Hindo Cabdicasiis Ws wr wb Wllo Majidho Reer Soomaali ah Aan Diin ku dhalan Ee isaga ka baxay misna raba in u ku murmo waxaan jirin iyago badan oo Gaalo dhuuni raac u noqdey oo raba ciilka yar aan wax fahmeyn in ay baadiyeeyan baa so baxay Allaah swt haso Hanuunsho oo umadana haka Qabto Allaahuma Aamiin
ولايزالون يقاتلونكم حتى يردوكم عن دينكم إِن استطاعوا ومن يرتدد منكم عن دينه فيمت وهو كافر، فأولئك حبطت أعمالهم فى الدنيا والآخرة وأولئكَ أَصحاب النار هم فيها خالدون
11:42 Daliilkaan ayaaba kuu filan Su'aasha Adag Jawaabteeda, Sh.Abdi Aziiz Allah ku xafido Denbigaadana Allah dhaafo Dacwadaadana Ajir iyo Ikhlaas Allah kaaga dhigo
Allah ayaa nazahan Allah soo hanuuniyo insha Allah walal Abdulcaziiz aduun iyo aakhiraba adigo iyo rerkaga islaamka o dhn Allah nawada xifdiyo insha Allah
الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله اللهم إصلاح بلاد وابلاد مسليمين يا رب العالمين اللهم إصلاح شباب الصومال كلهم جزاك الله خيرا ونفع الله بك مسليمين ilaah haku Xiifdiyo masha Allah
Masha Allah illhy hawku barakeyo wax badan ka fa’iday Alhmdulilah manta jawb fiican u ahya dad badan o diinta wax kle ka aminsan Allah yubarik fik mar labaaad Jazakilah
Walahi bilahi, you guy sh oogle has given you the right answers with adequate proves from the Quran and many others stories, beyond doubt!!! It's who requires to be a Muslim for ur nafs and future, either to be a Muslim, you should judge for yourself and others like you, Allah is witness today and to eternity, Masha Allah, May sh oogle give him gasanaad iyo Ajir.
Masha allah Alle haka abl mariyo Abdulaziz Oogle si wcn ayd u qancisay Ninkas iyo anga Oo Ka faidaysany su aashan La yaabka leh Ee qofka muslimka ah e aan hory u maqal u layabyo , Sida wcn Ee aad nogu so gudbisay alle haka abl maryo wll.
@@RelaxHold walal hada rabto inan ka wada doodno arintaas +46734861037 what's app ka fariin iga soo dir dood inan yeelano ayan jeclhy, ani islaamka wan ka shakiyay cid igu qancisana ma hayo
Mashaa Allah, Allah ku xifdiyo Sh. Abdulaziz Oogle hanuunka ilaah ayaa leh Allaha soo hadeeyo wllkena jawaabta tan ugu fiican ayaa siisay Mashaa Allah, Somali hadii aa nahnay dhibka naheeysta waa cimli yarid iyo aqoon la aan dadkeena qaar iyo wax hubsanin la aan ku fududaano wax walba Allaha Nafahamsiiyo Diinteena suuban oo sharafta leh 🤲
Asc masha allah sh. Abdiasis oogle illahay haku barakeeyo si fiican ayaad ugu jawaabtey gaalkii afka soomaaliga ku hadlayey. Ee gaaladu su'aasha u soo dhiibtey. Hana loo sheego in diinta islamku waxyi samaawi ah tahay oo aan jawaaba laga waayin. Masha allah
Alhamdulilaah Hadaan Ku Dhashay Diintayda Qurxoon Oon Ku Barbaaray Oon ku Noolahay Allahmdulillah Alhamdulilaah
Habane All
Alxamdulilahi Alxamdulilahi illahayow noku dhamaystir malinka adunka nogu tabayso la,'ilahailalah Maxamed. rasulalah Rabii. amiin
Alxd
Alhamdulillah
ماشاء لله جواب وافي
شيخ عبد العزيز الله يحفظك من كل عين لامة ومن كل شيطان وهامة
ابقاك الله للامة ذخرا
Alx
❤الحمد لله على نعمة اسلام🤲
❤أللهم إني أسألك حسن الخاتم🤲
❤أللهم يا مقلب قلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲
Aamiin
Allahuma ameen
