Huwantii oo madaxa iska gurtay iyo muuse biixi oo guul ka gaadhay diyaaradihii Somaliland see more..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @AminaAli-hw3tr
    @AminaAli-hw3tr 2 години тому +3

    Manshalla

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Годину тому +3

    All eyes are watching Somaliland 👀

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 4 години тому +4

    Guul S/Land. Thank you!

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 5 годин тому +4

    Xaaji basar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Gul kulmiye 💚🧡💚

  • @saadabayle
    @saadabayle Годину тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xogdoonkawarka
    @xogdoonkawarka 7 годин тому +6

    Maanta ayaad saxan tahay inader

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 5 годин тому +3

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa 🤲🤲🤲. Gul. Kulmiye AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🔰🔰🤝🔰🔰🤝🔰🔰🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 6 годин тому +5

    Guul muse ❤❤❤❤masha Allaah

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 27 хвилин тому +1

    Maaash allaah maaasha. Alaah. Guuleysta guuleysta. Kulmiye. Umada. Reer soomaaliland Insha allaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 6 годин тому +6

    Cabdi jamaalow qarankaaga dhadhamo yay ku dhaafin kollay waddani baa waxoogaa kuu dhiibaye soo noqo adoo nabada

  • @RitaajYuunis
    @RitaajYuunis 6 годин тому +4

    Guul guul somalilnd❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 годин тому +4

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva viiva somaliland

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 6 годин тому +3

    Masha Allah. Quran Nono ayaa ka wayn xusbi

  • @IfraxXasan-ck8jm
    @IfraxXasan-ck8jm 29 хвилин тому +1

    Guuuuuuuuuul iyo gobonimo somaliland qaran jiraa kulmiye kulmiye ❤❤❤❤❤

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 5 годин тому +2

    Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚💪💪💪👏👏

  • @umuuabdifatah363
    @umuuabdifatah363 3 години тому +1

    run sax

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 5 годин тому +2

    Hadana wuu doon tahay muuuse❤❤❤❤isha allaah❤❤❤❤

  • @HappyMinotaur-et4tr
    @HappyMinotaur-et4tr 4 години тому +2

    Guuud boy qarank uliile

  • @NaimaHirsi-e9b
    @NaimaHirsi-e9b 5 годин тому +3

    XAJIBASARAW MALINTAD MUSE MUCARIDAYBAN KAHADHAY ADANA IGA XIGA

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 2 години тому +1

    OOFAREEN
    AYA LAMIDA

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 5 годин тому +2

    Guuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MustafeAbdullah
    @MustafeAbdullah 3 години тому +1

    Xaaji basar waa muwaadin

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 3 години тому +1

    Kor u hay oo xisbiyadu waa iska dhammaanayaane kor u guur

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 6 годин тому +2

    Guuuul soomaalilaand❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alxadiischannel
    @alxadiischannel 44 хвилини тому +1

    Ninkii doonaaba doorashada ha soo Baxo LKN Somaliland innagaa Leh .. Somaliland baa Innaga dhaxaysa niyohaw....

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 6 годин тому +4

    😂😂😂wale waa halyeey muse bixi ManshaAllh

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 3 години тому

      Qabyaalad kkk dhaarta u yar kaadi soo baro waxa geesi yahay

  • @HassanYousuf-b4f
    @HassanYousuf-b4f 3 години тому +1

    Reer Miyiga Microphone ka ha laga ilaaliyo

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 3 години тому +1

    Haayee anigu maalinbaan ka quustay markuu culimada iyo cuqaasha kaxidhay maalintaa suunbaa xasuusanayaa haduu soo noqdo armay tiiyoo kale dhacdaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 годин тому +2

    Buuuuufi huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa xaarmaajo faqasha

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 6 годин тому +3

    Xaaji Basar salaan qaali ah.
    Friendly fire weeye ninkaas cidna dili mayso.

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 4 години тому +1

    RAKAABKA MIYAAD U DHADHAMIN LAHAYD

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 годин тому +2

    Yaaaah yaaaaah axani exey yihiiine

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 5 годин тому +2

    Adeer Somaliland dadkeeda ma weerarayso,reer Sool waa dadkeenii ee cilaaj bay u baahan yihiin ee hala cilaajo.

  • @سعيديوسف-ر6س
    @سعيديوسف-ر6س 4 години тому +1

    Inaadeer baan ku dhaartaye aad baan kaaga xanaaqay
    Illahay aad baan uga xumahay markii aan ku biiray xisbiga waddani ee khiyaameeyay ee aan buurta ku soo fuulay 25 August ka hor, waxa aad ahayd qofka ugu badan ee difaacaya qaranimada Somaliland xasuuso markii nalagu jabiyay Laascaanood, waxaan arkay sidaad u murugootay. Wallaahi Muuse Biixi wuxuu ka shaqaynayaa danta Somaliland, oo xataa haddii aad Biixi taageersanayn, u hiili Injineer Faysal iyo Rabi, dhammaan cadawga Somaliland waanu idiinka cadhoonaynaa Xisbi sidee baad ugu hammin kartaa waxa cadowgu rabo? Waxaan kugu aqaan geesi, caqli iyo caqli-gal.

