube ku jira heesta waxan qaaday bu yidhi markaan ugu lacag badnaa oo sucuudiga ka shaqayn jiray
    Waraysiga fanaanka waxad ku qortaan xuseen cabdillahi deeqsi waraysi Faysal cumar waad helaysan

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 Рік тому

    Adjuvant qor

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 Рік тому

    Waw illah idin dhowro wan kahellaaa barnamijkaan

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Рік тому +3

    Eedo faadumoy hada qof wayn baad tahay miyaanay ahayn in aad Kutubkaaga qaadato oo Quraankaaga dhigatid qof fiican ayaad u eegtahay.

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Рік тому +3

    Fadumay sheekadasi iyo kuwi kahoreyeyba wa waxad noofaideysay
    Manan ogayn wadna mahad santahay tarikhda ad nabartay TV iyo inanta dadihinaysana wan iidiin wada salamay

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Рік тому +1

    Barnaamijkaan waa shaxshax

  • @khadradeganchannel
    @khadradeganchannel Рік тому

    waaa funny fadumo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Рік тому +2

    Isagaa Macalin u ahaa waa suda aan maqlay.
    Faadymo waxay iloiwaday.
    Hees ay ku jirtay;
    Toolaayee ,Shamis sheekadeedii

  • @Rahmamohame19
    @Rahmamohame19 Рік тому +1

    Eedo heesta lifton waxaa qaday oo midhaheena laha allah how naxariiste xudaydii wuxuu u qaday gabadh markii danbe marwadiisa noqotay

    • @mohamedismailhilqad182
      @mohamedismailhilqad182 Рік тому

      Islaanta way ka qasantahay
      Wax badan way qiyaasaysaa uune meesha waxba kuma hayso

    • @Rahmamohame19
      @Rahmamohame19 Рік тому

      @@mohamedismailhilqad182 heesta waxaan arkay isaago marxuun xudaydii ka sheekaynayaaya tariikhdeeda marka gabadh u jeclaaday buu u sameeyey markii danbena wuu guursaday oo xaaskiisa ayeey noqotay lifton wuxuu dhahay wuxuu aha cadar marka soocday oo faransiiska laga keeni jiray oo aad u udgoona marka heestu sidaasay ahayd

  • @abdikarimfeytin312
    @abdikarimfeytin312 Рік тому +1

    Mamo. Inta kle. Si fiican baad u wadaa, lkiin heestaa lacageey. Tariikhdedu way kaa qaldanahy

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Рік тому +2

    Ereyadaan noo fasira bal..
    Golongol
    Guhaad
    Galiilyo

  • @xajimaxamuddeer1336
    @xajimaxamuddeer1336 Рік тому

    Alahawnaxaresto macalenkaygee

  • @sougeuhsaid3951
    @sougeuhsaid3951 Рік тому

    ABWAAN:MAXAMED ALI KAARIYE KU XIGSIIMAA BILA CALAYK FATOUMA ?

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ fadumo

  • @faysalbayle
    @faysalbayle Рік тому +2

    Hadar darin carada haduulin iska joog dalka lama necbaadee

  • @abdulhaji3200
    @abdulhaji3200 Рік тому

    Heesta Ruun Miyaa (Lifton) Heestaasi waxaa leh Abwaan Xudeeydi isageey Quseeysaa iyo Gabadhii uu Jeclaa Ee Aay is Guursadeen.

    • @juwe5216
      @juwe5216 Рік тому

      Maamadu may odhan faysalby qusaysa

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Рік тому +1

    Faadumaay meeyey inankii kula daadihinjiray . Ina adeer / Abti Naga baandhee gabadhan . Nagumasocoto . Jala , Jala .

  • @habonabdullahi5170
    @habonabdullahi5170 Рік тому +1

    Shamis uu jecla lakiin waxa ka guursaday wiil aqoonyahano maraykan kayimi waxna kuso bartay aadan yoonisa mastarna sodiyariyey wakhtiga

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Рік тому

    Jankaaguba Waa macalimad jeclow,

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 Рік тому +1

    Fanki hore qiso dhaba ayeey xanbaar sanaayeen
    Lkn waxaa bahaday Sharma boy fartuur balbalaarka iyo catoosh carabweyne

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 Рік тому

    O markaa Feysal Cumar Mushteeg heesihiisa ma isagay ku saabsanaayeen. Cajiib

  • @hibilsahal1908
    @hibilsahal1908 Рік тому

    Waligey ma maqal fanankan cawa ayaa iigu horeyso

    • @abdyhrsy7899
      @abdyhrsy7899 Рік тому

      Ma Faysal Cumar Mushteek? Faysal Waa foolaadkii fanka Soomaaliyeed. Wuxuu gaar la yahay xabeeb dahabi ah.

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Рік тому

    From Djibouti horyal TV mantaa Maamadii waxaa wareessanesa gaabadh . Sucaad iyo gaab dhow kaalay haa wareesstan mamada .Raaga kaa dayaa .

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 Рік тому +1

    Islantan wax camal ah u kala malahan miya wan yabay wagi Baryabo Tv ga fadido wax wanagsan may Ku rabto adunka Wayo dadkay ka shakanaso aya darajo ku hali Laha haday wax tarayan waxay ka shakanaso

  • @raxmaibrahim4744
    @raxmaibrahim4744 Рік тому +1

    Way nooshahay

  • @Araga.dunida2023
    @Araga.dunida2023 Рік тому +1

    Inanta wariye ah isaaqow iigu cimaamada 😂❤

  • @somagril-care
    @somagril-care Рік тому

    ASC FAADUMO HEESTA LACAGEY WAY KAA KHALDAN TAHAY, way duuban tahay isagoo ka hadlaya waxaa wareystay Weriye ABIIB !

  • @soorayssamatar6814
    @soorayssamatar6814 Рік тому +1

    Islaantan yar waa fariid, anigu faadumo fariidbaan u aqaan haloo bixiyo, way uqalantaa.

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Рік тому

    Faadumo & INANTA WARIYAHA AHBA
    waaloo baahan Yahay

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 Рік тому

    Inankii.ayaa.xariif ahaa.inan yar.ayay.horkeeneen