Abdicaziz ogle allah macak waxaa u taagantahay diinta inaad difaacdo wallahi waan difaceenaa diinteena kuwa fahansaneena diinta allaha soo hanuuniyo wiilkan iyo kuwa lamid ahh war somalia ogaada maliinta aqiro qof walbo wuxuu keensado ayuu leyahay war diinta barta quranka iyo sunada Nabi Mohammed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Waa runta zxp
m'a
@@samiirnasri876 maxaa ulajeeda ma
@@samiirnasri876 what you mean. are you one of them explain who you are
@@samiirnasri876 explain who you are
Manshalah shikh mahansanid
Sifiiican ayaaad ugu jabaaatay masha alah alle hasoohadeeeyo wiilkaaan somaliyeeed aaamiiin ilaahow soo haday oo jahanamo kabadbaaadi aaamiin
Asc.wallayal maxytahy.waxn.dad.somaliah.odinta.ilahy.kudhalan.miyajira.oasalkoda.gaalah.subxanallah.watacajab
Hindo Cabdicasiis
Ws wr wb
Wllo Majidho Reer Soomaali ah Aan Diin ku dhalan Ee isaga ka baxay misna raba in u ku murmo waxaan jirin iyago badan oo Gaalo dhuuni raac u noqdey oo raba ciilka yar aan wax fahmeyn in ay baadiyeeyan baa so baxay Allaah swt haso Hanuunsho oo umadana haka Qabto Allaahuma Aamiin
Aamiin
Manshallaa
يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
اللهم يا مقلب قلوب ثبت قلوبنا على ذينك 🤲🤲
Aamiin
Aamiin
Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin
Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
😭 أمين
Allaaaah macaak Wa Jazakallaahu khayr 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
ويوم يعض الظالم على يديه يقول ياليتني اتخذت مع الرسول سبيلا😭😭
ولايزالون يقاتلونكم حتى يردوكم عن دينكم إِن استطاعوا ومن يرتدد منكم عن دينه فيمت وهو كافر، فأولئك حبطت أعمالهم فى الدنيا والآخرة وأولئكَ أَصحاب النار هم فيها خالدون
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Jazzakalla qayr
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
alh ayaan ka baryaynaa sugnaasho
alh qulubteene alh haku sugo diinta isalmka😭😭😭
😭😭😭😭😭😭
Mansha allah jazakalah kheyr sheikh
سبحان الله اللهم إني أعوذ بك من الكفر وأعوذ بك من الشرك
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga alaawin
Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin
Allahuma amiin amiin amiin 🥺🥺🥺🤲🤲🤲
Ameen amen yaa Raabi
Hshdkwhxnkdako
M.a Allah hkaa jizeyo sheikh
Illahy baa isku meheriyey ha idhihin ku lahaa
Oo yaa kale hadaa isku meheriyey
Illahy ha ku soo hanuuniyo hadii hanuun kuu qoran yahey
Amiiin
Ajir badan iyo sugnaan diinteyna toosan ah allahaku siiyo shiikhanaa iyo dhamaan muslimiinta xaqa allahanawaafajiyo aamiin🤲
Manshallaah tabaarallaah xafidullaah mahadsanid jisokallahu kheer sheikh rabiyoow janadii fardowsa ha kugu casuumo yaa Arxamu raaximiin
11:42 Daliilkaan ayaaba kuu filan Su'aasha Adag Jawaabteeda, Sh.Abdi Aziiz Allah ku xafido Denbigaadana Allah dhaafo Dacwadaadana Ajir iyo Ikhlaas Allah kaaga dhigo
Barakalaah sheikh🙏🏿
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🙏😭😭
Bhjji
اللهم يا مقلب قلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲
Allah ayaa nazahan Allah soo hanuuniyo insha Allah walal Abdulcaziiz aduun iyo aakhiraba adigo iyo rerkaga islaamka o dhn Allah nawada xifdiyo insha Allah
allaah ayaa xumaan ka nasahan weeye
dhamateen Rahmada allah wan ubahanahay hanuunku u horeyo allah xaqa hanagu toosiyo wbt
masha Allah tusalahaaga wanaagsan jazakale kheyran wbt..