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 2 години тому +1

    DÀLINKU
    SIDASU
    KUDANABEYA

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 4 години тому +1

    Abiteey

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 годин тому +3

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 3 години тому +1

    Arrintaasi hadey runtahay Sool soo duqeeya waa isku lahayne

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Годину тому

    Somaliland guul iyo gabanimo

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 4 години тому +1

    Isaaqo aakhiro waxay lagala yaan jamuuriya kk

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 5 годин тому +1

    xiin finiin waa mujrim wayn oo dhiig yacaba waxaa ale ku salibay dhiigii walalkii 😢😢😢

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi 5 годин тому +1

    Inaader kay qaali geese qaran dhiigaygii Iska daa Inaader

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Годину тому

    Waa shaqadiisii M/weyne muuse

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 години тому +1

    Waa xaqiiqa muuse cid la talisa oo gacal ah ayuu waayey markaasay huwan tii guduhu isku xeertay caana daataba dabadood la qabay haduu soo noqdo lataliyeyaal adadag ha loo diyaariyo iyo kii kastee yimaada shacabow difaac gala aakhiru zamanka waxaa taliya ninba ninkuu ka liito nebigaa inoo sheegay csws

  • @CabdiraxamanAw_axmad
    @CabdiraxamanAw_axmad 5 годин тому +1

    Nacdalbuu ahaa nuxuusweeyi

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 4 години тому +1

    Waar miyaanad ohay in uu ahaa payloodkii deyaaraddah dagaalka wadday taariikh baanad hayne magacaa baye ma Muusaad leedahay maantuu deyaarad kiciyey.

  • @MuxiyadinCumar-m4u
    @MuxiyadinCumar-m4u 6 годин тому +2

    Waryaa xaaji basar maanta ayaad saxtahay waa in aad qaranka difaacdaa xisbinimo ka bax

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 6 годин тому +2

    YAA MUUSA IMIN KU AIRLINE SO BIXI YAY WAR WAXI CAADI MA AH

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 6 годин тому +1

    120000 ayay joogtaa diyaradan xaji basar

  • @25Aug23
    @25Aug23 5 годин тому +1

    Hooyadaa huwantu futada kawastay.
    Daasad Somaliland nin gaali idiinku qoray.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 5 годин тому +1

    Century ka horbaa la isticmaalijiray waana two seats odayada hawlgabka ah baa iibsada western world laakiin diyaarad la aan bay dhaantaa kkkkkkkk guul soomaaliland.

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 5 годин тому +1

    Dalkaa inaga dhexeeya dhamaanteen
    Aynu wada ilaashano

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 5 годин тому +1

    Ninkasta oo dhiig muslim raadiya gondihiisa ayuu kahelaayaa

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 5 годин тому +1

    MIYAAW 😂😂😂😂

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj 51 хвилина тому

    ❤❤❤

  • @farahshirefarah6199
    @farahshirefarah6199 5 годин тому +1

    War dadka beenta kadaa, mouse weligii duuliye duuliye manoqon. Muse wuxuu ahaa navigator.

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 5 годин тому +1

    4 yare ee diyiradood ma waxba..

    • @prosl11
      @prosl11 4 години тому

      Sow wax soo korday miyaanay ahayn

    • @elijahheyele1708
      @elijahheyele1708 4 години тому

      @@prosl11 de hayee ninki laha duyuradahan ma dacwadey bixi

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 6 годин тому +1

    Ileen doqonimo looma dhinto isaaqu waa wada doqomo

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 5 годин тому +1

    Xasbunalah. Wanicmal. Wakiil

  • @sayidcaliahmedyusuf8920
    @sayidcaliahmedyusuf8920 6 годин тому +1

    Dhukh baad tahay ee mabda aaga cadayso kolba dhan ha u boodine .

  • @LuqmanSheekh-z2i
    @LuqmanSheekh-z2i 55 хвилин тому

    Yaa raabi

  • @maxamedjamaal-g6g
    @maxamedjamaal-g6g Годину тому

    hooyadaa was

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 Годину тому

    Ayaxa inaga buufiya

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Годину тому

    Nin hurda oo bilaa Qadiyada looma baahna

  • @KhadraomarDahabo-e5q
    @KhadraomarDahabo-e5q 4 хвилини тому

    Hadal haynutu waa sharaf wlhi

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 6 годин тому

    Niinka malintu hanjabayay baan idhi ilahay dhartaada kugu celi ilahay shartisibu ku celiyay marxumka uu dilay ee nabad donka ahaana ilahay jano fardaawsa ha geeyo

  • @MohamedYussuf-w3e
    @MohamedYussuf-w3e 5 годин тому

    Waxan kanaxay cali bashe nin haybadle ayuu ahaa nincaadiya ayaan moodayay nuudilay ee geeri labajibaaran ayaakudhaday cali baashe ninka daanyer foolxun ayaadilay

  • @FoosiyaDaahir-m3g
    @FoosiyaDaahir-m3g Годину тому

    Ilma xalaalku ma fogaado

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 годин тому

    Waxaan barigaan yareen ayaan ku ciyaari jirney

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 2 години тому

    OOFAREEN
    AYA LAMIDA

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