استغفر الله العظيم واتوب اليه 🤲🤲
Jazakallah sh
لا اله الّا الله محمّدٌرّسول الله
اللهمّ يا مقلّب القلوب ثبّت قلبي على دينك ،،
اللهمّ يا مصرّف القلوب صرّف قلوبنا على دينك ،،
Amiin
وَلَمَّا جَاءَهُمْ كِتَابٌ مِّنْ عِندِ اللَّهِ مُصَدِّقٌ لِّمَا مَعَهُمْ وَكَانُوا مِن قَبْلُ يَسْتَفْتِحُونَ عَلَى الَّذِينَ كَفَرُوا فَلَمَّا جَاءَهُم مَّا عَرَفُوا كَفَرُوا بِهِ ۚ فَلَعْنَةُ اللَّهِ عَلَى الْكَافِرِينَ (89)
(اللهم صل وسلم على نبينا محمد)
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga alaawin
صلي الله عليه وسلم
Alle cilmiga iyo caqliga haku barakeeeeyo umada islamka ahna ilahay ha tuzo xaQa 😢
Masha allah jazakumullahu kheiran sheik
Masha allah allah ku xafido sh abdul aziz masha allah horay u soco
اللهم إنا نعوذ بك من الكفر والشرك يا رب
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga alaawin
Shekh jazakallah khayr jwb fican baaisay mid waxkuqata alle hakadhigo
MSha Allah Jasakalah Sheekh❤️ inta Lunsana Alaha soo Hanuuniyo🙏😢
waad mahad santahay
الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله اللهم إصلاح بلاد وابلاد مسليمين يا رب العالمين اللهم إصلاح شباب الصومال كلهم جزاك الله خيرا ونفع الله بك مسليمين ilaah haku Xiifdiyo masha Allah
Jisaahallahu Khayiran wajisaa sheekh 👑👑😍🖐🌿💐🌿💐🌿💐🌿🌾🦜🌾🦜🌾🦜
Jazaa kallah sheekhunaa ❤️❤️❤️🌺🌺🌺🥀
Rabbiyoow soo hadeee yaaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲ilahay khayr haku siiyo shiekh
ماشاء الله تبارك زادك الله علمك وعمرك🎉
Masha Allah illhy hawku barakeyo wax badan ka fa’iday Alhmdulilah manta jawb fiican u ahya dad badan o diinta wax kle ka aminsan Allah yubarik fik mar labaaad Jazakilah
😭istafurulah subxanlh. Alhamdulilah I am Muslim ❤
Maanshall
Jazaakumullaahuqeyran. Shiiq abdulaziz. In ay anfacdo oo uu ku qanco alle ha u kaso aamiin
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga alaawin
@@jaabirsoomaali9214 maxaan kugu caawiyaa ma fahmin
Walahi bilahi, you guy sh oogle has given you the right answers with adequate proves from the Quran and many others stories, beyond doubt!!! It's who requires to be a Muslim for ur nafs and future, either to be a Muslim, you should judge for yourself and others like you, Allah is witness today and to eternity, Masha Allah, May sh oogle give him gasanaad iyo Ajir.
"HADII LA IIGA JAWAABO WAAN ISLAAMAYAA MANA RABO INAA DHAHDAAN ALLA ISKU MEHRIYAY", NOOCAAN OO KALE WAA KUWII ALLE QURAANKA KU YIRI إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا ثُمَّ كَفَرُوا ثُمَّ آمَنُوا ثُمَّ كَفَرُوا ثُمَّ ازْدَادُوا كُفْرًا لَّمْ يَكُنِ اللَّهُ لِيَغْفِرَ لَهُمْ وَلَا لِيَهْدِيَهُمْ سَبِيلًا
Ilaahow sohanuuni yaarabi
اللهم يا مقلب قلوب ثبت قبلي علي دينك 💜
Masha allah Alle haka abl mariyo Abdulaziz Oogle si wcn ayd u qancisay Ninkas iyo anga Oo Ka faidaysany su aashan La yaabka leh Ee qofka muslimka ah e aan hory u maqal u layabyo ,
Sida wcn Ee aad nogu so gudbisay alle haka abl maryo wll.
Cabdicasiis lakin walahay cilmi badan oo sugan ayaan ka faa'ida xitaa siduu usharaxayo umaba baahanysid inaad Su'aal waydiiso jasaaka allah kheyr sheekh halkaa kasii wad
Haa walhi shiikha sifiican buu usharaxay kheyr badan Allaha siiyee
Ismahan mursal diinta islaamku waa khurafaad wll
@@mixilesugaal8646 ilaahay xaqa haku garansiiyo walal
@@RelaxHold walal hada rabto inan ka wada doodno arintaas +46734861037 what's app ka fariin iga soo dir dood inan yeelano ayan jeclhy, ani islaamka wan ka shakiyay cid igu qancisana ma hayo
يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
Mnsha allah sheikh Abdulaziz m. Ogle Walaal 💚🤍
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga allaawin
Masha allah shiiq khayr allaha kusiiyo waa bayaanisy
الله يبارك فيك وحفظك الله ويرفع الله درجات في جنات نعيم يشيخنا شاب
masha.alaah jazkalaahu qayr brothers
Subxanallah 😢 wiilkas alle haso hanuuniyo amiin yarabi 😭😭🤲😭🤲🤲😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲 sheikh Masha Allah 🤲🙏
jazaakalah shiikh alaha xaqa tuso wiilkaas iyo kuwa lamidkaa
Inshallah
Subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah alla weene ha soo hanusho
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga alaawin
Masha Alah Allah ha ku xafido wa jawab wanagsan
masha Alaah ilaahow waxaan kaa magan galay caasinimo aan nafatayda iyo ilaahay aan ku caasi garoobo ilaahay ha ku xafido AMiN
Maasha Allah Sheikh abdulaziz Jazaakallahu khair
Masha Allah sheakh waad ucadaysay allahawafajiyo xaqa dhamanten
Masha allah sheiikh jazaakalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯
MASHA Allah
ان الد ين عند الله الإسلام
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga alaawin
Mahadsanid wall qali Alle haku sharfo❤💟🙏
Masha Allah Alle haku xifdiyo wll ❤️
Maaaaaasha alllh allh allle hakuxafodo sheekh
Masha Allah Jawaab saaffi ah waad
Siisay. Ilaahay ha soo hanuuniyo
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga allaawin
Jazzakalahu kheir brother
يا مغلب القلوب ثبت قلبي على دينك
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar jIZZAAKALLhu Khayr wa jizzak waalidak
Allah haku xifdiyo caqligana hakuu siyaadsho si fuduud ayaa ugu jawaabtay
الحمد لله الذي هدانا لهذا وما كنا لنهتدي لولا ان هدانا الله
شيخ جزاك الله خيرا
Masha Allah, A/Aziz Ogle Allah haku xifdiyo, galka jawab aqli iyo xikmad ku dhisan ba siisay hadu wax fahmayo, hadu shaydan hanunka ka xirayna xujoyinka bila micnaha ah hasii wado. Allah yahdiik
Abaayo HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga alaawin
Mashaa Allah, Allah ku xifdiyo Sh. Abdulaziz Oogle hanuunka ilaah ayaa leh Allaha soo hadeeyo wllkena jawaabta tan ugu fiican ayaa siisay Mashaa Allah, Somali hadii aa nahnay dhibka naheeysta waa cimli yarid iyo aqoon la aan dadkeena qaar iyo wax hubsanin la aan ku fududaano wax walba Allaha Nafahamsiiyo Diinteena suuban oo sharafta leh 🤲
Mnsha allah jazaaaka allh
Khyr sheekh❤❤
ilaahay hakusiyadiyo wll sida fican ed oga jawabtay suasha usualay musliminta asgana ilaahay ha hanuuniyo
Baarakallah. Waa jawaab fasiix'ah.
Maashallaah jawaab caqli hal ah ayad siisay sheekh oo xaqiiqo ah ajar allaha kaa siiyo walaalkana alaha soohanuuniyo
Sawka afsoomaaliga sifiican garanaya subxaanallah
Dee waa gabooyee siduuna u garanayn
Waalidkiisa aaway? Kan dhaqan celis ayuu u bahanyahay.
Sawkii diinta kusolabtay hadana miyu kabaxay.
Deeqo inaad afsoomaliga taqaanaa maahan inaad islaamtahay
Islaamnimadu waa gooni iyo ilaahay oo caqiiqada kufahansiiya
Luuqadaad kihadashaana waa luuqad kamana fadli badna luuqadaha
@@mohamedahmedmohamed5084 waa runtaa waa luqad laakiin waxaan uga jeedaa qof soomaaliya kayimid ayuu u eeeg yahy soomaaliyana dadkeedu islaambay kudhashaan mana arag qof soomaaliya jooga ama kayimid oo sidiisaa uhadlaya
Masha allah rabi haku xifdiyo sheik🤲
I’m proud to be Muslim ❤️📿🤲🏽
جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك الله يحفظك
Maashaa Allah, Allahu mabaarik sheekh C/siis Oogle, wiilkii suaasha qaba yoow laguu Cadee xaqa ee maandhoow Shaydaan baa hargo kuu lulay ee cawdu bilaayso, daliiyl quraan baa lagu siiyey akhri suura baqara
Masha Allah allaah Haku barakeeyo
Allah dartii ayaan kugu jeclahay wllo culimodeena iyo adigabo
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga allaawin
Asc masha allah sh. Abdiasis oogle illahay haku barakeeyo si fiican ayaad ugu jawaabtey gaalkii afka soomaaliga ku hadlayey. Ee gaaladu su'aasha u soo dhiibtey. Hana loo sheego in diinta islamku waxyi samaawi ah tahay oo aan jawaaba laga waayin. Masha allah
Oo kaalaya kani waaba gaalba xabunallah wa nicmal wakiil 😭😭😭saaxiibayal waxan idin waydiiyay somalidu islamnimay kudhasheene maxa diinta ka kexeeya!!?
Waa wixii qurbaha ku dhashay oo diinta la dhinac mariyey. Qasaaraha naga soo gaaray qurbaha ayay ka mid tahay.
Wllo xamsa qofka bani aadamka diinta waa uu ku dhashaa balse markuu ifka yimaado. Ayaa lakala saarayaa Waliba Bee'ada uu ku noolayahay iyo family ayaa saameeyn ku lahaanaya islaanimadiisa ama gaalanimafiiss
Lacag iyo adunyada gaalada oo la fiicnaato
waxa ku kalife iney sharci ku helan
iyo lacg ninkaan rer Hargeyso aah
waxana la odhan Jire waraabe
xafda aheikh madar bu kali Jiray
wlhi aaabe aaad uwangsan baa
dhalay rabi Haw unaxariiste had
wu geriyoode isku xafd baan ahyn
yaranti maskiiin buu aaah lkn wxan
lagu yara xaman Jire aqli ku filan
male oo waa bila aqli lkn weligay
isman odhan ninka baa diinta
isaga baxya
@@reercabdicasiis6076 no kan kumuu dhalan qurbaha ee shaydaankaa qaatay Allah haka so dhigo
mancH a laH ilaahay ha ku barakeeyo sheekh
جزاك الله شيخنا.
الله يسلمك.
Maasha allaah shiikh allaha nookaa daayo barashada diinta iyo fahankeedana dhamaanteen allaha nagu sugo🤲🤲🤲🤲
Ilahay haso hadeyo🤲🤲🤲😭😭. Jazaa kallah kheyr
Mashaalllah tabarakaalllah waalhi jawab wanagasan ayad sisay shiikha allle haku xiftiyo wlllky akhiro iyo aduunyab
Jawaab waafi ah masha Allah.
M.a shiikh barakallahu Allh ku xifdiyo
Ma sha allah barakal Allah fiiikii sheikh
Maasha Allah soomaali waa xalaal meel dheer ma jiraan ee irsiq ilaahay ugu tala galay bay si xun u raadiyeen ilaahay Iimaanka haynagu sugo
Bv io09
Masha Allah shiekh abdulaziz ❤️
Subxanallah rabil carshil cadiim allah subxaaana wa tacaalaa ha ku hanuuniyo ilaahayna gaalnimdaa kuguma dilo😭🤲
ilahay ha so hanuniyo inti lunsaan Aamiin.. sheikh ilahay haku xifdiyo..
سبحان الله
سبحان الله
سبحان الله
سبحان الله
HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI BLZ WAAN KAACOD SANAAYA haiga alaawin
Maa shaa Allah Jawab fican ALLAha kujeclada Shiekhqow , ALLAha cilimigu kuziyadiyo , Ameen
Baarakallah sheikh waa u waadixisay , haduu xaqiiqo raadis yahay alle ha u soo dumo xaqa.
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay hasoohanuuniyo
Wiiilkan diintu ayadukuumabahane adaa ubaahan sidas ogow wall
Subxaana allaah ilaahay xaqa ha garansiiyo
Mashaalh shiikh si wadax uga jawabtay allh ksyerlo kuwi wx ku qata dhamn adomada badiyeysan🤲🤲❤الحمد الله على نعمة الاسلام
Subxanallaah Allah haso hanuuniyo wiilka inagana illahay diintena xaqa ee macaan hanagu sugo amiin amiin
jisakumu Allahu khar sheekh daciya
سبحان الله سبحان الله سبحان الله
قال تعالى .صمٌّ بكمٌّ عميٌّ فهم لا يرجعون
Maasha allah allaha ku xafido